Wareysiyo iyo Warbixinno

Xasan Sheekh "Al Shabaab Way Kusii Xoogeysanaysaa Soomaaliya AMISOM-na Xeryahooda Kamasoo Baxaan" WARBIXIN

0 Wednesday April 13, 2016 - 08:28:15
Xilli xukuumada taagta daran ee Soomaaliya oo ay ku soo food leedahay doorashooyin madaxtinimo iyo mid baarlamaani ah ayuu hadane Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu sheegayaa in awoodda mujaahidiinta Soomaaliya ay ka xoog badan tahay sidii hore, islamarkaana ay adag tahay sida loo hor istaago qatarta xukuumadiisa…

Read More »

Xasan Xanafi "Inaan Shahiido ayaan qoriga u qaatay, maantana wadadii waan marayaa" Dhageyso.

0 Visits: 14428 | Monday April 11, 2016 - 11:50:31
ALLAHA u Naxariistee, Xasan Xanafi Xaaji Cabdi Salaam oo in muddo ah dhibane u ahaa tacaddiyada hey'adaha Ajaanibta ee Ashahaada la dirirnimada u jooga Soomaaliya ayaa maanta Rabbigiisa la kulmay, ka dib markii qowleysato u adeegta shisheeyaha ay ku toogteen magaalada Muqdisho.

Read More »

Warbixin:Itoobiya oo si Rasmi ah Ula Wareegtay Siyaasadda iyo Ammaanka Soomaaliya Gumeysi Hor leh.

0 Visits: 4452 | Wednesday April 06, 2016 - 13:12:39
Dowladda Xabashida Itoobiya ayaa si rasmi ah ula wareegtay hoggaanka Dowladda Federaalka iyo maamul goboleedyada soomaaliya kadib markii ay qabsatay dhul ballaaran oo soomaaliya katirsan.

Read More »

Xanafi…Maxbuus kashifay wajiga kuwii xabisay! W/Q E.Khaliif Muumin.

0 Visits: 15377 | Wednesday March 30, 2016 - 19:19:21
بسم الله الرحمن الرحيم HORDHAC: Ugu horreyn, anigu ma difaacayo Xasan Xanafi, mana u u shallaaynayo xaaladda uu ku jiro, sababtoo ah, Xasan wuxuu ahaa nin dhalinyaro ah oo dadkii yaqaanay ay sheegayaan inuu Geesi ahaa, wuxuu ahaa nin guluf dagaal ku jiray oo hadane si xun u dhaawacmay,…

Read More »

Yaa Dilay Maxaase loo Dilay Sade Mahad Dirir oo Rag Hubeysan ay Muqdisho Ku Khaarijiyeen WARBIXIN.

0 Visits: 9886 | Monday March 28, 2016 - 19:44:59
Rag hubeysan ayaa magaalada Muqdisho ku dilay Nin Somali-Canadian ah oo muddo sanada ah dalka dibaddiisa ku maqnaa.

Read More »

Video+Sawirro:Sedaxdii Ugu Dambeysay Xayawaanka Wiyisha Caalamka oo Lagu Xanaanaynayo Wadanka Kenya.

0 Visits: 5997 | Saturday March 26, 2016 - 11:52:10
Caalamka oo idil waxaa ka dabar go'ay xayawaanka loo yaqaan wiyisha marka laga reebo wadanka Kenya ee dhaca bariga qaaradda Afrika oo lagu helay sedax katirsan xayawaankaasi.

Read More »

Dhageyso:Abwaan Taakoow Macalim Ciise oo Gabay Cusub Ka Tiriyay Dagaalkii Laanta-Buuro.

0 Thursday March 24, 2016 - 19:39:04
Abwaan Taakow Macalim Ciise oo kamid ah abwaaniinta Soomaaliyeed ayaa tiriyay gabay cusub oo xiise leh.

Read More »

Daawo:Xasan Sheekh oo Midowga Yurub Ku Wareejiyay Qeyb Kamid ah Garoonka Diyaaradaha Muqdisho, Waa Mamnuuc in Qof Soomaali ah laga shaqaalaysiiyo.

0 Tuesday March 22, 2016 - 16:23:13
Dowladda Federaalka ee uu madaxda ka yahay Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kaabayaasha dhaqaalaha muhiimka ah ee dalka soomaaliya ugacan gelisay dowlado shisheeye.

Read More »

Dhageyso:Q.1-aad Sheekh Cali Dheere oo Bixiyay Wareysi Xiisa leh oo Arrima Xasaasi ah Taabanaya.

0 Wednesday March 16, 2016 - 08:58:35
Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sh/Cli Dheere) oo wareysi gaar ah siiyay war-baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa ka hadlay arrimo muhim ah.

Read More »

Sawirro+Dhageysi:Wacdarihii Ceel cadde iyo Waxyeladii Horuu Gaartay Q-2-Aad.

0 Tuesday March 15, 2016 - 08:37:38
Qeybta Koowaad Barnaamijka Wacdarihii Ceel-cadde iyo Waxyeladii Horuu Gaartaywaxaad ku dhagaysateen DHibaatadiiKenyaatigu ka gaysteen Magaalada Ceelcade ee Gobalka Gedo.

Read More »

Taliyaha AFRICOM : Dagaalka ka dhanka ah Alshabaab Wax guul ah lagama gaarin WARBIXIN.

0 Sunday March 13, 2016 - 20:48:11
Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee Qaaradda Afrika ee magacooda loo soo gaabiyo "Africom" David Redriguez ayaa sheegay inuu fashilmay dagaalkii ka dhanka ahaa Xarakada Alshabaab, isagoona tilmaamay in Ciidamada Afrikaanka ah la saaray culeys awoodooda ka badan, halka Ciidamada Soomaalidana ay…

Read More »

Dhageyso:Suldaan Garyare oo Falanqeeyay Warbixin Looga Hadlay Kobaca Awoodda Al-Shabaab.

0 Monday March 07, 2016 - 10:17:12
Baarayaal Reer galbeed ah ayaa sheegatay in dagaalka soomaaliya ka socda aan looga adkaan karin xarakada Shabaabul Mujaahidiin 30-ka sanadood ee soo socda.

Read More »

Baarayaal Reer Galbeed ah oo Sheegay in Xarakada Al Shabaab ay Soddon Sanadood Sii Wadi Karto Dagaalka ay Uga Jirto Soomaaliya.

0 Saturday March 05, 2016 - 17:07:26
Baarayaal Reer galbeed ah ayaa sheegatay in dagaalka soomaaliya ka socda aan looga adkaan karin xarakada Shabaabul Mujaahidiin 30-ka sanadood ee soo socda.

Read More »

WARBIXIN:Maamulka Galmudug iyo Kooxaha Burcad Badeedda oo isku biiray,Gobollada Dhexe oo Loolan Cusub Wajahaya.

0 Saturday March 05, 2016 - 10:25:57
Maamulka Galmudug isku magacaabay ee taageerada ka helaya dowladda Itoobiya iyo maamulka Federaalka ee fadhigiisu yahay magaalada Muqdisho ayaa si buuxa ula midoobay kooxaha Burcad Badeedda soomaaliya.

Read More »

Xassan Sheekh: Ku Dhawaad 200 Ayaa Kenya Looga Dilay Dagaalkii Ceel-cadde Dhageyso.

0 Thursday February 25, 2016 - 11:20:26
Iyadoo illaa iyo hadda aysan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ka hadal tirada rasmiga ah ee ciidamada Kenya laga dilay iyo maxaabiista laga qabsaday,

Read More »

Abuu Cabdalla: Gurmad Ballaaran Ayaan Ufidinay Shacabka Gedo ee Xasuuqa Kala Kulmay Ciidanka Kenya DHAGEYSO.

0 Wednesday February 24, 2016 - 10:59:42
Waaliga maamulka islaamiga ah ee Sh/hoose Sh/Maxamad Abuu Cabdalla oo wareysi gaar ah siiyay war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa sheegay in wilaayada islaamiga ah ee Gedo ay ku wareejiyeen kaalmo walaalnimo oo laga soo uruuriyay shacabka ku dhaqan Sh/hoose.

Read More »

Daawo+Dhageyso: Farsamooyinka Jilib-marka Waxay Mudanyihiin Dhiirigalin.

0 Monday February 22, 2016 - 08:22:01
Qof kasta oo arka dharkan oo suuqyada lagu gadayo marnaba maskaxdiisa ma is dhahayo waxa lagu sameeyay tuulada Jilib marka oo ku taalla wilaayada shabeelaha Hoose, Sidoo kale qofna ma suuraysan karo dharkan ayaa lagu sameeyay farsamo gacmeed kaliya, waxanad is leedahay warshad wayn ayaa soo saartay,…

Read More »

Sawirro+Dhageyso:Q.3-aad Ee Barnaamijka Dulmanayaashii Dib Uxuroobay.

0 Wednesday February 17, 2016 - 08:56:49
Idaacadda Islaamiga Alfurqaan ayaa baahisay qeybtii sedaxaad ee Barnaamijyo taxana ah oo muuqaal guud ka bixinaya degmooyinka iyo Deegaanada Xurta ah ee gobolka Sh/Hoose.

Read More »

Sawirro+Dhageysi: Machad ay Leedahay Beesha Garre Oo Dafcaddii Afaraad Soo Saaray.

0 Tuesday February 16, 2016 - 11:42:49
Munaasabad aad loo soo agaasimayayaa ka dhacday degmada Tooratoorow ee Wilaayada Sh.Hoose, taas oo ay kasoo qeyb galeen Masuuliyiin ka tirsan Wilaayada Wax garadka iyo odayaasha dhaqanka gobolka, ganacsato, culimaa'udiin iyo guud ahaan qeybaha Bulshada.

Read More »

Sawirro+Dhageysi: Qeybta 2-aad Barnaamijka Dulmanayaashii Dib Uxuroobay oo lagusoo Qaatay Degmada Awdheegle.

0 Monday February 15, 2016 - 10:20:07
Qeybta Labaad Barnaamijka Dulmanayaasha dib uxuroobay waxaa xalay lagu soo qaatay degmada Owdheegle ee gobalka shabeelaha Hoose.

Read More »

Sawirro+Dhageysi:Barnaamijka Dulmanayaashii Dib Uxuroobay Ee Ka Baxay Idaacadda Alfurqaan Q.1aad.

0 Visits: 5458 | Sunday February 14, 2016 - 10:42:50
Idaacadda islaamiga ah Al-furqaan ayaa baahisay barnaamijyo taxana ah oo loogu magac daray "Dulmanayaashii Dib uxuroobay".

Read More »

Maxaa laga Baran Karaa Booqashadii Iyaad Callaawi Ee Magaalada Muqdisho? Warbixin.

0 Visits: 4272 | Friday February 12, 2016 - 14:45:24
Laba Maalmood ka hor waxaa magaalada Muqdisho socdaal ku yimid wafi uu hoggaaminayay Iyad Callawi oo horay u ahaa R/wasaarihii ciraaq haddana ah Madaxweyne ku xigeenka xukuumadda Baqdaad ee Mareykanka la shaqeysa.

Read More »

Lix Qodob Oo U Sabab Ah Dhulka Dib Looga Qabsaday Shisheeyaha AMISOM.

0 Sunday February 07, 2016 - 19:22:10
Wixii ka dambeeyay markii Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab is baddalka ku sameysay dagaalkeedii tooska ahaa ee magaalada Muqdisho, waxaa joogto loo maqli jiray "AMISOM ayaa la wareegtay degmo hebel ama tuulo heblaayo" laakin maanta waxaan aragnaa taas bilcagsigeea oo ah, in shisheeyuhu dib…

Read More »

Ciidamada Al Shabaab oo Habeenkii 2-aad Maamulaya Magaalada Marka,War Rasmi ah oo Kasoo Baxay Wilaayada Sh/Hoose.

0 Visits: 4797 | Saturday February 06, 2016 - 20:31:57
Wilaayada Islaamiga Shabeelaha Hoose ayaa war rasmi ah kasoo saartay xaaladda guud ee magaalada Marka oo habeenkii 2-aad ku hoyanaysa iyadoo gacanta mujaahidiinta ku jirta.

Read More »

Sawirro:Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Xaaladda Magaalada Marka iyo Gaari laga Qabsaday Maleeshiyaadka DF-ka.

0 Visits: 9439 | Saturday February 06, 2016 - 19:34:34
Xaalad deganaan ah ayaa laga dareemayaa magaalada Marka ee xarunta gobolka shabeelaha Hoose maalin kadib markii ay gacanta mujaahidiinta soo gashay.

Read More »

Akhriso Bayaan:Al Shabaab oo Sheegtay in Dhimashada Ciidanka Kenya Ee Dagaalkii Ceel-Cadde ay Gaartay 100 iyo 12 Maxaabiis Kenyaan ah oo Gacanta Mujaahidiinta Kujira.

0 Visits: 18798 | Sunday January 17, 2016 - 10:27:04
Xafiiska Warfaafinta xarakada Al Shabaab ayaa bayaan uu soo saaray ku xaqiijiyay in Mujaahidiintu gacanta ku dhigeen askar Kenyaati ah oo nool kuwaasi oo lagu qabtay dagaalkii khasaaraha badan dhaliyay ee ka dhacay degmada Ceel-cadde gobolka Gedo.

Read More »

Dhageyso:Barnaamij Gaar ah oo Lagu Falanqeeyay Weerarkii Taariikhda Galay Ee Ceel-cadde.

0 Sunday January 17, 2016 - 08:08:52
Idaacadda Alfurqaan ayaa qabatay Barnaamij socday in ka badan laba saac oo looga hadlay weerarkii Ceelcade iyo Dowladda Kenya waxay ka dhaxashay duulaanka ay kusoo qaaday Soomaaliya.

Read More »

Sheekh Cali Dheere: Wax ka Badan 100 Askari Kenyaan ah ayay Mujaahidiintu Ku Dileen Dagaalkii Ceel-Cadde Dhageyso.

0 Saturday January 16, 2016 - 13:58:58
Hoggaanka guud ee xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa war muhiim ah kasoo saaray duullaankii ballaarnaa ee ciidanka muslimiintu shalay ku qaadeen degmo katirsan gobolka Gedo oo gacanta gumeysiga Kenya kujirtay.

Read More »

FAAFAAHIN DHEERAAD AH: Guutada Saalix Nabhaan Oo Fulisay Weerarkii Ceel-Cadde iyo Calanka Towxiidka oo Saldhigyada Kenya ka Lalmanaya.

0 Visits: 19326 | Friday January 15, 2016 - 13:55:03
Warar dheerad ah ayaa kasoo baxaya duullaankii ballaarnaa ee ciidamada Xarakada Al Shabaab ku qaadeen deegaanka Ceel-cadde ee gobolka Gedo.

Read More »

Al Shabaab:63 Askari Kenyan ah ayaan Ku Dilnay Weerarkii Ceel-Cadde.

0 Visits: 11900 | Friday January 15, 2016 - 09:33:13
War rasmi ah oo kasoo baxaya taliska ciidanka xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa si hordhac ah loogu faah faahiyay duullaankii ballaarnaa ee mujaahidiintu ku qaadeen degmada Ceel-cadde.

Read More »

Sheekh Cali Jabal: Meel Ay Nooga Badbaadayaan Ma Laha Gaalada Iyo Kuwa Gacmaha U Ah Ee Muqdisho Jooga Dhageyso.

0 Thursday January 07, 2016 - 07:28:39
Iyadoo magaalada Muqdisho ay si dardar leh uga soconayaan weerarada kala duwan ee ka dhanka ah ciidamada shisheeye iyo DF, ayaa waxaa inoo suura gashay inaan wareysano waaliga wilaayada islaamiga ah ee ah ee Banaadir Sh/Cali Maxamad Xuseyn (Sh/Cali Jbal) isagoo sharaxad inaga siiyay sida ay wax u socdaan…

Read More »

Dhageyso:Dood Xildhibaan Ka Tirsan DF Oo Cod Dheer Ku Sheegay In Dalka La Haysto.

0 Wednesday January 06, 2016 - 11:08:08
Iyadoo la og yahay in xildhibaanada Baarlamaanku mas'uul ka ahaayeen ciidamada shisheeye ee dalka kusoo duulay kadib markii ay iyagu ansixiyeen, ayaa waxa hadda la arkayaa iyagoo sheegaya in dalka la haysto.

Read More »

Darwiishoow Ma Caafimaad Qabtay Markaad Itoobiya Lahayd Kusoo Dhawaada Dalkiina Labaad?.

0 Tuesday January 05, 2016 - 18:24:19
Maxamad Warsame Darwiish oo ah daba dhilif ka tirsan maamulka isku magacaabay Jubbaland ee ay shisheeyuhu dhiseen ayaa laba maalin ka hor si kal iyo laab ah magaalada Kismaayo ugu soo dhaweeyay ciidamo Itoobiyaan ah oo diyaarad lagu keenay.

Read More »

Dhageyso:Maamulka 'Jubba' oo sheegay Soomaaliya inay Tahay qeyb Kamid ah Itoobiya iyo Jawaab Laga Bixiyay Warkaasi.

0 Tuesday January 05, 2016 - 17:52:03
Ciidamo ka socda Dowladda Itoobiya ayaa dhawa gaaray Magaalada Kismaayo ee Gobalka Jubada Hoose.

Read More »

WARBIXIN:Filimka Alkataa'ib "Ad-Dhariiqu ILAL Firdows" Oo Guux Ka Kaciyey Mareykanka iyo donald trump oo Ka Hadlay.

0 Sunday January 03, 2016 - 17:59:01
Filimka maalin ka hor ay soo saartay mu'asasada Alkataa'ib, garabka Warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta AlShabaab ayaa 24-kii saac ee la soo dhaafay ahaa hadal-heynta ugu balaaran ee gudaha Mareykanka iyo warbaahinta reergalbeedka, Iyadoona filimka uu buuq iyo ra'yul caam ka abuuray gudaha…

Read More »