Wararka Caalamka

Mujaahidiinta Ansaaru Shareecah Ee Dalka Yemen Oo Iska Fogeeyay Weerar Shacab Lagu Laayay oo Ka Dhacay Magaalada Caden.

0 Sunday March 06, 2016 - 19:19:07
Mujaahidiinta Ansaaru Shariicah ee dalka Yemen ayaa soo saaray Bayaan ay isaga fogeynayaan Mas;uuliyadda weerar hubeysan oo maalintii Jimcaha ee todobadkii lasoo dhaafay lagu qaaday Xarun lagu daryeelo dadka da'da ah oo ku taalla Magaalada Cadan ee Koonfurta dalkaasi, kaas oo sababay dhimashada…

Read More »

Daawo:Taliban Oo Qabsatay Saldhigyo Waaweyn iskuna Fidisay Gobollo Katirsan Wadanka Afghanistan.

0 Saturday March 05, 2016 - 10:22:03
Xoogaga Mujaahidiinta Taliban ayaa si aan horay loo arag isugu fidinaya dhul ballaaran oo katirsan wadanka Afghanistan.

Read More »

Wasiirrada Arrimaha Gudaha Carabta iyo Taliska Interpol oo Shir Ka Dhan ah Jihaadiyiinta Uga Furmay Wadanka Tuunis.

0 Thursday March 03, 2016 - 15:21:20
Magaalada Tuunis ee xarunta wadanka Tuunis waxaa ka furmay shir caalami ah oo ay ka qeyb gelayaan dhammaan wasiirrada arrimaha gudaha ee wadamada Jaamacadda Carabta iyo saraakiil reer galbeed ah.

Read More »

Sarkaal Katirsan Booliska Urdun oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Waqooyiga Wadankaasi.

0 Wednesday March 02, 2016 - 12:03:01
Kadib iska hor'imaadyo xooggan oo ka dhacay waqooyiga wadanka Urdun ayaa khasaara lixaad leh lagaarsiiyay ciidamada ammaanka wadankaasi ee qaabilsan la dagaalanka waxa loogu yeero Argagaxisada.

Read More »

Xoogaga IS oo Kaabiga Ku Haya magaalada Baqdaad,Al-Sadar oo Fatwo Shiiceed hor leh soo saaray.

0 Monday February 29, 2016 - 07:21:09
Khasaara xooggan ayaa ka dhashay dagaallo culus oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaano katirsan duleedka magaalada Baqdaad ee caasimadda wadankaasi.

Read More »

Xabad Joojin Ka Dhaqan Gashay Suuriya iyo Hoggaamiyaha Jabhadda Al Nusrah oo Ku Gacan Sayray.

0 Saturday February 27, 2016 - 12:13:03
Inta badan kooxaha mucaaradka wadanka Suuriya ayaa qalinka ku jiiday heshiis xabad joojin ah oo ka dhaqan galay furimaha dagaalka laysku hor fadhiyo.

Read More »

Xoogaga Dowladda Islaamiga oo Qabsaday Magaalo Katirsan Wadanka Liibiya.

0 Wednesday February 24, 2016 - 15:43:34
Xoogag islaami ah oo katirsan dowladda Islaamiga ah ayaa qabsaday qeybo ballaaran oo kairsan magaalada Sabraatah ee dhacda galbeedka wadanka Liibiya.

Read More »

Donald Trump oo qarka usaaran in uu ku guuleysto Hoggaaminta Xisbiga Jamhuuriga Mareykanka.

0 Wednesday February 24, 2016 - 12:40:37
Warbaahinta Maxalliga Mareykanka ayaa sheegtay in maal qabeenka cunsuriga ah ee Donald Trump uu qarka usaaranyahay in uu ku guuleystay hoggaaminta xisbiga Jamhuuriga Mareykanka.

Read More »

Marocco Oo Diiday Martigelinta Shir Madaxeedka Wadamada Jaamacadda Carabta kuna Tilmaamntay Waqti lumis.

0 Monday February 22, 2016 - 07:42:15
War rasmi ah oo kasoo baxay xukuumadda Al-maqrib ama Marocco ayaa lagu sheegay in fadhigii shirka Jaamacadda Carabta ee wadankaasi lagu qaban rabay la joojiyay.

Read More »

Xoogaga Ansaaru Shareecah oo Qabsaday Magaalo Katirsan Gobolka Abyen.

0 Sunday February 21, 2016 - 19:42:15
Wararka Yemen ka imaanaya ayaa sheegaya in Xoogaga Jihaadiga Ansaaru shareecah ay isku fidiyeen degmooyin hor leh.

Read More »

6 American ah oo lagu Dilay Toogasho Ka Dhacday Wadanka Mareykanka.

0 Sunday February 21, 2016 - 16:47:21
Warbaahinta Dalka Mareykanka ayaa sheegtay in Lix ruux ay ku nafwaayeen toogashooyin kala gooni gooni ah oo nin hubeysani uu ka geystay Gobolka Machigan (Mashiigan) Ee Dalka Mareykanka.

Read More »

Ciidamada Turkiga oo Duqeeyay Fariisimaha Kurddiyiinta Ee Waqooyiga Xalab.

0 Saturday February 20, 2016 - 11:54:57
Ciidamada Dowladda Turkiga ayaa duqeymo xooggan ku qaaday saldhigyada ay Maleeshiyada Kurddiyiintu ku leeyihiin Waqooyiga Gobolka Xalab ee dalka Suuriya, xilli dhinaca kalena ay diyaaradaha dagaalka ee Turkiga ay duqeeyeen bartilmaameedyo kuyaalla Waqooyiga dalka Ciraaq.

Read More »

28 Qof Oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Magaalada Ankara Ee Wadanka Turkiga.

0 Thursday February 18, 2016 - 06:56:26
Khasaara xooggan ayaa ka dhashay weerar lagu qaaday magaalada caasimadda u ah wadanka Turkiga ee Ankara.

Read More »

Weerar Khasaare dhaliyay oo Lagu qaaday Ciidamada Faransiiska Ee Ku Sugan Dalka Maali.

0 Monday February 15, 2016 - 10:46:07
Ciidamada Dowladda Faransiiska ee xoogga ku jooga dalka Maali ayaa qarax khasaare nafeed dhaliyay waxaa lagula beegsaday magaalada Kiidaal ee Waqooyiga Wadankaasi.

Read More »

Mid kamid ah Saraakiisha Xukuumadda Iiraan oo ku Jees Jeesay Saxaabiga Xasan Bin Cali Radiyallhu Canhum.

0 Monday February 15, 2016 - 10:20:07
Iyadoo Rawaafidu ay caan ku yihiin Aflagaadada iyo taxqiiriinta Saxaabada Rasuulka Scw iyagoo isku muujinaya iney jecel yihiin Aalu-Baytka, ayaa hada waxaa muuqata in Shiicadau si toos ah u muujisanayaan cadaawada dhabta ah ee ay u qabaan Ahalka Rasuulka Scw.

Read More »

Sacuudiga oo Diyaarada Dagaal iyo Saraakiil Melleteri Geeyay Meel Ku Dhaw Xadka Suuriya.

0 Sunday February 14, 2016 - 10:42:50
Markii ugu horraysay xukuumadda sacuudiga ayaa ku dhawaaqday in ciidamo iyo diyaarado dagaal ay geysay xadka wadanka Suuriya uu la wadaago Turkiga si ay uga qeyb qaataan duullaan melleteri oo ka dhan ah muslimiinta Shaam.

Read More »

Diyaarad Melleteri oo Kusoo Dhacday Dalka Gariigga iyo Askar Ku dhimatay.

0 Friday February 12, 2016 - 14:13:24
Khasaara xooggan ayaa ka dhashay shil diyaaradeed oo ka dhacay wadanka Gariigga oo kamid ah wadamada saliibiyiinta ee dhaca qaaradda Yurub.

Read More »

Mareykanka oo Wadanka Senegal Tababar Uga Furay Ciidamo Afrikaan Si ay Uga Hortagaan Xoogaga Jihaadiga Saxaraha.

0 Wednesday February 10, 2016 - 15:06:22
Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in tababar melleteri ay ka furtay wadanka Senegaal ee dhaca galbeedka qaaradda Afrika si ay looga hortago awoodda jihaadiga ah ee mandiqadda kusii xoogaysanaysa.

Read More »

Mareykanka oo baahiyay Sawirrada Maxaabiis Lagu Tacdiibiyay Ciraaq iyo Afghanistan.

0 Sunday February 07, 2016 - 13:31:50
Wasaaradda difaaca ee Dowladda Mareykanka ayaa baahisay ku dhawaad 200 oo Sawir oo soo bandhigaya Ciidamo Mareykan ah oo jirdilaya Maxaabiis ku xirneyd Xabsiyo kuyaalla dalalka Ciraaq iyo Afghanistan muddo 15 sano ka hor.

Read More »

Shirkii Kooxaha Mucaaradka Suuriya iyo Nidaamka Al-asad Uga Socday Magaalada Geneva oo Fashilmay.

0 Thursday February 04, 2016 - 07:51:26
Waxa loogu yeero Q.Midoobe ayaa ku dhawaaqday in lasoo gaba gabeeyay wadahadalladii kooxaha Mucaaradka suuriya iyo nidaamka Bashaar Al-asad uga socday wadanka Swezerland.

Read More »

Xoogaga Ansaaru Shareecah oo Si Buuxda Ula Wareegay Magaalada Cazzaan Ee Wadanka Yemen.

0 Tuesday February 02, 2016 - 09:08:40
Xoogaga jihaadiga ah ayaa iskusii fidinaya dhul ballaaran oo katirsan wadanka Yemen oo dagaal sokeeye ka socdo wax kabadan hal sanadood.

Read More »

Ciidamada Al Shabaab Oo Weerar Lagu Hoobtay Ka Fuliyey Jaziirada Lamu Ee Wadanka Kenya.

0 Sunday January 31, 2016 - 15:30:43
Ciidamada mujaahidiinta ee ka howlgala gudaha Kenya ayaa weerar lagu hoobtay ka fuliyey deegaan hoosyimaada magaalada Pandanguo oo ka tirsan Jaziirada Lamu, Iyadoona sidoo kale mujaahidiintu ay burburiyeen dhismayaal iyo xaafado ay daganaayeen dadka Nasaarada ah.

Read More »

45 Qof oo Lagu Dilay Qaraxyo Ka Dhacay Xaafado ay Shiicadu Ka degganyihiin Koonfurta Magaalada Dimishiq.

0 Sunday January 31, 2016 - 15:28:43
Khasaara xooggan ayaa ka dhashay weeraro lagu qaaday xarumo ay kooxo shiica ah ku leeyihiin magaalada Dimishiq ee caasimadda wadanka Suuriya.

Read More »

Mid kamid ah Wasiiradda Xukuumadda Masar oo codsaday In la laayo guud ahaan Hoggaamiyaasha Ururka Ikhwaanka iyo Taageerayaashooda.

0 Saturday January 30, 2016 - 08:07:09
Wasiirka Garsoorka ugu magacaaban Xukuumadda daba dhilifka ee dalka Masar ninka lagu magacaabo Axmed Al-Zand ayaa dalbday in la dilo hogaamiyeyaasha Ururka Ikhwaanul Muslimiin ee ku jira Xabsiyda dalkaasi iyo Boqollaal kun oo ka mid ah taageerayaashooda, si buu yiri loogu aargudo Askartii ka tirsaneyd…

Read More »

Xaaladda Caafimaad Ee Sheykh Axmed Al-Asiir oo laga deyrinayo.

0 Tuesday January 26, 2016 - 10:15:11
Qareen u hadlay Sheekha Salafiga ah ee ku xiran Xabsiyada dalka Lubnaan ee Sheykh Axmed Al-Asiir ayaa ka deyriyay Xaaladda Caafimaad ee Sheekha. Shir Jaraa'id oo uu ku qabtay magaalada Beyruut ayaa qareenkan oo lagu magacaabo Andhawaan Nicma waxa uu ku sheegay in Sheekha qaab fool xun loogula dhaqmo…

Read More »

Taliban Oo sheegatay Mas'uuliyad Weerar lagu qaaday Shaqaale u shaqeynayay Telefeshin ku dhow Xukuumadda Afghanistan.

0 Monday January 25, 2016 - 10:17:33
Xarakada islaamiga ah ee Daalibaan ayaa sheegatay mas'uuliyadda weerar qarax ah oo lagu qaaday gaari ay la socdeen Shaqaale ka tirsanaa Telefeshin ku dhow Xukuumadda daba dhilifka ee dalkaasi, kaas oo ka dhacay magaalada Kaabuul.

Read More »

47 Shacab ah oo lagu dilay Duqeyn ay Diyaarada Ruushka Ka Geysteen Bariga Dalka Suuriya.

0 Monday January 25, 2016 - 09:22:01
Duqeyn ay diyaardaha dagaalka ee Dowladda Ruushka ay ka geysteen Gobolka Deyru-zuur ee bariga dalka Suuriya ayaa galaafatay nolasha 47 ruux oo Carruur ay ku jiraan.

Read More »

Kumanaan Rag ah oo Si Khasab ah Garka Loogu Xiiray Wadanka Tajakistan Warbixin.

0 Saturday January 23, 2016 - 07:26:05
Wargeyska The Independent ee kasoo baxa dalka Ingiriiska ayaa sheegay in Booliiska Jamhuuriyadda Tajakistan inay garka ka xiireen 13 kun oo rag ah oo dalkaas ku nool, tallaabtaas oo loo qaaday si looga hortago "xagjirnimada". Sidoo kale inkabadan kun hablood oo Muslimaad ah ayay Booliisku ku…

Read More »

Mareykanka oo Sheegay in ay Ka Quusteen 12 Askari oo Diyaarad melleteri lasoo Dhacday.

0 Thursday January 21, 2016 - 11:19:51
War ay soo saareen Ciidamada Badda ee Dowladda Mareykanka ayaa waxay ku sheegeen inay joojiyeen howlihii baadi-goobka ahaa ee lagu doonayay in lagu soo bad baadiyo 12 Askari oo Mareykan ah, kuwaas oo la waayay todobaadkii lasoo dhaafay, kadib markii ay isku dhaceen laba diyaaradood oo nooca Helicopters-ka…

Read More »

8 Katirsan Ciidanka Masar oo lagu Dilay Weerar Hubeysan oo ka dhacay Gobolka Saynaa.

0 Thursday January 21, 2016 - 09:40:42
Khasaara lixaad leh ayaa ciidamada xukuumadda Masar kasoo gaaray weeraro xooggan oo markale ku qabsaday deegaano katirsan gobolka Saynaa.

Read More »

Boqolaal Katirsan Ciidanka Nidaamka Suuriya oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Magaalada Dayruzuur.

0 Monday January 18, 2016 - 11:44:23
Khasaara xooggan ayaa ciidanka nidaamka Nuseryriga suuriya kasoo gaaray dagaallo culus oo ka socda magaalada Dayruzuur ee dhacda bariga wadankaasi.

Read More »

Tobanaan Ku Dhimatay Weerar Ka Dhacay Burkina Fasa iyo Al Qaacidda oo Sheegatay Mas'uuliyadda dilka Dad Reer Galbeed ah.

0 Saturday January 16, 2016 - 07:47:25
Khasaara xooggan ayaa ka dhashay weeraro hubeysan oo ka dhacay wadanka Burkina Fasa ee dhaca galbeedka qaaradda Afrika.

Read More »

Sawirro:Tobaneeyo Qof oo Ku Dhimatay Weerar Ka Dhacay Magaalada Jakarta Ee Dalka Indonesia.

0 Thursday January 14, 2016 - 10:55:56
Xoogag hubeysan ayaa weerar khasaara badan dhaliyay ka fuliyay dhismayaal kuyaal bartamaha magaalada Jakarta ee caasimadda wadanka Indonesia.

Read More »

Hogaamiyaha Ururka Ikhwaanu Muslimiinka Ee Dalka Masar oo Isbitaalka loola Cararay Kadib Markii xaaladdiisa Caafimaad xumaatay.

0 Wednesday January 13, 2016 - 20:18:32
Ilo wareedyo ayaa sheegaya in Hogaamiyaha Ururka Ikhwaanul Muslimiin ee dalka Masar Muxamed Badiic in la dhigay Isbitaalka Qasrul Ceyni ee magaalada Qaahira, kadib markii ay soo wajahday xaalad caafimaad darro oo aad u liidata.

Read More »

Obama oo Jeediyay Khudbaddii Ugu Dambaysay Walaacna Ka Muujiyay Awoodda Mujaahidiinta Caalamka.

0 Wednesday January 13, 2016 - 08:22:39
Hoggaamiyaha dalka Mareykanka Brack Obama ayaa Jeediyay khudabaddiisi ugu dambeysay inta uu hayo madaxtinimada wadankaasi kadib 7 sanadood oo uu maamulayay.

Read More »