Keydka Sawirada

Sawirro:Rabshado Ka Bilaawday Magaalada Beled Weyne Kadib Markii ay Ganacsatadu Diideen Qaadashada Lacagta Shilin Soomaaliga.

0 Wednesday May 11, 2016 - 15:19:03
Rabsasho saameyn ballaaran ku yeeshay ganacsiga gobolka Hiiraan ayaa lagasoo sheegayaa magaalada Beled Weyne ee dhacda bartamaha soomaaliya.

Read More »

Sawirro: Jamciyada Al-ixsaan Oo Dad iyo Xoolo Ku Daaweysay Degmada Jowlo Ee Gobolka Mudug.

0 Saturday April 23, 2016 - 07:49:00
Boqolaal qoys oo ku dhaqan gobollada dhexe ee dalka soomaaliya ayaa wali ka faa'iidaysanaya gargaar ay bixinayso jamaciyadda Kheyriga Al-ixsaan.

Read More »

Sawirro:Jamciyadda Al-ixsaan Oo Dad iyo Xoolo Ku Daaweysay Deegaanka Dabagalo Ee Gobolka Mudug.

0 Thursday April 21, 2016 - 07:18:27
Kumanaan qoys oo ku dhaqan gobolka Mudug ayaa ka faa'iidaysanaya gargaar ay jamciyad kheyri ah ka waddo degmooyin iyo deegaano gobolkaasi katirsan.

Read More »

Sawirro: Jamciyada Al-ixsaan Oo Dad Iyo Xoolo Ku Daaweysay Deegaanka Caad Ee Gobalka Mudug.

0 Tuesday April 19, 2016 - 19:09:52
Jamciyadda Kheyriga Al-ixsaan ayaa sare u qaadday gurmadka ay u fidinayso shacabka soomaaliyeed ee ku dhibaatoobay Jiilaalka ku dhuftay Koonfurta iyo bartamaha dalka soomaaliya.

Read More »

Sawirro:Jamciyadda Al-ixsaan Oo Daawo Iyo Raashin Ka Qeybisay Degmada Xarardheere Ee Gobolka Mudug.

0 Monday April 18, 2016 - 11:49:05
Jamciyada Al-ixsaan al-kheyriyah ayaa gurmad ballaaran oo isugu jira daawo iyo raashiin ka qeybisay xaafadaha kala duwan ee degmada Xarardheera ee gobalka Mudug oo dhaca bartamaha dalka Somaliya.

Read More »

DAAWO : Gaas Oo Difaacay Hey'adda Kirishtaan-nimada Faafisa Ee World Vision.

0 Thursday April 14, 2016 - 20:07:53
Hogaamiyaha Maamulka Ashahaada la dirirka ah ee Puntland Cabdiweli Gaas ayaa wax laga weydiiyay Qoraal kasoo baxay Hey'adda magaca Samafalka ku shaqeysa ee World Vision, balse faafisa Kirishtaanimada, taas oo dhawaan War kasoo baxay Xafiiska ay Garoowe ku leedahay ku sheegtay in Shaqaalaha ay qoroneyso…

Read More »

Video+Sawirro:Linkiyo Cusub Filimka Al-Kata'ib Ee Dagaalkii Ceel-cadde.

0 Visits: 39070 | Wednesday April 13, 2016 - 08:29:15
Kumanaan katirsan Akhristayaasha Shabakadda SomaliMeMo ayaa naga codsaday in markale aan soo gudbino linkiyada tooska ah ee laga heli karo isdaarkii ay soo saartay Mu'asasada Al Kata'ib kaasi oo lagusoo bandhigay dagaalkii Ceel-cadde.

Read More »

Sawirro: Horumar dhanka Ganacsiga Suuqa Degmada Tooratoorow Ee Gobalka Shabeelaha Hoose.

0 Wednesday April 06, 2016 - 07:11:34
Degmada Tooratoorow waxey ka mid tahay degmooyinka gobalka Shabeelada hoose gaar ahaan degmooyinka xiligaan ay ka babaneyso raayada Towxiidka.

Read More »

Sawirro + Dhageysi: Waxgaradka Soomaaliyeed oo Goodis Adag Udiray General Gabre.

0 Tuesday April 05, 2016 - 10:20:20
Xilli dalka soomaaliya uu wajahayo gumeysiga daran oo uga imaanaya xabashida Itoobiya ayay waxgaradka soomaaliyeed ugu baaqeen shacabka soomaalida in ay kacdoomaan oo dalka ka dhacsadaan Itoobiya iyo Kenya.

Read More »

Sawirro + Dhageysi: Warbixinada Horumarka Kajira Degmada Jamaame iyo Taariikhda Buundada Araare.

0 Tuesday April 05, 2016 - 09:55:20
Magaalada Jamaame waxay kamid tahay degmooyinka ugu waaweyn gobolka Jubbada Hoose ee dhaca Koonfur galbeed dalka soomaaliya.

Read More »

Sawirro+Maqal:Yaxaas Shan Mitir ah oo Lagu Dilay Degmada Saakow Ee Gobolka Jubbada Dhexe.

0 Monday April 04, 2016 - 12:02:33
Boqolaal dadweyne ah ayaa isugu soo baxay Fagaare ku yaala degmada Saakow oo lagu soo bandhigay yaxaas shan mitir ah kaasi oo lagu dilay Beer udhaw wabiga Saakow.

Read More »

Sawirro+Warbixin:Beesha Ajuuraan oo Ugaas Cusub Duubatay.

0 Thursday March 31, 2016 - 11:32:02
Beesha Ajuuraan ayaa dooratay Ugaas cusub iyadoo munaaasabad lagu caleemo saarayay ay ka dhacday Magaalada Buu'aale ee Gobalka jubada Dhexe xarunta u ah.

Read More »

Sawirro:Hormuud Foundation oo Deeq Daawo ah ka qeybisay tuulooyin hoos taga Jowhar Caawisayna Dad lasoo Tarxiilay.

0 Thursday March 24, 2016 - 19:39:04
Hay'adda Hormuud Telecom Foundation ayaa dawooyin ka qeybisay tuulooyin ku yaalla hareeraha magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellaha dhexe.

Read More »

Sawirro:Masjid Weyn oo laga dhisay Deegaanka Jawaarey Ee Gobolka Jubbada Dhexe.

0 Thursday March 24, 2016 - 11:21:54
Deegaanka Jawaarey oo Hoostaga Degmada Saakow ee Jubada Dhexe waxaa laga furay Masjid weyn oo ay markiiba ku dukan karaan in ka badan Kun qof.

Read More »

Sawirro:Hormuud Foundation oo Muqdisho ka billowday Barmaamij lagu Caawinayo Dadka Lagasoo Tarxiilo Dalka Sacuudiga.

0 Wednesday March 23, 2016 - 20:07:28
Hay'ada Hormuud Foundation ayaa Garoonka Diyaaradda ee Magaalada Muqdisho ka billowday Barnaamij ay ku caawinayso Dadka laga soo tarxiilo dalka Boqortooyada Sacuudiga.

Read More »

Daawo:Sawirrada Gaadiidkii Dagaal Ee Ciidamada Al Shabaab Ay Ku Qabsadeen Dagaalkii Laanta-Buuro.

0 Visits: 18973 | Monday March 21, 2016 - 22:16:48
Xarakada Al Shabaab ayaa soo bandhigtay sawirrada gaadiid dagaal oo ay ku qabsatay dagaalkii Laanta-Buuro ee khasaaraha badan dhaliyay.

Read More »

Sawirro:Saraakiil Mareykan ah oo si toos ah uga qeyb qaadanaya dagaalka Ka Socda Soomaaliya.

0 Monday March 21, 2016 - 18:57:42
Dowladdda Mareykanka ayaa si toos ah uga qeyb qaadanaysa duullaanka shisheeyuhu kusoo qaaday dalka soomaaliya xilli xoogaga Jihaadiga ah ay kusii xoogeysanayan dalka.

Read More »

Sawirro+Dhageysi:Wacdarihii Ceel-Cadde iyo Waxyeladii Horuu Gaartay Q.4-aad.

0 Thursday March 17, 2016 - 10:48:29
Qeybta afaraad ee barnaamijyada tixana ah ee wacdarihii ceel cadde iyo waxyeeladii horuu gaartay waxaanu ku soo qaadanaynaa talooyin loo jeedinayo soomaalida oo muhiim ah iyo kuwo ku socda dowladda kenya.

Read More »

Sawirro+dhageysi:Wacdarihii Ceel cadde iyo Waxyeladii Horuu Gaartay Q-3-Aad.

0 Wednesday March 16, 2016 - 10:51:12
Barnaamijka Taxanaha ee looga hadlayay Magaalada Ceelcade oo uu ka dhacay dagaal taariikhda galay ayaaxalqadiisa sadaxaad lagu soo qaatay arimo muhiim ah.

Read More »

Sawirro+Dhageysi:Wacdarihii Ceel cadde iyo Waxyeladii Horuu Gaartay Q-2-Aad.

0 Tuesday March 15, 2016 - 08:37:38
Qeybta Koowaad Barnaamijka Wacdarihii Ceel-cadde iyo Waxyeladii Horuu Gaartaywaxaad ku dhagaysateen DHibaatadiiKenyaatigu ka gaysteen Magaalada Ceelcade ee Gobalka Gedo.

Read More »

DAAWO : Malaayiin Ruux Oo Ka Qeyb galay Aaskii Mumtaaz Qaadiri.

0 Monday March 07, 2016 - 18:09:30
Malaayiin ruux ayaa ka qeyb galay Aaskii iyo Salaaddii Janaazada ee lagula tukaday Meydka Mumtaaz Qadri oo ahaa Nin u dhashay Dalka Paksitan, kaas oo dhowaan dil toogasho ah ay ku fulisay Maxkamad ku taalla dalkaasi.

Read More »

Sawirro:Kolonyo Gaadiid Gurmad Raashin iyo Daawo Sida oo Gaaray Deegaano Katirsan Gobolka Gedo.

0 Sunday March 06, 2016 - 19:31:00
Waaliga maamulka islaamiga ah ee Sh/hoose Sh/Maxamad Abuu Cabdalla oo wareysi gaar ah siiyay war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa sheegay in wilaayada islaamiga ah ee Gedo ay ku wareejiyeen kaalmo walaalnimo oo laga soo uruuriyay shacabka ku dhaqan Sh/hoose.

Read More »

Sawirro+Warbixin:Hay'adda Al-Ixsaan oo Kaalmo Dawo ah Ka Qeybisay Degmada Ceel-Cadde Ee Gobolka Gedo.

0 Friday March 04, 2016 - 09:55:00
Markii ugo horraysay Ayaa Gargaar ballaaran lagaarsiiyay Boqolaal qoys oo ciidamada gumeysiga Kenya ay ku dhibaateeyeen deegaano iyo degmooyin katirsan gobolka Gedo.

Read More »

Sawirro:Qaraxyadii Hotel SYL oo loo Adeegsaday 200KG Walxaha Qarxa ah.

0 Visits: 6240 | Saturday February 27, 2016 - 11:19:21
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxyadii xalay ruxay hareeraha madaxtooyada Villa Somalia ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Daawo Sawirrada: Buundada Degmada Jannaale oo dib Loo Dayactiray.

0 Tuesday February 23, 2016 - 10:15:29
Buundada caanka ah ee magaalada Jannaale laga galo ayaa burbursanayd tan iyo dagaalkii ciidamada AMISOM lagu xasuuqay ee ka dhacay degmadaasi, halkaasi oo Mujaahidiintu ay qayb ka mid ah buundada jareen, si loo joojiyo gurmadka cadowga uga imaanaya dhanka Qoryooley ama Shalaambood.

Read More »

Sawirro+Dhageysi:Deegaanka Sabiid Ee Duleedka Afgooye oo Horumar ku Tallaabsaday.

0 Monday February 22, 2016 - 20:35:03
Deegaank Kaabiga Ku Haya degmada Afgooye ee gobolka shabeelaha Hoose waxaa ka howlgala maamul islaami ah oo taabacsan xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

Read More »

Daawo+Dhageyso: Farsamooyinka Jilib-marka Waxay Mudanyihiin Dhiirigalin.

0 Monday February 22, 2016 - 08:22:01
Qof kasta oo arka dharkan oo suuqyada lagu gadayo marnaba maskaxdiisa ma is dhahayo waxa lagu sameeyay tuulada Jilib marka oo ku taalla wilaayada shabeelaha Hoose, Sidoo kale qofna ma suuraysan karo dharkan ayaa lagu sameeyay farsamo gacmeed kaliya, waxanad is leedahay warshad wayn ayaa soo saartay,…

Read More »

Sawirro+Dhageysi:Horumar Kajira Degmada Bariirre Ee Gobolka Shabeelaha Hoose Waa Q.6-aad ee Barnaamijka Dulmanayaashii Dib uxuroobay.

0 Sunday February 21, 2016 - 11:44:13
Horumar dhan walba ah ayaa kajira degmada Bariirre ee gobolka shabeelaha Hoose oo kamid ah gobollada ugu ballaaran dalka soomaaliya.

Read More »

Sawirro+Dhageyso: Q.5-aad Ee Barnaamijka Dulmanayaashii Dib Uxuroobay.

0 Saturday February 20, 2016 - 12:41:15
Waa Markale iyo Barnaamijyadii aynu kaga hadlaynay degmooyin iyo deegaano katirsan shabeelaha Hoose oo dib usoo galay Gacanta shabaabul Mujaahidiin.

Read More »

Sawirro+Dhageyso:Q.4-aad Barnaamijka Dulmanayaashii Dib Uxuroobay.

0 Friday February 19, 2016 - 13:07:20
Waa Markale iyo Barnaamijyadii aynu kaga hadlaynay degmooyin iyo deegaano katirsan shabeelaha Hoose oo dib usoo galay Gacanta shabaabul Mujaahidiin.

Read More »

Sawirro:Askar iyo Saraakiil Katirsanaa Maamulka Degmada Baraawe oo isku Dhiibay Mujaahidiinta.

0 Thursday February 18, 2016 - 15:30:20
Askar iyo saraakiil Katirsanaa maamulka dowladda Federaalka ee degmada Baraawe ayaa isku dhiibay maamullada islaamiga shabaabul Mujaahidiin ee Sh/Hoose.

Read More »

Sawirro+Dhageyso:Q.3-aad Ee Barnaamijka Dulmanayaashii Dib Uxuroobay.

0 Wednesday February 17, 2016 - 08:56:49
Idaacadda Islaamiga Alfurqaan ayaa baahisay qeybtii sedaxaad ee Barnaamijyo taxana ah oo muuqaal guud ka bixinaya degmooyinka iyo Deegaanada Xurta ah ee gobolka Sh/Hoose.

Read More »

Sawirro+Dhageysi: Machad ay Leedahay Beesha Garre Oo Dafcaddii Afaraad Soo Saaray.

0 Tuesday February 16, 2016 - 11:42:49
Munaasabad aad loo soo agaasimayayaa ka dhacday degmada Tooratoorow ee Wilaayada Sh.Hoose, taas oo ay kasoo qeyb galeen Masuuliyiin ka tirsan Wilaayada Wax garadka iyo odayaasha dhaqanka gobolka, ganacsato, culimaa'udiin iyo guud ahaan qeybaha Bulshada.

Read More »

Sawirro+Dhageysi: Qeybta 2-aad Barnaamijka Dulmanayaashii Dib Uxuroobay oo lagusoo Qaatay Degmada Awdheegle.

0 Monday February 15, 2016 - 10:20:07
Qeybta Labaad Barnaamijka Dulmanayaasha dib uxuroobay waxaa xalay lagu soo qaatay degmada Owdheegle ee gobalka shabeelaha Hoose.

Read More »

Sawirro+Maqal:Masjid Weyn oo Laga Furay Deegaan Katirsan Gobolka Bay.

0 Sunday February 14, 2016 - 19:21:09
Maamullada islaamiga ah ee ka jira degmooyin iyo deegaanno katirsan gobollada Bay iyo Bakool ayaa wax qabad muuqda u haya bulshada halkaasi ku dhaqan xilli ciidanka Itoobiya ay ka xasuuq kula kacayaan shacabka

Read More »