Warar Caalami Ah

Fidel Castro Madaxweynihii Cuba oo Geeriyooday.

0 Saturday November 26, 2016 - 19:19:08
War rasmi ah oo kasoo baxaya Xukuumadda Cuba ayaa lagu xaqiijiyay in uu geeriyooday hoggaamiyihii hore ee wadankaasi.

Read More »

Daawo:Magaalooyinka iyo Deegaanada Yahuudu degto ee Dhulka Filasdiin oo Wali Gubanaya.

0 Saturday November 26, 2016 - 19:19:08
Dhulka Filasdiin ee Yahuuddu xoogga ku heysato waxaa sii xoogeystay dabka ka kacay magaalooyinka iyo deegaannada xoogga lagu dajiyay dadka Yahuudda ah.

Read More »

Mareykanka oo Duqeyn Ku Burburiyay Buundada Ugu Weyn Magaalada Muusil Ee Wadanka Ciraaq.

0 Wednesday November 23, 2016 - 07:25:58
Wararka ka imaanaya waqooyiga wadanka Ciraaq ayaa sheegaya in diyaaradaha dagaalka isbahaysiga Mareykanka ayaa duqeyn ku burburiyeen mid kamida buundooyinka ugu muhiimsan magaalada Muusil.

Read More »

Daawo: Xasuuqa Xalab oo Maalintii 2-aad Galay iyo Isbitaallada oo Shaqadii Joojiyay.

0 Monday November 21, 2016 - 06:39:25
Magaalada Xalab ee waqooyiga wadanka Suuriya waxaa wali kasii socda xasuuqa bahalnimada ah oo ay geysanayaan diyaaradaha dagaalka Ruushka iyo kuwa Nidaamka Bishaar Al-asad.

Read More »

Kumuu ahaa Sheekh Cabdalla Al-Muhaajir oo shalay diyaaradaha Mareykanku ay ku duqeeyeen dalka Suuriya? (Warbixin+Video).

0 Monday November 21, 2016 - 06:09:49
Wararka ka imaanaya dalka Suuriya ayaa sheegaya in duqeyn shalay gelinkii dambe ay geysteen diyaaradaha duuliye la'aanta ee Mareykanka in lagu dilay Sheekh Abuu Cabdullaahi Al-Mujaahir oo ka mid ahaa hogaamiye -yaasha Jabhadda Fatxu Shaam, waxaana duqeyntu ay ka dhacday degmada lagu magacaabo Sarmada…

Read More »

Dowladda Mareykanka oo Liiska 'Argagaxisada' Ku Dartay Sheekh Muxeysini iyo Sedax Hoggaamiye oo Katirsan Fatxu Shaam.

0 Saturday November 12, 2016 - 06:44:27
War qoraal ah oo kasoo baxay wasaaradda Keydka Mareykanka oo kaashanaysa macluumaadk ay soo gudbisay wasaaradda arrimaha dibadda ayaa cunaqabateyn lagu saaray hoggaamiyaal katirsan Jamaacada Jihaadiga Fatxu Shaam iyo sheikh daaci ah oo wadanka Suuriya ku sugan.

Read More »

Daawo: Maleeshiyaadka Shiicada Ciraaq oo Dad Shacab Ah Ku Xasuuqaya Duleedka Magaalada Muusil.

0 Saturday November 12, 2016 - 06:38:30
Hay'adaha sheegta in ay u doodaan Xuquuqul insaanka ayaa soo saaray warsaxaafadeedyo ay ku dhaleecaynayaan maleeshiyaadka shiicada xukumadda Ciraaq ee duullaanka ku qaaday magaalada Muusil.

Read More »

Sidee Donlad Trump Ugu Guuleystay Doorashooyinkii Madaxtinimada Mareykanka Maxaase laga Fili Karaa? Warbixin

0 Thursday November 10, 2016 - 08:07:39
Donlad Trump ayaa noqonaya Hogaamiyaha cusub ee dalka Mareykanka, kadib markii uu si weyn kaga adkaaday haweeneydii la tar tarmeysay ee Hillary Clinton.

Read More »

Obama "Yaan la dooran Trump wuxuu Khatar ku yahay Mareykanka iyo Caalamka".

0 Saturday November 05, 2016 - 07:05:06
Hoggaamiyaha waqtigiisu sii dhammaanayo ee dalka Mareykanka ayaa shacabka wadankaasi uga digay in ay madaxweyne u doortaan musharaxa xisbiga Jamhuuriga ee Donald Trump.

Read More »

Al-Baqdaadi oo Ku Baaqay in si Adag loo Wajaho Kuwa Ku Duulay Magaalada Muusil Ee Waqooyiga Ciraaq.

0 Thursday November 03, 2016 - 07:05:06
Markii ugu horraysan hoggaamiyaha xoogaga dowladda Islaamiga ah ayaa ka hadlay duullaanka cadaawadeed oo ay dowladda Mareykanka iyo xulufadeeda shiicada ah ay ku qaadeen magaalada Muusil ee waqooyiga wadanka Ciraaq.

Read More »

Wadanka Lubnaan waxaa lasoo gaba gabeeyay khilaafkii u dhaxeeyay siyaasiyiinta wadankaasi muddo 30 bilood ah.

0 Thursday November 03, 2016 - 07:05:06
Wadanka Lubnaan waxaa lasoo gaba gabeeyay khilaafkii u dhaxeeyay siyaasiyiinta wadankaasi muddo 30 bilood ah.

Read More »

Madaxii Ururka OIC oo Si lama Filaan ah isku Casilay Kadib Markii Uu Dhaleeceeyay C/Fataax Alsiisi.

0 Tuesday November 01, 2016 - 07:04:43
Xukuumadda Sacuudiga ayaa ku dhawaaqday in uu iscasilay madaxii ugu sarreeyay ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) oo ah Urur qaabilsan sharciyaynta xukuumadaha dawaaqiidda caalamka islaamka.

Read More »

Mareykanka oo Muwaadiniintiisa Ku Booriyay in ay isaga Baxaan Wadanka Turkiga.

0 Sunday October 30, 2016 - 15:39:43
Mareykanka ayaa amray Qoysaska Shaqaalaha ka shaqeeya Qunsuliyadda uu ku leeyahay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga inay ka baxaan dalkaasi, iyadoona digniin laga bixiyo inay dhici karaan weerarro lagu beegsado dadka Ameerikaanka ah.

Read More »

Sawirro: Sheekh Max'med Al-Jowlaani Hoggaamiyaha JF Shaam oo Ka Qeyb Qaadanaya Dagaalka Magaalada Xalab.

0 Sunday October 30, 2016 - 07:39:43
Magaalada Xalab ee waqooyiga wadanka Suuriya waxaa si xowlli ah uga socda dagaallo culus oo u dhaxeeya ciidamada xoogaga Islaamiga ah iyo maleeshiyaad shiico ah oo taageera siinaya ciidanka Nidaamka Bashaar Al-asad.

Read More »

Isbaheysiga Sacuudiga Hoggaaminayo oo 50 Qof Ku Dilay Wadanka Yemen.

0 Sunday October 30, 2016 - 07:39:43
45 ruux ayaa geeriyootay, kadib markii diyaaradaha dagaalka ee Carabta ay duqeyn ku qaadeen Xabsi ay Xuuthiyiintu maamulaan oo kuyaalla Magaalada Al-Xudeyda ee galbeedka dalka Yemen.

Read More »

Daawo Video: Dagaalyahanada Fatxu Shaam oo Geesinimo Dheeri Ah Ka Muujiyay Dagaalka Magaalada Xalab.

0 Saturday October 29, 2016 - 18:21:36
Magaalada Xalab ee waqooyiga wadanka Suuriya wali waxaa kasii socda dagaallada safmareenka ah ee xoogaga islaamiga ah ku doonayaan in ay hareeraynta uga qaaday boqolaal muslimiin ah.

Read More »

Sawirro: Xoogaga Jeyshul Fatxi oo Ku Dhawaaqay Dagaal ay Hareereynta Uga qaadayaan Magaalada Xalab Dalka Suuriya.

0 Friday October 28, 2016 - 14:34:36
Isbaheysiga Jeyshul Fatxi oo ay ku midaysanyihiin inta badan xoogaga Islaamiga dalka Suuriya ayaa ku dhawaaqay Olole melleteri oo ay hareeraynta uga qaadanayaan magaalada Xalab.

Read More »

58 Qof oo Lagu Dilay Weerar Hubeysan oo Ka Dhacay Magaalada Kuwiita Dalka Pakistan.

0 Tuesday October 25, 2016 - 16:53:56
Ku dhawaad 60 Askari ayaa dhintay kadib markii rag hubeysan ay weerar ku qaadeen Xarun Booliiska lagu tababaro oo ku taalla Dalka Pakistan.

Read More »

Dowladda Mareykanka oo Joojisay Qorshe ay ku dooneysay in ay ku hubeyso Kooxaha Mucaaradka ee dalka Suuriya.

0 Tuesday October 25, 2016 - 16:53:56
Warbixin uu qoray Wargeyska The Washintong Post ayaa lagu sheegay in Aqalka Cad ee dalka Mareykanka uu hakiyay qorshey ay soo bandhigtay Hey'adda Sirdoonka dalkaasi ee CIA, kaas oo hadafkiisu ahaa in Kooxaha Mucaaradka ee Suuriya la siiyo hub culus oo ay isaga difaaci karaan diyaaradaha dagaalka…

Read More »

Dowladda Qadar oo Shaacisay Geerida mid kamid ah Madaxdii soo martay dalkaas.

0 Monday October 24, 2016 - 06:16:11
War kasoo baxay madaxtooyada dowladda Qadar ayaa lagu iclaamiyay geerida Khaliifa bin Xamad Aala-Thaani oo ahaa amiirkii lixaad ee soo mara dowladda Qadar, islamarkaana ka qayb qaatay dhisida dowladan.

Read More »

Dowladda Ruushka oo dib U Bilaawday Xasuuqa Magaalada Xalab Ee Waqooyiga Suuriya.

0 Monday October 24, 2016 - 06:16:11
Diyaaradaha dagaalka ee Ruushka ayaa dib u billaabay duqeymihii ay ku hayeen magaalada Xalab, kadib markii ay dhamaatay xabad joojintii ay ku dhawaaqday Xukuumadda Moscow.

Read More »

Dowladda Taliyaaniga Oo Xirtay dhowr Masjid oo ay lahaayeen dadka Muslimiinta ah ee ku nool Magaalada Rooma.

0 Saturday October 22, 2016 - 06:16:57
Boqollaal ka tirsan Muslimiinta ku nool dalka Taliyaaniga ayaa maalintii shalay Salaadda Jimcaha kadib isugu soo baxay fagaare kuyaalla magaalada Roma, iyagoo ka cabanayay xiritaanka Shan ka mid ah Masaajidda ay leeyihiin dadka Muslimiinta oo kuyaalla magaalada Caasimadda u ah dalkaasi.

Read More »

3 Askari Mareykan Ah oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Magaalada Kabul Ee Dalka Afghanistan.

0 Friday October 21, 2016 - 06:21:40
Seddax Askari oo Mareykan ah ayaa dhintay, kadib markii Nin Xiran direyska Ciidamada Dalka Afghanistan uu toogasho ka geystay Saldhig kuyaalla magaalada Kaabuul.

Read More »

Tobaneeyno Qof oo Ku Dhintay Weerar Ka Dhacay Magaalada Kirkuuk Ee Waqooyiga Ciraaq.

0 Friday October 21, 2016 - 06:21:40
Ugu yaraan 32 qof ayaa lagu dilay weerar xooggan oo lagu qaaday magaalada Shidaalka hodonka ku ah ee Kirkuuk oo dhacda waqooyiga wadanka Ciraaq.

Read More »

Daawo: ilma Yar oo si Cajiib ah uga Badbaaday Xasuuq Ka Dhacay Magaalada Xalab Ee Dalka Suuriya.

0 Thursday October 20, 2016 - 06:21:40
Dhacdo la yaab leh ayaa lagasoo wariyay wadanka Suuriya gaar ahaan magaalada Xalab oo dadka ku dhaqan ay dhibane la yihiin xasuuqa joogtada ah ee ay kala kulmayaan Ruushka iyo Nidaamka Al- Asad.

Read More »

Mareykanka iyo Ruushka oo isugu Hanjabay Dagaal Dhanka Internet-ka Ah Warbixin.

0 Tuesday October 18, 2016 - 18:09:07
Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in Cunaqabteynno xagga dhaqaalaha ah ay kusoo rogi doonto Dalka Ruushka, haddii ay sii socdaan weerarrada dhanka Internetka ah ee lagu hayo.

Read More »

Shiicada Ciraaq iyo Mareykanka oo Duullaan Ballaaran Ku Qaaday Magaalada Muusil.

0 Monday October 17, 2016 - 10:27:11
Maamulka Shiicada ee dalka Ciraaq ayaa ku dhawaaqay inuu billowday duullaanka lagu doonayo in lagu qabsado magaalada Muusil ee Waqooyiga dalkaasi, halkaas oo ay ku nool yihiin inkabadan Laba Milyan oo Muslimiin ah.

Read More »

Muwaadin American Ah oo Lagu Qafaashay Wadanka Niger Ee Qaaradda Afrika.

0 Saturday October 15, 2016 - 16:21:29
Wararka ka imaanaya wadanka Niger ee dhaca galbeedka qaaradda afrika ayaa sheegaya in howlgal hubeysan oo lagu qafaashay muwaadin reer galbeed ah uu ka dhacay waqooyi Bari wadankaasi.

Read More »

VIDEO: Xoogaga Muqaawamada Yemen oo Maleeshiyaadka Xuuthiyiinta Kala Wareegay Degmo Ku Dhow Magaalada Sanca.

0 Saturday October 15, 2016 - 08:55:39
Xoogaga muqaawamada Yemen iyo ciidamada xukuumadda horumarro ballaaran ka gaaray dagaalka ka socda duleedka magaalada caasimadda ah ee Sanca.

Read More »

Weerar Askar lagu laayay oo ka dhacay Gobolka ay Muslimiintu dagan yihiin ee Araakaan Dalka Burma.

0 Thursday October 13, 2016 - 09:08:45
Afar Askari oo ka tirsanaa Ciidamada Dowladda Burma ayaa dhintay, dhowr kalena way dhaawacmeen kadib markii xoogag hubeysan oo aan heybtooda la aqoonsan ay weerar ku qaadeen Saldhig ay Ciidamadu lahaayeen oo ku yaalla degmada Biyoog-Nabeet ee gobolka Araakaan ee galbeedka dalkaasi.

Read More »

Xarakada Xamaas oo Sheegatay Mas'uuliyadda Weerar Laba Yahuud ah lagu Dilay oo Ka Dhacay Magaalada Al-Qudus.

0 Tuesday October 11, 2016 - 05:36:50
Laba ruux oo Yahuud ah ayaa dhintay, lix kalena way dhaawacmeen kadib markii toogasho ay ka dhacday Xaafadda Sheekh Jarraax ee bariga magaalada Al-Qudus ee xoogga ay ku heystaan Yahuudda.

Read More »

Weerar Sawaariikh ah oo lagu qaaday Markab dagaal oo ay leedahay Dowladda Mareykanka Xilli uu ku sugan Xeebaha dalka Yemen.

0 Monday October 10, 2016 - 17:03:42
Wararka ka imaanaya dalka Yemen ayaa sheegaya in saakay waabarigii weerar Sawaariikh ah lagu qaaday Markab dagaal oo ay leedahay Dowladda Saliibiyada ee Mareykanka, kaas oo ku sugnaa Xeebaha dalkaasi.

Read More »

Dowladda Switzerland oo Mamnuucday in Haweenka Muslimiinta ay Xirtaan Indha-Shareer.

0 Monday October 10, 2016 - 10:03:02
Baarlamanka Wadanka Switzerland ayaa Aqlabiyad leh isugu raacay in la mamnuuco indha Shareerka ay xirtaan haweenka Muslimaatka ah ee dalkaasi ku nool.

Read More »

Suuriya: JF Shaam iyo Jamaacada Jundul Aqsaa oo Midnimo Buuxa Gaaray.

0 Monday October 10, 2016 - 10:03:02
Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in liiska waxa loogu yeero Argagaxisada ay ku dartay Jamaacada Jundul aqsaa oo markii dambe ku biirtay Xoogaga Jihaadiga Fatxu Shaam ee Suuriya ka dagaallama.

Read More »

20 Askari oo lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Galbeedka Wadanka Niger.

0 Sunday October 09, 2016 - 10:03:13
Mas'uuliyiin ka tirsan Dowladda daba dhilifka ee Niger ayaa xaqiijiyay in 20 Askari oo ka tirsanaa Ciidankooda inay ku dhinteen weerar qorsheysan oo ka dhacay meel ku dhow xero ay ku ku jiraan dad qaxooti ah oo kasoo barakacay dalka Maali oo ku taalla deegaan dhaca galbeedka Wadankaasi.

Read More »