Keydka Sawirada

DAAWO AL JAZEERA: Maleeshiyaad Hubkooda Ku Wareejinaya Al-Shabaab Si Loo Cafiyo.

0 Wednesday November 23, 2016 - 07:25:58
Boqolaal maleeshiyaad towbadkeenayaal ah oo ka garab dagaalamayey ciidamada Itoobiya iyo maleeshiyaadka DF ayaa dhowrkii bilood ee la soo dhaafay isku soo dhiibay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, Iyadoona maleeshiyaadkan lagu soo bandhigay meello kala duwan.

Read More »

Sawirro+Codad: Bandhig Cilmiyeed Heer Sare Ah Oo Lagu Qabtay Magaalada Saakoow.

0 Tuesday November 22, 2016 - 16:46:09
Magaalada Saakoow ee gobolka Jubbada dhexe waxaa ka dhacay Bandhig cilmiyeed si heer sare ah loosoo agaasimay oo aqoontooda ay kusoo bandhigeen qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Read More »

Video+Sawirro: Telefeshinka Al-Jazeera oo warbixin ka sameeyay Ciidamada aadka u tababaran ee Xarakada Al-Shabaab.

0 Sunday November 20, 2016 - 06:38:12
Tv-ga Aljazeera ee saldhiggiisu yahay dalka Qatar ayaa warbixin sawirro wadata ka sameeyay Ciidamada aadka u tababaran ee Xarakada Al-Shabaab kuwaas oo in dhawaanba fulinayay weerarro dhiig badan uu ku daatay oo lagu qaaday saldhigyo waaweyn oo ay leeyihiin Ciidamada Shisheeye ee jooga Soomaaliya.

Read More »

Daawo Sawirro: Qabsashadii Ciidamada Mujaahidiinta Ee Deegaanka Goof-guduud Duleedka Magaalada Baydhaba.

0 Tuesday November 08, 2016 - 08:04:05
Xaalad deganaan ah ayaa ka xasishay deegaanka Goofguduud ee gobolka Bay kadib dagaallo culus oo maalmihii lasoo dhaafay ku dhaxmarayay ciidamada Mujaahidiinta iyo kuwa maamulka Shariif Sakiin.

Read More »

Sawirro: Bandhig Dacweed Cajiib Ah oo Lagusoo Bandhigay Magaalada Jilib Ee Jubbada Dhexe.

0 Saturday October 29, 2016 - 18:21:36
Bandhig cilmiyeedkan oo cinwaankiisu ahaa كن داعيا oo macnaheedu yahay noqo qof daaci ah ayaa si heer sare ah loogu soo bandhigay wilaayada Jubbooyinka gaar ahaan magaalada Jilib.

Read More »

Sawirro: Mashruuc Biya Gelin Ah oo Laga Hirgeliyay Magaalada Saakoow Ee Gobolka Jubbada Dhexe.

0 Sunday October 23, 2016 - 06:49:03
Shacabka ku dhaqan magaalada Saakoow ee gobolka Jubbada dhexe ayaa si diirran usoo dhaweeyay mashruuc biya gelin ah oo magaaladaasi laga hirgeliyay.

Read More »

Daawo Sawirrada: Ciidamo Mareykan iyo Soomaali Ah oo Dad Shacaba Ku dhibaateeyay Deegaanka Sabiid Ee Sh/hoose.

0 Sunday October 23, 2016 - 06:16:57
Khamiistii lasoo dhaafay ciidamo caddaan Mareykan ah iyo maleeshiyaad Soomaali calooshood u shaqeystayaal ah ayaa duullaan ku qaaday deegaan dhaca duleedka degmada Afgooye Sh/Hoose.

Read More »

Daawo Sawirro: Ciidamo Kasoo Goostay Maamulka Jubbaland oo isku Dhiibay Xarakada Al Shabaab Ayaa Lagusoo Bandhigay Magaalada Jilib.

0 Thursday October 20, 2016 - 07:27:14
Ciidamo hor leh oo katirsanaa maamulka isku magacaabay Jubbaland ayaa iyagoo hubkooda wata iskusoo dhiibay maamullada Islaamiga Jubbooyinka ee hoos taga Xarakada Al Shabaab.

Read More »

Warbixin+Sawirro: Gudiga dhismaha Masjid Jaamaca Buulo-Fuuleey oo ka warbixiyay xaaladda Masjidka, Baaqna u diray dadka Muxsiniinta ah.

0 Saturday October 08, 2016 - 12:01:02
Masjid jaamaca buulo-fuleey oo dhismihiisu bilowday bishii saddexaad 2016-ka ayaa ku bilowday is xilqaamid ay is xilqaameen dadka ku nool deegaanka buulofuleey iyo magaalooyinka kale ee ku dhowdhow oo wax ku darsaday.

Read More »

Sawirro: Kumanaan Ruux ayaa laga daad gureeyay gobollo kuyaalla Dalka Mareykanka, xilli la filayo inay ku dhuftaan duufaanno xooggan.

0 Thursday October 06, 2016 - 16:08:35
Maamulayaasha dalka Mareykanka ayaa amar ku siiyay boqollaal kun oo ruux oo ku nool deegaanno ka tirsan gobollada Florida iyo South Carolina inay ka baxaan guryahooda, iyadoo la filayo in gelinka dambe ee maanta oo Khamiis inay halkaas ku dhufato duufaanta loogu magac daray maathiyuu.

Read More »

Sawirro+Codad:Shirkii Golaha Fulinta Nuqabada Beelaha Soomaaliyeed oo Hoggaan Cusub Doortay Fariin Culusna u diray Gumeystaha.

0 Tuesday October 04, 2016 - 20:20:57
Waxgaradka Soomaaliyeed ee ku dhaqan wilaayaatka Islaamiga ah ee dhaca Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya ayaa doortay Hoggaan cusub oo dhanka dhaqanka ah.

Read More »

Sawirro: Al Shabaab oo Soo Bandhigtay Meydadka Askar Kenyaan ah iyo Gaadiid Booliska Kenya looga Qabsaday Duleedka Gaarisa.

0 Monday October 03, 2016 - 21:42:55
Dowladda Kenya ayaa qirtay in khasaara lixaad leh uu kasoo gaaray weerar qorshaysan oo ciidankeeda ku sugan deegaanka Haamey ay la kulmeen.

Read More »

Daawo Sawirrada: Melleteriga itoobiya oo 170 Qof Muslimiin Oromo Ah Ku Xasuuqay Magaalada Bishoftu.

0 Monday October 03, 2016 - 09:19:00
Wadanka Itoobiya waxaa sii xogeystay kacdoonka shacbiga ah ee ka dhanka ah Taliska Tigreega magaalada Addis Ababa

Read More »

DAAWO Video : Sidee Ciidul Adxaa Looga Ciiday Qaar ka tirsan Gobollada Soomaaliya?

0 Wednesday September 28, 2016 - 20:19:11
Idaacadda Islaamiga ah ee Al-Furqaan ayaa filim kooban ka diyaarisay qaabkii looga ciiday Wilaayaadka Islaamiga ah ciidii Al-Adxaa ee aynu dhawaan kasoo gudubnay.

Read More »

Sawirro+Video : Al-Kataib oo Soo bandhigtay Maxbuus Kenyaan ah oo ku jira gacanta Alshabaab.

0 Visits: 4187 | Wednesday September 28, 2016 - 19:53:47
Mu'assasada Al-Kataaib ee garabka Warbaahineed Xarakada Alshabaab ayaa sii deysay Muuqaal Video ah oo uu kasoo muuqanayo mid ka mid ah Askarta Maxaabiista ah ee u dhashay dalka Kenya ee lagu qabtay dagaalkii cuslaa ee horraantii Sanadkan ka dhacay deegaanka Ceel-Cadde ee gobolka Gedo.

Read More »

Hey'adda Kheyriga ee Al-Ixsaan oo Dawo iyo Raashiin ka qeybisay Wilaayada Jubbooyinka. (Sawirro)

0 Tuesday September 27, 2016 - 13:05:03
Sawiradan oolagu baahiyay baraha internetka waxa lagu soo bandhigay waxqabadka hay'adda khayriga ah ee Al-ixsaan oo howlo badan ka qabatay qaybo ka mid ah Jubbooyinka.

Read More »

Video+Sawirro : Alshabaab oo Baahisay Farriin uu soo diray Askari Maxbuus ah oo u dhashay Dalka Uganda.

0 Visits: 7029 | Monday September 26, 2016 - 19:00:46
Xarakada Alshabaab ayaa markii ugu horreysay baahisay Video oo uu kasoo muuqanayo Askari Maxbuus ah oo u dhashay dalka Uganda, kaas oo Sannad ka hor lagu qabtay dagaalkii cuslaa ee ka dhacay deegaanka Jannaale ee gobolka Shabeellaha hoose.

Read More »

DAAWO Sawirada: Ganiimadii Lagu Soo Furtay Dagaalkii Haameey Oo La Soo Bandhigay.

0 Visits: 9205 | Sunday September 25, 2016 - 12:51:21
Meydadka ciidamo Kenyaati ah oo lagu laayey weerar Mujaahidiintu ay ka fuliyeen deegaanka Haameey ee gobolka NFD ayaa lagu soo bandhigay degmada Jilib ee Wilaayada Jubooyinka.

Read More »

Daawo Sawirrada: Jimciyada Al-Ixsaan Oo Mashruuc Waro Qodis Ah Ka Sameysay Gobollada Baay iyo Bakool.

0 Saturday September 24, 2016 - 09:45:28
Jimciyada Al-Ixsaan AlKhayriyah ayaa mashruuc waro qodis ah ka samesay deegaano ka tirsan Gobollada Baay iyo Bakool, taas oo ay ka faa'ideysan doonaan kumanaan shacab ah oo u badan beeraley iyo xoola-dhaqato.

Read More »

Sawirro: Sarkaal Katirsanaa Sirdoonka Dowladda Federaalka oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho.

0 Wednesday September 21, 2016 - 19:03:43
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax xooggan oo maanta duhurkii ka dhacay degmada C/caziiz ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Daawo Sawirro: Waa Sidee Muuqaalka Degmada Moqokori Ee Gobolka Hiiraan Kadib Ka Bixitaankii Ciidanka Itoobiya iyo Dib Usoo Laabashada Maamulka Islaamiga Ah.

0 Visits: 4134 | Tuesday September 20, 2016 - 19:50:35
Maalmo ka hor Ciidamada Xabashida Itoobiya ayaa ka baxay degmada Moqo-Kori ee Gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya.

Read More »

Daawo Sawirro: Maamulka Islaamiga Jubbooyinka Oo Kanaal Ka Dhisaya Wabiga Jubba Ee Mara Magaalada Kamsuuma.

0 Monday September 19, 2016 - 17:20:15
Gobollada Jubbooyinka waxay kamid yihiin dhulka hodanka ee allah uu kumaneystay umada Soomaaliyeed waxaana ka soconaya dadaallo lagu doonayo in lagu hormariyo beeraha iyo kafaa'iideysiga biyaha wabiga Jubba.

Read More »

Sawirro+codad: Wilaayada Islaamiga Galguduud oo Heshiis Buuxa Dhax dhigtay Beelaha Murusade iyo Ceyr oo Xurguf Dhaxmartay.

0 Saturday September 17, 2016 - 21:18:38
Kadin Kulan ballaaran oo ka dhacay deegaanka Warxoolo ee gobolka Galguduud ayay heshiis buuxa ku gaareen beelaha walaalaha ah ee Ceyr iyo Murusade oo bil ka hor ku dagaallamay deegaanno Galguduud katirsan.

Read More »

Daawo Sawirro: Fantasyo Cajiib ah oo Lagusoo Gaba Gabeeyay Magaalada Jilib Ee Jubbada Hoose.

0 Thursday September 15, 2016 - 21:25:46
Magaalada Jilib ee gobolka Jubbada dhexe waxaa lagusoo gaba gabeeyay Fantasyaha munaasabadda Ciidul adxaa.

Read More »

Daawo Sawirrada: Wilaayada Shabeellaha hoose oo soo gaba gabeysay Fantasyaha Ciidda.

0 Wednesday September 14, 2016 - 20:39:59
Dhammaan degmooyinka iyo deegaannada gobolka shabeellaha Hoose waxaa lagusoo gaba gabeeyay dabaal degyadii munaasabadda Ciidul adxaa.

Read More »

Daawo Sawirro:Dabaal degyada Munaasabadda Ciiddul Adxaa oo Lagusoo Gaba Gabeeyay Wilaayaatka Islaamiga Soomaaliya.

0 Wednesday September 14, 2016 - 08:02:21
Dhammaan wilaayaatka Islaamiga ah ee dhaca Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya waxaa lasoo gaba gabeeyay dabaal degyadii munaasabadaha ciidul adxaa.

Read More »

Daawo Sawirro: Shacabka Magaalada Jilib oo Si aan Horay loo Arag Ugu Dabaal degay Munaasabadda Ciidul Adxaa.

0 Tuesday September 13, 2016 - 18:05:49
Waxaa maalintii labaad ka socda magaalooyinka wilaayaadka islaamiga ah ee dhaca Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya dabaal degyo ay dhigayaan shacabka muslimiinta ah.

Read More »

Daawo: Mahrajaan Islaami ah oo Ka Dhacay Deegaanka Mubaarak Ee Gobolka Sh/hoose.

0 Tuesday September 13, 2016 - 09:26:52
Maalintii 2-aad ayay Muslimiinta caalamka udabaal degayaan munaasabadda Ciiddul adxaa ee Barakaysan.

Read More »

Daawo Sawirada: Magaalada Galhareeri oo Si Wanaagsan Looga Ciiday iyo Dhoolatus ay soo Bandhigeen Ciidamada Al Shabaab.

0 Monday September 12, 2016 - 20:08:11
Dhammaan Magaalooyinka iyo deegaanada Wilaayada Islaamiga Galguduud ee bartamaha Dalka Soomaaliya ayaa si heer sare ah looga oogay Munaasabadda Barakaysan ee Ciidul Adxaa.

Read More »

Daawo Sawirro:Sida Looga Looga Ciiday Deegaanka Mubaarak Ee Gobolka Sh/Hoose.

0 Monday September 12, 2016 - 20:06:11
Dhammaan bulshada muslimiinta ee ku nool magaalada Mubaarak ayaa saaka si wayn isug soo baxday si ay u gutaan salaadda ciidda oo goob fagaare ah loo diyaariyay, fagaarahaasi oo aad u qurux badnaa oo ahaa dhul beeralay ay ku hareeraysan yihiin.

Read More »

Sawirro: Magaalada Saakoow Ee Gobolka Jubba Dhexe oo Si Heer Sare ah Looga Ciiday.

0 Monday September 12, 2016 - 20:06:11
Iyadoo maanta ay aheyd maalinta koowaad ee munaasabada ciidul adxaa ayaa si weyn loogu damaashaaday wilaayadka islaamiga ah ee lagu maamulayo shareecada islaamka.

Read More »

Sawirro:Degmada Kuunya Barroow oo Munaasabadda Ciidda Looga Dabaal degay.

0 Monday September 12, 2016 - 18:50:04
Deegaanka Kuunya-Barrow oo kamid ah deegaannada hoos yimaada magaalada Baraawe ee Wilaayada Islaamiga ah ee Shabeellaha hoose ayaa kamid ah meelaha sida wanaagsan looga ciiday maalinta koowaad ee Ciidul Adxaa.

Read More »

Daawo Sawirrada: Magaalada Jilib oo Si Heer Sare Ah Looga Dabaal Degay Munaasabadda Ciidul Adxaa.

0 Monday September 12, 2016 - 11:55:40
Bulshada ku nool degmada Jilib ayaa saaka si wayn isugu soo baxay fagaaraha wayn ee Macallin Aadan Xaashi Ceyroow loogu magac daray, fagaarahaasi oo ku caanbaxay salaadaha ciidda iyo fulinta xuduudaha sharciga ah.

Read More »

Sawirro+Codad: Beesha Garre oo Ugaas Cusub Caleema saaratay iyo Mas'uuliyiin Ka Qeyb galay.

0 Friday September 09, 2016 - 19:45:41
Kadib Munaasabad ballaaran oo ka dhacday degmada Tooratoorow ee wilaayada islaamiga Sh/hoose oo ay kasoo qeyb galeen mas'uuliyiin iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa lagu doortay Ugaas cusub oo ay yeelatay Beesha Garre oo kamid ah beelaha Soomaaliyeed.

Read More »

Daawo: Aaladda Robot-ka oo loo Bedelay Qowsaar ilaaliya Xoolaha Nool Mar qura ayuu Geel Jire iyo Beer Fale Noqon karaa.

0 Monday August 29, 2016 - 20:26:38
Khubaro ku takhasusay arrimaha Tignoolijiyada oo u dhashay wadanka Australia ayaa hindisay wadiiqo cusub oo lagu hormarinayo tacabka beeraha iyo dhaqashada xoolaha nool.

Read More »