Wararka

Sawirro: Al Shabaab oo soo bandhigtay Dufcadii 2aad Odayaashii soo xulay Xildhibaannada Baarlamaanka.

0 Sunday September 08, 2019 - 21:04:23
Xarakada Al Shabaab ayaa markale soo bandhigtay dufcadii labaad ee Ergadii soo xulay xildhibaannada baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya balse ka towbad keenay falkii ay kusoo xuleen xildhibaannada.

Read More »

Video+Warbixin: Gummaadka lagu hayo Muslimiinta Baarma oo sii xoogaystay.

0 Sunday September 08, 2019 - 21:02:45
Boqolaal kun oo qof muslimiin Rohinga ah oo ku dhaqan wadanka Baarma ayaa wajahaya dhibaata aad udaran kadib markii ay kasoo barakaceen gummaadka uga imaanaya dowladda Myanmar.

Read More »

Trump oo ku dhawaaqay in uu joojiyay Wadahadalladii kala dhaxeeyay Taliban sababna u yeelay.

0 Sunday September 08, 2019 - 09:52:05
Madaxweynaha dowladda Mareykanka ayaa si lama filaan ah ugu dhawaaqay in uu joojiyo wadahadalladii kala dhaxeeya Xarakada Jihaadiga ah ee Taliban oo muddo ku dhow 20 sanadood Afghanistan kula halgamaysa ciidamada shisheeye.

Read More »

Sarkaal katirsan Ciidamada AMISOM oo meydkiisa laga helay Xerada Xalane.

0 Sunday September 08, 2019 - 09:00:54
Mid kamida saraakiisha ciidamada AMISOM ee duullaanka ku jooga dalka Soomaaliya ayaa Meydkiisa laga helay gudaha magaalada Muqdisho xilli ay sii kordhayaan kiisaaska is daldalaadda ah ee sufuufta ciidamada shisheeye ka dhax jirta.

Read More »

Shirkadda Xawaalada TAAJ oo ku guuleysatay Abaalmarin Caalami ah.

0 Sunday September 08, 2019 - 08:49:34
Xaflad lagusoo bandhigay Abaal Marinta Xawaaladda ugu fiican ku shaqeynta xeerar Caalamiga ah ee maaliyadda sanadka 2019, oo la guddoonsiiyay Xawaaladda Taaj ayaa maanta lagu qabtay Hotel-ka Jazeera ee Magaalada Muqdisho, waxaana ka qeybgalay.

Read More »

Sawirro: Dowladaha Imaaraadka Carabta iyo Baxrayn oo Billad Sharafeed Guddoonsiiyay Hoggaamiye Islaam Naceyb ku caan baxay.

0 Monday August 26, 2019 - 07:42:48
Dowladaha dawaaqiidda Carabta Khaliijka ayaa sare uqaaday isgarab ka taagga duullaanada lagu qaaday caalamka islaamka iyo gummaadka lagu hayo dadka muslimiinta meel walba oo ay joogaan.

Read More »

Dhageyso: Al Shabaab Oo War kasoo saartay Sedaxda Madaxweyne ee uu yeeshay Maamulka 'Jubbaland'.

0 Monday August 26, 2019 - 07:39:18
Sheekh Mohamed Abuu Cabdalla oo ah mas'uulka Al Shabaab ee Jubbooyinka ayaa markii ugu horraysay ka hadlay mowqifkooda rasmiga ah ee ku aaddan sedaxda madaxweyne ee dhowaan lagu doortay magaalada Kismaayo.

Read More »

Taliban oo ku dhawaaqday in ay beegsan doonto mid kamida shirkadaha isgaarsiinta ee wadanka Afghanistan.

0 Monday August 26, 2019 - 06:51:05
Bayaan kasoo baxay Lajnada qaabilsan la socodka shirkadaha Isgaarsiinta ee Imaarada islaamiga ee Afqaanistaan ayaa lagu sheegay in Imaaradu ay go'aan ku qaadatay in gebi ahaanba albaabada la isugu dhufto xarumaha mid kamid ah shirkadaha isgaariinta ee wadanka kadib markii ay qeyb ka noqotay dagaalka…

Read More »

Al Shabaab Oo magaalada Muqdisho ku dishay Xoghayihii hore ee maamulka gobolka Banaadir.

0 Sunday August 25, 2019 - 07:47:54
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax xooggan oo bartamaha magaalada Muqdisho lagula beegsaday gaari uu la socday mid kamida mas'uuliyiintii hore ee maamulka gobolka Banaadir.

Read More »

Ciidamada Jabuutiyaan ah iyo Maleeshiyaad katirsan maamulka 'Hirshabeelle' oo lagu weeraray gobolka Hiiraan [Warbixin].

0 Sunday August 25, 2019 - 07:44:39
Xoogaga Al Shabaab ayaa ka hor tagay dhaq dhaqaaqyo ay ciidamo huwan ah ka sameeyeen deegaanno hoos taga degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan bartamaha dalka Soomaaliya.

Read More »

Dowladda Qadar oo lagu Wareejiyay Mashruuca dhismaha degmada Hobyo.

0 Tuesday August 20, 2019 - 10:12:49
Wafdi heer wasiirro ah oo ka socday dowladda Qadar ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho waxayna kulamo laqaateen Xasan Cali Kheyre iyo mas'uuliyiin kale.

Read More »

Dhageyso: Tartan Aqooneed Xiisa badan oo loo qabtay Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed.

0 Tuesday August 20, 2019 - 09:44:34
Idaacadda alfurqaan ayaa maalmihii ciiddda tartan aqooneed cajiib ah uqabatay qaar kamid ah odayaasha dhaqanka soomaaliyeed.

Read More »

Al Shabaab Oo Weerar khasaara dhaliyay ku qaadday ciidamo katirsan Dowladda Federaalka.

0 Tuesday August 20, 2019 - 09:19:49
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar dhabagal ah oo lagu beegsaday maleeshiyaad katirsan dowladda Federaalka Soomaaliya kaas oo ka dhacay deegaan katirsan Sh/Hoose.

Read More »

Xoogaga Al Shabaab oo cagta mariyay saldhig Melleteri oo kuyaal duleedka magaalada Jowhar ee Sh/dhexe.

0 Tuesday August 20, 2019 - 09:01:57
Ciidamo aad u hubeysan oo katirsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa saaka aroortii hore weerar cag marin ah ku qaaday saldhig ciidan oo kuyaal deegaan kaabiga ku haya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe.

Read More »

Dowladda Imaaraatka oo taageertay go'aankii ay Hindiya kula wareegtay gobolka Kashmiir.

0 Tuesday August 20, 2019 - 09:01:57
Dowladda Imaaraatka Carabta ayaa ku dhawaaqday in ay taageersantahay qaraarkii dhowaan ay qaadatay dowladda Hindiya ee ka dhanka ahaa shacabka muslimiinta Kashmiir.

Read More »

Sawirro: Al Bashiir oo isagoo dullaysan qiray in uu 90 Milyan oo Dollar ka qaatay Sacuudiga!.

0 Tuesday August 20, 2019 - 08:58:43
Markale madaxweynihii hore ee dowladda dabadhilifka Suudaan Cumar Xasan Al bashiir ayaa kasoo muuqday maxkamad ay gacanta ku hayaan ciidamada melleteriga oo kutaal magaalada Al Khurduum.

Read More »

Maleeshiyaad daacad u ah Xukuumadda Dubai oo qabsaday gobolka Abyen.

0 Tuesday August 20, 2019 - 08:01:07
Dagaallo culus ayaa dib uqarxay koonfurta wadanka Yemen maalmo kadib markii ay maleeshiyaad daacad u ah imaaraatka carabta lawareegeen gacan ku heynta caasimadda KMG-ka u ah wadankaasi.

Read More »

Melleteriga Kenya oo garoonka Kismaayo ka celiyay diyaarad ay la socdeen saraakiil Itoobiyaan ah.

0 Monday August 19, 2019 - 09:44:34
Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose waxaa wali ka taagan khilaafka siyaasadeed ee ka dhashay arrimaha doorashooyinka maamulka isku magacaabay 'Jubbaland'.

Read More »

Saldhigyada Ciidamada AMISOM iyo dowladda ee deegaanka Bariire Oo Weeraro xooggan kala kulmay Al Shabaab.

0 Monday August 19, 2019 - 08:58:36
Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in markale dagaallo xooggan ay ka dhaceen deegaanno katirsan gobolkaas oo maalmihii lasoo dhaafay ay dhaq dhaqaaqyo ka wadeen ciidamada shisheeye iyo maleeshiyaadka dowladda.

Read More »

Ku Dhowaad 20 qof Shacab ah ayaa ku dhintay duqeymo ka dhacay Waqooyiga Suuriya.

0 Monday August 19, 2019 - 08:58:36
Wadanka Suuriya waxaa dib ugasoo cusboonaaday weerarada laayaanka ah oo diyaaradaha dagaalka ruushka iyo kuwa bishaar al-asad ay ugeysanayaan dadka shacabka ah.

Read More »

Dhageyso: Wareysi lala yeeshay Raggii Fuliyay Weeraradii Naf hurnimo ee lagu qaaday Saldhigga ciidamada dowladda Ee Awdheegle.

0 Sunday August 18, 2019 - 14:03:24
Idaacadda Andalus ayaa baahisay warbixin wareysi wadata oo ku saabsan weerarkii maalmo ka hor ka dhacay saldhigga ciidamada dowladda ee degmada Awdheegle gobolka Sh/Hoose.

Read More »

Weerar gaari looga gubay Ciidamada AMISOM oo ka dhacay Sh/Hoose iyo Maleeshiyaad lagu weeraray Ceel Saliini.

0 Sunday August 18, 2019 - 06:03:24
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weeraro saacadihii lasoo dhaafay deegaanno katirsan gobolka Shabeellaha hoose loogu geystay ciidamada shisheeye iyo maleeshiyaadka dowladda.

Read More »

Kheyre Oo Amray in Shaqada laga Eryo Agaasimihii Wasaaradda Amniga gudaha.

0 Sunday August 18, 2019 - 06:03:24
Xilli ammaanka magaalada Muqdisho uu faraha kasoo baxayo ayna xukuumadda Kheyre ku fashilantay sugidda ammaanka caasimadda ayaa shaqada laga eryay mid kamida mas'uuliyiinta wasaaradda amniga.

Read More »

'Beesha Caalamka' Oo Hanjabaad kulul ujeediyay Axmed Madoobe iyo Doorashooyinkiisa Kismaayo.

0 Sunday August 18, 2019 - 06:03:24
Waxa loogu yeero beesha caalamka ayaa si kulul ucambaaraysay doorashooyinkii iskasoo horjeeday ee shalay ka dhacay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose.

Read More »

Al Shabaab Oo Sarkaal Ciidan ku dishay gudaha Magaalada Jowhar.

0 Sunday August 18, 2019 - 06:03:24
dil qorshaysan ayaa saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay gudaha magaalada Jowhar ee xarunta Shabeelaha dhexe.

Read More »

50 Askari oo ku dhimatay Weeraradii ka dhacay degmada Awdheegle.

0 Wednesday August 14, 2019 - 13:43:47
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal naf hurnimo oo maanta ka dhacay degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Read More »

Xoogaga Al Shabaab Oo Weeraro qorshaysan ku qaaday ciidamada Huwanta ah ee qabsaday degmada Awdheegle.

0 Wednesday August 07, 2019 - 07:14:31
Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in dagaallo xooggan ay dib uga qarxeen deegaanno hoos yimaad degmooyinka Awdheegle iyo Afgooye.

Read More »

Daawo Video: Shirkadda Ethiopian Airlines Oo Cuuryaamin dhaqaale ku bilaawday ganacsatada Soomaaliyeed.

0 Wednesday August 07, 2019 - 07:14:31
Dowladda Xabashida Itoobiya ayaa duullaanka ay kusoo qaadday dalka Soomaaliya ku biirisay boob dhaqaale oo ka dhan ah shacabka soomaaliyeed.

Read More »

Wararkii ugu dambeeyay: Dowladda Pakistan oo Cayrisay Safiirkii Hindiya una yeeratay Safiirkeeda.

0 Wednesday August 07, 2019 - 07:09:01
Waxaa cirka iskusii shareeraya khilaafka u dhaxeeya dowladaha Pakistan iyo Hindiya ee ku saabsan gobolka Kashmiir ee ixtilaalka ku jira.

Read More »

Odayaashii soo Xulay Xildhibaanada Kasoo Jeeda Maamullada Jubbaland iyo Koonfur Galbeed oo lagusoo bandhigay degmada Buula Fulaay (SAWIRO).

0 Tuesday August 06, 2019 - 07:09:01
Xaflad ballaaran oo lagu soo dhaweynayay Ergadii ka baraa'o qaatay maamullada isku magacaabay Jubbaland iyo Koonfur Galbeed ayaa ka dhacday degmada Buula Fulaay ee gobolka Baay taas oo ay kasoo qeyb galeen culimo, mas'uuliyiin iyo qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed.

Read More »

Yariisoow Oo Meydkiisa Lagusoo Celiyay Muqdisho Oo Ku jirta Bandowgii Uu Kusoo Rogay Bilooyin Ka Hor [Faallo].

0 Sunday August 04, 2019 - 19:24:31
Diyaarad ay leeyihiin ciidamada cirka dowladda Qadar ayaa maanta barqadii garoonka diyaaradaha caalamiga magaalada Muqdisho kasoo dajisay Meydka guddoomiyihii gobolka Banaadir.

Read More »

Hoggaamiye katirsan Taliban oo ku shahiiday duqeyn ka dhacday Afghanistan.

0 Saturday August 03, 2019 - 10:12:20
Mas'uul sare oo katirsan Xarakada Jihaadiga Taliban ayaa lagu dilay duqeyn dhanka Cirka ah oo diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee Marejkanka ay ka fuliyeen bartamaha wadanka Afghanistan.

Read More »

Dhageyso:Muxaadaro Tobanka Maalmood ee Ugu Kheyrka Badan Maalmaha Alle Waxaa Jeedinaya Sheekh Abuu Muslim.

0 Saturday August 03, 2019 - 10:05:44
Bisha Dul xaj oo ah Bil Fadli Badan waxaa kujira Maalmo gaar ah oo ah kuwa ugu fadli badan maalmaha alle muslimiinta siiyay.

Read More »

Afar Qarax oo ciidamada Burundi lagula beegsaday duleedka degmada Balcad.

0 Saturday August 03, 2019 - 10:05:44
Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in markale qaraxyo lagu weeraray ciidamada shisheeyaha AMISOM ee duullaanka gardarrada ah ku jooga dalka Soomaaliya.

Read More »

Sawirro: Odayaashii Xildhibaannada kasoo Xulay Maamullada Galmudug iyo Hirshabeelle oo degmada Buq Aqable lagusoo Bandhigay.

0 Saturday August 03, 2019 - 09:55:00
Waxaa soo gaba gaboobay kulan ballaaran oo dhax maray qaar kamid ah odayaashii soo xulay Xildhibaannada Baarlamaanka Dowladda Federaalka iyo mas'uuliyiin katirsan Xarakada Al Shabaab.

Read More »