Warar Caalami Ah

JF Shaam oo iska Fogeysay Kooxda Jundul Aqsaa Ee Suuriya Ka Dagaallanta.

0 Tuesday January 24, 2017 - 09:56:50
War rasmi ah oo kasoo baxay Jamaacada Jihaadiga Fatxu Shaam ayaa lagu sheegay in Ururka Jundul Aqsaa uusan maamul ahaan Jabhadda hoos tagin.

Read More »

Ciidamada Xukuumadda Yemen oo Maleeshiyaadka Shiicada Xuuthiyiinta Ka Qabsaday Magaalada Dekadda leh ee Al-makha.

0 Tuesday January 24, 2017 - 09:56:50
Kadib dagaallo isbuucyo qaatay ayay ciidamada xukuumadda Dabadhilifka Yemen iyo maleeshiyaadka muqaawamada oo dhanka cirka ay ka taageerayaan diyaaradaha Sacuudiga waxay la wareegeen dhul ballaaran oo dhaca Xeebaha Koonfur galbeed.

Read More »

USA oo Sheegtay in 300 Dagaalyahano Islaami Ah Ay Ku Dishay Duqeymo Ka Dhacay Wadamada Suuriya iyo Liibiya.

0 Saturday January 21, 2017 - 18:45:30
Wasaaradda Difaaca dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in tobanaan katirsan dagaalyahanada Jamaacada Jihaadiga Fatxu Shaam ay ku dishay duqeyn ka dhacday waqooyiga Suuriya.

Read More »

Yaxye Jaamic oo ku Dhawaaqay in uu iska Casilay Xilka Madaxweyne ee Dalka Ghambia.

0 Saturday January 21, 2017 - 18:45:30
Madaxweynihii hore ee wadanka Ghambia ayaa u hoggaansamay awaamir kasoo baxday dowladaha dhaca galbeedka qaaradda Afrika ee dhigayay in uu xukunka wareejiyo.

Read More »

WARBIXIN: Donald Trump oo isbedello Dhanka Siyaasadda Dibadda Ah Ujeexaya Dowladda Mareykanka.

0 Saturday January 21, 2017 - 13:44:25
Kadib munaasabad oo ka dhacday magaalada Washington waxaa lagu caleema saaray hoggaamiyaha cunsuriga ah ee shacabka mareykanka doorteen Donald Trump.

Read More »

50 Askari oo Lagu Dilay Weerar Ay Al Qaacidada Maqrib Ka Fulisay Waqooyiga Maali.

0 Friday January 20, 2017 - 08:37:10
Al Qaacidda Ee Maqribul Islaami ayaa sheegtay Mas'uuliyadda Weerar lagu laayay Tobanaan katirsan ciidanka Maali oo ka dhacay Magaalada Ghawah ee waqooyiga Wadankaasi.

Read More »

Sawirro: 40 Qof oo Ku Dhintay Wadanka iiraan Kadib Markii Ay Burburtay Daar 17 Dabaq Ka kooban.

0 Thursday January 19, 2017 - 08:37:10
Tobaneeyo qof ayaa ku dhintay boqolaal kalane waa ku dhaawacmeen kadib markii uu burburay guri kuyaal magaalada Dahraan ee caasimadda u ah wadanka iiraan.

Read More »

Madaxweyne Yaxye oo Xaalad deg deg ah Kusoo Rogay Wadanka Ghambia.

0 Wednesday January 18, 2017 - 11:51:29
Madaxweynaha Wadanka Ghambia ayaa xaalad degdeg ah geliyay wadankaasi iyadoona Dowladaha Galbeedka qaaradda Afrika ay ku Hanjabeen in ay Faragelin melleteri sameynayaan.

Read More »

Donald Trump oo Bogaadiyay Ka Bixitaankii Britain Ee Ururka Midowga Yurub.

0 Monday January 16, 2017 - 11:44:30
Madaxweynaha cusub ee Mareykanka ayaa markii ugu horraysay sheegay in ka bixitaanka dowladda Ingiriiska ee Midowga Yurub uu ahaa qorshe guul iyo xikmad xambaarsan isagoona saadaaliyay in dowlado kale ay isaga bixi doonaan Ururkaas.

Read More »

30 Qof oo Ku Dhintay Diyaarad Turkiga laga Leeyahay oo Ku Burburtay Wadanka Kyrgyzstan.

0 Monday January 16, 2017 - 11:44:30
Ugu yaraan 32 qof oo uu kujiro duuliyihii diyaaradda ayaa dhintay kadib markii diyaarad rakaab ah ay ku burburtay wadanka Kyrgyzstan ee dhaca bartamaha qaaradda Asia.

Read More »

Dowladda Mareykanka oo Sudan Ka Qaadday cuna qabeteyntii saarneed muddo 20 sana ah.

0 Sunday January 15, 2017 - 11:38:33
Madaxweynaha waqtigiisu sii dhammaanayo ee dalka Mareykanka Brack Obama ayaa ku dhawaaqay in cuna qabateyntii saarneed laga qaaday wadanka Suudaan ee dhaca bariga qaaradda Afrika.

Read More »

Warbixin : Saraakiil iyo Diblumaasiyiin lagu dilay Weerarro ka dhacay Dalka Afghanistan.

0 Wednesday January 11, 2017 - 12:25:40
Imaarada islaamiga ah ee Afghanistan ayaa sheegatay mas'uuliyadda Seddax howl-gal oo Istish-haadi ah oo maalintii Talaadada ee shalay si kala duwan uga dhacay magaalooyinka Kaabuul iyo Qandahaar ee dalka Afghanistan.

Read More »

Melleteriga Baarma oo Dib Ubilaabay Howlgal Lagu Xasuuqayo Muslimiinta Rohinga.

0 Tuesday January 10, 2017 - 07:52:07
Markale wadanka Baarma waxaa dib ugasoo cusboonaaday xasuuqa ay ciidanka melleteriga wadankaasi kula kacayaan dadka muslimiinta ee laga tirada badanyahay.

Read More »

Kumuu Ahaa Cali Akbar Rasfanjaani Madaxweynihii Hore Ee Wadanka iiraan Ee Geeriyooday? Warbixin.

0 Monday January 09, 2017 - 08:10:52
Nidaamka shiiciga Iiraan ayaa waayay mid kamida tiirarka ugu waaweyn ee uu ku taagnaa xilli nidaamkaasi siraac adag uu uga jiro mandiqadda ay reergalbeedku u bixiyeen Bariga dhexe halkaasi oo iiraan ay u dirtay kumanaan katirsan ciidankeeda si ay uqabsadaan dhulalka muslimiinta sunniga ah.

Read More »

4 Askari Yahuud Ah oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Bariga Magaalada Al-Qudus.

0 Sunday January 08, 2017 - 18:27:52
Ugu yaraan Afar Askari oo katirsan ciidamada Yahuudda Sahyuuniyadda ayaa dhimatay 15 kalane dhaawacyo halis ah ayaa soo gaaray kadib markii ruux naftiis hure falasdiini ah uu gaari jiirsiiyay.

Read More »

Ciidamo Fallaagoobay oo Qabsaday Afar Magaalo oo Katiran Wadanka Ivory Coast.

0 Sunday January 08, 2017 - 18:27:52
Kumanaan katirsan ciidanka Melleteriga wadanka Ivory Coast ayaa la wareegay intabadan magaalooyinka ugu waaweyn wadankaasi dhaca galbeedka qaaradda Afrika.

Read More »

Jeneraal Sare oo Xukuumadda Yemen looga dilay Dagaallo Ka Dhacay Baabul Mandab.

0 Saturday January 07, 2017 - 13:06:20
Khasaara lixaad leh ayaa ka dhashay qaraxyo iyo dagaallo xooggan oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay gobollo katirsan wadanka Yemen.

Read More »

5 Qof Mareykan Ah oo Lagu Dilay Toogasho Ka Dhacday Garoonka Diyaaradaha Gobolka Florida.

0 Saturday January 07, 2017 - 08:20:33
Maamulayaasha wadanka Mareykanka ayaa xaqiijiyay in toogasho ka dhacday garoon diyaraadeed oo caalami ah lagu dilay ugu yaraan 5 qof American ah.

Read More »

25 Dagaalyahan oo Jabhadda Fatxu Shaam looga Dilay Duqeyn Diyaaradaha Mareykanka Ka Fuliyeen Waqooyiga Suuriya.

0 Wednesday January 04, 2017 - 08:27:50
Khasaara xooggan ayaa ka dhashay duqeymo bahalnimo ah oo diyaaradaha isbahaysiga Mareykanka ay ka fuliyeen waqooyiga wadanka Suuriya.

Read More »

Weerar Lagu Dilay Ciidamo Boolis ah oo Ka Dhacay Wadanka Baxreyn.

0 Tuesday January 03, 2017 - 19:56:48
Wararka ka imaanaya wadanka baxrayn ayaa sheegaya in xoogag hubeysan ay weerar qorshaysan ku qaadeen mid kamida xabsiyada ugu waaweyn wadankaasi oo ay ku xiranyihiin dadka ku eedaysan dambiyada waxa loogu yeero argagaxisada.

Read More »

Mucaaradka Suuriya oo Ku Hanjbay in Ay Ka Baxayaan Heshiiskii Xabad Joojinta Haddii Aan Nidaamka Suuriya Gacmaha la qaban.

0 Tuesday January 03, 2017 - 19:56:48
War rasmi ah oo kasoo baxay kooxaha mucaaradka dhax dhaxaadka Suuriya ayaa lagu sheegay in ay hakiyeen dhammaan dhaq dhaqaaqyadii siyaasadeed oo ay uga qeyb gelayeen wadahadallada 'Nabadda'.

Read More »

Mareykanka oo Dadkiisa Uga Digay in Ay Usafraan Wadamada Urdun iyo Masar.

0 Saturday December 24, 2016 - 12:04:49
War rasmi ah oo kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda dalka Mareykanka ayaa lagu sheegay in xaalad halis dhanka ammaanka ah ay wajahayaan muwaadiniinta Mareykanka ee mandiqadda 'Bariga dhexe'.

Read More »

Booliska Talyaaniga oo Toogasho Ku Dilay Ninkii Mas'uulka Ka Ahaa Weerarkii Magaalada Baarliin.

0 Saturday December 24, 2016 - 12:04:49
Maamulayaasha wadanka Talyaaniga ayaa ku dhawaaqay in ay toogasho ku dileen Nin Muslim ah oo lagu tuhunsanyahay in uu mas'uul ka ahaa weerar 12 qof lagu dilay oo arbacadii lasoo dhaafay ka dhacay wadanka Jarmalka.

Read More »

14 Askari oo Melleteri Turkiga looga Dilay Dagaallo Ka Dhacay Gobolka Xalab Ee Dalka Suuriya.

0 Thursday December 22, 2016 - 10:10:20
Khasaarihii ugu xooganaa Abid ayaa ciidanka Turkiga kasoo gaaray dalka Suuriya tan iyo markii ay xukuumadda Ankara go'aamisay in ay ku biirto duullaanka lagu qaaday waqooyiga wadankaasi.

Read More »

Xasuuq Cusub oo Ka Dhan Ah Muslimiinta Rohinga oo Ka Socda Wadanka Baarma.

0 Saturday December 17, 2016 - 18:28:10
Wadanka Baarma muslimiinta laga tirada badanyahay ayaa wajahaya xasuuq daran oo uga imaanaya dhanka maleeshiyaadka mushrikiinta Buudhiyiinta ah.

Read More »

Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Magaalada Xalab iyo Fatxu Shaam oo Weerar Ku Qaaday Maleeshiyaadka Shiicada Ah.

0 Thursday December 15, 2016 - 08:07:31
Wararka ka imaanaya wadanka Suuriya ayaa sheegaya in dagaallo culus ay dib uga qarxeen magaalada Xalab ee xasuuqa ba'an kala kulmaysa Ruushka iyo maleeshiyaadka shiicada ah.

Read More »

Daawo: Ciidamada Nidaamka Suuriya iyo Maleeshiyaad Shiico Ah oo Gummaad Daran Ka Wada Magaalada Xalab!.

0 Tuesday December 13, 2016 - 08:13:45
Xasuuqii ugu darnaa Abid ayay maleeshiyaadka shiicada iiraan iyo ciidamada Nidaamka Bashaar Al-asad ka geysanayaan magaalada Xalab ee dhacda Waqooyiga wadanka Suuriya.

Read More »

160 Qof Kirishtaan Ah oo Ku Dhintay Wadanka Naigeria Kadib Markii Ay Kaniisad Kusoo Duntay.

0 Monday December 12, 2016 - 08:55:09
Waxaa sii xoogeystay khasaaraha dhimasho iyo ka dhashay burburka kaniisad weyn oo dadka Kirishtaanka ah ay ku lahaayeen Koonfur Bari wadanka Naigeria.

Read More »

Tobaneeyo Askari oo Lagu Dilay Qaraxyo ka Dhacay Magaalada Banghazi Ee Bariga Wadanka Liibiya.

0 Monday December 12, 2016 - 07:27:49
Khasaara lixaad leh ayaa ciidamada dagaal ooge khaliifa Xiftar kasoo gaaray dagaallo iyo qaraxyo ka dhacay Bariga wadanka Liibiya.

Read More »

30 Qof Kirishtaan Ah oo Ku Dhintay Qarax Ka Dhacay Kaniisad Kutaal Magaalada Al-Qaahira.

0 Sunday December 11, 2016 - 13:18:27
Khasaara xooggan ayaa ka dhashay qarax lala helay Kaniisad ay dadka Nasaarada laga tirada badanyahay ku leeyihiin gudaha wadanka Masar.

Read More »

Madaxweynaha Ghambia oo Kasoo Horjeestay Doorashooyinkii Dhawaan Dhacay Baaqna udiray Shacabka Wadankiisa.

0 Saturday December 10, 2016 - 07:01:42
War rasmi ah oo kasoo baxay madaxtooyada dalka Ghambia ayaa lagu sheegay in ku shubasho iyo wax isdabamarin ay haraysay doorashooyinkii madaxtinimo ee isbuucii lasoo dhaafay wadanka ka dhacay.

Read More »

120 Qof Shacab Ah oo Lagu Dilay Duqeyn Ay Diyaarado Dagaal Ka Fuliyeen Magaalada Al Qaa'im Ee Dalka Ciraaq.

0 Thursday December 08, 2016 - 20:09:01
Diyaaradaha dagaalka xukuumadda Shiicada Ciraaq ayaa Xasuuq daran ugaystay shacab Muslimiin sunni ah xilli ay ku sugnaayeen galbeedka wadankaasi.

Read More »

Sacuudiga oo Daldalay Dad Shiica Ah iyo Dowladda iiraan oo Cambaaraysay.

0 Wednesday December 07, 2016 - 12:02:53
War rasmi ah oo kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda iiraan ayaa lagu cambaareeyay xukuno daldalaad ah oo dowladda Sacuudiga ku fulisay dad shiico iiraan xiriir lalahaa.

Read More »

Xoogaga Mucaaradka Suuriya oo dib uqabsaday Xaafado Katirsan Magaalada Xalab.

0 Tuesday December 06, 2016 - 09:47:14
Kadib dagaallo culus oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay Bariga magaalada Xalab ee waqooyiga wadanka Suuriya ayay xoogaga Mucaaradka suuriya ugu suurtagashay in ay dib usoo ceshadaan dhul horay looga qabsaday.

Read More »

Seddax dumar ah oo lagu dilay Toogasho ka dhacday Dalka Filand.

0 Monday December 05, 2016 - 19:55:26
Wararka ka imaanaya Wadanka Filand ayaa waxay sheegayaan in Seddax dumar ah lagu dilay toogasho habeenkii Axadda ka dhacday degmada Imtara ee ku dhow Xuduudda Wadanka Ruushka.

Read More »