Keydka Sawirada

Sawirro+Dhageysi:Barnaamijka Dulmanayaashii Dib Uxuroobay Ee Ka Baxay Idaacadda Alfurqaan Q.1aad.

0 Visits: 5433 | Sunday February 14, 2016 - 10:42:50
Idaacadda islaamiga ah Al-furqaan ayaa baahisay barnaamijyo taxana ah oo loogu magac daray "Dulmanayaashii Dib uxuroobay".

Read More »

Daawo Sawirrada:Gaari Dagaal oo Ciidanka Dowladda Federaalka looga Qabsaday Dagaal Ka Dhacay Deegaanka Buufoow Ee Sh/Hoose.

0 Sunday February 07, 2016 - 19:22:10
Xarakada shababul Mujaahidiin ayaa soo bandhigtay sawirrada gaari dagaal oo ciidanka dowladda Federaalka looga qabsaday dagaal culus oo shalay ka dhacay duleedka magaalada Marka.

Read More »

Sawirro:Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Xaaladda Magaalada Marka iyo Gaari laga Qabsaday Maleeshiyaadka DF-ka.

0 Visits: 9422 | Saturday February 06, 2016 - 19:34:34
Xaalad deganaan ah ayaa laga dareemayaa magaalada Marka ee xarunta gobolka shabeelaha Hoose maalin kadib markii ay gacanta mujaahidiinta soo gashay.

Read More »

Sawirro:Q.2-aad Al Shabaab Oo Gaadiid Gaashaaman iyo Saanada Hub ah Ka Furatay Ciidanka Kenya+Maxaabiis.

0 Visits: 47961 | Thursday January 21, 2016 - 11:24:51
Ciidamada shabaabul Mujaahidiin ayaa gacanta ku dhigay saanada hub ah iyo gaadiid dagaal oo melleteriga Kenya ku heystay degmada Ceel-cadde ee gobolka Gedo.

Read More »

Daawo:Alkataa'ib Oo Baahisay In Ka Badan 100 Sawir Oo Lagu Soo Bandhigayo Howlgalkii lagu laayay Ciidanka Kenya Ee Ceelcadde

0 Visits: 79501 | Wednesday January 20, 2016 - 17:09:33
Mu'asasada Alkataa'ib garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta AlShabaab ayaa maanta oo arbaca ah baahisay 134 sawir ah oo laga keenay weerarkii halyeeynimo ee guutada Ashahiid Saalix Nabhaan ay ku qaaday xerada military ee Ceelcadde oo ay daganaayeen ciidamo ka tirsan Kenya.

Read More »

Sawirro:Ciidamo Daacad u ah Ismaaciil Cumar Gelle oo 19 Shacab ah ku Dilay Wadanka Jabuuti.

0 Tuesday December 22, 2015 - 11:29:32
Kooxaha mucaaradka Jabuuti ayaa sheegay in ciidamada meleteriga ee sida gaarka ah uga amar qaata madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ay geysteen Xasuuq waxashnimo.

Read More »

Sawirro:Zakada Xoolaha Nool oo Laga Qeybiyay Deegaano Katirsan Gobolka Shabeelaha Hoose.

0 Tuesday December 22, 2015 - 11:28:12
Howlaha Zako qeybinta xoolaha nool ayaa ka socda wilaayaadka Soomaaliya iyadoo ay ka faaideysanayaan dadka ay waajibtay in la siiyo sakada.

Read More »

Sawirro+Maqal:Zakada Xoolaha Nool oo Laga Qeybiyay Mudug,Galguduud iyo Jubbooyinka.

0 Sunday December 20, 2015 - 11:59:53
Maktabka diiwaanka sakawaadka Mujaahidiinta Alshabaab ayaa bixinta sakada Xoolaha Nool ka bilaabay wilaayaadka islaamiga ah Ee Soomaaliya.

Read More »

Sawirro: Magaalada Ceelbuur oo Haawaneysa,Ciidanka Gumeysiga Itoobiya oo Dameeraha Weheshanaya!.

0 Thursday December 17, 2015 - 12:21:51
Sawirro laga soo qaaday magaalada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud ayaa muujinaya magaaladaa oo haawneysa, kadib markii ku dhawaa laba sano ka hor ay ka barakaceen shacabkii daganaa magaaladaasi.

Read More »

Sawirro:Ciidanka Itoobiya oo 75 qof Muslimiin Oroma ah ku Dilay Duleedka Addis Ababa.

0 Monday December 14, 2015 - 13:43:55
Khasaara xooggan ayaa ka dhashay gummaad ay ciidamada xabashida Itoobiya ka geysteen gobollada ay ku badanyihiin dadka muslimiinta Oromada.

Read More »

Sawirro:Guryo iyo Gooba Ganacsi oo Ku Gubtay Dagaalladii Ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo.

0 Sunday November 29, 2015 - 11:21:31
Xaalad deganaan ah oo aan caga adag ku taagnayn ayaa kajirta magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug kadib dagaallo khasaara badan dhaliyay oo shalay ka dhacay.

Read More »

Jeneraal Qaasim Suleymaani oo isagoo Dhabanada Haysta Dul Fadhiistay Qabriyada Saraakiil iiraan Looga Dilay Dalka Suuriya Sawirro.

0 Wednesday November 11, 2015 - 10:12:10
Maleeshiyaadka shiicada Iiraan ayaa si xun loogu jebiyay dagaallo culus oo bilihii lasoo dhaafay ka dhacay qeybo badan oo katirsan wadanka Suuriya.

Read More »

Sawirro+DHageysi:Qeybta 2-aad Ee Xaaladda Jannaale Jabkii Ciidanka Uganda Kadib.

0 Monday November 09, 2015 - 08:52:33
War mar kale iyo barnaamijkii XAALADDA JANNAALE JABKII UGANDA KADIB. Qeybtan waxaan ku eegeynaa wax soo saarka beeraha Jannaale oo kasoo kabanaya raadadkii adkaa ee ay ku reebteen ciidamada shisheeye ee Uganda.

Read More »

Video+Sawirro:Alkata'ib oo soo Bandhigtay Nolosha Dhabta Ah Ee Mujaahidiinta Kenya.

0 Monday November 02, 2015 - 09:39:38
Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa markale soo bandhigtay awoodeeda gudaha wadanka Kenya oo sanadadii lasoo dhaafay bartilmaameed u ahaa mujaahidiinta tan iyo wixii ka dambeyay markii ay ciidanka Kenya duullaanka kusoo qaadeen Konfurta soomaaliya.

Read More »

Daawo Sawirrada:Al-kata'ib Oo Soo Bandhigay Sawirada Weerarkii Bishii La Soo Dhaafay Lagu Xasuuqay Ciidamo Katirsan DF-ka Ee Deegaanka Yaaq-bariweyne.

0 Wednesday October 07, 2015 - 13:55:59
Mu'asasada Alkataa'ib, garabka Warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta AlShabaab ayaa maanta oo arbaca ah baahisay sawirada weerarkii halyeeynimo ee 18-kii bishii la soo dhaafay ee September ay ciidamada Mujaahidiinta ku qaadeen saldhigyada maleeshiyaadkad DF-ka ee deegaanka Yaaqbariweyne kaas…

Read More »

Daawo:Al-kataib oo Filim Kasoo Saartay Dagaalkii Leego Ee lagu laayay Ciidamada Burundi ee Qeybta ka ah soo duulayaasha AMISOM.

0 Visits: 81401 | Monday October 05, 2015 - 14:41:57
Mu'asasada Alkata'ib garabka warbaahineed ee xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa isdaar maqal iyo muuqaal ah kasoo saartay dagaalkii taariikhda galay ee Leego gobolka shabeelaha Hoose.

Read More »

Sawirro:Taliyaha Ciidanka Midowga Yurub oo Walaac Ka Muujiyay Awoodda sii kordhaysa ee Xarakada Al Shabaab.

0 Tuesday September 29, 2015 - 12:56:17
Waqti ciidamada shisheeyaha AMISOM ku fashilmeen dagaalka ay kula jiraan xarakada Shabaabul mujaahidiin ayay walaac dhan walba ah muujinayaan dowladaha reer galbeedka ee kaabaya duullanka lagusoo qaaday soomaaliya.

Read More »

Daawo Sawirada Mahrajaan Lagu Sagootinayay Ciidul Adxaa Oo Ka Dhacay Magaalada Ceeldheer.

0 Sunday September 27, 2015 - 10:53:42
Dabaaldegyo iyo Fantasiyo ku aadan munaasabadda ciidul Adxaa ayaa lagu qabtay fagaare weyn oo ku yaalla magaalada Ceeldheer ee dhacda bariga Wilaayada Islaamiga Galgaduud, Iyadoona dadweyne aad u fara badan ay isugu soo baxeen halkaas.

Read More »

Sawirro:Mahrajaan Islaami ah oo Qeyb ka Ah Dabaal Degga Ciidda oo Ka Dhacay Degmada Jilib Ee Jubbooyinka.

0 Visits: 13460 | Friday September 25, 2015 - 21:39:28
Dhammaan wilaayaadka islaamiga ee dhaca Koonfurta iyo Bartmaha dalka Soomaaliya waxaa ka socda dabaal degyo ballaaran oo ay sameynayaan qeybaha kala duwan ee bulshada soomaaliyeed.

Read More »

Sawirro:Ciidamada Kummaandooska Xarakada Al Shabaab oo Dhoolatus Kusoo Bandhigay Bay iyo Bakool.

0 Visits: 12739 | Thursday September 24, 2015 - 21:34:35
Boqolaal katirsan ciidamada kummaandooska xarakada Shabaabul mujaahidiin ayaa dhoolatus kusoo bandhigay deegaanno katirsan gobollada Bay iyo Bakool.

Read More »

Sawirro:Ciidamada Itoobiya oo isku diyaarinaya Qabsashada Magaalada Dekadda leh Ee Kismaayo.

0 Monday September 21, 2015 - 09:23:09
Dowladda Gumeysiga Itoobiya ayaa isku diyaarinaysa in ay la wareegto gacan ku heynta magaalada Dekadda leh ee Kismaayo oo ku dhawaad sedax sanadood ay xoog ku joogaan ciidamada Kenya.

Read More »

Sawirro:Melleteriga Masar oo Gaadiid Gaashaaman looga Gubay Gobolka Saynaa.

0 Sunday September 13, 2015 - 13:18:02
Khasaara xooggan ayaa markale la gaarsiiyay ciidamada xukuumadda dabadhilifka Masar ee uu madaxda ka yahay Jeneraal Cabdi Fataax Alsiisi oo inqilaab melleteri ku qabsaday talada wadankaasi.

Read More »

Sawirro:Ku dhawaad 100 qof oo ku Dhintay Shil Ka Dhacay Xaramka Magaalada Makka Al-mukaramah.

0 Friday September 11, 2015 - 21:59:02
Wararka ka imaanaya magaalada Makka Al-mukaramah ee dhulka xarameynka (Sacuudiga) ayaa sheegaya in shil khasaara badan dhaliyay uu maanta ka dhacay gudaha xaramka.

Read More »

Sawirro:Al Shabaab oo Baahisay Muuqaallada Dagaalkii Khasaaraha Lagu Gaarsiiyay Ciidamada AMISOM Ee Degmada Janaale.

0 Visits: 39143 | Monday September 07, 2015 - 10:01:43
Warbaahinta rasmiga ah ee ku hadasha afka xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa baahisay sawirradii ugu horreeyay ee muujinaya dagaalkii khasaaraha badan dhaliyay ee ka dhacay degmada Janaale ee gobolka Shabeelaha Hoose.

Read More »

Sawirro: Ciidamada Al Shabaab oo isku Fidiyay Degmooyin iyo Deegaanno Katirsan Gobolka Shabeelaha Hoose.

0 Sunday September 06, 2015 - 10:45:04
Shacabka ku dhaqan deegaanno iyo degmooyin katirsan gobolka shabeelaha Hoose oo laga xureeyay ciidamada shisheeyaha AMISOM ayaa dhigay iskusoo baxyo ballaaran oo ay kusoo dhaweynayaan guulaha ay mujaahidiintu soo hooyeen.

Read More »

Daawo Sawirro Muujinaya Qaabka ay Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ula Wareegeen Degmada Kurtunwaarey.

0 Saturday September 05, 2015 - 22:28:21
Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ayaa shalay la wareegay Magaalada Kurtunwaarey ee Shabeelaha Hoose kadib markii ay ka baxeen Ciidamada Shisheeye oo qabtay Magaalada Buulo-mareer ee shabeelaha Hoose.

Read More »

Sawirro:Maxaa Kajira in Xaaladda Nololeed Ee Magaalada Baardheere ay dib usoo laabatay Xilli Ciidamada Itoobiya ay gumeysi ku hayaan Shacabka.

0 Monday August 24, 2015 - 07:48:40
Ciidamada xabashida Itoobiya ee xoogga ku qabsaday gobollo dhaca Koonfurta iyo bartamaha dalka soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in ay nabad ka dhigeen magaalada Baardheere ee gobolka Gedo.

Read More »

Sawirro:Boqolaal Katirsan Ciidamada Uganda oo isaga Baxay Dalka Soomaaliya Kadib Markii ay Ku Fashilmeen Ujeedkoodi.

0 Wednesday August 05, 2015 - 16:52:14
Boqolaal katirsan ciidamada shisheeyaha Afrikaanta ah ee xoogga ku joogay magaalada Muqdisho ayaa maanta isaga baxay dalka Soomaaliya.

Read More »

Sawirro:Zaahidkii Mujaahidka ahaa Mulla Cumar Hantidaan Ayuu Adduunka Uga Tegay.

0 Visits: 13339 | Sunday August 02, 2015 - 11:20:33
Maalmo ka hor waxaa lagu dhawaaqay geeriday Sheekh Mulla Maxamed Cumar Hoggaamiyihii Xarakada Islaamiga Taliban ee wadanka Afghanistan,Mulla ayaa ahaa hogaamiye mujaahid ah oo muddo sanada ah usha u hayay imaaradii Islaamiga aheyd ee Afghanistan ka istaagtay sanaddii 1996.

Read More »

Sawirro:Dhalinyaro Soomaali ah oo Lagu Dilay Wadanka Yemen iyagoo la dagaalamaya Maleeshiyaadka Xuuthiyiinta.

0 Saturday August 01, 2015 - 17:21:47
Wadanka Yemen waxaa sii xoogaystay dagaallada ka dhanka ah maleeshiyaadka shiicada ridawaafidda ah,dagaalka Yemen wuxuu qarka usaaranyahay in uu isku bedelo halganka suuriya ka socda oo kale.

Read More »

Sawirro:Mas'uuliyiin Katirsan Shabaabul Mujaahidiin oo Salaadda Janaazada Maqnaashiya ah ku Tukaday Mulla Max'med Cumar.

0 Friday July 31, 2015 - 17:51:11
Boqolaal qof ayaa salad Janaaza "maqnaashiya ah" ku tukaday Sheekh Mulla Max'med Cumar Hoggaamiyihii xarakada Taliban ee geeriyooday.

Read More »

Daawo Sawirro:Madaxda DF-ka Oo Isku Bedeshay Tabeeleyaal Wax Lagu Xayaysiisto!!.

0 Visits: 4714 | Thursday July 30, 2015 - 16:13:14
Cabdiraxmaan Tuur Yare oo hogaamiya ciidanka Nabad sugidda Muqdisho, oo bulshadu u taqaano (Ashahaado la dirirka) ayaa si aad ah loogu bahdilay magaalada Kismaayo ee gobolka J/hoose.

Read More »

Sawir:Khariirad Muujinaysa in 80% Dhulka Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya ay Maamusho Xarakada Al Shabaab.

0 Saturday July 25, 2015 - 12:27:52
Inkasta oo ciidamada shisheeyaha AMISOM iyo kuwa xabashida Itoobiya ay sanadadii lasoo dhaafay qabsadanayeen magaalooyin dhaca Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya oo horay gacanta mujaahidiinta ugu jiray hadane wali inta badan dhulka soomaaliya waxaa gacanta ku haya shabaabul mujaahidiin.

Read More »

Daawo:Al-kata'ib oo Filim Kasoo Saartay Dagaalkii Jamaacada Ee Lagu Xasuuqay Ciidamada Gumeysiga Itoobiya.

0 Visits: 90115 | Saturday July 18, 2015 - 12:09:22
Mu'asasada Al-kataib garabka warbaahineed ee xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa soo saartay filim maqal iyo muuqaal ah oo qeyb ka ah Silsiladda فَشَرِّدْ_بِهِمْ_مَنْ_خَلْفَهُمْ_12 oo aalaaba lagusoo bandhigo howlgallada mujaahidiinta ee ka dhanka ah ciidamada shisheeye…

Read More »

Daawo Sawirrada:Sida Looga Ciiday Magaalada Diinsoor Ee Gobolka Bay.

0 Friday July 17, 2015 - 12:39:04
Dhammaan wilaayaadka islaamiga Soomaaliya ayaa maanta si wanaagsan looga ciiday maalinta 1-aad ee munaasabadda Ciidul Fidriga.

Read More »