Keydka Sawirada

Sawirro+Codad: Dufcadii Ugu Horeysay Oo Ka Qalin Jabisay Machadka Qurdubah Faraciisa Galguduud.

0 Thursday January 12, 2017 - 11:23:51
Munaasabad ballaaran oo ka dhacday xarunta Machadka Qurdubah ee deegaan weynaha Bargaan ee gobalka Galgaduud waxa uu machadka ku sagootiyay dufcadii ugu horeysay oo ka qalin jabisay Machadkaasi.

Read More »

Sawirro: Ciidamo Ka Goostay Dowladda Federaalka oo isku Dhiibay Maamulka Islaamiga Degmada Galhareeri Ee Gobolka Galguduud.

0 Wednesday January 11, 2017 - 08:11:42
Munaasabad ka dhacday magaalada Galhareeri ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa lagusoo bandhigay ciidamo katirsanaa DF-ka oo si gaar ah ula shaqeynayay Xabashida Itoobiya.

Read More »

Sawirro: Xaflad Dowro Diini Ah Loogu Soo Xirayay Raggii La Shaqeyn Jiray Ciidanka Itoobiya Oo Lagu Qabtay Degmada Galcad.

0 Sunday January 08, 2017 - 18:29:52
isbedel dhan walba ah ayaa kajira degmada Galcad oo dhacda gobolka Galguduud bartamaha dalka Soomaaliya.

Read More »

Sawirro+Codad: Munaasabad Dowro Loogu Soo Xirayay Ganacsatada Degmada Tooratoorow.

0 Saturday January 07, 2017 - 08:21:33
Munaasabad si heer sare ah loo agaasimay laguna soo xirayay dowro muddo 30 cisho ah usocotay qeybaha kala duwan ee ganacsatada degmadaasi ayaa lagu soo gabagabeeyay Tooratooroow.

Read More »

Sawirro+Faah Faahin: 30 Qof oo isugu Jira Askar iyo Saraakiil Katirsan Q.Midoobe iyo AMISOM oo Lagu Dilay Weeraradii Hotel Peace.

0 Monday January 02, 2017 - 13:18:46
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weeraro xooggan oo maanta ka dhacay meel ku dhow garoonka diyaaradaha caalamiga magaalada Muqdisho.

Read More »

Sawirro+Dhageyso: Xaflad Lagu Soo Xirayay Tartankii Shiishka Odayaasha Oo Ka Dhacday Jilib.

0 Sunday December 11, 2016 - 11:18:05
Magaalada Jilib ee gobolka Jubbada dhexe waxaa lagusoo gaba gabeeyay Tartan dhanka shiish-ka ah oo loo qabtay qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Jubbooyinka.

Read More »

Daawo Sawirrada: Xoolaha Zakada oo Laga Qeybiyay Degmada Saakoow iyo Deegaanada Hoos yimaad.

0 Thursday December 08, 2016 - 20:12:01
Boqolaal qoys oo Fuqaro iyo Masaakiin ah ayaa ka Faa'iidaystay mashruuca Zaka qeybinta oo maktabka Zakawaatka wilaayada Islaamiga Jubbooyinka uu ka fuliyay degmada Saakoow iyo deegaanada hoos yimaad.

Read More »

Daawo Sawirrada: Qaybta 2-aad Ee Tartanka Shiishka Oo Lagu Soo Daray Fallaarta.

0 Thursday December 08, 2016 - 20:09:01
Sida aan hore usoo gudbinay waxa magaalada Jilib ka socday Tartan lagu tartamayo liifka ama shiishka oo todobaadkii hore aan soo gudbinay salaaddiinta oo ku toog baranaya qoriga AK 47.

Read More »

SAWIRRO: Degmada Xiindheere Ee Gobolka Galguduud oo Xoolaha Zakawaatka Laga Qeybiyay.

0 Thursday December 08, 2016 - 07:41:04
Inta Babadan gobollada Dhaca Koonfurta iyo Bartamaha dalka Soomaaliya waxaa si habsami leh uga socda qeybinta Xoolaha Zakada ee sanadkaan laga aruuriyay dadka hantida haysta waxaana zakawaatka lagu celinayaa furqarada iyo Masaakiinta.

Read More »

Video+Sawirro: Sheekh Cali Dheere oo Kalimad Ujeediyay Ciidamada Mujaahidiinta Ee Ka Dagaallama Soomaaliya.

0 Tuesday December 06, 2016 - 20:30:08
Mu'asasada Al Kata'ib Garabka warbaahineed ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa baahisay isdaar maqal iyo Muuqaal ah oo uu kasoo muuqanayo mas'uul katirsan Xarakada Al Shabaab.

Read More »

Sawirro: Al Shabaab oo Soo Bandhigtay Diyaarad Drone ah oo Kusoo Dhacday Sh/Hoose.

0 Sunday December 04, 2016 - 07:32:38
Xafiiska Warfaafinta Xarakada Al Shabaab ayaa soo bandhigay diyaarad aan duuliye laheyn oo la rumeysanyahay in ay leedahay dowladda Mareykanka taasi oo kusoo dhacday deegaan katirsan Sh/Hoose.

Read More »

Daawo Sawirro: Ciidamo Ka Goostay Dowladda Federaalka iyo Gaari Tiknika Ah oo Lagusoo Bandhigay Deegaan Katirsan Gobolka Sh/Hoose.

0 Monday November 28, 2016 - 20:53:54
Xarakada Al Shabaab ayaa soo Bandhigtay ciidamo ka goostay dowladda Federaalka iyo gaari dagaal+hubkii ay wateen.

Read More »

Sawirro:Waa Sidee Xaaladda Magaalada Tiyeegloow Kadib Markii Laga Xureeyay Ciidanka Itoobiya.

0 Sunday November 27, 2016 - 20:33:02
Waxaa kasoo raynaysa xaaladda magaalada Tayeegloow ee gobolka Bakool oo maalmo ka hor martigelisay dagaallo culus oo u dhaxeeyay ciidamada Mujaahidiinta iyo maleeshiyaad Amxaara kalkaal ah.

Read More »

DAAWO AL JAZEERA: Maleeshiyaad Hubkooda Ku Wareejinaya Al-Shabaab Si Loo Cafiyo.

0 Wednesday November 23, 2016 - 07:25:58
Boqolaal maleeshiyaad towbadkeenayaal ah oo ka garab dagaalamayey ciidamada Itoobiya iyo maleeshiyaadka DF ayaa dhowrkii bilood ee la soo dhaafay isku soo dhiibay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, Iyadoona maleeshiyaadkan lagu soo bandhigay meello kala duwan.

Read More »

Sawirro+Codad: Bandhig Cilmiyeed Heer Sare Ah Oo Lagu Qabtay Magaalada Saakoow.

0 Tuesday November 22, 2016 - 16:46:09
Magaalada Saakoow ee gobolka Jubbada dhexe waxaa ka dhacay Bandhig cilmiyeed si heer sare ah loosoo agaasimay oo aqoontooda ay kusoo bandhigeen qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Read More »

Video+Sawirro: Telefeshinka Al-Jazeera oo warbixin ka sameeyay Ciidamada aadka u tababaran ee Xarakada Al-Shabaab.

0 Sunday November 20, 2016 - 06:38:12
Tv-ga Aljazeera ee saldhiggiisu yahay dalka Qatar ayaa warbixin sawirro wadata ka sameeyay Ciidamada aadka u tababaran ee Xarakada Al-Shabaab kuwaas oo in dhawaanba fulinayay weerarro dhiig badan uu ku daatay oo lagu qaaday saldhigyo waaweyn oo ay leeyihiin Ciidamada Shisheeye ee jooga Soomaaliya.

Read More »

Daawo Sawirro: Qabsashadii Ciidamada Mujaahidiinta Ee Deegaanka Goof-guduud Duleedka Magaalada Baydhaba.

0 Tuesday November 08, 2016 - 08:04:05
Xaalad deganaan ah ayaa ka xasishay deegaanka Goofguduud ee gobolka Bay kadib dagaallo culus oo maalmihii lasoo dhaafay ku dhaxmarayay ciidamada Mujaahidiinta iyo kuwa maamulka Shariif Sakiin.

Read More »

Sawirro: Bandhig Dacweed Cajiib Ah oo Lagusoo Bandhigay Magaalada Jilib Ee Jubbada Dhexe.

0 Saturday October 29, 2016 - 18:21:36
Bandhig cilmiyeedkan oo cinwaankiisu ahaa كن داعيا oo macnaheedu yahay noqo qof daaci ah ayaa si heer sare ah loogu soo bandhigay wilaayada Jubbooyinka gaar ahaan magaalada Jilib.

Read More »

Sawirro: Mashruuc Biya Gelin Ah oo Laga Hirgeliyay Magaalada Saakoow Ee Gobolka Jubbada Dhexe.

0 Sunday October 23, 2016 - 06:49:03
Shacabka ku dhaqan magaalada Saakoow ee gobolka Jubbada dhexe ayaa si diirran usoo dhaweeyay mashruuc biya gelin ah oo magaaladaasi laga hirgeliyay.

Read More »

Daawo Sawirrada: Ciidamo Mareykan iyo Soomaali Ah oo Dad Shacaba Ku dhibaateeyay Deegaanka Sabiid Ee Sh/hoose.

0 Sunday October 23, 2016 - 06:16:57
Khamiistii lasoo dhaafay ciidamo caddaan Mareykan ah iyo maleeshiyaad Soomaali calooshood u shaqeystayaal ah ayaa duullaan ku qaaday deegaan dhaca duleedka degmada Afgooye Sh/Hoose.

Read More »

Daawo Sawirro: Ciidamo Kasoo Goostay Maamulka Jubbaland oo isku Dhiibay Xarakada Al Shabaab Ayaa Lagusoo Bandhigay Magaalada Jilib.

0 Thursday October 20, 2016 - 07:27:14
Ciidamo hor leh oo katirsanaa maamulka isku magacaabay Jubbaland ayaa iyagoo hubkooda wata iskusoo dhiibay maamullada Islaamiga Jubbooyinka ee hoos taga Xarakada Al Shabaab.

Read More »

Warbixin+Sawirro: Gudiga dhismaha Masjid Jaamaca Buulo-Fuuleey oo ka warbixiyay xaaladda Masjidka, Baaqna u diray dadka Muxsiniinta ah.

0 Saturday October 08, 2016 - 12:01:02
Masjid jaamaca buulo-fuleey oo dhismihiisu bilowday bishii saddexaad 2016-ka ayaa ku bilowday is xilqaamid ay is xilqaameen dadka ku nool deegaanka buulofuleey iyo magaalooyinka kale ee ku dhowdhow oo wax ku darsaday.

Read More »

Sawirro: Kumanaan Ruux ayaa laga daad gureeyay gobollo kuyaalla Dalka Mareykanka, xilli la filayo inay ku dhuftaan duufaanno xooggan.

0 Thursday October 06, 2016 - 16:08:35
Maamulayaasha dalka Mareykanka ayaa amar ku siiyay boqollaal kun oo ruux oo ku nool deegaanno ka tirsan gobollada Florida iyo South Carolina inay ka baxaan guryahooda, iyadoo la filayo in gelinka dambe ee maanta oo Khamiis inay halkaas ku dhufato duufaanta loogu magac daray maathiyuu.

Read More »

Sawirro+Codad:Shirkii Golaha Fulinta Nuqabada Beelaha Soomaaliyeed oo Hoggaan Cusub Doortay Fariin Culusna u diray Gumeystaha.

0 Tuesday October 04, 2016 - 20:20:57
Waxgaradka Soomaaliyeed ee ku dhaqan wilaayaatka Islaamiga ah ee dhaca Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya ayaa doortay Hoggaan cusub oo dhanka dhaqanka ah.

Read More »

Sawirro: Al Shabaab oo Soo Bandhigtay Meydadka Askar Kenyaan ah iyo Gaadiid Booliska Kenya looga Qabsaday Duleedka Gaarisa.

0 Monday October 03, 2016 - 21:42:55
Dowladda Kenya ayaa qirtay in khasaara lixaad leh uu kasoo gaaray weerar qorshaysan oo ciidankeeda ku sugan deegaanka Haamey ay la kulmeen.

Read More »

Daawo Sawirrada: Melleteriga itoobiya oo 170 Qof Muslimiin Oromo Ah Ku Xasuuqay Magaalada Bishoftu.

0 Monday October 03, 2016 - 09:19:00
Wadanka Itoobiya waxaa sii xogeystay kacdoonka shacbiga ah ee ka dhanka ah Taliska Tigreega magaalada Addis Ababa

Read More »

DAAWO Video : Sidee Ciidul Adxaa Looga Ciiday Qaar ka tirsan Gobollada Soomaaliya?

0 Wednesday September 28, 2016 - 20:19:11
Idaacadda Islaamiga ah ee Al-Furqaan ayaa filim kooban ka diyaarisay qaabkii looga ciiday Wilaayaadka Islaamiga ah ciidii Al-Adxaa ee aynu dhawaan kasoo gudubnay.

Read More »

Sawirro+Video : Al-Kataib oo Soo bandhigtay Maxbuus Kenyaan ah oo ku jira gacanta Alshabaab.

0 Visits: 4311 | Wednesday September 28, 2016 - 19:53:47
Mu'assasada Al-Kataaib ee garabka Warbaahineed Xarakada Alshabaab ayaa sii deysay Muuqaal Video ah oo uu kasoo muuqanayo mid ka mid ah Askarta Maxaabiista ah ee u dhashay dalka Kenya ee lagu qabtay dagaalkii cuslaa ee horraantii Sanadkan ka dhacay deegaanka Ceel-Cadde ee gobolka Gedo.

Read More »

Hey'adda Kheyriga ee Al-Ixsaan oo Dawo iyo Raashiin ka qeybisay Wilaayada Jubbooyinka. (Sawirro)

0 Tuesday September 27, 2016 - 13:05:03
Sawiradan oolagu baahiyay baraha internetka waxa lagu soo bandhigay waxqabadka hay'adda khayriga ah ee Al-ixsaan oo howlo badan ka qabatay qaybo ka mid ah Jubbooyinka.

Read More »

Video+Sawirro : Alshabaab oo Baahisay Farriin uu soo diray Askari Maxbuus ah oo u dhashay Dalka Uganda.

0 Visits: 7152 | Monday September 26, 2016 - 19:00:46
Xarakada Alshabaab ayaa markii ugu horreysay baahisay Video oo uu kasoo muuqanayo Askari Maxbuus ah oo u dhashay dalka Uganda, kaas oo Sannad ka hor lagu qabtay dagaalkii cuslaa ee ka dhacay deegaanka Jannaale ee gobolka Shabeellaha hoose.

Read More »

DAAWO Sawirada: Ganiimadii Lagu Soo Furtay Dagaalkii Haameey Oo La Soo Bandhigay.

0 Visits: 9355 | Sunday September 25, 2016 - 12:51:21
Meydadka ciidamo Kenyaati ah oo lagu laayey weerar Mujaahidiintu ay ka fuliyeen deegaanka Haameey ee gobolka NFD ayaa lagu soo bandhigay degmada Jilib ee Wilaayada Jubooyinka.

Read More »

Daawo Sawirrada: Jimciyada Al-Ixsaan Oo Mashruuc Waro Qodis Ah Ka Sameysay Gobollada Baay iyo Bakool.

0 Saturday September 24, 2016 - 09:45:28
Jimciyada Al-Ixsaan AlKhayriyah ayaa mashruuc waro qodis ah ka samesay deegaano ka tirsan Gobollada Baay iyo Bakool, taas oo ay ka faa'ideysan doonaan kumanaan shacab ah oo u badan beeraley iyo xoola-dhaqato.

Read More »

Sawirro: Sarkaal Katirsanaa Sirdoonka Dowladda Federaalka oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho.

0 Wednesday September 21, 2016 - 19:03:43
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax xooggan oo maanta duhurkii ka dhacay degmada C/caziiz ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Daawo Sawirro: Waa Sidee Muuqaalka Degmada Moqokori Ee Gobolka Hiiraan Kadib Ka Bixitaankii Ciidanka Itoobiya iyo Dib Usoo Laabashada Maamulka Islaamiga Ah.

0 Visits: 4264 | Tuesday September 20, 2016 - 19:50:35
Maalmo ka hor Ciidamada Xabashida Itoobiya ayaa ka baxay degmada Moqo-Kori ee Gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya.

Read More »

Daawo Sawirro: Maamulka Islaamiga Jubbooyinka Oo Kanaal Ka Dhisaya Wabiga Jubba Ee Mara Magaalada Kamsuuma.

0 Monday September 19, 2016 - 17:20:15
Gobollada Jubbooyinka waxay kamid yihiin dhulka hodanka ee allah uu kumaneystay umada Soomaaliyeed waxaana ka soconaya dadaallo lagu doonayo in lagu hormariyo beeraha iyo kafaa'iideysiga biyaha wabiga Jubba.

Read More »