Wareysiyo iyo Warbixinno

Daawo: Sheekh Aadan Sunne oo Ka Hadlay Dhibaatada Ka Jirta Xabsiyada Magaalada Hargeysa.

0 Wednesday December 28, 2016 - 10:58:29
Maamulka isku magacaabay Somaliland ayaa Xabsiga kasii Daayay Sheekh Aadan Sunne oo kamid ah culimaa'udiinka Soomaaliyeed ee xaqqa aan qarin.

Read More »

Dhageyso: Maxaad Ka Taqaan Faa'iidada Geedka Sanjabiilka?

0 Monday December 12, 2016 - 07:27:49
Dalka Soomaaliya wuxuu kamid yahay dalalka sida aadka ah looga isticmaalo Geedka Sanjabiilka oo kamid ah geed kuleylaha laysku daweeyo.

Read More »

Dhageyso: Qodobo Muhiim Ah oo Lagasoo Saaray Kulan Dhaxmaray Beesha Biya-Maal iyo Hoggaanka Xarakada Al Shabaab.

0 Sunday November 20, 2016 - 06:09:49
Degmada Kuunya Barroow ee gobolka shabeelaha Hoose waxaa lagusoo gaba gabeeyay kulan xasaasi ah oo u dhaxeeyay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin iyo beesha Biya-maal.

Read More »

Dhageyso: Barnaamij Gaar ah oo Ku Saabsan Fashilka Hareeyay Hanaanka Doorashada Dowladda Federaalka.

0 Saturday November 19, 2016 - 07:02:32
Waxa loogu yeero Beesha Caalamka iyo dhammaan dhinacyada ku lugta leh gumeysiga lagu haayo Soomaaliya ayaa walaac ballaraan ka muujinaya habsami u socodka qaban qaabinta doorashooyinka DF-ka.

Read More »

Horumar dhanka Ganacsiga Ah oo Ka Jira Magaalada Saakoow Gobolka Jubbada dhexe Dhageyso.

0 Tuesday November 08, 2016 - 08:04:05
Magaalada Saakoow ee gobolka Jubbada dhexe waxaa ka jira dhaq dhaqaaq ganacsi oo heer sare ah, ammaanka iyo kala dambeynta uu maamulka islaamiga ah kusoo dabaalay magaalada ayaa waxbadan u suurta geliyay bulshada.

Read More »

Dhageyso: Dukumiinti Caddeynaya Shaxda Soomaaliya Gumeysiga loo Geliyay oo Lasoo Bandhigay.

0 Tuesday November 08, 2016 - 08:04:05
Dadka waxgaradka ah ayaa ku dhiiraday in ay soo bandhigaan halka uu salka ku haayo gumeysiga gurrucan ee la geliyay shacabka Soomaaliyeed.

Read More »

Guddoomiyaha Bakool "Dadka ka Barakacay Degmada Tayeegloow Waa Taageerayaasha Dowladda iyo Ciidamada Itoobiya waxayna Kasoo Horjeedaan Argagaxisada" Dhageyso.

0 Tuesday November 01, 2016 - 07:04:43
Dhammaan magaalooyinkii ka baxay gacanta Xabashida Itoobiy waxaa isaga firxaday maleeshiyaadka dowladda Federaalka iyo dhammaan dadkii la shaqeynayay oo horay usii raacay Xabashida.

Read More »

Dhageyso: Beesha Gaaljecel iyo Hoggaanka Xarakada Al Shabaab oo Kulan ku Yeeshay Magaalada Ceel-Cali.

0 Tuesday November 01, 2016 - 07:04:43
Magaalada Ceel-Cali ee gobolka Hiiraan oo bishii lasoo dhaafay ay isaga baxeen ciidamada Xabashida Itoobiya waxay kasoo kabsanaysaa dhibaatadii gumeystuhu ku haayay dadka magaaladaasi ku dhaqan.

Read More »

Sheekh Xasan Yacquub "Ciidamada itoobiya Degmada Ceelbuur Ayay Dhaxdooda Ku Dagaallamayaan" Dhageyso.

0 Sunday October 30, 2016 - 07:39:43
Wilaayada Islaamiga Galguduud ayaa xaqiijisay warar maalmihii lasoo dhaafay soo if baxay oo sheegayay in ciidamada Itoobiya ay ku dagaallameen degmada Ceelbuur.

Read More »

Xildhibaan Afaraale "Ciidamada Dowladda iskama difaaci karaan Al Shabaab, Bixitaanka ciidanka Itoobiya waa mid musiibo Ah" Wareysi.

0 Saturday October 29, 2016 - 18:21:36
Xilli ay ciidamada Xabashida Itoobiya isaga baxeen degmooyin iyo deegaanno istiraatiiji ah oo dhaca Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya ayay xarakada Al Shabaab ula wareegaysaa dhul baaxad leh.

Read More »

Dhageyso Wareysi: Amxaarada iyo Tigreega Yaa U Cadaawad Badan Soomaalida?

0 Wednesday October 26, 2016 - 06:44:39
Hardanka siyaasadeed ee ka socda gudaha wadanka Itoobiya ayaa saameyn ballaaran ku yeeshay mandiqadda Bariga qaaradda Afrika.

Read More »

Dhageyso: Sheekh Cali Dheere oo Ka Hadlay Weerarkii Galbeedka Beled Weyne iyo Fariin Muhiim ahna u diray Shacabka Jabuuti.

0 Tuesday October 25, 2016 - 06:44:39
Hoggaanka Xarakada Al Shabaab ayaa war kasoo saaray weerarkii xooganaa ee ciidamada Jabuuti lagula beegsaday magaalada Beled Weyne xarunta gobolka Hiiraan.

Read More »

Al Shabaab oo Hanjabaad Ujeedisay Ciidanka Jabuuti Ee Hiiraan ku sugan "Hiil gaalo goordhow Haadda ayaa ku Dagaysa insha'allaah" Dhageyso.

0 Monday October 24, 2016 - 06:16:11
Sheekh Guuleed Abuu Nabhaan oo ah waaliga wilaayada Islaamiga Hiiraan ayaa isagoo boqolaal qof kula hadlayay magaalada Halgan saacado kadib markii ay isaga baxeen ciidamada Itoobiya wuxuu sheegay in Hiiraan ay ka xureyn doonaan dhammaan ciidamada shisheeye.

Read More »

Dhageyso Warbixin: Muhiimad intee la Eg Ayay Degmada Halgan u laheed Ciidamada Itoobiya?

0 Monday October 24, 2016 - 06:16:11
Magaalada Halgan ee gobolka Hiiraan waa magaalo istiraatiji ah oo kala qeybisa Beled Weyne iyo Buula Burde oo ah laba magaalo oo isku xira gobollada Koonfureed iyo waqooyi.

Read More »

Dhageyso: Ganacsato Shirkadoodii uu Boobay Xasan Gurguurte oo Ku Hanjabay in ay Ku Biirayaan Xarakada Al Shabaab.

0 Friday October 21, 2016 - 06:21:40
Ururka Damul Jadiid oo kaashanaya shirkado calooshood u shaqeystayaal ah oo laga leeyahay wadanka Turkiga ayaa boob dhan walba ah ku haaya dhaqaalaha shacabka Soomaaliyeed ee Magaalada Muqdisho.

Read More »

Waa Maxaay Aqalka Sare iyo Aqalka Hoose?, Iftiimin Qiima Badan Waxaa Jeedinaya Aqoonyahan Idiris Xasan Faarax Dhageyso.

0 Friday October 21, 2016 - 06:21:40
Maalmahaan waxaa dhegaha shacabka Soomaalida ku batay Erayada "aqalka Hoose" iyo "Aqalka Sare" oo ah eray bixinno ay shisheeyuhu kusoo kordhiyeen siyaasadda Soomaaliya.

Read More »

SHEEKH CALI DHEERE: Weerarada Ka Dhan ah Dowladda Kenya iyo Shacabkeeda Waa sii socan doonaan illaa Ciidankeedu isaga Baxayaan Soomaaliya.

0 Thursday October 06, 2016 - 22:32:02
Afhayeenka xarakada Al Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) ayaa faah faahin dheeri ah ka bixiyay weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee ka dhacay magaalada Mandheera ee dhulka Soomaalida NFD.

Read More »

Dhageyso: Ugaaska Beesha Murusade oo Bogaadiyay Dhismaha Hoggaanka Dhaqanka Beelaa Soomaaliyeed.

0 Thursday October 06, 2016 - 11:26:31
Qabaa'ilada soomaaliyeed ee dega Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya ayaa si diiran usoo dhoweeyay dhismaha golaha dhaqanka islaamiga soomaaliyeed ee maalmo ka hor lagu dhawaaqay.

Read More »

Dhageyso: Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Kacdoonka Itoobiya iyo Saameynta ay Yeesheen Kacdoonada ay dhigayaan Qowmiyadda Oromada.

0 Thursday October 06, 2016 - 11:24:31
Indhaha caalamka ayaa kusii jeeda wadanka Itoobiya oo ay ka socdaan kacdoonno shacbi ah oo lagu diidanyahay taliska Tigreega ee fadhigiisu yahay magaalada Addis Ababa.

Read More »

Dhageyso: Doofaarka Dalka Uganda iyo Dadka Soomaalida ah Yaa Qaalisan?

0 Thursday September 22, 2016 - 11:42:09
Ciidamada shisheeye ayaa marar kala duwan xasuuqyo ka geystay dalka soomaaliya kaasi oo illaa iyo iminka ay wadaan mana jirto cid ficilkooda ka hor timid marka laga soo tago Xarakada Al Shabaab oo dagaal kula jirta.

Read More »

Heesaha Music-ga iyo Qoobka Ciyaarka Waa Cibaado Alle loogu Dhawaado Sidaas Waxaa Aaminsan Kooxda Baadilka Al-Qur'aaniya Dhageyso.

0 Wednesday September 21, 2016 - 20:03:43
Duullaanka lagu qaaday dadka Muslimiinta caalamka ma ahan oo kaliya midka melleteriga ee dhulalkooda lagu qabsanayo ee waxaa barbar socda duullaan halis ah oo tash-wiish lagu gelinayo diinta islaamka.

Read More »

Dhageyso: Cabdi ileey oo Walaac Ka Muujiyay in Kacdoonka Itoobiya Ka Socda uu soo gaaro Dhulka Somaaligalbeed.

0 Wednesday September 21, 2016 - 12:30:36
Hoggaamiyaha maamulka dabadhilifka ah ee kajira dhulka Soomaaligalbeed Itoobiya gumeysato Cabdi Muxumed oo Cabdi Ileey ku magac dheer ayaa markii ugu horraysay ka hadlay kacdoonka ka socda qeybo Itoobiya katirsan.

Read More »

SHEEKH CALI DHEERE: Doorashada Sanadkan dhacaysa waxaa nooga qorsheysan dil iyo dagaal Dhageyso.

0 Monday September 19, 2016 - 20:05:31
Xarakada Al Shabaab ayaa War Kasoo Saartay Doorashada ay dowladda Federaalka Soomaaliya ka qaban qaabinayso magaalada Muqdisho.

Read More »

Abuu Muscab "Alle Ayaan Uga Mahad Celinaynaa Umadda Ka Hor leexiyay Shartii Goobaale"

0 Sunday September 18, 2016 - 20:24:02
Taliska Ciidanka Xarakada Al Shabaab ayaa Faah Faahin dheeri ah ka bixiyay weerarkii qaraxa ahaa ee lagu dilay Jeneraal Goobaale oo ahaa Taliyihii guutada Sedaxaad ee ciidanka melleteriga Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Read More »

Dhageyso:Ciidamada Itoobiya oo Shacab Soomaaliyeed Ku Xasuuqday Dhulka Somaligalbeed iyo Waxgaradka Shabelle oo Ka Hadlay.

0 Thursday September 08, 2016 - 07:50:19
Dadka Soomaalida Reer Shabeelle ayaa markale Xasuuq daran kala kulmay Ciidamada Xabashida Itoobiya ee gumeysiga ku heysta dhulka Soomaaligalbeed.

Read More »

Dhageyso: 85 Askari oo isku Dhiibtay Maamullada Islaamiga Galguduud iyo Al Shabaab oo Xaqiijisay.

0 Monday September 05, 2016 - 20:13:52
Ku Dhawaad 100 Askari oo katirsanaa DF-ka ayaa isku dhiibay Maamullada Islaamiga Galguduud ee taabacsan Xarakada Al Shabaab.

Read More »

Dhageyso+Akhriso:Andalus oo Baahisay Wareysi laga qaaday Fuliyihii Weerarkii Hotel SYL.

0 Wednesday August 31, 2016 - 19:53:29
Warbaahinta ku hadasha Afka Xarakada Al Shabaab ayaa Baahisay wareysi laga qaaday dagaalyahankii fuliyay weerarkii Hoteel SYL iyo Macluumaad dheeri ah oo ku saabsan heybta fuliyahii weerarkaasi.

Read More »

Dhageyso:Xarakada Al Shabaab oo Ka Hadashay Weerarkii Hotel SYL Digniinna Kasoo Saartay Qaadashada Kaarka Aqoonsiga Dowladda Federaalka.

0 Tuesday August 30, 2016 - 18:59:06
Hoggaanka Xarakada Al Shabaab ayaa war kasoo saaray xaaladda ay marayso magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya iyo wararkii ugu dambeeyay ee weeraradii caasimadda ka dhacay.

Read More »

Dhageyso:Siyaasiyiin Faaqiday Lacagta La gala Baxay Bankiga Dhexe.

0 Tuesday August 30, 2016 - 11:51:25
Murun ku aaddan eedaymo Musuq Maasuq iyo xatooyo ayaa ka dhax aloosan hoggaanka dowladda Federaalka ee la shaqeeya ciidamada gumeysiga ee soomaaliya kusoo duulay.

Read More »

Abuukar Cumar Caddaani "Waa in Soomaaliya Shareecada lagu Maamulo, oo la Joojiyo Lixda Madaxweyne ee Itoobiya lagasoo Amro" Dhageyso.

0 Tuesday August 23, 2016 - 11:16:40
Ganacsadaha Caanka ah ee Xaaji Abuukar Cumar Cadaani ayaa markii ugu horraysay 10 sanadood kadib ka hadlay xaaladda dalka Soomaaliya tan iyo markii ay burbureen maxkamadihii islaamka.

Read More »

DHAGEYSO : Sheekh Cali dheere oo ka hadlay Weerarradii ugu dambeeyay ee Ka Dhacay Gaalkacyo iyo Muqdisho.

0 Monday August 22, 2016 - 20:36:10
Afhayeenka Xarakada Alshabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage "Sheekh Cali dheere" ayaa ka hadlay Weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee shalay ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, kaas oo lagu qaaday Xarun uu maamulka Puntland ku leeyahay magaaladaasi.

Read More »

Dibadbaxyo lagu taageerayo Kacdoonka Itoobiya oo Ka Dhacay Waddamo ka tirsan Yurub iyo Mareykanka. (Dhageyso)

0 Visits: 1217 | Sunday August 21, 2016 - 07:48:46
Dibadbaxyo ballaaran oo ay kasoo qeyb galeen Boqollaal dibad baxayaal ah, islamarkaana lagu taageerayo kacdoonka ka soconaya Dalka Itoobiya ee looga soo horjeedo Xukuumadda Tikreega ayaa ka dhacay Waddamo ka tirsan Caalamka.

Read More »

DHGEYSO : Soomaalida Minnesota Oo ka hor yimid Musharaxa Donald Trump.

0 Visits: 2172 | Saturday August 20, 2016 - 18:29:40
Soomaalida ku nool magaalda Minneapolis ee gobolka Minnesota ee Dalka Mareykanka ayaa ka hor yimid booqashada uu Musharaxa Xizbiga Jamhuuriga ee Donald Trump uu qorsheynayo inuu ku tago gobolkaasi.

Read More »

Xasan Sheekh Maxamuud "Magaalada Jigjiga iyo Deegaanka Soomaalida Waa Dhul ay leedahay Dowladda Itoobiya" Dhageyso.

0 Wednesday August 17, 2016 - 10:42:33
Hoggaamiyaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Gurguurte ayaa sare uqaaday wada shaqeynta kala dhaxaysa dowladda Itoobiya ee ku aaddan sii haysashada dhulka Soomaaliyeed.

Read More »

Daawo:Telefeshinka Al Jazeera oo Warbixin Murugo leh ka diyaariyay Burburka dhaqaale ee Soomaaliya kajira, Faqri iyo shaqa la'aan dilootay dhalinyarada Muqdisho.

0 Wednesday August 10, 2016 - 13:35:14
Barnaamijka dhaqaalaha iyo dadka ee ka baxa Telefeshinka Afka Carabiga ku hadla ee Al-Jazeera ayaa lagusoo qaatay xaaladda dhaqaale ee dalka Soomaaliya.

Read More »