Warar Caalami Ah

Boqorka Sacuudiga oo Booqashadii Ugu Horraysay Ku Tagay Wadanka Masar.

0 Thursday April 07, 2016 - 13:01:29
Hoggaamiyaha dalka Sacuudiga ayaa socdaalkiisi ugu horreeyay ku tegay wadanka Masar ee dhaca waqooyiga qaaradda Afrika.

Read More »

Daawo:Jabhadda Al Nusrah oo Diyaarad Dagaal Kusoo Ridday Dalka Suuriya.

0 Wednesday April 06, 2016 - 12:50:23
Khasaara xooggan ayaa ciidamada nidaamka Bashaar Al-asad iyo maleeshiyaadka shiicada kasoo gaaray dagaallo culus oo shalay ka dhacay qeybo katirsan waqooyiga Suuriya.

Read More »

Lix Askari oo ka tirsanaa Ciidamada Xukuumadda Afghanistan ayaa ku dhintay weerar ka dhacay Waqooyiga dalkaasi.

0 Tuesday April 05, 2016 - 11:48:20
Dagaalyahanno ka tirsan Mujaahidiinta Daalibaan ayaa weerar ku qaaday Askar ka tirsan Ciidamada Booliiska Xukuumadda daba dhilifka ee Kaabuul, xilli ay ku sugnaayeen Gobolka Joozjaan ee Waqooyiga dalka Afghanistan.

Read More »

Mareykanka oo Duqeyn Ku Dilay Afhayeenkii Jabhadda Al Nusrah Ee Wadanka Suuriya.

0 Monday April 04, 2016 - 12:02:33
Dowladda Mareykanka ayaa sare u qaadday adeegsiga diyaaradaha dagaalka aan duuliyaha laheyn ee Drone-ka iyadoo beegsi ballaaran ku haysa hoggaamiyaasha jihaadka caalamiga ah.

Read More »

Mareykanka oo Diyaarad Dagaal loogasoo Riday Koonfurta Afghanistan.

0 Thursday March 31, 2016 - 10:03:02
Diyaarad dagaal oo nooceedu yahay F16 oo ay lahaayeen Ciidamada Meliteriga ee Dowladda Mareykanka ayaa kusoo dhacday meel ku dhow Garoonka diyaaradaha Bagaram ee Koonfurta dalka Afghanistan, kaas oo lagu tiriyo inuu yahay mid ka mid ah saldhigyada ugu waaweyn ee Ciidamada Saliibbiyiintu ay ku leeyihiin…

Read More »

Diyaarad Rakaab ah oo Laga Qafaashay Wadanka Masar laguna Dajiyay Dalka Qubrus.

0 Tuesday March 29, 2016 - 12:57:51
Hay'adda duulimaadka wadanka Masar ayaa sheegtay in ay bad qabaan inta badan dadkii rakaabka ahaa ee la socday diyaarad saaka laga af-duubtay gudaha Masar.

Read More »

15 Askari Jazaa'riyiin Ah oo Ku Dhintay Diyaarad kusoo Dhacday Galbeedka Al-Jazaa'ir.

0 Monday March 28, 2016 - 09:38:03
Wararka ka imaanaya wadanka Al Jazaa'ir ee dhaca waqooyiga qaaradda Afrika ayaa sheegaya in ku dhawaad 20 askari ay ku dhinteen shil diyaaradeed oo ka dhacay Koonfurta Al Jazaa'ir.

Read More »

65 qof oo Lagu Dilay Weerar dhiig badan Ku Daatay oo Ka Dhacay Magaalada Laahor Ee Wadanka Pakistan.

0 Monday March 28, 2016 - 09:38:03
Ugu yaraan 65 qof oo katirsan dadka Nasaarada laga tirada badanyahay ee wadanka Pakistan ayaa lagu dilay weerar ka dhacay magaalada Laahoor.

Read More »

Maleeshiyaadka Nidaamka Suuriya oo Dib Uqabsaday Magaalada Taariikhiga ah Ee Tadmur.

0 Sunday March 27, 2016 - 19:56:35
Wararka ka imaanaya wadanka Suuriya ayaa sheegaya in ciidamada Nidaamka dabadhilifka Bashaar Al-asad oo ay kaabayaan kumanaan maleeshiyaad shiico ah ay dib uqabsadeen magaalada Tadmur.

Read More »

30 Askari Ciraaqiyiin ah oo Lagu dilay Duqeyn Si Khalad ah ay ufuliyeen Diyaaradaha Dagaalka Mareykanka.

0 Saturday March 26, 2016 - 20:28:13
Khasaara xooggan ayaa maleeshiyaadka xukuumadda shiicada Ciraaq kasoo gaaray duqeyn dhanka cirka ah oo si khalad ah ugu dhacday gobolka Naynawa ee waqooyiga wadanka Ciraaq.

Read More »

Khasaara Xooggan oo ka dhashay Weeraro Ka Dhacay Magaalada Caden Ee Wadanka Yemen.

0 Saturday March 26, 2016 - 09:39:44
Ugu yaraan 22 qof ayaa lagu dilay weeraro xooggan oo ka dhacay magaalada Caden ee xarunta KMG u ah wadanka Yemen.

Read More »

Hoggaamiyaha Boko Haram Naigeria oo Markale Kasoo Muuqday Video Cusub.

0 Thursday March 24, 2016 - 19:40:04
Sheekh Abuubakar Shakaawa oo ah hoggaamiyaha xoogaga Islaamiga Boko Haram ee ku biiray dowladda Islaamiga ayaa markii ugu horraysay kasoo muuqday warbaahinta.

Read More »

Xaalad deg deg ah oo loo Dhawaaqay Magaalada Paris, Dhammaan Garoomada Diyaaradaha waa la xiray.

0 Tuesday March 22, 2016 - 11:56:30
Saacado kadib weerarkii dhiigga badan ku daatay ee ka dhacay wadanka Biljamka ayay dowladda Faransiiska ku dhawaaqday in xaalad degdeg ah lagusoo rogay magaalada caasimadda ah ee Paris.

Read More »

Sawirro:Tobaneeyo Qof oo Ku Dhintay Qaraxyo Ka Dhacay Magaalada Brussels Ee Wadanka Biljamka.

0 Tuesday March 22, 2016 - 11:36:35
Wararka ka imaanaya wadanka Biljamka ee qaaradda Yurub ayaa sheegaya in weeraro xooggan lagu qaaday goobo xasaasi ah oo kuyaalla magaalada caasimadda ah ee Brussels.

Read More »

Dad Mareykan iyo Yahuud ah oo Ku Dhintay Weerarkii ismiidaaminta ahaa Ee Ka Dhacay Magaalada Istanbul.

0 Sunday March 20, 2016 - 13:19:16
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax khasaara badan dhaliyay oo shalay ka dhacay magaalada Istanbuul ee caasimadda wadanka Turkiga.

Read More »

Daawo:Inkabadan 60 ruux oo ku dhintay Shil Diyaaradeed oo ka dhacay Dalka Ruushka.

0 Saturday March 19, 2016 - 13:47:52
Diyaarad ay iska laheyd Shirkadda duulimaayda ee Fly Dubai ayaa ku bur burtay gedida diyuuradaha ee Rostov On Don ee kuyaalla Koonfurta dalka Ruushka, xilli ay dooneysay inay garoonkaasi caga dhigato, waxaana shilkaasi ku dhintay 62 ruux oo diyaaradda la socday.

Read More »

Askar iyo Saraakiil Ruush ah oo lagu dilay Dagaallo Ka Dhacay Gobolka Ximis ee Dalka Suuriya.

0 Saturday March 19, 2016 - 12:31:27
Xoogagga Dowladda Islaamiga ah ee Dalka Suuriya ayaa sheegay in Shan Askari oo Ruush ah inay ku dileen dagaallo maalintii shalay ka dhacay magaalada Tadmur ee Gobolka Ximis ee bartamaha dalkaasi.

Read More »

Xoogaga Daalibaan ayaa la wareegay Gacan Ku Heynta degmada Khaanshiin Ee Gobolka Helmand Koonfurta dalka Afghanistan.

0 Thursday March 17, 2016 - 12:14:20
Ciidamada Mujaahidiinta Imaarada islaamiga ah ee Afghanistan ayaa dagaal kula wareegay degmada lagu magacaabo Khaanshiin ee ka tirsan Gobolka Helmand ee Koonfurta dalkaasi, sida laga soo xigtay ilo wareedyo ka tirsan Xukuumadda daba dhilifka ah ee Kaabuul.

Read More »

Qarax Khasaara Dhimasho iyo Dhaawac Dhaliyay oo Ka Dhacay Magaalada Baarliin Wadanka Jarmal.

0 Tuesday March 15, 2016 - 17:58:35
Ugu Yaraar hal qof ayaa geeriyooday 5 kalane dhaawacyo ayaa soo gaaray kadib markii qarax xooggan uu ku haleelay magaalada Baarliin ee xarunta wadanka Jarmalka.

Read More »

Madaxweynaha Ruushka oo Ku Dhawaaqay in Ciidankiisa uu kalasoo Baxayo Wadanka Suuriya.

0 Tuesday March 15, 2016 - 11:24:31
Madaxweynaha Dowladda Ruushka Vladimir Putin ayaa ku amray Ciidamadiisa Meliteriga inay billaabaan soo daabulidda qeybta ugu ballaaran ee Cududda Meliteri ee Ruushka uu ku leeyahay dalka Suuriya, isagoo xusay in faragelintii Meliteri ee Ruushka uu ku sameeyay dalkaasi in laga gaaray intii ugu badneyd…

Read More »

Al Qaacidada Maqribul Islaami oo Sheegatay Mas'uuliyadda Weerarkii Ivory Coast.

0 Monday March 14, 2016 - 10:20:42
War rasmi ah oo kasoo baxay Al Qaacidada Jaziiradda carabta ayaa lagu sheegay in xoogag Katirsan Al Qaacidda ay mas'uul ka ahaayeen weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee ka dhacay wadanka Ivory Coast.

Read More »

Xoogagga Muqaawamada Yemen oo go'doonka ka qaaday Magaalada Ticiz.

0 Sunday March 13, 2016 - 19:55:08
Xoogagga Muqaawamada ee dalka Yemen ayaa shaaca ka qaaday inay go'doonka ka qaadeen deegaanno kuyaalla Koonfurta galbeed ee magaalada Ticiz, kadib dagaallo xooggan oo ay la galeen Maleeshiyada Shiicada ee Xuuthiyiinta.

Read More »

Weerarro Kaligii-duulnimo ah oo Ka Dhacay Magaalooyin Ka tirsan Dhulka reer Filastiin. (Daawo)

0 Thursday March 10, 2016 - 11:34:06
Bas ay la socdeen dad Yahuud ah ayaa lagu rasaaseeyay inta u dhaxeysa magaalada Al-Qudus iyo degmada Raamuut ee dhulka Filastiinyiinta, waxaana la sheegay in weerarkaas ay fuliyeen rag hubeysan oo Filastiiniyiin ah.

Read More »

Tobaneeyo Qof oo Lagu Dilay Dagaallo Ka Dhacay Koonfur Bari Wadanka Tuunis.

0 Monday March 07, 2016 - 18:09:30
Wararka ka imaanaya Wadanka Tuunis ayaa sheegaya in dagaallo culus ay ka qarxeen magaalo kaabiga ku haysa xadka ay wadaagaan Tuunis iyo Liibiya.

Read More »

Mujaahidiinta Ansaaru Shareecah Ee Dalka Yemen Oo Iska Fogeeyay Weerar Shacab Lagu Laayay oo Ka Dhacay Magaalada Caden.

0 Sunday March 06, 2016 - 19:19:07
Mujaahidiinta Ansaaru Shariicah ee dalka Yemen ayaa soo saaray Bayaan ay isaga fogeynayaan Mas;uuliyadda weerar hubeysan oo maalintii Jimcaha ee todobadkii lasoo dhaafay lagu qaaday Xarun lagu daryeelo dadka da'da ah oo ku taalla Magaalada Cadan ee Koonfurta dalkaasi, kaas oo sababay dhimashada…

Read More »

Daawo:Taliban Oo Qabsatay Saldhigyo Waaweyn iskuna Fidisay Gobollo Katirsan Wadanka Afghanistan.

0 Saturday March 05, 2016 - 10:22:03
Xoogaga Mujaahidiinta Taliban ayaa si aan horay loo arag isugu fidinaya dhul ballaaran oo katirsan wadanka Afghanistan.

Read More »

Wasiirrada Arrimaha Gudaha Carabta iyo Taliska Interpol oo Shir Ka Dhan ah Jihaadiyiinta Uga Furmay Wadanka Tuunis.

0 Thursday March 03, 2016 - 15:21:20
Magaalada Tuunis ee xarunta wadanka Tuunis waxaa ka furmay shir caalami ah oo ay ka qeyb gelayaan dhammaan wasiirrada arrimaha gudaha ee wadamada Jaamacadda Carabta iyo saraakiil reer galbeed ah.

Read More »

Sarkaal Katirsan Booliska Urdun oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Waqooyiga Wadankaasi.

0 Wednesday March 02, 2016 - 12:03:01
Kadib iska hor'imaadyo xooggan oo ka dhacay waqooyiga wadanka Urdun ayaa khasaara lixaad leh lagaarsiiyay ciidamada ammaanka wadankaasi ee qaabilsan la dagaalanka waxa loogu yeero Argagaxisada.

Read More »

Xoogaga IS oo Kaabiga Ku Haya magaalada Baqdaad,Al-Sadar oo Fatwo Shiiceed hor leh soo saaray.

0 Monday February 29, 2016 - 07:21:09
Khasaara xooggan ayaa ka dhashay dagaallo culus oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaano katirsan duleedka magaalada Baqdaad ee caasimadda wadankaasi.

Read More »

Xabad Joojin Ka Dhaqan Gashay Suuriya iyo Hoggaamiyaha Jabhadda Al Nusrah oo Ku Gacan Sayray.

0 Saturday February 27, 2016 - 12:13:03
Inta badan kooxaha mucaaradka wadanka Suuriya ayaa qalinka ku jiiday heshiis xabad joojin ah oo ka dhaqan galay furimaha dagaalka laysku hor fadhiyo.

Read More »

Xoogaga Dowladda Islaamiga oo Qabsaday Magaalo Katirsan Wadanka Liibiya.

0 Wednesday February 24, 2016 - 15:43:34
Xoogag islaami ah oo katirsan dowladda Islaamiga ah ayaa qabsaday qeybo ballaaran oo kairsan magaalada Sabraatah ee dhacda galbeedka wadanka Liibiya.

Read More »

Donald Trump oo qarka usaaran in uu ku guuleysto Hoggaaminta Xisbiga Jamhuuriga Mareykanka.

0 Wednesday February 24, 2016 - 12:40:37
Warbaahinta Maxalliga Mareykanka ayaa sheegtay in maal qabeenka cunsuriga ah ee Donald Trump uu qarka usaaranyahay in uu ku guuleystay hoggaaminta xisbiga Jamhuuriga Mareykanka.

Read More »

Marocco Oo Diiday Martigelinta Shir Madaxeedka Wadamada Jaamacadda Carabta kuna Tilmaamntay Waqti lumis.

0 Monday February 22, 2016 - 07:42:15
War rasmi ah oo kasoo baxay xukuumadda Al-maqrib ama Marocco ayaa lagu sheegay in fadhigii shirka Jaamacadda Carabta ee wadankaasi lagu qaban rabay la joojiyay.

Read More »

Xoogaga Ansaaru Shareecah oo Qabsaday Magaalo Katirsan Gobolka Abyen.

0 Sunday February 21, 2016 - 19:42:15
Wararka Yemen ka imaanaya ayaa sheegaya in Xoogaga Jihaadiga Ansaaru shareecah ay isku fidiyeen degmooyin hor leh.

Read More »

6 American ah oo lagu Dilay Toogasho Ka Dhacday Wadanka Mareykanka.

0 Sunday February 21, 2016 - 16:47:21
Warbaahinta Dalka Mareykanka ayaa sheegtay in Lix ruux ay ku nafwaayeen toogashooyin kala gooni gooni ah oo nin hubeysani uu ka geystay Gobolka Machigan (Mashiigan) Ee Dalka Mareykanka.

Read More »