WARBIXINNO/QORALLO XUL AH

40 Qof Tahriibayaal ah oo ku dhintay Duqeyn ka dhacday Wadanka Liibiya.

0 Wednesday July 03, 2019 - 09:43:25
Tobanaan qof shacab ah ayaa dhintay kuwa kalane dhaawacyo ayaa soo gaaray kadib markii diyaarado dagaal ay duqeeyeen goob lagu xabiso Tahriibayaasha sida sharci darrad ah ku taga wadanka Liibiya.

Read More »

Sheekh Abuu Osama "Haddii Sagaaro ama qof Shacab uu Mareykanku duqeeyo Wuxuu ku sheegaa Sarkaal Al Shabaab ah" Dhageyso.

0 Tuesday July 02, 2019 - 06:48:40
Waaliga wilaayada islaamiga ah ee Shabeelaha Hoose Sheekh Muxamad Abuu Usaama oo meel munaasabad ah ka khudbeenayay ayaa soo hadal qaaday tacaddiyo kala duwan oo uu Mareykanku ka wado gobolka Shabeelaha Hoose.

Read More »

Taliyihii Booliska Koonfurta Gaalkacyo oo dhaawac udhintay iyo Weerar ka dhacay Ceelasha Biyaha.

0 Tuesday July 02, 2019 - 06:48:40
Sarkaalkii ugu sarreeyay ciidamada Booliska maamulka Galmudug ee magaalada Gaalkacyo ayaa udhintay dhaawac kasoo gaaray qarax shalay lala beegsaday gaarigiisa.

Read More »

Hadalkii Muuse Suudi Uu Ka Jeediyay Aaskii Qanyare Xikmad Baa Ku Qarsoonayd. WQ/ Ciise Bargaan.

0 Monday July 01, 2019 - 06:46:13
Geeridu waa mid lama huraan ah oo qof walba sugeysa ruux kastana wuxuu leeyahay wixii uu hor marsado kheyr iyo shar intaba. Dhawaan waxaa geeriyooday Maxamad Qanyare Afrax oo kamid ahaa siyaasiyiintii Muqdisho kaas oo aan hadda u baahnayn saan is leeyahay in taariikhdiisii laga hadlo sababtoo ah wuxuu…

Read More »

Koowda Luuliyo 59 Sano Kadib 1960-kii Soomaaliya oo Gumyesi dhax muquuranaysa [Warbixin].

0 Monday July 01, 2019 - 06:34:18
Xarunta madaxtooyada ee magaalada Muqdisho oo ay gacanta ku hayaan ciidamo shisheeye ayaa xalay laga xusay munaasabadda 1-da luuliyo, iyadoo uu madaxweyne Farmaajo khudbadiisa ku sheegay in dalku xor yahay oo Soomaaliya meel wanaagsan mareyso.

Read More »

Daawo Video: Sheekh Sacuudiyaan ah oo sheegay in uu ka baxay Saxwada islaamiga ah uuna qaatay islaam Qunyar socod ah!

0 Sunday June 30, 2019 - 09:44:04
Sheekh Dr Caa'id alqarni oo kamid ah culimada ugu caansan wadanka Sacuudiga ayaa si lama filaan ah u sheegay in uu ka baxay Saxwada islaamiga ah uuna qaatay islaam uu ku sheegay qunyar socod lajaan qaadi kara caalamka.

Read More »

Qaraxyo gaadiid looga gubay AMISOM iyo Weerar lagu qaaday ciidamada Dowladda oo ka dhacay deegaanno katirsan Sh/Hoose.

0 Saturday June 29, 2019 - 09:18:44
Qaraxyo iyo weeraro kala beegsaday ciidamada Shisheeye iyo maleeshiyaatka DF ayaa ka dhacay meelo kala duwan oo ka mid ah gobolka Sh/hoose sida ay noo xaqiijiyeen dad goobjoogeyaal ah iyo ilo wareedyo kala duwan.

Read More »

Siyaasi Max'med Qanyar Afrax oo ku dhintay magaalada Muqdisho [Warbixin].

0 Saturday June 29, 2019 - 09:18:44
Isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho waxaa saaka ku geeriyooday Max'med Qanyare Afrax oo muddo kusoo jiray siyaasadda dalka Soomaaliya ee ku dhisan dabadhilifnimada.

Read More »

Dhageyso: Beesha Cabdalla Caroone iyo Wilaayada Islaamiga Sh/dhexe oo Heshiis Muhiim ah gaaray.

0 Friday June 28, 2019 - 09:57:20
Kadib kullan ballaaran oo ka dhacay degmada Aadan Yabaal ee Shabeellaha dhexe ayay heshiis buuxa gaareen Beesha Cabdalla Caroone iyo wilaayada Islaamiga Sh/dhexe.

Read More »

Mid kamida Jeneraalada Ugu Sarreeya Ciidamada Itoobiya oo Geeriyooday.

0 Friday June 28, 2019 - 09:57:20
Dowladda Xabashida Itoobiya ayaa muddo laba isbuuc gudahood ah weysay labadii Jeneraal ee ugu sarreeyay ciidamada Melleteriga wadankaasi.

Read More »

Ciidanka Mareykanka oo sheegtay Mas'uuliyadda dilka ganacsade Aboow Cali Waardiyoow.

0 Thursday June 27, 2019 - 09:57:20
War rasmi ah oo kasoo baxay Taliska ciidanka Mareykanka qaaradda Afrika ee loo yaqaan (AFRICOM) ayuu ku sheegtay mas'uuliyadda duqeyn diyaaradeed oo maalin ka hor ka dhacday duleedka deegaanka Kuunyo Barroow.

Read More »

75 sana jir Gabar iyo Hooyadeed isku guursaday oo lagu dilay degmada Tooratootoow ee Sh/Hoose.

0 Thursday June 27, 2019 - 09:57:20
Fagaare ku yaalla gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxaa galabta oo Khamiis ahayd lagu dilay nin 75 jir ah oo la oran jiray Abshir Maxamad Cabdi ka dib markii lagu eedeeyay inuu guursaday Cadeey Manuur Khaliif iyo hooyadeed Xaawa Cabdi Biille.

Read More »

DAILY NATION: Al Shabaab Waa Halis Amni Oo Heysata Kenya.

0 Thursday June 27, 2019 - 09:57:20
Wargeyska afka dheer ee Daily Nation, kana soo baxa wadanka Kenya ayaa qoray warbixin dheer oo uu kaga hadlayo weerarada sii xoogeystay ee ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ka fulinayaan dhulka NFD ee kujira gumeysiga Kenya.

Read More »

Sawirro+Codad : Diyaaradaha Mareykanka oo ganacsade caan ah ku dilay duleedka degmada Kuunyo Barroow ee Sh/Hoose.

0 Wednesday June 26, 2019 - 06:58:58
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa duqeyn ay diyaaradaha Mareykanku ka geysteen degaanka tirsan Shabeelaha Hoose shalay abbaaro 05:00 (Shantii galabnimo)

Read More »

Mareykanka Oo Dadkiisa Uga Digay in ay U Safraan dalka Soomaaliya.

0 Wednesday June 26, 2019 - 06:31:32
Waaxda Socdaalka Dibada ee Dowladda Mareykanka ayaa markale soo saartay digniino loo jeedinayo dadka American-ka kuwaasi oo ku aaddan khataro ay kala kulmi karaan haddii ay usafraan dalal ku yaala Qaaradda Africa.

Read More »

Madaxweyne Farmaajo Nadiif maka yahay Tuuganimo, Musuq maasuq iyo Shisheeye kalkaalnimo? [Dhageyso Wareysi].

0 Wednesday June 26, 2019 - 06:31:32
Gar aad naqaysid oo kugu noqonaysa ayaa jirta'e Farmaajo wuxuu yiraahdaa tuug iyo musuq maasuq shisheeye raac iyo qabyaaladeyste layma tusi karo ee isagu arrimahaas maka fayoowyahay?.

Read More »

Sawirro+Warbixin: Shisheeyaha AMISOM Oo Sh/Hoose Ka Raadinaya Dad Ay Xoog Ku Askareeyaan.

0 Tuesday June 25, 2019 - 08:41:06
Kulan dhawaan ka dhacay mid kamid ah xeryaha ciidamada shisheeye ee Shabeelaha Hoose islamarkaana dhex maray saraakiil ajaanib ah oo Afrikaan iyo caddaan isugu jira iyo kuwa Soomaali ah ayaa waxaa looga hadlay culeys ciidan la'aaneed oo ka jira degaanada ay heystaan ee gobolka.

Read More »

Soomaaliyeey ukala gar qaada R/Wasaare Kheryrre iyo Maxamad Ismaaciil!! WQ: Warfaa Kheyrdoon.

0 Tuesday June 25, 2019 - 08:41:06
Dowladda Ingiriiska waa gumeystaha ugu xun gumeystayaashii dalka Soomaaliya kusoo duulay ama qabsaday sababtoo ah waa gumeystaha kaliya ee markuu naga tagayay dhulkeena u qeybiyay dowlado Kiristan ah sida:- Itoobiya iyo Kenya.

Read More »

Taliyaha Ciidanka Itoobiya oo ladhaawacay iyo Abiy Axmed oo Dareeska Ciidanka xirtay kadib isku daygii inqilaabka [Warbixin].

0 Sunday June 23, 2019 - 07:35:29
Xaalad hubanti la'aan ah ayaa ka jirta wadanka Itoobiya saacado kadib markii uu ka dhacay isku day Inqilaab oo lagu doonayay in lagu xididda siibo mid kamida dowlad goboleedyada wadanka ugu awoodda badan.

Read More »

Al Shabaab Oo Cagta Mariyay Saldhig Ciidanka Kenya ay ku lahaayeen deegaanka Yumbis ee Gobolka Gaarisa.

0 Sunday June 23, 2019 - 07:35:29
Dagaalyahanno aad u hubeysan oo katirsan ciidamada Xarakada Al-Shabaab ayaa duulaan ku qaaday saldhig ay ciidamada Kenya ku leeyihiin deegaan u dhow magaalada Gaarisa ee dhulka NFD.

Read More »

Madaxweyne Farmaajo Waa Wadani WQ: Abuukar Birmad.

0 Sunday June 23, 2019 - 07:08:09
Maxamad Cabdullaahi Farmaajo, Wuxuu ku dhashay Muqdisho sannadkii 1962-dii, saddax sano oo qura ayaana uga harsan da'da 60 sano jirka. Waxaa markii ugu horreysay la bartay Bishii Octobar 14-keedii sanadki 2010-kii, goortaasoo loo magacaabay ra'iisulwasaare. Balse waxaa si aad ah loo sii bartay…

Read More »

Al Shabaab oo 13 Askari ku dishay Weeraro ka dhacay Duleedka Buurhakaba.

0 Saturday June 22, 2019 - 07:35:29
Fahaah faahin dheeri ah ayaa kasoo baxaysa dagaallo culus iyo qarax maanta gobolka Baay lagula beegsaday ciidamo Itoobiyaan ah iyo maleeshiyaad katirsan maamulka isku magacaabay Koonfur galbeed.

Read More »

Madaxweynaha Dowlad deegaanka Amxaarada Itoobiya oo inqilaab Melleteri ka badbaaday.

0 Saturday June 22, 2019 - 07:35:29
Wararka ka imaanaya wadanka Itoobiya ayaa sheegaya in dagaallo culus ay ka dhaceen mid kamdia gbollada ugu waaweyn wadanka Itoobiya ee dhaca bariga qaaradda Afrika.

Read More »

Ciidamada Maamulka 'Galmudug' oo dad shacab ah Ku Xasuuqay Koonfurta Gaalkacyo.

0 Saturday June 15, 2019 - 08:15:46
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya xasuuq dad shacab ah xalay loogu geystay Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.

Read More »

Khasaaraha ka dhashay qaraxyadii Muqdisho oo gaaray 31 dhimasho ah.

0 Saturday June 15, 2019 - 08:12:38
Faah faahinno dheeraad ah ayaa laga helayaa qaraxyo waaweyn oo maanta ruxay magaalada Muqdisho kuwaas oo lala beegsaday laba koontarool oo xasaasi ah lagana ilaaliyo xarumaha ugu muhiimsan ee aadka u ilaaliso Dowladda Federaalka.

Read More »

Al Shabaab Oo Weerar lagu dilay ugu yaraan 11 Askari Kenyaan ah ka fulisay Gobolka Wajeer.

0 Saturday June 15, 2019 - 07:58:42
Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa markale weeraro khasaara badan lagu gaarsiiyay ciidamada dowladda Kenya ka fulisay gudaha dhulka Soomaalida NFD ee gummeysiga kujira.

Read More »

Suldaan Mayoow "Ninkii Ay Maraykanku Ku Dileen Tooratoorow Wuxuu Ahaa dullaal gaadiidka Rakaabka ah rara" Dhageyso.

0 Sunday June 09, 2019 - 12:13:17
Suldaan Max'med Abuukar Mayow oo ah Afhayeenka Odayaasha dhaqanka ee wilaayada islaamiga ee Shabeellaha hoose ayaa waraysi uu siiyay Idaacadda islaamiga ee Al-Furqaan wuxuu kaga hadlay duqeyn ay Maraykanku ka fuliyeen qeybo kamid ah gobolka.

Read More »

Yuusuf Daabageed Oo Xiriirka ujaray Maamulka Hirshabelle iyo Sarkaal lagu dhaawacay Jawiil.

0 Sunday June 09, 2019 - 11:23:39
Xiisado siyaasadeed ayaa ka jira gobolka Hiiraan maalin kadib markii uu hoggaamiyaha maamulka Hirshabelle shaqada Eryay Yuusuf Dabageed.

Read More »

Sawirro: Dad Dhimasho iyo Dhaawac Ku Noqday Roobab ka Da'ay Bartamaha Soomaaliya.

0 Wednesday April 24, 2019 - 11:14:03
inta badan gobollada dalka Soomaaliya waxaa ka curtay Roobabka Xilliga Guga kadib Jiilaal dheer oo lasoo maray.

Read More »

Dhibaatada Heysta Soomaalida Koonfur Africa [Dhagayso Warbixin]

0 Monday April 22, 2019 - 09:57:05
Wadanka Koonfur Africa waxaa ku nool Soomaali badan oo sanadihii lasoo dhaafay ku qul qulayay dalkaas, waxaana heysta dhibaatooyin kala duwan.

Read More »

Daawo Video: Lacago Malaayiin Dollar ah oo laga helay Hoyga Cumar Al Bashiir Madaxweynihii Suudaan.

0 Sunday April 21, 2019 - 11:26:48
Muctasim Maxamuud oo ah dacwad soo oogaha guud ee wadanka Suudaan ayaa ku dhawaaqay in ay gacanta ku dhigeen lacago boqolaal Milyan dollar ah oo uu qarsaday Cumar Xasan Al Bashiir madaxweynihii Suudaan ee isbuuc ka hor Inqilaabka melleteri lagu riday.

Read More »

Weeraro Xooggan oo lagu qaaday saldhigga Ciidamada Itoobiya ee degmada Garbahaarey.

0 Saturday April 20, 2019 - 09:29:05
Xoogag aad u hubeysan oo katirsan Xarakada Al Shabaab ayaa weeraro safballaaran ah ku qaaday saldhigga ciidamada Xabashida Itoobiya ay ku leeyihiin Garbahaareey.

Read More »

Dhageyso: Wariye Filibiin oo Wareysi Kulul layeeshay Xildhibaan Cabdi Raxmaan Ibbi

0 Saturday April 20, 2019 - 09:29:05
Idaacadda Islaamiga Alfurqaan ayaa wareysi xiisa leh la yeelatay Xildhibaan Cabdi Raxmaan Ibbi oo kamid ah baarlamaanka dowladda Federaalka.

Read More »

28 katirsan Ciidamada Booliska Faransiiska Oo isdaldalay [Warbixin].

0 Saturday April 20, 2019 - 09:29:05
Tobaneeyo kamid ah askarta iyo saraakiisha Booliska dowladda Faransiiska ayaa naftooda gooyay xilli khalalaasa siyaasadeed uu ka jiro magaalooyinka waaweyn ee wadankaasi.

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo Looga Hadlay Dhibaatada Heysata Bulshada Muqdisho.

0 Friday April 19, 2019 - 09:29:05
Diiradda Jimcaha, waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan waxaana lagu falanqeeyaa hadba mowduuca taagan todobaadka iyadoo laga eegayo maslaxadda bulshada.

Read More »