WARBIXINNO/QORALLO XUL AH

Sawirro: Jabkii Mareykanka Ku Gaaray Dagaalkii Daarusalaam iyo Dhibkii Ay Dadka Shacabka ah ugeysteen.

0 Tuesday March 12, 2019 - 06:40:23
Ciidamada Mareykanka oo ay wehlinayaan askarta Soomaalida calooshood u shaqeystayaasha ah ee loo yaqaano (Bankaraf) ayaa habeenkii xalay duullaan gaadmo ah ku qaaday degaanka Daarusalaam oo hoos taga degmada Awdheegle ee gobolka Sh/hoose.

Read More »

Dhageyso: Andalus Oo Wareysatay Raggii Fuliyay Weerarkii Hoteelka Makka Al Mukarrama.

0 Monday March 11, 2019 - 19:13:38
Idaacadda Islaamiga Andalus ee ku hadasha Afka Xarakada Al Shabaab ayaa baahisay Barnaamij gaar ah oo lagu wareysanayo raggii fuliyay weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee dhowaan ka dhacay Hoteelka Makka Al Mukarrama ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Khubaro iyo Mas'uuliyiin Katirsan Q.Midoobay Oo Kamid ahaa Dadkii Ku Halaagsamay Shilkii Diyaaradeed Ee Itoobiya ka dhacay [Warbixin].

0 Monday March 11, 2019 - 19:13:38
Wararka ka imaanaya dalka Itoobiya ee ku aaddan shilkii diyaaradeed ee shalay ka dhacay duleedka magaalada Addis ayaa daqiiqadba daqiiqada ka dabbeyso isasoo taraya.

Read More »

Farmaajo Oo Shaqa Ka Eryid ugu Hanjabay Taliyaasha Ciidamada Haddii ay wax ka qaban waayaan Amniga Muqdisho.

0 Monday March 11, 2019 - 19:13:38
Khilaaf xooggan oo ka dhashay weerarada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ee kusii kordhaya magaalada Muqdisho ayaa ka dhax dilaacay madaxda ugu sarraysa dowladda Federaalka Soomaaliya.

Read More »

Taliyihii Ciidamada Booliska AMISOM Oo Kamid aheyd dadkii ku dhintay Diyaaraddii Ku Burburtay Itoobiya.

0 Monday March 11, 2019 - 19:13:38
War rasmi ah oo kasoo baxay Ururka Midowga Afrika ayaa lagu xaqiijiyay in mid kamida saraakiisha ciidamada AMISOM ee duullaanka ku jooga dalka Soomaaliya ay ku dhimatay shilki diyaaradeed ee shalay ka dhacay wadanka Itoobiya.

Read More »

Video+Sawirro: Wadamada ay kasoo Jeedaan Dadkii Ku Dhintay Diyaaraddii Ku Burburtay Dalka Itoobiya.

0 Sunday March 10, 2019 - 17:46:28
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya burbur diyaaradeed oo ka dhacay wadanka Itoobiya ee dhaca bariga qaaradda Afrika.

Read More »

Dowladda Uganda oo ku hanjabtay in Ciidamadeeda ay kala bixi doonto Soomaaliya haddii cadaadis lasaaro.

0 Sunday March 10, 2019 - 15:40:52
Dowladda Uganda ayaa markale ku hanjabtay in ciidamadeeda ay si dhammeystiran ugala bixi doonto dalka Soomaaliya haddii Q.Midoobay ay soo saarto qaraar ay ku dhimmeyso ciidamada Uganda ee dalka ku sugan.

Read More »

Sawirro+Khudbado: 40 Hogaamiye Beeleed oo Bayco La Galay Xarakada Al-Shabaab.

0 Saturday March 09, 2019 - 12:33:06
Maktabka Siyaasadda iyo Wilaayaadka ee Xarakada Al-Shabaab ayaa dowro u qabtay 40 Indheer garad ah oo isugu jira Ugaasyo, Malaaqyo, Salaadiin iyo Nabadoono ka kala socday qabaa'ilka Soomaaliyeed.

Read More »

Yoweri Museveni " Askarigii Dulmi iyo Xadgudub Raba hanaga codsado in aan udirno Soomaaliya"!

0 Saturday March 09, 2019 - 07:55:20
Madaxweynaha dalka Uganda ayaa si yaab leh uga hadlay dhacdo uu mid kamida Jeneraallada wadankaas kula kacay haweenay kamid ah saraakiisha ciidamada ilaalada waddooyinka.

Read More »

Al Shabaab Oo Si Adag isaga Difaacay Weerar Ciidamo Mareykan ah ku qaadeen Degmada Gamboole Ee Sh/dhexe.

0 Friday March 08, 2019 - 11:26:58
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya isku day weerar oo ciidamo Mareykan iyo Bangaraaf ah ku qaadeen deegaan katirsan gobolka Shabeellaha dhexe.

Read More »

Farmaajo Oo ku dhacay Dabinkii Ay Kenya udhigtay Kadib kulan ka dhacay Nairobi.

0 Wednesday March 06, 2019 - 08:42:16
Dowladda Itoobiya ayaa xaqiijisay in Farmaajo uu ka tanaasulay dacwadii kala dhaxaysay dowladda Kenya ee ku saabsaneed dhanka Badda.

Read More »

Sawirro: Hoggaamiye Katirsan Al Qaacidda Oo soo muuqday Afar Bilood kadib markii dilkiisa ay u dabaal degtay Dowladda Faransiiska

0 Tuesday March 05, 2019 - 11:49:00
Warbaahinta ugu caansan adduunka ayaa wax lala yaabo ku tilmaamtay soo muuqashada Nin hoggaamiye Jihaadi ah oo bilo ka hor la shaaciyay in lagu dilay howlgal melleteri oo ka dhacay wadanka Maali!.

Read More »

Abiy Axmed Oo Sheegay in uu Farmaajo kala hadlay Heshiiskii Dekadaha Soomaaliya Kadibna ugelbiyay Kenya [Warbixin].

0 Tuesday March 05, 2019 - 11:42:20
Dowladda Xabashida Itoobiya ayaa faah faahin dheeri ah ka bixisay waxyaabaha ay kala hadashay Farmaajo hoggaamiyaha dowladda Federaalka oo socdaal ku tagay Addis Ababa.

Read More »

Ciidamo Katirsan DF oo lagu dilay Magaalada Muqdisho iyo deegaanka Dhanaane.

0 Tuesday March 05, 2019 - 11:31:08
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weeraro saacadihii lasoo dhaafay ciidamo katirsan dowladda Federaalka Soomaaliya lagula eegtay gudaha magaalada Muqdisho iyo duleedkeeda.

Read More »

Farmaajo Oo R/Wasaaraha Itoobiya ku adkenaya Fulinta Heshiiskii Afarta Dekadood!.

0 Tuesday March 05, 2019 - 11:16:02
Max'med Cabdullaahi Farmaajo oo ah madaxweynaha dowladda Federaalka ayaa markale usafray magaalada Addis Ababa ee caasimadda wadanka Itoobiya.

Read More »

Akhriso: Magacyada Askar iyo Saraakiil Katirsan Dowladda Oo Dhimasho iyo Dhaawac Ku Noqday Weerarkii Hoteelka Makka.

0 Sunday March 03, 2019 - 12:11:57
Faafaahino dheeraad ah ayaa laga helayaa duullaankii Inqimaasiga ee ay Mujaahidiintu ku qaadeen hotelka Maka Al-Mukarrama ee magaalada Muqdisho, iyadoona Idaacadda Islaamiga Andalus ay heshay magacyada qaar ka mid ah saraakiisha lagu dilay ama lagu dhaawacay weerarkaasi.

Read More »

Dowladda Sacuudiga Oo Sheegtay in dhalashadii ay kala laabatay Xamza Sheekh Osama Bin Laden.

0 Sunday March 03, 2019 - 06:59:21
Dowladda Mareykanka ayaa soo saaray warbixin ay ku sheegayso in lacag ay duldhigayso Xamza Sheekh Osaama Bin laden oo kamid ah mas'uuliyiinta Urur weynaha Alqaacidda.

Read More »

Maleeshiyaad Daacad u ah Dowladda Farmaajo oo qabsaday Magaalada Cadaado.

0 Sunday March 03, 2019 - 06:59:21
Maleeshiyaad Hubeysan oo daacad u ah Farmaajo iyo Kheyre ayaa qaab afgambi ah kula wareegay gacan ku heynta magaalada Cadaado ee gobolka Galguduud bartamaha dalka Soomaaliya.

Read More »

Al Shabaab Oo Weeraro Hor leh ka Fulisay Magaalooyinka Muqdisho iyo Beled Weyne.

0 Visits: 151 | Sunday March 03, 2019 - 06:59:21
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weeraro saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay magaalooyinka Muqdisho iyo Beled Weyne ee dalka Soomaaliya.

Read More »

Dhageyso: Sh.Abuu Muscab Oo Shir Jaraa'id Ku Faah Faahiyay Weerarkii Hotelka Makka Al Mukarrama, duqeyntii Madaxtooyada iyo arrimo kale.

0 Saturday March 02, 2019 - 20:30:16
Taliska ciidanka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa faah faahin dheeri ah ka bixiyay howlgallo xiriir ahaa oo ciidamada Xarakada ay saacadihii lasoo dhaafay ka fuliyeen magaalada Muqdisho iyo gobollada dalka.

Read More »

Dhageyso: Dagaalyahanadii Weeraray Hotelka Makka Al Mukarrama Oo Soo Gudbinaya Xaqiiqda Howlgalkii Halkaas Ka Dhacay [WARBIXIN]

0 Saturday March 02, 2019 - 16:21:05
Idaacadda Andalus ee ku hadasha afka Xarakada Al-Shabaab ayaa baahisay warbixin ay ka diyaarisay howlgalkii weynaa ee dagaalyahanada kooxdaas ay ku qaadeen Hotelka Maka Al Mukarrama ee magaalada Muqdisho iyadoona soo gudbisay macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan howlgakaasi.

Read More »

DF oo Mar Kale Xaraasheysa Shidaalka Soomaaliya!

0 Saturday March 02, 2019 - 13:00:03
iyadoo dhawwaan dalka Ingiriiska lagu qabtay shir lagu xaraashayay kheyraadka dalka Soomaaliya gaar ahaan shidaalka ayaa waxay dowladda Federalku sheegtay in mar kale ay iyadu dib u xaraashi doonto.

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo Lagu Lafa Guray Dhacdadii Xanuunka Lahayd Ee Gaalkacyo.

0 Friday March 01, 2019 - 17:05:03
Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo usbuuciiba maanta oo kale ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaana lagu soo qaataa qodob muhim ah oo wax tar u leh bulshada Soomaaliyeed meel walboo ay joogaan.

Read More »

Al-Shabaab Oo Beenisay War Ka Soo Yeeray Mareykanka ah oo ah in uu Askar fara badan ku dilay Duqeymo Ka Dhacay Gobolka Hiiraan [Warbixin].

0 Wednesday February 27, 2019 - 08:42:05
Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa gaashaanka u daruurtay war aanan sal iyo raad lahayn oo ka soo yeeray taliska ciidamada Mareykanka ee Africa oo sheegayey in askar fara badan looga dilay duqeymo diyaaradeed oo ka dhacay gobolka Hiiraan iyadoona sheegtay in sheegashooyinkaas uu Mareykanku ku doonayo…

Read More »

Waa Sidee isku dheeli tirnaanta dhanka Awoodda ee Dowladaha Pakistan iyo Hindiya [Warbixin].

0 Wednesday February 27, 2019 - 08:42:05
Dowladaha Hindiya iyo Pakistan ayaa udurbaan tumanayo dagaal lagu hoobto oo suurtagal ay tahay in uu ka dhax qarxiyo sida ay saadaalinayaan khubarada melleteriga.

Read More »

Ehellada Gabadhii lagu dilay Gaalkacyo oo tilmaamay cida ay tuhmayaan (Dhagayso)

0 Tuesday February 26, 2019 - 08:21:23
shalay aroortii hore ayay dadka ku nool wuqooyiga magaalada Gaalkacyo waxay arkeen meydka gabar yar oo shalay ilaa xalay ay baadi goobayeen ehelkeeda.

Read More »

Dowladda Mareykanka Oo Sheegatay Mas'uuliyadda Dadkii lagu Xasuuqay Kuunya Barroow.

0 Monday February 25, 2019 - 06:42:21
War rasmi ah oo kasoo baxay taliska ciidamada Mareykanka qaaradda Afrika ee marka magaciisa lasoo gaabiyo loo yaqaan AFRICOM ayuu mareykanku ku sheegtay mas'uuliyadda duqeymo khasaara dhaliyay ee xalay ka dhacay Gobolka Sh/Hoose.

Read More »

Daawo Sawirro: Diyaaradaha Dagaalka Mareykanka oo Dad Shacab ah Ku Xasuuqay Deegaanka Kuunyo Barroow Ee Sh/Hoose.

0 Monday February 25, 2019 - 06:29:22
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duqeymo bahalnimo oo diyaaradaha dagaalka dowladda Mareykanka ay xalay ka geysteen deegaanno katirsan gobolka Sh/Hoose ee dhaca Koonfurta dalka Soomaaliya.

Read More »

Dad udhashay Wadamada Mareykanka iyo Ingiriiska oo lagu dilay weerarka Nairobi.

0 Wednesday January 16, 2019 - 10:45:00
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalka culus ee ka socda magaalada Nairobi caasimadda wadanka Kenya.

Read More »

Al Shabaab: 17 qof Caddaan ah ayay Mujaahidiintu Ku dileen Weerarka ka socda magaalada Nairobi.

0 Wednesday January 16, 2019 - 10:30:03
Waxaa sare usii kacaya khasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee ka dhashay weerarka xooggan ee ka socda xaafadda Westland ee magaalada Nairobi caasimadda Kenya.

Read More »

Dowladda Uganda Oo Xaqiijisay in Askar looga Dilay Dagaalkii Magaalada Marka.

0 Thursday October 18, 2018 - 08:11:53
Dowladda Uganda ayaa xaqiijisay in ciidamo looga dilay dagaal culus oo maalmo ka hor ka dhacay magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeellaha Hoose ee Koonfurta Soomaaliya sida uu xaqiijiyay Afhayeen Melleteri.

Read More »

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Itoobiya iyo Eritrea Oo loo Xiray Waddooyinka Muqdisho.

0 Thursday October 18, 2018 - 08:10:02
Boqolaal katirsan ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa AMISOM ayaa saaka aroortii hore xiray waddooyinka Makka Al Mukarrama iyo Wadnaha oo muhiim u ah isku socodka malaayiin shacab ah oo kunool magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

Read More »

Jamaacaadka Jihaadiga Suuriya Oo Diiday in Ay Dhaqan Geliyaan Heshiiskii Ruushka iyo Turkiga Ee Gobolka Idlib [Warbixib].

0 Wednesday October 17, 2018 - 08:04:03
Wadanka Suuriya Kooxo jihaadi ah ayaa ku dhawaaqay in ay diideen u hoggaansamidda heshiiskii dhaxmaray Ruushka iyo Turkiga ee deegaan hubka ka caagan looga hirgelinayay waqooyiga wadankaas

Read More »

Ciidamo Kenyaan iyo Itoobiyaan Ah Oo Lagu Weeraray Gobollada Gedo iyo Hiiraan.

0 Wednesday October 17, 2018 - 08:04:03
Weeraro khasaara dhaliyay ayaa markale lagu qaaday ciidamo shisheeye soo duulayaal ah xilli ay dhaq dhaqaaqyo ka wadeen gobollo dhaca Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya.

Read More »

Daawo Video: Duufaanta Lubaan Oo Saameyn Ba'an Uga tagtay Wadanka Yemen.

0 Tuesday October 16, 2018 - 10:13:06
Wadanka Yemen waxaa looga dhawaaqay in xaalad dhibaata ah ka jirto mid kamida gobollada wadankaasi ugu waaweyn.

Read More »