Wararka

Dhageyso: Abwaan Cabdullaahi Soomaali Oo Gabay Ka Tiriyay Halaagii Ciidanka Kenya Ka Gaaray Deegaanka Kulbiyoow.

0 Monday February 06, 2017 - 09:59:23
Waxaa isisoo taraya suugaanta ay Afmaallada Soomaaliyeed ku cibarayaan dareenkooda farxadeed ee ku aaddan wixii ciidanka gumeysiga Kenya ku qabsaday deegaanka Kulbiyoow ee Koonfurta Soomaaliya.

Read More »

Faah Faahin: Jawaasiis U Shaqeynayay Sirdoonada Mareykanka iyo Kenya oo Lagu Dilay Degmada Jamaame ee Jubbada Hoose.

0 Sunday February 05, 2017 - 07:50:50
Maxkamadda islaamiga ah ee wilaayada Jubbooyinka ayaa xukun dil ah ku fulisay Kooxo Jawaasiis Soomaali ah oo wada shaqeyn lalahaa dowladaha Mareykanka,Kenya iyo DF.

Read More »

WARBIXIN: Al Qaacidda oo Ka Hadashay Cunsuriyadda Donald Trump iyo Xasuuqii Ciidanka Mareykanka Ee Yemen.

0 Sunday February 05, 2017 - 07:50:50
Kalimad cinwaan looga dhigay kani waa yabooohii Alle iyo rasuulkiisa noo balan qaadeen, oo uu jeediyay Sheekh Abii Hureyra Qaasim Al-Riimi, Amiirka Mujaahidiinta Al-Qaacida ee dhulka Jaziira Al-Carabiyah ayuu kaga hadlay weerarkii fashilmay ee dhawaan ciidamada Mareykanka ay ka fuliyeen bartamaha wadanka…

Read More »

Sawirro+Warbixin: Ciidanka Wanaag Farista iyo Xumaan Reebista oo Lagu Soo Bandhigay Buulofuley

0 Sunday February 05, 2017 - 07:50:50
Munaasabad heer sare ah ayaa ka dhacday degmada Buulofuley ee gobolka Bay, munaasabaddaasi oo lagu soo bandhigay ciidamo gaar ah oo ka tirsan Xisbada, kuwaasi oo si gaar ah loosoo tabobaray oo loogu talogalay inay dadka wanaaga faraan xumahana ka reebaan.

Read More »

Weerar Lagu Qaaday Saldhigga Ciidanka Jabuuti Ee Degmada Jalalaqsi.

0 Sunday February 05, 2017 - 07:50:50
Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in dagaallo culus ay ka dhaceen degmada Jalalaqsi.

Read More »

Maleeshiyaad Katirsan DF-ka oo Qof Shacab Ah Ku Dilay Deegaanka Ceelbaraf.

0 Sunday February 05, 2017 - 07:50:50
Xiisada colaadeed ayaa lagasoo sheegayaa deegaanada kala qeybiya gobollada Hiiraan iyo shabeelaha dhexe kadib markii qof shacab ay dileen ciidamo katirsan DF-ka.

Read More »

Dhageyso: Itoobiya oo dad xasuuqday kuwa abaaru haysana Diiday in loo gurmado.

0 Saturday February 04, 2017 - 08:00:01
Ilaa sideed nin ayaa la sheegayaa in ay isku meel ku dishay arintaasoo murugo ku beertay bulshada deegaanka.

Read More »

Al Shabaab oo Ku Hanjabtay in Ay Kordhinayso Weerarada Ka Dhanka DF-ka Ee Magaalada Muqdisho Dhageyso.

0 Saturday February 04, 2017 - 08:00:01
Idaacada islaamiga ah ee Alfurqaan ayaa caawa wareysi gaar ah la yeelatay Waaliga Gobalka Banaadir xarakada Shabaabul Mujaahidiin Sheekh Cali Maxamed Xuseen.

Read More »

Garsoore Mareykan Ah oo Laalay Go'aankii Donald Trump ee Xayiraada Saarayay Dadka Muslimiinta Ah.

0 Saturday February 04, 2017 - 08:00:01
Madaxweynaha cusub ee Mareykanka Donald Trump ayaa caqabado xooggan kala kulmaya inta badan waaxaha kala duwan ee garoorka.

Read More »

Qarax Askar iyo Saraakiil Lagu Dilay oo Ka Dhacay Deegaanka Goob Weyn Ee Jubba Hoose.

0 Saturday February 04, 2017 - 08:00:01
Khasaara xooggan ayaa ka dhashay qarax maleeshiyaad katirsan maamulka 'Jubbaland' lagula beegsaday deegaan dhaca duleedka magaalada Kismaayo.

Read More »

Ciidamo Itoobiyaan Ah oo lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Dhulka Somaligalbeed iyo Magaalada Bahardar.

0 Saturday February 04, 2017 - 08:00:01
Sida ay baahiyeen shabakadaha taageera Kacdoonka ka dhanka ah maamulka Xabashida Itoobiya khasaara xooggan ayaa ka dhashay weeraro ka dhacay gobollada Somaligalbeed iyo Amhara oo kamid ah gobollada dagaalladu ka socdaan.

Read More »

Hoggaanka Mucaaradka Kenya oo Dowladda Ugu Baaqay in Ay Ciidankeeda Melleteriga Kala Baxdo Dalka Soomaaliya.

0 Saturday February 04, 2017 - 08:00:01
Xildhibaanno iyo siyaasiyiin ka tirsan xizbiyada siyaasadda ee dalka Kenya ayaa ku baaqay in ciidamadooda laga soo saaro Soomaaliya, maalma uun kadib markii uu dhacay weerarkii lagu hoobtay ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay ku qaaday xeradii ciidamada saliibiyiinta Kenya ee deegaanka Kulbiyow.

Read More »

Axmed Macalim Fiqi: Soomaaliya dib u xureyn ayay u baahantahay gabigeedba gumeysi ayaa heysta.

0 Saturday February 04, 2017 - 08:00:01
Mas'uuliyiin horay xilal ugasoo qabtay dowladda Federaalka ee gumeysi kalkaalka ah ayaa ku dhawaaqay in dalka Soomaaliya uu kujiro maxmiyad gumeysi.

Read More »

Ciidamo Ka goostay Maamulka Axmed Madoobe oo Degmada Jilib Lagusoo Bandhigay

0 Thursday February 02, 2017 - 19:07:45
Munaasabad ka dhacday magaalada Jilib ee gobolka Jubbada dhexe ayaa lagusoo bandhigay ciidamo katirsanaa maamulka 'Jubbaland' balse kasoo goostay.

Read More »

Faah Faahin: Ciidamada Al Shabaab oo Dagaal Kula Wareegay Deegaan Hoos Yimaad Magaalada Mandheera.

0 Thursday February 02, 2017 - 10:16:03
Wararka ka imaanaya dhulka Soomaalida NFD ee Kenya gumeysato ayaa sheegaya in weerar xooggan uu ka dhacay deegaan kaabiga ku haaya magaalada Mandheera.

Read More »

Saraakiil Itoobiyaan Ah oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Duleedka Degmada Waajid Ee Gobolka Bakool.

0 Thursday February 02, 2017 - 10:14:03
Khasaara lixaad leh ayaa ciidamada xabashida Itoobiya kasoo gaaray dagaallo iyo qaraxyo lagula beegsaday deegaano katirsan gobolka Bakool.

Read More »

Iska Hor'imaad u dhaxeeyay Ciidamada 'Puntland' iyo Al Shabaab oo Ka Dhacay Gudaha Magaalada Boosaaso.

0 Thursday February 02, 2017 - 10:14:03
Ciidamada Xarakada Al Shabaab ayaa Markale weerar hubeysan ka fuliyay gudaha magaalada Boosaaso oo uu gacanta ku haayo maamul dabadhilif ah oo gacan saar laleh dowladda Itoobiya.

Read More »

Masaajidda Muslimiinta Holland oo Al-baabada loo laabayo Sababa la Xiriira Cabsi laga qabo in la Weeraro.

0 Thursday February 02, 2017 - 10:14:03
Jaaliyadaha Muslimiinta Wadanka Holland ee qaaradda Yurub ayaa ku dhawaaqay in ay xirayaan qaar katirsan Masaajidda ay ku cibaadaystaan sababa la xiriira cabsi laga qabo weerar hubeysan.

Read More »

Cumar Cabdi Rashiid oo Dowladda Itoobiya Si Dadban Ugu Eedeeyay in ay Olole ugu jirto sidii Xasan Sheekh Markale u Noqon lahaa Madaxweynaha DF-ka.

0 Wednesday February 01, 2017 - 10:14:03
Xilli dowladda Itoobiya ay dadaal dheeri ah ugu jirto in Xasan Gurguurte uu markale Hoggaanka uqabto dowladda Federaalka ayuu Cumar Cabdi Rashiid xaqiijiyay in uu jiro cadaadis xooggan oo ay kala kulmayaan mid kamida dowladaha kusoo duulay Soomaaliya.

Read More »

Weerar Madaafiic Ah oo Lagu Qaaday Lagu Qaaday Saldhig Ciidanka Maamulka 'Puntland' ku leeyihiin Duleedka Boosaaso.

0 Wednesday February 01, 2017 - 10:14:03
Ciidamo katirsan xarakada Al Shabaab ayaa weerar loo adeegsaday Madaafiic ku qaaday saldhig ay ciidamada maamulka 'Puntland' ku leeyihiin gobolka Bari.

Read More »

Askari Ka Badbaaday Weerarkii Kulbiyoow "Sidii Mowjado oo Kale ayay ku socdeen dagaalyahanadii nasoo Weeraray".

0 Wednesday February 01, 2017 - 10:14:03
Saacado kadib markii ay xarakada Al Shabaab Faafisay muuqaallo xaqiiq ah oo ku saabsan dagaalkii Kulbiyoow ee ciidanka Kenya lagu laayay ayay bulshada Kenya iyo xukuumadooda Jawaab celinno kala duwan bixiyeen.

Read More »

Adeegga Internetka oo Muddo Saacada Ah Ka Maqnaa Magaalooyinka Waaweyn Ee Dalka Soomaaliya.

0 Tuesday January 31, 2017 - 19:00:42
Waxaa dib usoo laabtay adeegga internetka ee inta badan magaalooyinka dhaca Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya.

Read More »

DAAWO+Akhriso: Xarakada Al Shabaab oo Baahisay Sawirro Ku Saabsan Dagaalkii Kulbiyoow Ee Ciidanka Kenya Lagu Laayay.

0 Tuesday January 31, 2017 - 15:47:14
Mu'asasada Al-kataa'ib, garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa soo bandhigtay Sawirada weerarkii lagu xasuuqay ciidamada Kenya ee jimcihii la soo dhaafay lagu qaaday xerada ciidamada Kenya ee Kulbiyoow, Kaas oo galaaftay nolosha ugu yaraan 67 askari oo Kenyaati ah.

Read More »

Dhageyso: Afhayeenka Al Shabaab oo ka Hadlay Dagaalkii Kulbiyoow Farriin Adagna Udiray Dowladda Kenya.

0 Saturday January 28, 2017 - 19:30:16
Hoggaanka guud ee xarakada Al Shabaab ayaa shacabka Soomaaliyeed ee Muslimka ah ugu hambalyeeyay guushii ay Wiilashooda Mujaahidiinta ah kasoo hooyeen dagaalkii Kulbiyoow.

Read More »

XMSH Oo Ku Dhawaaqday Magaca Katiibada Fulisay Weerarka Kulbiyow iyo Khasaaraha Oo Sii Kordhaya.

0 Friday January 27, 2017 - 14:20:22
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duullaankii Ballaarnaa ee ciidamada Xarakada Al Shabaab ku qaadeen saldhigyo melleteri oo Cidanka ku lahaayeen deegaanka Kulbiyoow.

Read More »

War deg deg ah: Ciidamada Mujaahidiinta oo Dagaal kula Wareegay Deegaanka Kulbiyoow iyo Saldhiggii Melleteri Ee Ciidanka Kenya.

0 Friday January 27, 2017 - 06:59:32
Kadib dagaallo culus oo saacado badan qaatay ayay ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin u suurtagashay in ay si buuxda ula wareegaan deegaanka Kulbiyoow iyo saldhiggii ciidanka Kenya.

Read More »

Deg Deg: Weerar Xooggan oo Ku Socda Saldhigga Ciidanka Kenya Ee Deegaanka Kulbiyoow.

0 Friday January 27, 2017 - 06:57:32
War hadda nagasoo gaaray gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in ciidamada Xarakada Al Shabaab ay duullaan ballaaran ku qaadeen saldhig melleteri oo ay ku suganyihiin ciidanka Kenya.

Read More »

DEG DEG: Dagaalka Kulbiyoow oo sii Xoogeystay in Ciidamada Al Shabaab oo Xoog Ku galay Saldhigyada Melleteriga Kenya.

0 Friday January 27, 2017 - 06:57:32
Waxaa sii xoogeystay dagaal culus oo saaka aroortii hore ka bilaawday deegaanka Kulbiyoow ee xad beenaadka saaran.

Read More »

Daawo: Axmed Ducaale oo Sheegay in uu Diyaar u yahay Qabashada Xilka Madaxweynaha Maamulka ' Galmudug'.

0 Friday January 27, 2017 - 06:57:32
Waxaa cirka iskusii shareeraya ismari-waaga u dhaxeeya madaxda maamulka isku magacaabay 'Galmudug' ee fadhigiisu yahay magaalada Cadaado gobolka Galguduud bartamaha Soomaaliya.

Read More »

Deg Deg: Weerar Naf-hurnimo oo lagu Qaaday Saldhigga Ciidanka Kenya ee Kuliyoow iyo Dagaalka oo sii xoogeystay.

0 Friday January 27, 2017 - 06:57:32
Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa xaqiijinaya in camaliyad istish-haadi ah goordhow lagu weeraray saldhigga ciidanka Melleteriga Kenya ee deegaanka Kulbiyoow.

Read More »

Faah Faahin: Sedax Qof Jawaasiis Ah oo Qaarkood Ay La Shaqeynayeen CIA-da Mareykanka oo Lagu Dilay Deegaan Katirsan Gobolka Bay.

0 Thursday January 26, 2017 - 10:19:05
Maxkamadda islaamiga wilaayada Bay iyo Bakool ayaa xukun dil ah ku fulisay Kooxo Jawaasiis Soomaali ah oo wada shaqeyn lalahaa dowladda Mareykanka.

Read More »

Ciidamada Jabuuti oo Qof Shacab Ah Ku Dilay Degmada Jalalaqsi Ee Gobolka Hiiraan.

0 Thursday January 26, 2017 - 06:57:32
Ciidamada shisheeye ee soomaaliya kusoo duulay ayaa markale tacadiyo kula kacay dad shacab ah oo aan hubeysnayn.

Read More »

Sawirro+Codad: Jamciyada Al-ixsaan Oo Raashiin Ka Qeybisay Degmooyin Katirsan Gobolka Galgaduud.

0 Thursday January 26, 2017 - 06:57:32
Jamciyadda Al-ixsaan Al-kheyriyah oo ah Jamciyad ku caan baxday samafalka ayaa maalimhii lasoo dhaafay waxay raashiin qeybin ballaaran ka wadday degmooyin iyo deegaano ka tirsan gobalka Galgaduud ee bartamaha dalka Somaaliya.

Read More »

Xarakada Al Shababaab oo Sheegatay Mas'uuliyadda Weerar Lagu Qaaday Hoteelka Dayax ee Magaalada Muqdisho.

0 Wednesday January 25, 2017 - 09:46:23
Deg Deg: Xarakada Al Shababaab oo Sheegatay Mas'uuliyadda Weerar Lagu Qaaday Hoteelka Dayax ee Magaalada Muqdisho.

Read More »

Ciidamada Al Shabaab oo Dib ula Wareegay Degmada Badhaadhe Kadib Dagaallo Ay lagaleen Ciidamo Mareykan iyo Kenyaan Ah.

0 Tuesday January 24, 2017 - 17:34:31
Dagaallo culus oo ay barbar socdeen qaraxyo ayaa maanta gelinkii dambe ka dhacay magaalo kaabiga ku haysa xadbeenaadka ay wadaagaan Soomaaliya iyo Kenya cirirfka koonfureed ee dalka Soomaaliya.

Read More »