Wararka

Sawirro: Al Shabaab oo Sheegatay Mas'uuliyadda Qarax Lagu Dilay Saraakiil Katirsan Booliska Kenya.

0 Wednesday May 24, 2017 - 18:54:20
Khasaara xooggan ayaa ka dhashay qarax ciidamo katirsan Booliska Kenya lagula beegsaday deegaan katirsan gobolka Gaarisa ee dhulka Somalida NFD ee gumeysiga kujira.

Read More »

Guddoomiyaha Gobolka 'Waqooyi Bari Kenya' oo Si Dirqi Ah isku Day Dil Uga Badbaaday.

0 Wednesday May 24, 2017 - 18:54:20
Wararka ka imaanaya dhulka Soomaalida NFD ee Kenya gumeysato ayaa sheegaya in goordhow uu ka dhacay weeraro khasaara xooggan dhaliyay.

Read More »

Dowladda Ingiriiska oo ku dhawaaqday in ay Sare u qaadday heerka Feejignaanta ammaanka Kadib Weerarkii Manchester.

0 Wednesday May 24, 2017 - 18:54:20
Dowladda Wadanka Ingiriiska ayaa shaaca ka qaaday inay sare u qaaday heerka feejignaanta ammaanka ee dalkaasi maalin kadib weerarkii ka dhacay magaalada Manchester, kaas oo sababay dhimashada 22 qofood, ayna ku dhaawacmeen inkabadan 50 qofood oo kale.

Read More »

Weerar Xooggan oo lagu Qaaday Saldhigga Ciidanka Itoobiya Ee Deegaanka Halgan.

0 Sunday May 21, 2017 - 10:03:08
Saldhig ay ciidamada Xabashida Itoobiya ku leeyihiin deegaanka Halgan ee gobolka Hiiraan ayaa markale la kulmay weerar xooggan oo uga yimid Shabaabul Mujaahidiin.

Read More »

Dhagayso:Sideen usoo dhoweynaa Bisha Barakeysan Ramadaan Q.1.aad.

0 Sunday May 21, 2017 - 10:03:08
Akhristayaal waxka yar 5 maalmood ayaa naga xigtay bisha Barakeysan ee Ramadaan oo ah muusim cibaado oo allaah naarta ka xureeyo addoomadiisa muslimiinta ah.

Read More »

Deeqa Dirac oo Ugeeriyootay Jirdil iyo Tacdiib ay Ugeysteen Maleeshiyaadka Dowladda Federaalka.

0 Sunday May 21, 2017 - 09:44:58
Allaha unaxariistee waxaa Xabsi kuyaal magaalada Muqdisho ku geeriyootay Maamo Deeqa Dirac oo kamid ahey dhibanayaasha tacadiyada kala kulmay laamaha sirdoonka DF-ka iyo kuwa shisheeye.

Read More »

2 Askari oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Duleedka Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan.

0 Sunday May 21, 2017 - 09:44:58
Ciidamada Xarakada Al Shabaab ayaa weerar khasaara dhaliyay ka fuliyay deegaan hoos yimaad degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

Read More »

Sawirro: Boqorka Sacuudiga oo Billad Dahab Ah Guddoonsiiyay Donald Trump!.

0 Sunday May 21, 2017 - 09:44:58
Madaxweynaha dowladda Mareykanka Donald Trump ayaa wali ku sugan magaalada Riyadh ee wadanka Sacuudiga halkaas oo uu kulamo kula leeyahay hoggaamiyaal Carbeed oo Mareykanka kala shaqeeya la dagaallanka waxa loogu yeero Argagaxisada.

Read More »

Taliye Ku Xigeenkii Hay'adda Sirdoonka DF-ka oo Si lama Filaan Ah isku Casilay.

0 Sunday May 21, 2017 - 09:44:58
Howlgallada ay ciidamada Xarakada Al Shabaab ka fulinayaan gudaha magaalada Muqdisho iyo hareeraheeda ayaa cadaadis dhan walba ah saaray saraakiisha ugu sarreeya sirdoonka dowladda Federaalka.

Read More »

Qaraxyo 2 Gaari Looga Gubay Ciidanka DF-ka oo Ka Dhacay Duleedka Muqdisho.

0 Sunday May 21, 2017 - 09:40:24
Qaraxyo is xigxigay ayaa maleeshiyaad katirsan Dowladda Federaalka lagula beegsaday deegaan dhaca duleedka magaalada Muqdisho.

Read More »

Donald Trump oo Boqashadiisi Ugu Horraysay Ee Dibadda Ku Tagay Wadanka Sacuudiga.

0 Saturday May 20, 2017 - 10:03:08
Hoggaamiyaha cunsuriga ah ee wadanka Mareykanka Donald Trump ayaa booqasho rasmi ah ku tagay magaalada Riyadh ee dalka Sacuudiga.

Read More »

Sawirro: Sidaan ayay dowladda Turkiga U horumarisay waddooyinka Magaalada Muqdisho.

0 Saturday May 20, 2017 - 10:03:08
Sanaddii 2011 ayay dowladda Turkiga Faragelin dhanka dhaqaalaha iyo akhlaaqda ah kusoo sameysay dalka Soomaalida iyadoo xilligaasi ku marmarsiyoonaysay ugurmashada dadkii ay abaartu halakaysay.

Read More »

Dagaal Khasaara Dhaliyay oo Ka Dhacay Magaalada Laascaanood Ee Gobolka Sool.

0 Saturday May 20, 2017 - 10:03:08
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya iska hor'imaadyo xooggan oo ka dhacay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool.

Read More »

Ciidamada Taliban oo Dagaal Kula Wareegay Magaalo Dhacda Bariga Afghanistan.

0 Saturday May 20, 2017 - 10:03:08
Kadib weeraro culus oo ay ciidamada Xarakada Islaamiga Taliban ku qaadeen gobolka Ghazni ee dhaca Bariga Afghanistan ayay ugu suurtagashay in ay qabsadaan magaalo muhiim ah.

Read More »

Guddoomiyaha Beled Xaawo oo isku Day Dil Ka Badbaaday.

0 Saturday May 20, 2017 - 10:03:08
Wararka ka imaanaya degmada Beled Xaawo ee kaabiga ku heysa xuduud beenaadka ay wadaagaan wadamada Soomaaliya iyo Kenya ayaa sheegaya in weerar lagu qaaday mas'uul katirsan maamulka degmadaasi.

Read More »

Maxkamadda Islaamiga Wilaayada Galguduud oo Fulisay Xukuno Qisaas iyo Xadu Zina Ah.

0 Saturday May 20, 2017 - 10:03:08
Maxkamad islaami ah oo kutaal gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa fulisay xukun qisaas ah oo lagu fuliyay gacan ku dhiigle fal dil ah horay ugeystay.

Read More »

Daawo Q.1-aad: Muxaadarada "Dhibaatooyinka Gaalaysiinta Bulshooyinka" Waxaa Jeedinaya Sh. Xassaan.

0 Friday May 19, 2017 - 10:03:08
Sheekh Xassaan Xuseen Aadan oo kamid ah culimaa'udiinka Soomaaliyeed ayaa xalay jeediyay qeybta 1-aad ee Muxaadaro uu uga hadkayo Sheekh Shukri Mustafa Raximahullaah.

Read More »

Daawo Video: Al-Kataa'ib Oo Baahisay Fariinta Mid Ka Mid Ah Maxaabiistii Lagu Qabtay Dagaalkii Ceelcadde.

0 Thursday May 18, 2017 - 06:32:12
Mu'asasada Al-Kataa'ib, garabka warbaahineed ee Xarakada Al-Shabaab ayaa baahisay Muuqaal video ah oo uu ka soo muuqanayo Maxbuus dagaal oo Kenyaati ah kaas oo ka mid ahaa maxaabiistii lagu qabtay dagaalkii lagu xasuuqay ciidamada Kenya ee sanadkii la soo dhaafay ka dhacay deegaanka Ceel-cadde…

Read More »

Maxkamad islaami Ah oo Xukun Gacan Goyn Ah Ku Fulisay Rag Xatooyo Geystay Gudaha Degmada Tayeegloow.

0 Thursday May 18, 2017 - 06:32:12
Maxkamadda ku dhaqanka shareecada Islaamka ee wilaayada islaamiga Bay iyo Bakool ee Koonfurta Soomaaliya ayaa xukun gacan goyn ah ku fulisay ruux muslim ah oo fal xatooyo ah ku kacay.

Read More »

Osteriya Oo Mamnuucay in haweenka Muslimaadka ah ay indha shareerka ku xirtaan goobaha dadweynaha.

0 Thursday May 18, 2017 - 06:32:12
Dowladda Wadanka Osteriya ee ku taalla bartamaha Qaaradda Yurub ayaa gebi ahaanba mamnuucday in hablaha Muslimaadka ah ay indha-shareerka ku qaataan goobaha dadweynaha, waxaana tani ay ka dambeysay maalin uun kadib markii Golaha Baarlamaanka dalkaasi uu isku raacay go'aankani, kaasi oo dhaqan galkiisa…

Read More »

Markii Ugu Horraysay Itoobiya oo Aqoonsi Dowladnimo Umuujisay Maamulka 'Somaliland'.

0 Thursday May 18, 2017 - 06:32:12
Dowladda Itoobiya ayaa si rasmi ah dowlad madax banaan ugu aqoonsatay maamulka isku magacaabay 'Somaliland' oo larumeysanyahay in looga arrimiyo magaalada Addis Ababa.

Read More »

Deg Deg: Al Shabaab oo Sheegtay in Saraakiil Caddaan ah Ay Ku Dishay Qarax Ka Dhacay Degmada Wadajir.

0 Wednesday May 17, 2017 - 10:14:06
Khasaara xooggan ayaa ka dhashay qarax xooggan oo maanta barqadii ka dhacay degmada Wadajir ee galbeedka magaalada Muqdisho.

Read More »

Warbixin: Donald Trump Miyaa Noqday Hoggaamiyaha Ururka iskaashiga Islaamka?!

0 Wednesday May 17, 2017 - 08:37:09
Malaayiin qof ayaa baraha Bulshada ku faafiyay su'aal ah Trump Miyaa Noqday Hoggaamiyaha Ururka Midnimada Caalamka?

Read More »

Al Bashiir "Wali Kama Zuulin in Aan u Sabrayno Masar inkasta oo ay Xoog Ku Qabsanayso Dhulkeena".

0 Wednesday May 17, 2017 - 08:37:09
Waxaa sii xoogeystay khilaafka u dhaxeeya dowladaha Masar iyo Suudaan kaasi oo salka ku haaya murun xuduudeed lagu murunsanyahay iyo arrimo kale.

Read More »

Mid Kamida Shaqaalaha Dowladda Hoose Ee Kenya oo Ku Dhintay Qarax Ka Dhacay Gobolka Waqooyi Bari.

0 Wednesday May 17, 2017 - 08:37:09
Wararka ka imaanaya gobolka Soomaalida NFD ee Kenya gumeysato ayaa sheegaya in qarax khasaara dhaliyay uu ka dhacay deegaan hoos yimaad magaalada Mandheera.

Read More »

Video: Sheekh Cali Wajiis "Qur'aanka looma soo dajin in lagu bedelo Dastuurka dowladda iyo Nidaamkeeda ".

0 Tuesday May 16, 2017 - 10:14:06
Sheekh Cali Wajiis oo kamid ah waxa loogu yeero Hay'adda Culimada Soomaaliyeed oo ay hoggaanka u hayaan Saraakiil Katirsan Ururka Al Ictisaam ayaa dharaar cad sheegay in Qur'aanka Kariimka aan loosoo dajin in uu Noqdo Xukun laysku maamulo!.

Read More »

Farmaajo Waa Maqaar saar marin habaabin ah W/Q C/llaahi Somaali.

0 Tuesday May 16, 2017 - 10:14:06
baadida nin baa kula day dayi daalna kaa badane oon dooni hayn in aad heshaa daa'in abidkaaye.

Read More »

Qarax Dhimasho iyo Dhaawac Dhaliyay Oo Ka Dhacay Degmada Qansaxdheere Ee Gobolka Bay.

0 Tuesday May 16, 2017 - 10:14:06
Khasaara lixaad leh ayaa ka dhashay qarax xooggan oo saraakiil katirsan maamulka Shariif lagula beegsaday gudaha degmada Qansaxdheere.

Read More »

30 qof Muslimiin ah oo Lagu dilay weeraro ka dhacay wadanka Afrikada dhexe.

0 Tuesday May 16, 2017 - 10:14:06
Wararka ka imaanaya Afrikada dhexe ayaa sheegaya in tobanaan qof oo muslimiin ah lagu dilay weeraro ka dhacay magaalo kaabiga ku haysa xadka uu wadankaasi la wadaago Koongada Dimuquraadiga ah.

Read More »

Weerar Ciidamo Kenyaan ah Lagu Dilay oo Ka Dhacay Degmada Mandheera.

0 Tuesday May 16, 2017 - 10:14:06
Wararka nagasoo gaaray magaalada Mandheera ee gobolka Soomaalida NFD ayaa sheegaya in weerar khasaara badan dhaliyay lagu qaaday ciidamo katirsan Booliska Kenya.

Read More »

Ciidamada Uganda oo Kufsi iyo Gabood Fallo Ka Dhan Ah Haweenka ka Geystay Wadanka Afrikada Dhexe.

0 Tuesday May 16, 2017 - 08:01:45
Boqolaal katirsan ciidamada Dowladda Uganda ee ka qeyb qaatay duullaanka lagu qaaday wadanka Afrikada dhexe ayaa ku lug lahaaday falal kufsi iyo tacadiyo oo ka dhan ah muslimiinta wadankaasi ku dhaqan.

Read More »

Askari Dal Aqoon U Ahaa Ciidamada Itoobiya oo Lagu Dilay Deegaanka Halgan Ee Gobolka Hiiraan.

0 Monday May 15, 2017 - 08:01:45
Ugu yaraan Hal askari ayaa oo katirsan DF-ka ayaa dhintay kadib toogasho ka dhacday deegaanka Halgan ee gobolka Hiiraan.

Read More »

Farmaajo oo Aan Ka Hadlin Xasuuq Ay Ciidamada Itoobiya iyo Kenya Ka Geysteen Koonfurta Soomaaliya.

0 Monday May 15, 2017 - 08:01:45
Melleteriga dowladaha Kenya iyo Mareykanka ayaa xasuuq daran ka geystay deegaano katirsan gobollo dhaca Koonfurta iyo Bartamaha dalka Soomaaliya.

Read More »

Dhageyso Wareysi Suldaan Garyare: Mareykanku Waa ina Ayo?

0 Monday May 15, 2017 - 08:01:45
Dowladda Mareykanka waxay sheegataa in ay tahay dowladda ugu weyn caalamka dhanka dhaqaalaha,melleteriga iyo Tignoolojiyada casriga ah.

Read More »

Weerar Hubeysan oo Lagu Qaaday Saldhig Ciidan oo kuyaal Deegaanka Lafoole Ee Duleedka Muqdisho.

0 Monday May 15, 2017 - 08:01:45
Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya duleedka magaalada Muqdisho ciidan ka tirsan Xarakada ayaa laxay fiidkii dagaal ku qaaday degmada Lafoole gaar ahaan halka loo yaqaano Shanta tiir oo ay fariisin ciidan ay ku leeyihiin maleeshiyaadka DF-ka.

Read More »