Wararka

Dhageyso: Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo Lagu Falanqeeyay Horumarka Ganacsi Ee Kajira Wilaayada Jubbooyinka.

0 Friday December 30, 2016 - 07:11:56
Barnaamijka todobaadlaha ee Diirada Jimcaha ayaa maanta lagu soo qaatay horumar ganacsi oo ka jira wilaayada jubooyinka gaar ahaan Magaalada Saakow ee gobalka jubada dhexe.

Read More »

War deg deg ah: Ciidamada Al Shabaab oo Dagaal Kula Wareegay Degmada Afgooye.

0 Thursday December 29, 2016 - 17:45:50
Kadib dagaallo culus oo caawa Maqribkii ka dhacay gudaha iyo hareeraha degmada Afgooye ayay ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ugu suurtagashay in ay si buuxda ula wareegaan gacan ku haynta dhammaan xaafadaha degmadaasi.

Read More »

Mucaaradka Suuriya oo Heshiis Xabad Joojin Guud Ah la Saxiixday Dowladda Ruush-ka.

0 Thursday December 29, 2016 - 17:31:50
Dowladaha Turkiga iyo Ruushka ayaa ku dhaawaqay in Heshiis guud oo Xabad Joojin ah uu ka dhaqan gelayo inta badan furimaha dagaalka ee gobollada dalka Suuriya.

Read More »

Qarax Khasaara Dhaliyay oo Ciidamada AMISOM Lagula Eegtay Deegaanka Calamada Ee Duleedka Muqdisho.

0 Thursday December 29, 2016 - 17:31:50
Khasaara dhimasho iyo dhaawac ah ayaa ka dhashay weerar ciidamada shisheeyaa AMISOM lagula beegsaday deegaan kaabiga ku haaya magaalada Muqdisho.

Read More »

Deg Deg: Dagaallo Culus oo Ka Socda Gudaha Degmada Afgooye.

0 Thursday December 29, 2016 - 17:31:50
Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in dagaallo culus ay ka socdaan degmada Afgooye ee dhacda duleedka magaalada Muqdisho.

Read More »

Faah Faahin: Ciidamo Itoobiyaan Ah oo Gobolka Mudug ku laayay Maleeshiyaad Katirsan Maamulka 'Puntland'.

0 Thursday December 29, 2016 - 09:02:42
Ugu yaraan Afar Askari oo katirsan ciidamada maamulka isku magacaabay 'Punland' ayaa dhimatay sedax kalane dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii weerar lagu qaaday deegaan ay ku sugnaayeen gobolka Mudug.

Read More »

Faarax Macalin "Soomaaliya Waxaa Lagu Gumeysanayaa Shirqoolkii Mangiste Xeylla Maryam" Dhageyso.

0 Thursday December 29, 2016 - 09:02:42
Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Baarlamaanka Dalka ahna siyaasi ku lug leh galaangalka maamulka wadanka Kenya Faarax Macalin ayaa sheegay in doorashooyinka ka dhacaya Soomaaliya ay u danaynayaan dowladaha shisheeye.

Read More »

Daawo: Sheekh Aadan Sunne oo Ka Hadlay Dhibaatada Ka Jirta Xabsiyada Magaalada Hargeysa.

0 Wednesday December 28, 2016 - 10:58:29
Maamulka isku magacaabay Somaliland ayaa Xabsiga kasii Daayay Sheekh Aadan Sunne oo kamid ah culimaa'udiinka Soomaaliyeed ee xaqqa aan qarin.

Read More »

Ciidamada Jabuuti oo Qarax Lagula Beegsaday Degmada Jalalaqsi iyo 4 Askari oo lagu dilay Sh/dhexe.

0 Wednesday December 28, 2016 - 10:58:29
Khasaara lixaad leh ayaa ciidamada AMISOM kasoo gaaray qaraxyo markale lagula eegtay degmooyin katirsan Gobollada Hiiraan iyo Sh/dhexe.

Read More »

Warbixin: Aadan Goojaar oo Masrxiyad Ujilay Warbaahinta iyo Huwantii oo Kismaayo Lagu Celiyay.

0 Wednesday December 28, 2016 - 08:50:01
Boqolaal maleeshiyaad ah oo katirsan maamulka Axmed Madoobe ee 'Jubbaland' loo yaqaan ayaa isaga firxaday deegaanno dhaca duleedka magaalada Kismaayo.

Read More »

Weerar Culus oo lagu Qaaday Saldhig Melleteri oo kuyaal Gobolka Sh/Hoose.

0 Wednesday December 28, 2016 - 08:50:01
Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in dagaallo culus ay markale ka dhaceen deegaan hoos yimaad ee magaalada Marka.

Read More »

Xildhibaanada Baarlamaanka Cusub Ee DF-ka oo Lagu Dhaariyay Magaalada Muqdisho.

0 Tuesday December 27, 2016 - 18:36:55
Kadib munaasabad ballaaran oo maanta ka dhacday xarunta School Polizio ee magaalada Muqdisho ayaa lagu dhaariyay xildhibaanadda cusucub ee dowladda Federaalka.

Read More »

Dagaal Khasaara Dhaliyay oo Maleeshiyaad Kawada tirsan DF-ka ku dhaxmaray degmada Balcad.

0 Tuesday December 27, 2016 - 09:38:51
Khasaara xooggan ayaa ka dhashay dagaallo culus oo maleehiyaad kawada tirsan dowladda Federaalka ku dhaxmaray degmada Balcad iyo deegaan hoos yimaad.

Read More »

Trump "Q.Midoobe waxay isku bedeshay Naadi lagu caweeyo oo Waqtiga lagu lumiyo".

0 Tuesday December 27, 2016 - 09:38:51
Hoggaamiyaha Cunsuriga Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday in Hay'adda Q.Midoobe ay isku bedeshay meel fadhi ku dirir iyo waqti lumis ah.

Read More »

Ciidamada Al Shabaab oo La Wareegay Deegaanka Yaaq Bishaaro Ee Gobolka Jubba Hoose.

0 Tuesday December 27, 2016 - 09:38:51
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaallo culus oo shalay ka dhacay deegaano dhaca duleedka magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose.

Read More »

Itoobiya oo sheegtay in Ay Maalgelin iyo taageero siyaasadeed kala kulmayso wadamada Khaliijka Carabta.

0 Tuesday December 27, 2016 - 09:38:51
Dowladda Itoobiya ayaa ka warbixisay maalgelinta dhaqaale ee caadiga aheyn oo ay ka helayso dowladaha khaliijka carbeed xilli Itoobiya ay wajahayso mushkilad dhanka ammaanka iyo siyaasada ah.

Read More »

Dhageyso: Dardaaranka Ninkii Fuliyay Dekadda Muqdisho oo Dowladda Federaalka Sheegtay in Ay Qabatay.

0 Tuesday December 27, 2016 - 09:38:51
Dowladda Federaalka ayaa markale la kulantay fadeexad kadib markii ay sheegtay in ay gacanta ku dhigtay Nin 16 maalmood ka hor dhanka rabbigii aaday.

Read More »

Dhageyso: Sheekh Abuu Muscab oo Digniin iyo Talooyin Ujeediyay Shacabka Ku Nool Magaalada Boosaaso.

0 Monday December 26, 2016 - 19:45:46
Taliska ciidanka Xarakada Al Shabaab ayaa Faah Faahin dheeri ah ka bixiyay howlgallo taxana ahaa oo maalmihii lasoo dhaafay ka dhacayay deegaano katirsan gobollada Waqooyi Bari Soomaaliya ee 'Puntland' loo yaqaan.

Read More »

Dhageyso: Wariye Jamaal muxuu ku sifeeyay Doorashada Soomaliya.

0 Monday December 26, 2016 - 19:40:46
Wariye Jamaal Muxumed Cismaan oo ka howlgala Tv-ga chanel4 Dalka Britain ayaa wax laga weydiiyay doorashooyinka dalka Soomaaliya iyo caqabadaha ku xeeran.

Read More »

Ciidanka DF-ka oo lagala Wareegay Deegaanka Kabtan-laas Ee Gobolka Sh/Hoose.

0 Monday December 26, 2016 - 08:47:14
Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in dagaal culus kadib ay ciidamada Xarakada Al Shabaab si buuxda ula wareegeen deegaan hoos tagay degmada Marka.

Read More »

Maamulka 'Puntland' oo Bandow Xilliga Habeenkii Ah Kusoo Rogay Magaalada Boosaaso.

0 Monday December 26, 2016 - 08:47:14
Kadib dilal qorshaysan oo mas'uuliyiin katirsan maamulka Puntland loogu geystay magaalada Boosaaso ayuu maamulkaasi xaalad Bandaw ah iclaamiyay.

Read More »

Daawo: Dagaal laayaan Ah oo lafilayo in uu Dib Uga Qarxo Wadanka Koonfurta Suudaan.

0 Monday December 26, 2016 - 08:47:14
Malaayiin qof oo ku dhaqan Wadanka Koonfurta Suudaan ayaa bilaabay in ay isaga barakacaan guryahooda kadib markii ay soo baxeen warar sheegaya in dagaal sokeeye uu markale dib ubilaabanayo.

Read More »

Warbixin: Caddoow Dabagaab oo Xasan Gurguurte ku Ciriirinaya Suurtagalnimada in uu Markale Noqdo Madaxweyne.

0 Monday December 26, 2016 - 08:47:14
Nin lagu magacaabo Caddoow Cali Gees oo ku magac dheer (Caddoow Dabagaab) ayaa ku dhawaaqay in uu yahay musharax u taagan xilka madaxtinimada dowladda Federaalka.

Read More »

Itoobiya oo Shariif Sakiin Ku Qancisay in uu isaga Haro Tartanka Madaxweyne ee Dowladda Federaalka.

0 Monday December 26, 2016 - 08:47:14
Waxaa soo gaba gaboobay kulan lagu sheegay xasaasi oo maalmihii lasoo dhaafay ka socday magaalada Addis Ababa ee xarunta wadanka Itoobiya.

Read More »

4 Askari oo Ciidamada Burundi looga Dilay Qarax Ka Dhacay Deegaan Katirsan Sh/dhexe.

0 Sunday December 25, 2016 - 19:01:20
Khasaara xooggan ayaa ka dhashay qarax maalintii 2-aad oo xiriir ah ciidamo katirsan soo duulayaasha AMISOM lagula beegsaday gobolka Sh/dhexe.

Read More »

Faah Faahin: Ku Dhawaad 100 Qof oo Ku Dhimatay Burbur Diyaaradeed oo Ka Dhacay Wadanka Ruush-ka.

0 Sunday December 25, 2016 - 19:01:20
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya burbur diyaaradeed oo maanta ka dhacay magaalo katirsan wadanka Ruush-ka iyadoona khasaara lixaad leh uu ka dhashay shilkaasi.

Read More »

Xeer ilaaliyihii Guud Ee Maamulka Puntland oo Lagu Dilay Boosaaso iyo Al Shabaab oo Mas'uuliyadda Sheegatay.

0 Sunday December 25, 2016 - 11:50:02
Wararka ka imaanaya Magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in weerar hubeysan lagu dilay Mas'uul sare oo katirsan maamulka 'Puntland' ee shisheeyaha la shaqeeya.

Read More »

Deg Deg: Diyaarad Ruushka laga leeyahay oo lala'yahay Xilli ay Kusii Jeeday Dalka Suuriya.

0 Sunday December 25, 2016 - 08:50:02
Wararka ka imaanaya wadanka Ruushka ayaa sheegaya in lala'yahay diyaarad melleteri oo ay la socdeen 100 qof oo isugu jira shacab iyo melleteri.

Read More »

Ciidanka DF-ka oo Qof Shacab Ah Ku Dilay Degmada Balcad Ee Sh/dhexe.

0 Saturday December 24, 2016 - 12:04:49
Maleeshiyaad katirsan dowladda Federaalka ayaa falal dhac iyo dilal ah ka gaysanaya degmooyin iyo deegaano katirsan gobolka Sh/dhexe ee dhaca duleedka waqooyi ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Mareykanka oo Dadkiisa Uga Digay in Ay Usafraan Wadamada Urdun iyo Masar.

0 Saturday December 24, 2016 - 12:04:49
War rasmi ah oo kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda dalka Mareykanka ayaa lagu sheegay in xaalad halis dhanka ammaanka ah ay wajahayaan muwaadiniinta Mareykanka ee mandiqadda 'Bariga dhexe'.

Read More »

Booliska Talyaaniga oo Toogasho Ku Dilay Ninkii Mas'uulka Ka Ahaa Weerarkii Magaalada Baarliin.

0 Saturday December 24, 2016 - 12:04:49
Maamulayaasha wadanka Talyaaniga ayaa ku dhawaaqay in ay toogasho ku dileen Nin Muslim ah oo lagu tuhunsanyahay in uu mas'uul ka ahaa weerar 12 qof lagu dilay oo arbacadii lasoo dhaafay ka dhacay wadanka Jarmalka.

Read More »

Qaraxyo Gaadiid looga Gubay Ciidamada AMISOM oo Ka Dhacay Deegaan Katirsan Sh/dhexe.

0 Saturday December 24, 2016 - 12:04:49
Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha dhexe ayaa sheegaya in markale weerar khasaara xooggan dhaliyay lagu qaaday ciidamada shisheeyaha AMISOM.

Read More »

R/wasaaraha Itoobiya "Mudaaharaadyada iyo Kacdoonada Ka Socda Gobolka Oromia Aad buu Usii Xoogeysanayaa".

0 Saturday December 24, 2016 - 08:59:31
Hoggaanka sare ee dowladda Itoobiya ayaa xukuumada Masar ku eedeeyay in kooxo katirsan kacdoon wadayaasha Qowmiyadaha Gobanima doonka ay ku aruurinayso magaalada Al Qaahira si ugu dambeyn ay u ridaan nidaamka Addis Ababa.

Read More »

Dagaal Khasaara Dhaliyay oo ka Dhacay Xaafado katirsan Magaalada Gaalkacyo.

0 Saturday December 24, 2016 - 08:59:31
Ugu yaraan sedax qof oo ay ku jiraan dhinacyadii dagaallamay ayaa ku dhintay dagaallo culus oo dib uga qarxay magaalada Gaalkacyo.

Read More »

Afar Askari oo Ku lagu Dilay Qarax Ka Dhacay Degmada Hodon Ee Magaalada Muqdisho.

0 Thursday December 22, 2016 - 20:30:34
Khasaara xooggan ayaa ka dhashay qarax maanta gelinkii dambe ka dhacay xaafad katirsan degmada Hodon ee galbeedka magaalada Muqdisho.

Read More »