Wareysiyo iyo Warbixinno

Dhageyso:Idaacadda Andalus oo Xarun Cusub Ka Furatay Deegaanno iyo Degmooyin Katirsan Gobolka Shabeelaha Hoose.

0 Sunday September 27, 2015 - 14:59:13
Warbaahinta Islaamiga Andalus ayaa markale dib ugusoo laabtay gobolka shabeelaha Hoose kadib sedax sanadood oo ay ka maqneed.

Read More »

Bashiir Axmed Salaad:Soomaaliya dowlad shaqeysa kama jirto,xataa waxaa la oran karaa Bilaawgii lama hayo Dhageyso.

0 Sunday September 20, 2015 - 12:52:07
Hoggaamiyaha Ururka Ictisaam kana mid ah wadaada xumayaasha la shaqeeya shisheeyaha Soomaaliya kusoo duulay Bashiir Axmed Salaad ayaa markii ugu horraysay sheegay in soomaaliya aysan ka jirin dowlad xalaal ah oo shacabka soomaaliyeed metesha.

Read More »

Dhageyso:Mas'uul Katirsanaa Maamulka DF-ka ee Degmada Qoryooley oo isku Dhiibay Xarakada Al Shabaab.

0 Saturday September 19, 2015 - 09:09:53
Xilli ciidamada xarakada Shabaabul Mujaahidiin ay isku fidinayaan deegaanno iyo degmooyin katirsan gobolka shabeelaha Hoose ee Koonfurta Soomaaliya ayay saraakiil katirsan DF-ka bilaabeen in ay isku dhiibaan maamullada islaamiga ah.

Read More »

Cabdi-nuur Sheekh Maxamuud "Maanta waxaa jira dowlado deris ah oo hab qabiil ku qaabila madaxda soomaaliya" Dhagayso.

0 Thursday September 17, 2015 - 12:36:43
Siyaasiga Cabdi-nuur Sheekh Maxamuud oo horay wasiir uga noqday Dowladdii ku Meelgaarka ayaa ka sheekeyay Marxaladda Maanta Soomaalidu marreyso iyo heerka gumeysigu gaaray asigoo tusaalooyin arimahaa la xariira soo bandhigay.

Read More »

Argagixisnimo Loo adeegsanayo La Dagaalanka "Argagixisada".

0 Wednesday September 16, 2015 - 22:01:21
Golaha Qaranka Xuquuqda Insaanka ee Dalka Kenya ee marka magaciisa lasoo gaabiyo loo yaqaano (KNCHR) ayaa soo saaray warbixin dheer oo Booliiska dalkaasi ay ku eedeynayaan inay geystaan dilal aan waafaqsaneyn sharciga oo ay kula kacayaan dhallinyarada Muslimiinta, iyadoo mar marsiyo loogu dhiganayo…

Read More »

Sh/C/raxaam Xudeyfa:Cadawga Kusoo Duulay Wilaayada Uma Suura Galin Inuu Meesha Ka Saaro Sharciga Allaah Dhageyso.

0 Wednesday September 16, 2015 - 11:58:42
Sh/Cabdiraxmaan Xudeyfa oo ah waaliga wilaayada islaamiga ah ee Jubooyinka oo wareysi gaar ah siiyay idaacadda ku hadasha afka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee (Alandalus) ayaa ka hadlay xaaladda guud ee gobolka iyo arrimo kale oo muhim ah.

Read More »

Ururka Jaamacadda Carabta oo Taageeray Xasuuqa iyo Kufsiga ay Ciidamada Itoobiya iyo AMISOM Ka Wadaan Soomaaliya! Warbixin

0 Monday September 14, 2015 - 17:20:10
Markii ugu horraysay Ururka Daaquudka Jaamacatal Carab ayaa ku dhawaaqay in uu ku faraxsanyahay xasuuqa iyo gabood fallada ay ciidamada xabashida Itoobiya iyo kuq AMISOM ka geysanayaan dalka Soomaaliya.

Read More »

Shanta Madaxweyne Ee Soomaaliya oo Kenya iyo Itoobiya ay Ku Shiriyeen Magaalada Kismaayo.

0 Sunday September 13, 2015 - 16:34:49
Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose waxaa ka furmay shir la isugu geeyay hoggaamiyaasha dabadhilifyada ah ee ka jira qaar katirsan gobollada dalka Soomaaliya.

Read More »

Xasan Sheekh:Al Shabaab Deeqa iyo Dadka Soomaaliyeed ayay wax ku yihiin! Warbixin.

0 Saturday September 12, 2015 - 20:07:32
Hoggaamiyaha Dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa walaac ballaaran ka muujiyay is ballaarinta sida xowlliga ah ku socota ee xarakada shabaabul mujaahidiin iyo taageerada ay ka helayso shacabka soomaaliyeed.

Read More »

Falanqeeye-yaal: Awoodda Meliteri Ee Alshabaab way soo noqotay Warbixin.

0 Saturday September 12, 2015 - 09:50:01
Barta internetka ee Al-JazeeraNet ayaa warbixin ka qortay deegaanadii ay mudooyinkii dambe la wareegayeen Mujaahidiinta Soomaaliya, kadib markii Ciidamada Shisheeye ee Amisom ay baxeen deegaanadaasi.

Read More »

Dhageyso:Sh.Abuu Cabdalla oo laga Wareystay Xaaladda Guud ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

0 Friday September 11, 2015 - 11:15:56
Waaliga wilaayada islaamiga ah ee Sh/hoose Sh/Muxamad Abu Cabdalla oo wareysi gaar ah siiyay war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, ayaa ugu horeyn ka hadlay degaanadii ugu dambeeyay ee ay ciidamada shisheeye ka bexeen, kuwaasoo kala ah Golweyn iyo Cambarey oo dhaca inta u dhaxaysa Shalaambood iyo…

Read More »

Dhageyso:Waxgarad Shacabka Soomaaliyeed Ku Guubaabiyay in ay Xoojiyaan Dagaalka Lagula Jiro Gumeystaha dalka kusoo duulay.

0 Friday August 07, 2015 - 11:14:47
Nabadoon Maxamuud Cali Geeddi oo ay wareysatay Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa sheegaya in sababta Soomalida shisheeyuhu u gumaadayaan tahay iyadoo lagu haysto Diintooda, dadnimadooda iyo Dalkooda.

Read More »

Dhageyso:Sheekh Yuusuf Kaba-tukade oo Ka Hadlay Arrimo Muhiim ah,Duullaanka Cusub Ee Itoobiya iyo Xasuuqii Marka.

0 Thursday August 06, 2015 - 20:51:10
Waaliga wilaayada islaamiga shabeelaha dhexe sheekha Mujaahidka ah Yusuf Ciise Kaba-kutukade ayaa ka hadlay arrimo muhiim ah oo ku aaddan xaaladda dalka soomaaliya.

Read More »

Dhageyso Taariikhda Dahabiga Ah Ee Ay Beesha Biyamaal Ku Leedahay La Halganka Gumeystihii Talyaaniga.

0 Wednesday August 05, 2015 - 11:53:44
Taariikhdu, wax bey keydisaa, waa duruus iyo cibar, waxaa la yiraahdaa, Ummad aan taariikh sugan lahayn, waa ummad aan jiritaan sugan lahayn! dabcan waa oraah dhiira galineysa in qof walba ama qabiil walba uu sameeyo taariikh wanaagsan oo jiilasha soo socda wax u tarta.

Read More »

Diyaarado iiraan laga Leeyahay oo Saanado Hub ah Ka Dajiyay Degmada Guriceel ee Gobolka Galguduud Warbixin.

0 Tuesday August 04, 2015 - 20:43:24
Xukuumadda shiicada Iiraan ayaa taageero u fidisay maleeshiyaadka kooxaha mushrikiinta ee ku sugan degmooyin katirsan gobolka Galguduud ee bartamaha dalka Soomaaliya.

Read More »

(إنا لله وإنا إليه راجعون) Itoobiya Oo Gumaad Iyo Kufsi Wadareed Ka Geysatay Bakool (Dhageyso).

0 Monday August 03, 2015 - 18:57:46
Ciidamada Xabashida Itoobiya oo maalimihii lasoo dhaafayba gumaad ka waday qaar kamid ah gobolada wadanka, gaar ahaan Bay iyo Bakool ayaa maanta mar kale geystay dhibaatooyin aad u xanuun badan.

Read More »

Dhageyso:Nabadoon Axmad Diiriye Oo Ka Carooday Su'aalo Laga Weydiiyay Xasuuqa Shacabka iyo Arrimo Kale.

0 Monday August 03, 2015 - 10:30:35
Nabadoon Axmad Diiriye Cali oo kamid ahaa golihii odayaasha Hawiye ee sida aadka ah uga soo hor jeeday Amxaarada iyo dowladdii Cabdullaahi Yuusuf, waagii dowladdii Shariifna taageeray ciidamada shisheeye ee Uganda iyo Burundi, kuna baaqay inaan lala dagaalamin, ayaa ka hadlay xasuuqii dhawaan ka dhacay…

Read More »

Sheekh Fu'aad Oo Ummada Soomaaliyeed Ku Booriyay In ay Iska Dhiciyaan Shisheeyaha Lana Samirtamaan Dhageyso.

0 Thursday July 30, 2015 - 10:22:55
Sheekh Fu'aad Maxamed Khalaf oo ka mid ah mas'uuliyiinta Xarakada Mujaahidiinta Al-Shaabaab ayaa dadka muslimiinta ka kula dardaarmay iney ku daydaan nabigeena iyo saxaabadiisii oo ahaa kuwa xilliyada adag la samirtama gaalada islamarkaana mabda'ooda ku sugnaada.

Read More »

Dhageyso+Akhriso:Nuxurka Amiirka Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab Oo Soo Diray Dhambaal Tahniyadeed Oo Ku Aadan Munaasabadda Ciidda.

0 Friday July 17, 2015 - 13:43:26
Markii ugu horraysay amiirka cusub ee xarakada Shabaabul Mujaahidiin Sheekh Abuu Cubeyda ayaa soo saaray bayaan muhiim ah oo uu uga hadlayo xaaladda muslimiinta bariga afrika gaar ahaan Soomaaliya.

Read More »

Falanqeeyayaal:Al Shabaab Horumar Dhanka Warfaafinta ah Ayay Ku Tallaabsatay.

0 Thursday July 16, 2015 - 06:25:59
Jawaab celinno kala duwan ayay taageerayaasha jihaadka caalamiga ah ka bixiyeen isdaarkii cajiibka ah ee maalmo ka hor ay soo saartay mu'asasada alkataa'ib oo ah garabka warbaahineed ee xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

Read More »

Dhageyso:Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada Radio Alfurqaan Waxaa Daadihinaya Wariye C.llaahi Soomaali.

0 Wednesday July 15, 2015 - 23:08:20
Idaacadda Islaamiga Alfurqaan oo ah warbaahin madax banaan waxaa kabaxa warar iyo barnaamijyo dhaxalgal ah waxaana kamid ah barnaamijka Dhuuxa wareysiyada.

Read More »

Daawo:Mu'asasada Alkataa'ib Oo Baahisay Filim Cajiib Ah Oo Soo Bandhigaya Weerar Lagu Gumaaday Shisheeyaha AMISOM.

0 Visits: 24263 | Wednesday July 15, 2015 - 04:46:01
Video-gan oo la daawan karo muddo 17 daqiiqo iyo 10 Second ah ayaa soo bandhigaya Weerar Kamiin ah oo lagu dabajarayo kolonyo saliibiyiin ah oo ka kooban ilaa shan gaari kuwaas oo ku socdaalayey wadada Laamiga ah ee u dhexeysa deegaanada Leego iyo Iidoow Jallaad ee Wilaayada Sh/hoose.

Read More »

Warbixin:Cabdiwali Gaas iyo Axmed Madoobe oo isbahaysi ka dhan ah Xasan Sheekh Kaga Dhawaaqay Garowe,Itoobiya oo madaxa isku gelinaysa Wakiiladeeda.

0 Tuesday July 14, 2015 - 19:42:18
Waxaa sii xoogaystay khilaafka u dhaxeeya maamul goboleedyada shisheeyuhu soo agaasimay ee kajira qaar katirsan gobollada dalka Soomaaliya.

Read More »

Sh.Cali Dheere "Sedax Katirsan Murtadiinta Imaaraadka Carabta iyo Saraakiil Afrikaan ah Ayaan Ku Dilnay Weerarkii Tarabuunka" Dhageyso.

0 Wednesday June 24, 2015 - 15:42:16
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar xooggan oo ka dhacay degmada Hodon ee magaalada Muqdisho kaasi oo lala beegsaday saraakiil katirsan xukuumadda dabadhilifka Imaaraadka Carabta.

Read More »

Dhageyso: Sh.Xassan Yacquub oo Ka Hadlay Xasuuqa ay Itoobiya Ku Heyso Bulshada Ku Dhaqan Xuduud Beenaadka.

0 Sunday May 31, 2015 - 20:05:11
Sheekh Xassan Yacquub Cali waaliga wilaayada islaamiga ah ee Galguduud oo wareysi gaar ah siiyay war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, ayaa ka waramay xasuuqa maalintii lixaad galay ee ay ciidanka Liyu Bolisku ka wadaan xuduud beenaadka uu gobolka Galguduud la wadaago dhulka Soomaaliyeed ee ay Xabashidu…

Read More »

Dhageyso:Barnaamijka Diiradda Jimcaha Oo looga Hadlay Waji gabaxa ay Shacabka Soomaaliyeed Kala Kulmeen Wadaada Xumayaasha.

0 Friday May 29, 2015 - 16:37:18
Barnaamijka Diiradda Jimcaha waa todobaadle maanta oo kale ka baxa warbaahinta islamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa mowduuc muhim ah oo waqtiga la jaan qaadaya iyadoo la marti qaado dad aqoon u leh qodobka la falanqeynayo.

Read More »

Muxuu Sheekh Shariif C/Nuur Ka Yiri' Jihaadka Iyo Wadaadaha Shisheeye Kalkaalka Ah? Dhageyso.

0 Wednesday May 20, 2015 - 12:50:11
Idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa waxaa soo gaaray muxaadaro uu caalimka Soomaaliyeed Shariif Cabdi Nuur uga hadlay Jihaadka iyo wadaadaha kasoo hor jeeda ee dadka wahniga ku rida.

Read More »

Xagalay "Dimuquraadiyaddu Soomaaliya Kama Hirgeleyso Ciidamada Shisheeye La'aantood" Dhageyso.

0 Sunday May 17, 2015 - 10:16:55
Siyaasiga Cabdulaahi Cali Xagaley oo xalay ay wareysatay idaacadda islaamig aah ee alfurqanb ayaa sheegay in dadka soomaaliyeed lagu qasbayo waxa loogu yeero dimuquraadiyadda oo aanay rabin raalina ka ahayn.

Read More »

Beesha Murusade Oo Kasoo Hor Jeesatay Shirka Cadaado Sheegtayna Inuusan Xaad Ku Matali Karin Dhageyso.

0 Monday May 11, 2015 - 19:30:25
Odayaasha dhaqanka beesha Murusade islamarkaana ku dhex nool bulhada ay hogaanka u yihiin ayaa sheegay iney kasoo hor jeedaan shirkca ka socda Cadaado una arkaan mid Amxaaro wadato oo lagu kala qeybinayo wadanka.

Read More »

Warbixin:Ujeedada Ka Dambaya Bixinta Magaca UGUS iyo Saameynta Uu Ku yeelan Karo Saxafiyiinta Soomaaliya Ka Howlgala.

0 Wednesday May 06, 2015 - 14:57:42
03 May,2015 oo Sedax maalmood laga joogo waxaan war baahinta ka dhageystay sarkaalka madaxda u ah Sirdoonka maamulka Muqdisho oo saxaafadda ugu goodinaya in ay iska dhaafaan isticmaalka magaca Al-Shabaab kuna badalaan magaca (UGUS) oo uu ku fasiray ururka gumaadka ummada Soomaaliyeed.

Read More »

Dhageyso:8 Bilood Kadib Istish-haadkii Sh.Abuu Zubeyr Al Shabaab Maxoogaysatay Mise Waa Daciiftay?.

0 Friday April 24, 2015 - 18:30:45
Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo usbuuciiba maanta oo kale ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa waxaa looga hadlay mowduuc muhim ah.

Read More »

Macalim Geedoow "Ciidanka Itoobiya Ee Ku Duulay Bay iyo Bakool Way Ku Hungoobeen Hadafkoodi Gumeysi" Dhageyso.

0 Friday April 24, 2015 - 08:46:54
Sheekh C/llaahi Macalim Geedow oo Waaliga wilaayada islaamiga Bay iyo Bakool ayaa xaqiijiyay in ciidanka Xabashida Itoobiya ee duullaanka kusoo qaaday gobolladaasi ay wajahayaan iska caabin adag oo uga imaanaysa muslimiinta.

Read More »

Dhageyso:Mas'uuliyiin iyo Culimaa'udiin Ka Qeybgalay Barnaamij Xiisabadan oo looga Taariikheeyay Sh.Abuu Quteyba.

0 Thursday April 23, 2015 - 20:54:17
Sh/Abu Quteyba waxa uu soo noqday mas'uulkii amniga ee magaalada Muqdisho waagii maxkamadihii islaamiga ah xilligaasoo uu dagaal adag la galay caqabadihii ummada heystay sida:- isbaarooyinka, isu itaal sheegashada, khamriga, fisqiga isagoo oogay shacaa'irtii islaamka.

Read More »

Dhageyso:Suldaan Muxamed Garyare oo ka kadlay warkii Xasan Sheekh ugu tacsiyeeyay Itoobiya.

0 Thursday April 23, 2015 - 18:47:55
Aqoon yahanka Suldaan Muxamed Garyare ayaa ka ayaa jawaab ka bixiyay warkii madaxweynaha dowladda federaalka ah Xasan Sheekh Maxamuud ee ahaa in uu ka xun yahay tilaabadii dowladda Islaamiga ah ku laysay muwaadiniin kirishtaan Itoobiyaan ah.

Read More »

Sh.Cali Dheere "Kenya way iska indha tirtay wixii aan u sheegeynay, balse ficil ayaa ugu bedelnay" Dhageyso.

0 Thursday April 02, 2015 - 19:46:53
Shir Jaraa'id oo uu qabtay Sheekh Cali dheere Afhayeenka xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayuu si faah faahsan uga hadlay howlgalkii khasaaraha badan dhaliyay ee magaalada Gaarisa ka dhacay.

Read More »