WARBIXINNO/QORALLO XUL AH

Sawirro+Warbixin: Saraakiil Muhiim ahaa oo dowladda Federaalka looga dilay Qaraxii ka dhacay Wadada Makka.

0 Thursday March 28, 2019 - 17:30:34
Warar faah faahsan ayaa kasoo baxaya qaraxii khasaaraha badan dhaliyay ee maanta ka dhacay isgoyska Dabka ee wadada Makka Al Mukarrama magaalada Muqdisho.

Read More »

Al Shabaab Oo Sheegatay Mas'uuliyadda qarax Ka Dhacay isgoyska Dabka.

0 Thursday March 28, 2019 - 17:30:34
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax xooggan oo maanta duhurkii ka dhacay goob ammaankeeda si aad ah loo ilaaliyo oo kutaal wadada Makka Al Mukarrama ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Sawirro: Wilaayada Jubbooyinka Oo Buunddo ka dhistay degmada Salagle.

0 Thursday March 28, 2019 - 17:30:34
Wilaayaadka islaamiga ee koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya waxaa ka jira horumar kala duwan oo aad u ballaaran kuwaas oo lagu helay ku dhaqanka Shareecada islaamka iyo iska caabinta Shisheeyaha duullaanka soo qaaday.

Read More »

Al Shabaab Oo Weeraro Safballaaran ah ku qaaday Saldhigyo kuyaal degmada Buula Mareer.

0 Thursday March 28, 2019 - 17:30:34
Xoogaga Al Shabaab ayaa markale weerar safballaaran ah ku qaaday saldhigyada ciidamada AMISOM iyo maleeshiyaadka dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku leeyihiin mid kamida degmooyinka gobolka Sh/Hoose.

Read More »

Xildhibaan Katirsan Maamulka Jigjiga Oo Dad Shacab ah Ku dilay Soomaaligalbeed.

0 Thursday March 28, 2019 - 17:30:34
Wararka ka imaanaya dhulka Soomaligalbeed ee gummeysiga Itoobiya ku jira ayaa sheegaya in Nin xildhibaan ah uu toogasho ku dilay dad shacab ah.

Read More »

Ciidamada Kenya oo burburiyay xarunta Shirkadda Hormuud ee deegaanka Jaldeys

0 Wednesday March 27, 2019 - 06:54:47
Wararka ka imanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegyaa in ciidamada Kenya ay xalay burburiyeen xaruntii Shirkadda Hormuud Telecom ee Tuulada Jaldeys oo ka tirsan Degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose.

Read More »

Video: Farmaajo Oo Ciidamadiisa ku yiri "Waad ka baxdeen Ballantii aheyd in aad 2 sano uga adkaanaysaan Al Shabaab".

0 Tuesday March 26, 2019 - 07:27:45
Max'med Cabdullaahi Farmaajo oo ah madaxweynaha dowladda Federaalka ayaa ka jawaabay gadoodka ay sameynayaan ciidamadiisa kuwaas oo ka cabanaya mushaar la'aan iyo duruufo dhanka dhaqaalaha ah.

Read More »

Dhageyso: Sheekh Qardhaawi oo laga wareystay ilaallo loo sameeyay Masaajida Maraykanka.

0 Tuesday March 26, 2019 - 07:05:16
Iyadoo laba jimco ay kasoo wareegatay markii weerar dhiig badan uu ku daatay lagu qaaday laba masjid oo ku yaalla dalka New Zealand ayaa waxay cabsi ka jirtaa in weeraro ay la kulmaan masaajida ku yaalla qaaradaha Yurub iyo Ameerika.

Read More »

Dhageyso: Amiirka Xisbiga Turkistaan Oo Jeediyay Kalimad Saameyn leh oo uu uga hadlayo Muslimiinta Shiinuhu gummeysto.

0 Tuesday March 26, 2019 - 07:05:16
Sheekh Cabdul Xaq Al Turkistaani oo ah Amiirka Xisbiga Islaamiga Turkistaanta Bari ayaa Jeediyay kalimad saameyn leh oo ku socota culimada islaamka iyo dhammaan muslimiinta.

Read More »

Ciidamada Dowladda Oo Ku Hanjabay in ay ka bixi doonaan Magaalada Baraawe Ee Sh/Hoose.

0 Sunday March 24, 2019 - 07:58:30
Xiisado dhanka ammaanka ah ayaa lagasoo sheegayaa magaalada Baraawe oo katirsan gobolka Shabeellaha Hoose.

Read More »

Dowladda Federaalka oo Xilalkii ka xayuubisay Taliyaashii Booliska degmooyinka Gobolka Banaadir.

0 Sunday March 24, 2019 - 07:58:30
Dowladda Federaalka ayaa xillalkii ay hayeen ka xayuubisay dhammaan taliyaashii booliska saldhigyada degmooyinka gobolka Banaadir saacado kadib markii uu qarax lagu hoobtay uu ka dhacay Muqdisho.

Read More »

Diyaarado Dagaal Oo Duqeymo aan Khasaara dhalin ka geystay degmada Bu'aale Ee Jubbada dhexe.

0 Saturday March 23, 2019 - 19:16:08
Diyaarado dagaal ayaa habeenkii xalay duqeyn ka geystay magaalada Bu'aale ee xarunta u ah gobolka Jubbada dhexe.

Read More »

Al Shabaab Oo Sheegatay Mas'uuliyadda Weerarada Ka Socda Xarumaha Wasaaradaha ee Magaalada Muqdisho.

0 Saturday March 23, 2019 - 19:16:08
War rasmi ah oo kasoo baxay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayay ku sheegatay Mas'uuliyadda qaraxyo is xigxigay oo maanta barqadii ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho.

Read More »

Dhageyso: Sheekh Abuu Muscab Oo ka hadlay Baqa Cararka Ciidanka Kenya Ee Gedo iyo Dagaalkii Balcad.

0 Wednesday March 20, 2019 - 07:23:25
Taliska ciidanka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa war kasoo saaray dib ugurashada ciidamada Melleteriga Kenya ee deegaanka Buusaar ee gobolka Gedo iyo dagaalkii xooganaa ee ka dhacay degmada Balcad.

Read More »

Daawo Sawirrada: Saldhiggii ay ka baxeen Ciidamada Kenya Ee Deegaanka Buusaar.

0 Wednesday March 20, 2019 - 07:03:18
Ciidamada Kenya ayaa maalintii shalay isaga baxay gabi ahaanba degaanka Buusaar ee gobolka Gedo halkaasoo ay si toos ah ula wareegeegtay Xarakada Al-Shabaab.

Read More »

Ciidamada Kenya oo isaga baxay deegaanka Buusaar iyo Al Shabaab oo dib ula wareegay.

0 Tuesday March 19, 2019 - 08:24:16
Ciidamada gummeysiga Kenya ayaa isaga cararay deegaankii ugu dambeeyay oo ay uga sugnaayeen gobolka Gedo ee dhaca Koonfur galbeed dalka Soomaaliya.

Read More »

Sawirro: Mas'uuliyiin katirsan Xarakada Al Shabaab Oo ka qeyb galay Xaflad lagu abaal marinayay Arday.

0 Tuesday March 19, 2019 - 07:23:25
Munaasabad ballaaran oo lagusoo gunaanadayay machadka Shareecada ee Tacliimta sare ayaa lagu qabtay degmada Buula Fuulaay ee wilaayada Islaamiga Bay iyo Bakool.

Read More »

Soomaalida deggan Ingiriiska oo caroortooda dib ugu soo celinaya Soomaaliya.

0 Tuesday March 19, 2019 - 07:23:25
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan wadanka Ingiriiska ayaa billowday iney kasoo guurto wadankaas, kuna soo laabato Soomaaliya, kadib dhibaatooyin xoogan oo soo food saaray.

Read More »

Qarax gaari looga gubay ciidamada Uganda oo ka dhacay Sh/Hoose iyo Weerar ka dhacay Diif.

0 Tuesday March 19, 2019 - 07:23:25
Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in qarax khasaara dhaliyay lala beegsaday kolonyo katirsan ciidamada AMISOM ee duullaanka ku jooga deegaanno katirsan gobolkaas.

Read More »

Daawo Sawirro: Qofka kaliya ee ka badbaaday Duqeyn ay diyaaradaha dagaalka Mareykanka gaari shacab ah ugu geysteen Sh/hoose

0 Tuesday March 19, 2019 - 07:23:25
Diyaaradaha Mareykanka ayaa maalintii shalay gaari shacab ku duqeeyay degaanka Caddoow Dibille oo hoos taga degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose iyadoona faahfaahin dheeraad ah ay kasoo baxayso khasaarihii ka dhashay duqeyntaas oo ay dadka degaanka ku tilmaameen mid bahalnimo ah.

Read More »

Bulshada Muqdisho oo Muddo Laba Maalmood Ah Loo Xannibay Ismaaciil Cumar Geelle Joogitaankiisa [Dhageyso].

0 Visits: 239 |
Bulshada ku dhaqan magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa cabasho xooggan ka muujiyay sababta ay dowladda u xirto waddooyinka mar walba oo ay dalka yimaadaam madaxda dowladaha shisheeye Waxay sheegeen in ay dhib badan kala kulmeen booqashadii uu madaxweynaha Jabuuti ku yimid magaalada Muqdisho.

Read More »

Dagaallo Khasaara dhaliyay Oo Ka Dhacay Deegaanka Xeraale.

0 Monday March 18, 2019 - 07:19:36
Wararka ka imaanaya gobolka Galguduud ee dhaca bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in dagaallo culus ay markale dib uga qarxeen deegaanka Xeraale oo u dhaxeeya degmooyinka Caabud Waaq iyo Dhuusamareeb.

Read More »

Diyaaradaha Mareykanka Oo Gaari Dad Shacab ah la socdeen ku duqeeyay Duleedka Degmada Afgooye.

0 Monday March 18, 2019 - 07:07:46
Waraka nagasoo gaaraya gobolka Shabeellaha hoose ayaa xaqiijinaya in diyaaradaha Maraykanka ay duqeyn la beegsadeen gaari rakaab ah oo ay dad shacab ah saarnaayeen.

Read More »

Duufaanta Idai Oo 1000 Qof ku dishay Wadanka Mozambique.

0 Monday March 18, 2019 - 07:07:46
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duufaanno daadad wata oo ku dhuftay wadamada Simbabwe iyo Mozambique ee dhaca qaaradda Afrika.

Read More »

Dhageyso: Sheekh Cali Dheere Oo Si Kulul Uga Hadlay Xasuuqa Muslimiinta Loogu Geystay Dalka New Zealand.

0 Sunday March 17, 2019 - 06:34:17
Sheekh Cali Maxamuud Raage, Sheekh Cali dheere Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo kalimad jeediyay ayaa ka tacsiyeeyay weerarkii wuxuushnimada ee maalintii Jimcaha ka dhacay wadanka New Zealand, kaas oo lagu dilay tobanaan ruux oo Muslimiin ah.

Read More »

Sawirro: Ismaaciil Cumar Geelle iyo Wafdi uu la socdo oo Muqdisho lagusoo dhoweeyay.

0 Sunday March 17, 2019 - 06:30:09
Waxaa dib loo furay qaar kamid ah waddooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho kadiba markii saaka ay xireen ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda Federaalka Soomaaliya.

Read More »

Shirkada Hormuud oo si rasmi ah u Daah-furtay Adeega Inetrnet-ka Faca 4aad (4G)

0 Saturday March 16, 2019 - 06:30:09
Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Telecom waxa ay daah furtay maanta adeegga Internetka 4G (Faca Afaraad – Fourth Generation) kaas oo aad uga waxtar iyo faa'iido badan 3G & 2G oo ay Hormuud horay u soo bandhigtay, adeeggan Internet-ka 4G waxa uu kuu sahlayaa in aad ku xiranto Kumbuyuutaradaaga gacanta…

Read More »

Warbixin Muhiim ah: XOGTA iyo Kaalinta ay ku leedahay dagaalka dalka Ka socda W/Q Hilaal Colaad.

0 Wednesday March 13, 2019 - 12:43:29
Sida caadiga ah dadku way ku kala duwanyihiin fekerka iyo araa'da, Waxaana sabab looga dhigi karaa xogta ay helaan taasi oo go'aamineysa fahamkooda ku aaddan shey cayiman.

Read More »

XOGTA iyo Kaalinta ay ku leedahay dagaalka dalka Ka socda W/Q Hilaal Colaad.

0 Wednesday March 13, 2019 - 06:50:41
Sida caadiga ah dadku way ku kala duwanyihiin fekerka iyo araa'da, Waxaana sabab looga dhigi karaa xogta ay helaan taasi oo go'aamineysa fahamkooda ku aaddan shey cayiman.

Read More »

Sedax katirsan Ciidamada AMISOM oo ku dhintay Qarax Ka Dhacay Deegaanka Ceelasha Biyaha.

0 Wednesday March 13, 2019 - 06:50:41
Khasaara dhimasho iyo dhaawac leh ayaa ka dhashay qarax xooggan oo ciidamo katirsan AMISOM maanta barqadii lagula beegsaday duleedka magaalada Muqdisho.

Read More »

Saraakiil Katirsan Dowladda Oo lagu dilay degmooyinka Hodon iyo Afgooye.

0 Wednesday March 13, 2019 - 06:40:23
Weeraro qorshaysan oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay magaalada Muqdisho iyo duleedkeeda ayaa sababay dhimashada saraakiil katirsanaa dowladda Federaalka Soomaaliya.

Read More »

Taliban Oo Sheegtay in Wadahadallada ay kula Jirto Mareykanka ay heer gaba gaba ah marayaan.

0 Wednesday March 13, 2019 - 06:40:23
Imaarada islaamiga Afghanistan ayaa xaqiijisay in meel wanaagsan ay marayaan wadahadallada ay kula jirto dowladda Mareykanka ee ku aaddan qaabka ciidamada soo duulayaasha ah uga baxayaan wadankaasi.

Read More »

Dowladda Faransiiska Oo Itoobiya udhisaysa Ciidamada Badda!

0 Wednesday March 13, 2019 - 06:40:23
Madaxweynaha dowladda Faransiiska ayay booqasho uga bilaabatay qaar kamid ah dowladaha dhaca bariga qaaradda Afrika oo qaar kamid ah Faransiisku horay ugumeysan jiray.

Read More »

Faah Faahin: Maleeshiyaad Katirsan Dowladda oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday dagaal ka dhacay Sh/dhexe.

0 Tuesday March 12, 2019 - 19:10:10
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo xalay ka dhacay deegaan katirsan Bariga gobolka Shabeelaha dhexe.

Read More »

Al Shabaab Oo Ciidamo Mareykan iyo Bangaraaf ah Ku jabisay dagaal ka dhacay deegaanka Daarusalaam

0 Tuesday March 12, 2019 - 07:30:40
Wararka ka imaanaya deegaanka Daarusalaam ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in dagaal culus uu halkaas ku dhaxmaray ciidamo huwan ah iyo xoogaga Shabaabul Mujaahidiin.

Read More »