Warar Caalami Ah

Amnesty international: Boqolaal Katirsan Muslimiinta Dalka Cameron Ayaa Lala'yahay Nolol iyo Geeri.

0 Wednesday August 31, 2016 - 21:19:54
Xamladaha Ashahaadda ladirirka ah oo dowladaha dabadhilifyada u ah reer galbeedka ay ku qaadeen dadka muslimiinta ee ku dhaqan wadamada dhaca galbeedka qaaradda afrika ayaa saameyn ba'an reebtay.

Read More »

Saraakiil Katirsan Fallaagada Xuuthiyiinta oo Markii Ugu Horraysay Booqasho ku Tagay Wadanka Ciraaq.

0 Monday August 29, 2016 - 19:47:23
Wefdi ka tirsan Kooxda Shiicada ee Xuuthiyiinta ayaa gaaray magaalada Baqdaad ee Caasimadda dalka Ciraaq, waxaana tani ay qeyb ka tahay booqasho ay ku tagi doonaan Waddamada Lubnaan iyo Iiraan.

Read More »

Daawo: Nidaamka Suuriya oo Bambaanooyin Halis ah Ku Gubay Jirka Dad Shacab ah.

0 Sunday August 28, 2016 - 19:29:44
Nidaamka Nuseyriga Bashaar Al-asad ayaa xasuuq hor leh ka geystay magaalada Ximis ee dhacda bartamaha wadanka Suuriya.

Read More »

Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar "Ciidanka Israa'iil Ma Ahan Argagaxiso Marka ay Dilayaan Dhalinyarada Filasdiin Ee waa Kuwa Ammaankooda ilaashanaya".

0 Tuesday August 23, 2016 - 21:33:44
Dowladda dabadhilifka Masar ayaa markii ugu horraysay sheegtay in dadka Yahuudda aysan aheyn Argagaxiso marka ay dilayaan carruurta iyo dhalinyarada Filasdiiniyiinta.

Read More »

Wiilka Sheekh Osama Bin Laden oo Shacabka Dhulka Xarameynka Ugu Baaqay in Ay Qaadaan Kacdoon Lagu Ridayo Nidaamka Aala Sacuud.

0 Thursday August 18, 2016 - 17:35:43
Wiilka Curadka ah Ee Sheekh Osama Bin Laden ayaa jeediyay kalimad maqal ah oo uu uga hadlayo xaaladda dhulka Jaziiradda carabta gaar ahaan dalka Sacuudiga.

Read More »

Wasiiraddii Tacliinta Sweden oo is Casishay Kadib Markii Gacanta lagu Dhigay iyadoo Khamri Qabatintay.

0 Sunday August 14, 2016 - 10:24:29
Wadanka Sweden waxaa si lama filaan ah isku casishay wasiiraddii ugu da'da yareed golaha xukuumadda wadankaasi.

Read More »

Ciidamada Taliban oo Qarka usaaran in ay la Wareegaan Gacan Ku Heynta Magaalo Muhiim ah oo Afghanistan Katirsan.

0 Wednesday August 10, 2016 - 13:34:58
Ciidamada Imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa qarka usaaran in ay dagaal kula wareegaan magaalada xarunta u ah gobolka Helmendi ee istiraatiijiga ah.

Read More »

Vedio+Sawirro: Islaamiyiinta JF Shaam oo Hubkii Ugu Badnaa ka Furtay Ciidanka Dowladda Suuriya.

0 Tuesday August 09, 2016 - 17:49:44
Xoogaga Islaamiga Jabhadda Fatxu Shaam ayaa ku dhawaaqay xamlo Hor leh oo lagu xureynayo Gebi ahaanba magaalada Xalab ee wadanka Suuriya.

Read More »

Wasiirka G/dhigga Ciraaq oo isku Day Dil Ka Badbaaday.

0 Tuesday August 09, 2016 - 17:47:44
Wasiirka G/dhigga Xukuumadda Dabadhilifka Ciraaq ayaa ka badbaaday isku day dil oo ladoonayay in lagu khaarijiyo xilli uu ku sugnaa duleedka Magaalada Muusil.

Read More »

Xukuumadda Shiicada iiraan ooTobaneeyno qof Muslimiin Sunni ah ku fulisay xukunno Daldalaad ah.

0 Monday August 08, 2016 - 06:52:30
Maxkamad kutaal wadanka Iiraan ayaa xukuno daldalaad ah ku ridday dad hor leh oo katirsan muslimiinta sunniga ee lagu tacdiibinayay xabsiyada wadankaasi.

Read More »

30 Askari oo Lagu Dilay Weerar Naf-hurnimo oo ka dhacay Magaalada Benghazi Bariga Wadanka Liibiya.

0 Wednesday August 03, 2016 - 19:11:04
Ku dhawaad 30 Katirsan Maleeshiyaadka Asha-haadda ladirirka Khaliifa Xiftar ayaa lagu dilay Camaliyad istish-haadi ah oo ka dhacday Magaalada Benghazi ee Bariga Liibiya.

Read More »

Daawo:400,000 oo Shacab Rayid ah ayaa Lagu Go'doomiyay Magaalada Xalab Ee Wadanka Suuriya.

0 Thursday July 28, 2016 - 16:05:10
Ciidamada Nidaamka Nuseyriga iyo Maleeshiyaadka Malaaxidada Kuridiyiinta oo taageera dhanka cirka ah ka helaya dowladaha Ruushka iyo Mareykanka ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku heynta wadada kaliya ee furneed shacabka magaalada Xalab ee waqooyiga Suuriya.

Read More »

Warbixin: Xukuumadda Turkiga oo Kumanaan Jeneraal Shaqada Ciidanka Ka Joojisay.

0 Thursday July 28, 2016 - 16:04:10
Dowladda Turkiga ayaa kumanaan Jeneraal oo katirsanaa melleteriga shaqada Eriday iyadoona xirtay Telefeshino iyo idaacado Maxalli ah.

Read More »

Xoogaga Kacdoonka Magaalada Benghazi oo Shacabka Liibiya Ugu Baaqay in Ay Ka Hortagaan Duullaanka Faransiiska.

0 Wednesday July 27, 2016 - 12:41:28
Golaha Shuurada Kooxaha Kacdoon wadayaasha Bariga wadanka Liibiya ayaa shacabka Muslimiint ugu baaqay in ay usoo nafiiraan furimaha dagaalka si looga hortago duullaanka Faransiiska.

Read More »

Video+Warbixin: Shirarka Ururka Jaamacadda Carabto Go'aamo Aan Fulin Laheyn Muddo 70 Sanadood ah.

0 Tuesday July 26, 2016 - 17:10:28
Magaalada Nuwaakshood ee caasimadda Wadanka Muritaaniya waxaa lagusoo gaba gabeeyay shirkii sanadlaha ahaa ee Ururka dowladaha ku bahoobay jaamacadda carabta wareegiisa 27-aad.

Read More »

VIDEO:Maleeshiyo Taageera ka Hesha Reer Galbeedka oo Dad Shacab ah Ku Xasuuqday Magaalada Benghazi Ee Wadanka Liibiya.

0 Sunday July 24, 2016 - 18:39:34
Maleeshiyaad taabacsan Hoggaamiyaha Ashahaadda ladirirka Khaliifka Xaftar ayaa Tobaneeyo qof shacab ah ku Xasuuqay Magaalada Benghazi ee Bariga Liibiya.

Read More »

Ku dhawaad 10 qof oo lagu dilay Weerar ka dhacay Magaalada Munich ee wadanka Jarmalka.

0 Saturday July 23, 2016 - 11:15:47
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar hubaysan oo xalay ka dhacay magaalada Munich oo ah caasimadda labaad ee wadanka Jarmalka qaaradda Yurub.

Read More »

Daawo: Sedax Sarkaal oo Dowladda Faransiiska looga Dilay Bariga Wadanka Liibiya iyo dagaalka Benghazi oo Kululaaday.

0 Wednesday July 20, 2016 - 16:56:53
Madaxweynaha Faransiiska ayaa sheegay in sedax sarkaal oo katirsanaa ciidanka gaarka ah ee Faransiiska lagu dilay weerar ka dhacay magaalada Banghazi ee bariga Liibiya Dhacda.

Read More »

Nin Muslim Afghani ah oo Weerar Khasaara Dhaliyay Ka Fuliyay Gudaha Dalka Jarmalka.

0 Tuesday July 19, 2016 - 11:35:07
Wararka ka imaanaya wadanka Jarmalka ayaa sheegaya in weerar khasaara badan dhaliyay lagu qaaday muwaadiniin Jarmal ah xilli ay ku safrayeen tareen.

Read More »

Waa Sidee Mowqifka C/Fataax Al-siisi Ee Inqilaankii Ka Dhicisoobay Melleteriga Turkiga?.

0 Sunday July 17, 2016 - 17:34:01
Xilli la fashiliyay inqilaabkii melleteri ee ka dhacay wadanka Turkiga ayay xukuumadda dabadhilifka Masar waxay muujisay sida ay uga xuntahay dhicisaynta inqilaabkaasi.

Read More »

Daawo Video+Sawirro:Muslim Tunisian ah oo 84 Qof Faransiis iyo Mareykan ah ku Dilay Weerar Ka Dhacay Magaalada NICE.

0 Friday July 15, 2016 - 14:48:49
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar dhiig badan ku daatay oo ka dhacay magaalo katirsan wadanka Faransiiska ee qaaradda Yurub.

Read More »

David Cameron oo Shaqada isaga Tagay iyo Haweenay R/wasaare ka Noqotay Britain.

0 Thursday July 14, 2016 - 13:29:05
Xukuumad cusub ayaa looga dhawaaqay magaalada London ee wadanka Ingiriiska kadib markii uu is casilaad ku dhawaaqay David Cameron R/wasaarihii hore ee Ingiriiska.

Read More »

Turkiga oo dib usoo celiyay Cilaaqaadkii uu lalahaa Hoggaamiyaha Suuriya Bishaar Al-Asad.

0 Thursday July 14, 2016 - 11:34:36
Xukuumadda Turkiga ayaa isbedel ballaaran ku sameysay siyaasadeeda arrimaha dibadda iyadoo soo dhaweysatay dowlado ay cadaawad ka dhaxaysay.

Read More »

Dilal Hor leh oo ka Dhacay Wadanka Mareykanka iyo Obama oo Hanjabay.

0 Wednesday July 13, 2016 - 15:24:31
Ugu yaraan Seddax ruux ayaa geeriyootay, kadib markii Nin hubeysan uu toogasho ka geystay Maxkamad ku taalla Gobolka Mashiigaan ee kuyaalla Waqooyi bari ee Dalka Mareykanka, waxaana toogashani ay kusoo beegmeysaa xilli dalkaasi ay weli ka socdaan dibad-baxyo iyo cabashooyin ku aadan qaabka ay Booliisku…

Read More »

Wiil uu Dhalay Sheekh Osama Bin Laden oo Mareykanka ugu Goodiyay in uu ka Aargudan doono dilka aabihiis.

0 Visits: 3039 | Monday July 11, 2016 - 19:34:36
Xamza Sheekh Osama Bin Laden oo ah curadka hoggaamiyihii hore ee Al Qaacidda ayaa jeediyay kalimad cusub oo gebi ahaanteed ah goodis ka dhan ah dowladda Mareykanka.

Read More »

270 Qof oo Lagu Dilay Dagaallo Dib Ugasoo Cusboonaaday Magaalada Jubba Ee Koonfurta Suudaan Warbixin.

0 Sunday July 10, 2016 - 19:45:10
Dagaallo lagu hoobtay ayaa markale dib uga qarxay magaalada Jubba ee xarunta wadanka Koonfurta Suudaan ee dhaca bariga qaaradda Afrika.

Read More »

Deganaan aan Caga Adag ku Taagneyn oo Kajirta Magaalada Jubba Caasimadda K/Suudaan.

0 Sunday July 10, 2016 - 10:46:45
Xaalad deganaan ah oo aan caga badan ku taagnayn ayaa lagasoo sheegayaa magaalada Jubba ee caasimadda u ah wadanka Koonfurta Suudaan.

Read More »

10 qof Shacab ah oo lagu dilay Duqeyn ka dhacay Degmada Darkuush Ee Wadanka Suuriya.

0 Saturday July 09, 2016 - 13:41:19
Khasaara xooggan ayaa ka dhashay duqeyn ay diyaaradaha dagaalka Ruushka ka geysteen degmo kaabiga ku haysa xadbeenaadka ay wadaagaan wadamada Suuriya iyo Turkiga.

Read More »

131 qof oo Lagu Dilay Qaraxyo Ka Dhacay Magaalada Baqdaad Ee Caasimadda Ciraaq.

0 Sunday July 03, 2016 - 21:51:01
Khasaara xooggan ayaa ka dhashay weeraro dhiig badan ku daatay oo ka dhacay magaalada Baqdaad ee caasimadda wadanka Ciraaq.

Read More »

Hoggaamiyaha Taliban oo Dhammbaal Tahniyad ah u diray Shacabka Reer Afghanistan.

0 Sunday July 03, 2016 - 16:50:32
Hoggaanka guud ee xarakada islaamiga Taliban ayaa soo saaray bayaan muslimiinta loogu tahniyadaynayo munaasabadda Ciidul Fidriga.

Read More »

Weerar lagu dilay 15 Askari oo Mareykan ah oo ka dhacay Gobolka Qunduuz ee Waqooyiga Dalka Afghanistan.

0 Thursday June 30, 2016 - 17:00:24
Ugu yaraan 40 askari oo katirsan ciidanka Booliska Afghanistan ayaa lagu dilay weerar istish-haadi ah oo ka dhacay meel ku dhaw magaalada caasimadda ah ee Kaabuul.

Read More »

36 Qof oo Ku Dhintay Weeraro Ismiidaamin ah oo Lagu Qaaday Garoonka Diyaaradaa Caalamiga Magaalada Istanbul.

0 Wednesday June 29, 2016 - 06:05:33
Khasaara xooggan ayaa ka dhashay weerar hubeysan oo lagu qaaday garoonka diyaaradaha caalamiga ee magaalada Istanbul wadanka Turkiga.

Read More »

Madaxweyna Turkiga oo Sheegay in Israa'iil ay iska Kaashanayaan la dagaalanka Argagaxisada.

0 Tuesday June 28, 2016 - 07:06:53
Xukuumadda dabadhilifka Turkiga ayaa caadiyaysay xiriirkii kala dhaxeeyay maamulka Yahuudda 'Israa'iil' ee xoogga ku heysta dhulalka barakeysan ee Filasdiin.

Read More »

Masar.. Masjidka Oo Aad Ku dhex Ictikaafto Xabsi ayaad Ku Muteysan kartaa!.

0 Monday June 27, 2016 - 06:40:06
Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta ee Dalka Masar ayaa awaamiir iyo Shuruudo adag kusoo rogtay dadka Muslimiinta ah ee doonaya in tobonka dambe ee bishan barakeysan ee Ramadaan ay ku cibaadeystaan Masaajidda kuyaalla dalkaasi, iyadoona dhinaca kale is hortaagtay in lagu ictikaafo Masaajidda qaar.

Read More »

Diyaaradaha Dagaalka Ruushka oo 70 qof ku dilay Gobolka Deyru-Zuur ee bariga Dalka Suuriya.

0 Sunday June 26, 2016 - 16:20:29
Inkabadan 70 ruux oo ayaa geeriyootay, tiro intaas kabadanna way dhaawacmeen kadib markii diyaaradaha dagaalka ee Dowladda Saliibiyada ee Ruushka ay duqeymo wuxuushnimo ah ka geysteen magaalada Al-Quuriyah ee Gobolka Deyru-zuur ee bariga Wadanka Suuriya.

Read More »