Wararka

Khasaaraha Ciidamada Uganda kasoo gaaray Weerarkii Buula Mareer Oo Gaaray 51 dhimasho ah.

0 Monday July 31, 2017 - 07:28:47
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar dhaba-gal ah oo ay ciidamada Al-Shabaab u dhigeen calooshood u shaqaystayaasha Ugaandha ee kamid ah huwanta duullaanka kusoo qaaday dalka Soomaaliya.

Read More »

Dowladda Sacuudiga oo Martiqaad Ufidisay Mid Kamida Hoggaamiyaasha Shiicada Wadanka Ciraaq.

0 Monday July 31, 2017 - 07:28:47
Xukuumadda Aala Sacuud ayaa wadankeeda ku martiqaadday Hoggaamiyaal shiico ah oo xasuuq daran ka geystay wadanka Ciraaq.

Read More »

Idaacada Andalus Oo Xarun Cusub Ka Hirgalisay Magaalada Ceel-Cadde Ee Gobalka Gedo.

0 Monday July 31, 2017 - 07:28:47
Munaasabad ballaaran oo xariga looga jarayay xarun cusub oo Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ay ka hirgalisay gobalka Gedo ayaa ka dhacday magaalada Ceelcadde ee gobalka Gedo.

Read More »

Codad: Sidee Loo arkay Khasaarihii AMISOM Ku Gaaray Shabeelaha Hoose.

0 Monday July 31, 2017 - 07:28:47
Xili shalay Ciidamada Shisheeyaha ay ku go'een dagaal ka dhacay shabeelaha Hoose ayaa guusha laga gaaray Macrikadaasi waxaa ka fal celiyay odayaal dhaqan oo haatan ku dhaqan Gobalka Shabeelaha Hoose.

Read More »

Cali Nuur "AMISOM waxay mareysaa in intaas oo Askari uga dhintaan si ay Cunto iyo Biyo ugu geeyaan Ciidamadooda" [DHAGEYSO].

0 Monday July 31, 2017 - 07:28:47
Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Shabeellaha hoose ee Dowladda Fedraalka Cali Nuur Maxamed ayaa ka hadlay weerarkii khasaaraha badan lagu gaarsiiyay Ciidamada AMISOM ee shalay ka dhacay duleedka degmada Buulo mareer.

Read More »

Dhageyso: Sheekh Cali Dheere Oo Faah Faahiyay Dagaalkii Lagu Xasuuqay Ciidamada AMISOM Ee ka Dhacay Deegaanka Golweyn.

0 Monday July 31, 2017 - 07:28:47
Sheekh Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) Afhayeenka Xarakada Al Shabaab ayaa Shir Jaraa'id oo uu qabtay uga hadlay dagaalkii ciidamada badan looga laayay Ciidamada AMISOM ee ka dhacay deegaanka Golweyn ee gobolka Sh/Hoose.

Read More »

Faah Faahin: Ciidamada AMISOM Oo Dib Loogasoo Waabiyay Degmada Janaale Kadib Dagaallo Culus.

0 Sunday July 30, 2017 - 16:05:51
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaallo culus oo markale dib uga qarxay degmada Janaale oo katirsan Shabeelaha Hoose.

Read More »

Dhageyso:Diiradda Jimcaha oo looga hadlay Maxaabiista Ku Dhibaateysan Xabsiyada Dowladda Federaalka.

0 Sunday July 30, 2017 - 16:05:51
Barnaamijka todobaad laha ee Diirada Jimcaha ayaa maanta lagu soo qaatay Maxaabiista ku dhibaataysan Xabsiyada Dowlada Federalka iyo Maamul Goboleydyada.

Read More »

Jeneraal Ismaaciil Danab oo Muqdisho Lagu Dilay iyo Al Shabaab oo Ka Hadashay.

0 Sunday July 30, 2017 - 16:05:51
Mas'uul sare oo katirsan ciidanka Melleteriga Dowladda Federaalka ayaa lagu dilay degmada Hodon ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Faah Faahin: Al Shabaab Oo Ku Dhawaaqday in 39 Askari Ay Ka dishay AMISOM Kadib Weerarkii Buula Mareer.

0 Sunday July 30, 2017 - 07:28:47
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaallo culus oo maanta barqadii ka dhacay deegaanno ku dhow magaalada Buula Mareer ee gobolka Sh/Hoose.

Read More »

Madaxii Warfaafinta Aqalka Cad Oo is Casilay Kadib 10 Maalmood oo Magacaabistiisii kasoo Wareegtay.

0 Sunday July 30, 2017 - 07:28:47
Tan iyo markii Donald Trump uu la wareegay madaxtinimada dalka Maraykanka, waxaa la dareemayay khilaafaad iyo iska daba hadal ay sameynayaan madaxda dowladda Maraykanka, iyadoo loo aaneynayo siyaasadda iyo qalafsanaanta madaxweynahan ay dad badi ku tilmaamaan inuu yahay mid waalan.

Read More »

Dhimasho iyo Dhaawac Ka Dhashay Weerar ismiidaamin Ah Oo Ka Dhacay Magaalada idlib Ee Wadanka Suuriya.

0 Tuesday July 25, 2017 - 08:33:08
Khasaara lixaad leh ayaa ka dhashay weerar ismiidaamin ah oo ka dhacay magaalo dhacda waqooyiga Suuriya oo ay maamulaan xoogaga Mucaaradka ah.

Read More »

Al Shabaab Oo Weeraro Safballaaran Ah Ku Qaaday Degmooyin Katirsan Gobolka Hiiraan.

0 Monday July 24, 2017 - 08:33:08
Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ee dhaca bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in dagaallo culus ay markale dib uga qarxeen magaalo ay gacabta ku hayaan ciidamada shisheeyaha Jabuuti.

Read More »

Hanjabaadda Dowladda Federalka Ee Ku Wajahan Ganacsatada Muqdisho Ma Tahay Mid Dhaqan Geli Karta? W/Q Warfaa Kheyrdoon.

0 Monday July 24, 2017 - 08:18:35
Kadib markii ay dowladda federalku ku fashilantay hawl galkii ay ugu magac dartay xasilinta caasimadda, sidoo kalana uu Wasiirka Maaliyadda sheegay in dowladda Turkigu ka goosatay dhaqaale badan oo ay siin jirtay, ayaa waxay ku khasbanaatay in ay handaddo shacabka ku dhaqan gobolka Banaadir.

Read More »

Ciidamo Katirsan Maamulka 'Koonfur' Galbeed Oo Ku Dhintay Qarax Ka Dhacay Duleedka Baydhabo.

0 Sunday July 23, 2017 - 20:30:41
Ugu yaraan Afar Askari oo katirsanaa ciidamada maamulka 'Koonfur Galbeed' isku magacaabay ayaa lagu dilay tira kalane waa lagu dhaawacay qarax ka dhacay duleedka magaalada Baydhabo.

Read More »

Weerar Gaari looga Gubay Ciidanka Kenya Oo Ka Dhacay Duleedka Baardheere.

0 Sunday July 23, 2017 - 20:30:41
War hadda nagasoo gaaray gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamada Kenya gaari gaashaaman looga gubay weerar dhabagal ah ah oo ku qabsaday inta u dhaxaysa deegaanada Faxfaxdhuun iyo Tarako ee gobolka Gedo.

Read More »

DAAWO: Al-Kataa'ib Oo Filim Infographic Ah Ka Soo Saartay Khasaaraha Kenya Ka Soo Gaaray Duulaanka Soomaaliya Ee Galay Sanadkii 6-aad.

0 Sunday July 23, 2017 - 20:30:41
Mu'asasada Al-Kataa'ib, garabka warbaahineed ee Xarakada Al-Shabaab ayaa filim Infographic ah ka soo saartay qasaaraha Military, midka dhaqaale iyo midka nafeed ee Kenya ay kala kulantay Duulaankii ay ku soo qaaday Soomaaliya sanadkii 2011-kii.

Read More »

Akhriso: Warbixin Xiisa Leh:-"Habeen Uusan Hurdin Max'med Bin Naa'if" Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Gudaha Sacuudiga.

0 Sunday July 23, 2017 - 20:23:26
Faah faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya sababtii keentay in xilkii uu hayay laga qaado islamarkaana la ceyriyo Wasiirkii arrimaha gudaha iyo dhaxal sugihii dalkaasi Muxamed Bin Naayif, kaas oo muddo dheer ka mid ahaa Saraakiisha awoodda badan ku dhex leh Nidaamka Saudi Arabia.

Read More »

Xildhibaan Mahad Salaad "Dalkaan laguma maamuli karo Wareegto iyo War saxaafadeed".

0 Sunday July 23, 2017 - 13:35:43
Quux siyaasadeed ayaa ka dhax dilaacay mas'uuliyiinta ugu sarraysa dowladda Federaalka kadib amaro iyo caga jugleyn ka dhan ah ganacsatada Muqdisho oo kasoo yeeray wasiirro laf dhabar u ah xukuumadda Xasan Cali Kheyrre.

Read More »

Erdogaan Oo Qalab Qaatay Xallinta Khilaafka Ragaadiyay Dowladaha Gacan Carbeed.

0 Sunday July 23, 2017 - 13:35:43
Rajeb Dayib Erdogaan Madaxweynaha wadanka Turkiga ayaa ku dhawaaqay olole ballaaran oo xal loogu raadinayo khilaafka gaamuray ee ka dhax aloosan madaxda qaar katirsan dowladaha gacanka Carbeed.

Read More »

Sawir: Wiil Uu Dhalay Amiirka Xarakada Taliban Oo Weerar Naf-Hurnimo Ka Fuliyay Wadanka Afghanistan.

0 Saturday July 22, 2017 - 19:21:02
Warar soo baxay ayaa sheegaya in mid kamida wiilasha Amiirka Xarakada islaamiga Taliban uu kamid ahaa Rag naftood hurayaal ah oo shalay weerar xooggan ka Fuliyay Koonfurta Wadanka Afghanistan.

Read More »

Daawo : Askari Mareykan ah oo ku faanay inuu dilay Kumanaan Ciraaqiyiin ah!.

0 Saturday July 22, 2017 - 11:41:28
Mid ka mid ah Askarta Mareykanka ayaa waxa uu ku faanay inuu dilay kumanaan qofood oo Ciraaqiyiin ah intii uu ka tirsanaa Ciidamadii Mareykanka ee ku sugnaa Wadanka Ciraaq.

Read More »

Sean Spicer Afhayeenkii Aqalka Cad Mareykanka Oo is Casilay.

0 Saturday July 22, 2017 - 11:41:28
Wararka ka imaanaya wadanka Mareykanka ayaa sheegaya in uu si lama filaan ah isku casilay mid kamida mas'uuliyiinta sida aadka ah ugu dhow Donald Trum madaxweynaha Cunsuriga dalka Mareykanka.

Read More »

Ciidamada Huwanta Ah Oo isaga Huleelay Deegaanka Buula Guduud Ee Duleedka Magaalada Kismaayo.

0 Saturday July 22, 2017 - 11:41:28
Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in ciidamada Xarakada Al Shabaab ay dib ula wareegeen deegaan istiraatiiji ah oo kaabiga ku haaya magaalada Kismaayo.

Read More »

Seddax Yahuud ah oo lagu gowracay Daanta Galbeed iyo Ninkii dilay oo la toogtay.. [Akhri dar-daarnkiisa].

0 Saturday July 22, 2017 - 11:21:02
Seddax ka mid ah Yahuudda xoogga lagu dejiyay dhulka Filastiin ayaa la dilay, mid Afaraadna wuu dhaawacmay markii Nin Muslim ah oo Filastiini ah uu howl-gal ka fuliyay tuulada "Nebi Saalix" ee bariga magaalada Ramallah.

Read More »

Al Shabaab Oo Dib Uqabsaday Deegaano Dhanka Waqooyi Uga Beegan Magaalada Kismaayo.

0 Saturday July 22, 2017 - 11:21:02
Boqolaal katirsan ciidamada Xarakada Al Shabaab ayaa kulaalaya magaalada Kismaayo saacado kadib markii ay ka adkaadeen ciidamo huwan ah oo maalmihii lasoo dhaafay ay kula dagaallamayeen dhul istiraatiiji ah.

Read More »

Hoggaamiyaha Qadar Oo Si Kulul Ula Hadlay Xulufada Sacuudiga iyo Imaaraatka Ee Wadankiisa Hareereeyay.

0 Saturday July 22, 2017 - 11:21:02
Markii ugu horraysay Hoggaamiyaha Wadanka Qadar ayaa ka hadlay go'doominta aan guuleysan ee wadankiisa ay kusoo rogeen xulufada Sacuudiga iyo imaaraatka oo khilaaf ba'an kala dhaxeeyo.

Read More »

Maxaabiis Soomaali Ah Oo Lagasoo Daayay Xabsiyo Kuyaal Wadanka Itoobiya Ayaa Muqdisho laga Dejiyay.

0 Saturday July 22, 2017 - 10:17:51
Garoonka diyaaradaha caalamiga magaalada Muqdisho waxaa caawa fiidkii soo caga dhigatay diyaarad xamuul ah oo tobaneeyo maxaabiis Soomaali ah kasoo daabushay dhanka wadanka itoobiya.

Read More »

[Warbixin]: Dhimashada Ka Dhalatay Dagaalka Xeraale Oo Gaartay 20 Qof.

0 Saturday July 22, 2017 - 10:17:51
Waxaa sii kordhaya khasaaraha ka dhashay dagaallo culus oo maalmihii lasoo dhaafay ka dhacayay deegaan dhaca Waqooyiga gobolka Galguduud ee bartamaha dalka Soomaaliya.

Read More »

Sawirro: Xaflad Lagu Soo Xirayay Dowro Loo Qabtay Odayaasha Sh. hoose Oo Ka Dhacday Degmada Awdheegle.

0 Friday July 21, 2017 - 12:46:52
Munaasabad ballaaran oo lagu soo xirayay dowro muddo 4 maalin u socotay odayaasha WI Sh hoose ayaa ka dhacday degmada Awdheegle iyadoo marti kala duwan ay kasoo qeyb gashay xafladii la qabtay.

Read More »

Malaayiin Qof FilasdiiniyiinAh oo Ka Qeyb Galay "Jumcaha Carada" Ee Lagu Difaacayo Masjidka Al-Aqsaa.

0 Friday July 21, 2017 - 12:46:52
Malaayiin qof oo muslimiin reer Filasdiin ah ayaa isugusoo baxay magaalooyinka waaweyn ee dhulalka Barakeysan si ay uga qeyb qaataan Maalinta loogu magac daray "Jumcaha Carada", waana iskusoo baxyo lagu difaacayo Masjidka Al-aqsaa.

Read More »

Ciidamada Al Shabaab Oo Dagaal Kula Wareegay Deegaanka Far-libaax Ee Kaabiga Ku Haya Degmada Mustaxiil.

0 Friday July 21, 2017 - 12:46:52
Ciidamo aad u hubeysan oo katirsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa xalay saqdii dhexe weeraro xooggan ku qaaday deegaan katirsan gobolka Hiiraan ee dhaca bartamaha dalka Soomaaliya islamarkaana kaabiga ku haaya dhulka Somaligalbeed ee Itoobiya gumeysayo.

Read More »

Weeraro Madaafiic Ah oo Lagu Qaaday Saldhigyo Ciidamada Shisheeye Uga Suganyihiin Buula Guduud iyo Garoonka Diyaaradaha Jowhar.

0 Friday July 21, 2017 - 12:46:52
Wararka ka imaanaya gobollo dhaca Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in weeraro hor leh lagu qaaday saldhigyo ay ku sugnaayeen ciidamo AMISOM iyo Mareykan ah.

Read More »

Dhageyso: Barnaamij Gaar Ah [Danaha Gumeystaha iyo Ma Damqadayaasha].

0 Friday July 21, 2017 - 12:46:52
Shisheeyaha soomaaliya qabsaday keliya awoodda ciidan ma isticmaalo ee wuxuu juhdi iyo qarash badan ku bixiyaa in uu bedelo sida saxan ee dadku u fikirayaan waxaana uu geed dheer iyo mid gaabanba u koraa in uu umadda ku dhigo dhabba aan ceel tegin.

Read More »

Sawirro: Sarkaal Katirsanaa Maamulka 'Jubbaland' iyo Ciidamo ilaala u Ahaa Oo isku dhiibay Xarakada Al Shabaab.

0 Thursday July 20, 2017 - 13:36:13
Mid Kamida Saraakiisha ugu sarraysa maamulka 'Jubbaland' isku magacaabay iyo ciidamo ilaala u ah ayaa isku dhiibay maamul islaami ah oo taabacsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

Read More »