Maqaalllo

Shirkadda Microsoft Oo Joojinaysa Adeegga WindowsXP Warbixin

0 Visits: 1019 | Wednesday June 11, 2014 - 20:06:21
Xilli ay caalamka kusoo kordhayaan kooxaha shufta Internet-ka ayay shirkadaha ka shaqeeya arrimaha Tiknoloojiyadda waxay wadaan dadaal ballaaran oo ay afka ciidda ugu darayaan kooxahaasi burcadda ah.

Read More »

Sheekh Atam oo tareenkii Jihaadka ka booday Maqaal.

0 Visits: 1528 | Monday June 09, 2014 - 04:30:18
Waxaa maanlintii shalay Magaalada Muqdisho lagu soo bandhigay Sheekh Maxamad Saciid Atam oo mar ahaan jiray hogaamiyaha dagaalyahanada Buuraha Galgala, waxaana uu Sheekhu isagoo shir Jaraa'id ku qabtay Xarunta wasaarada warfaafinta sheegay in uu isku soo dhiibay Maamulka Xasan Sheekh M

Read More »

Akhriso:Gabayga Saban By Xaaji Max'med Rashiid Aw Macalim.

0 Visits: 934 | Monday June 09, 2014 - 03:34:55
Anigoo ah nin kasoo jeeda wadanka soomaalidu ula baxday Soomaaligalbeed ayaan shacabka soomaaliyeed usoo gudbinayaa gabaygan guubaabad xambaarsan oo soomaalida

Read More »

Banki-moon "Walaalkeey iyo Walaasheey Ayaa Baahi Udhintay"!.

0 Visits: 1286 | Monday June 02, 2014 - 03:44:52
Ban Ki mon Xogayaha guud ee waxa loogu yeero Qaramada Midoobay Ban Ki-Moon ayaa shaaca ka qaadey Sir ku saabsan qoyskiisa oo aan horey loo ogayn,Xilli uu ku sugnaa wadanka Kanada.

Read More »

Dowladda Mareykanka iyo Xarakada Daalibaan Oo Heshiis Maxaabiis Isweydaarsi Ah Kala Saxiixday.

0 Visits: 991 | Sunday June 01, 2014 - 09:44:07
Kadid wadahadal waqti dheer qaatay oo dhaxmaray dowladda Mareykanka iyo mas'uuliyiin katirsan Imaarada islaamiga Afghanistan ayay labada dhinac ku heshiiyeen Maxaabiis iswedaarsi.

Read More »

Xassan Nuur "AMISOM iyo Itoobiya Al Shabaab Way Ku Hor Kufeen".

0 Visits: 819 | Sunday June 01, 2014 - 09:40:29
Waxkabadan 60 maalmood ayaa laga joogaa markii ay ciidamada shisheeye ee Soomaaliya kusoo duulay ay iclaamiyeen xamlada ashahaadda ladirirnimo ee ka dhanka ah wilaayaatka islaamiga ah ee shareecada islaamka lagu maamulo.

Read More »

Daawo Sawirro:Uganda Oo U Barooratay Askar Looga Dilay Howlgalkii Xarunta Baarlamaanka Muqdisho.

0 Visits: 1594 | Saturday May 31, 2014 - 19:21:00
Dowladda Uganda ayaa u barooratay askar loog laayay dalka soomaaliya xilli shacabka soomaaliyeed ee muslimka ah uu xoojiyay halganka uu kula jiro shisheeyaha Uganda Kamid tahay.

Read More »

Taliyaha Ciidanka Melleteriga DF-ka Oo Ka Badbaaday isku day dil oo lala Maagay.

0 Visits: 871 | Saturday May 31, 2014 - 19:08:09
Qarax maanta barqdii ka dhacay agagaarka warshadda caanaha magaalada Muqdisho ayaa halis geliyay nolosha taliyaha ciidanka Melleterig Dowladda Federaalka.

Read More »

Mareykanka oo Dublumaasiyiintiisa Ka Daadgureeyay Liibiya Kadib Hanjabaad Uga Timid Ansaaru Shareecah.

0 Visits: 976 | Saturday May 31, 2014 - 19:05:05
Wadanka liibiya ee dhaca waqooyiga qaaradda afrika ee maqribul islaami ayaa maraya maxlad adag kadib markii hoggaamiyaal dabadhilifyo ah ay muslimiinta ku iclaamiyeen xamlad ashahaadda ladirir ah.

Read More »

Xasan Sheekh "itoobiya Waa Walaalaheen Hilibkeenna ayaa isku yaalla " Dhageyso

0 Visits: 934 | Saturday May 31, 2014 - 18:36:49
Maanta Itoobiya waxay isku aragtaa in Soomaaliya ay milkisay taasna waxaa caddeyn u ah in Xafladihii Dalkeeda ka dhacayay qaarkood lagu qabto Magaalooyinka Dalkaan Soomaaliya wadnaha ama udub dhexaadka u ah.

Read More »

Cabdalla Boos Ex.Wasiirkii G/dhigga "Soomaaliyeey Ogaada Dalka Soomaaliya Gumeysi Ayuu Kujiraa" Daawo+Dhageyso.

0 Visits: 878 | Saturday May 31, 2014 - 18:29:59
Wasiirkii hore ee gaashaandhigga DF-ka ahna xildhibaan ayaa shaaciyay in dalka Soomaaliya uu kujiro gumeysi dhan walba ah waqti ciidanka Xabashida Itoobiya ay qabsanayaan dhul hor leh

Read More »

Daawo Sawirro:Ciidanka Itoobiya Oo iyagoo Calaamadda Kirishtanka Qoorta Kusita Kusoo Qulqulaya Soomaaliya.

0 Visits: 1662 | Saturday May 31, 2014 - 18:27:24
Ciidamada Xabshida Itoobiya ee dhawaan shaatiga AMISOM usoo gashaday qabsashada dhulka Soomaaliyeed ayaa bilaabay in ay dhaq dhaqaaqyo ka bilaabaan gobolada dhaca Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.

Read More »

Godkii Geelle Mala isku soo galay?!!! W/Q : Suldaan Maxamed Garyare, Abuu C/raxmaan.

0 Visits: 2 | Saturday May 31, 2014 - 18:07:39
Allaah baa mahad leh. Ammaan iyo nabadgelyo Nabi Muxamed korkiisa ha ahaato!

Read More »

Sawirro:Horumar Dhan Walba Oo Kajira Magaalada Shadaade Ee Wadanka Suuriya.

0 Visits: 997 | Saturday May 31, 2014 - 14:18:42
Magaalooyin waaweyn oo dhaca wadanka Suuriya waxaa gacanta ku haya mujaahidiinta dowladda Islaamiga ah kadib markii magaalooyinkaasi laga xureeyay ciidamada nidaamiga suuriya.

Read More »

Jeneraal Katirsan Dowladda Shiicada Iiraan Oo Lagu Dilay Wadanka Suuriya.

0 Visits: 744 | Saturday May 31, 2014 - 13:55:15
War rasmi ah oo kasoo baxay taliska ciidanka kacaanka majuusiga iiraan ayaa lagu xaqiijiyay in general sare oo katirsanaa taliska ciidanka looga

Read More »