Wararka Caalamka

Update: 58 Qof American Ah Oo Lagu Dilay Toogasho Ka Dhacday Magaalada Las Vegas.

0 Tuesday October 03, 2017 - 09:49:43
Booliska Mareykanka ayaa sheegay in Tobaneeyo Qof ayaa ku dhinteen Toogasho Ka Dhacday Magaalada Las Vegas.

Read More »

Waa Kuma Jalal Talabani Madaxweynihii Ciraaq Ee Geeriyooday?.

0 Tuesday October 03, 2017 - 08:11:53
Xukuumadda Dabadhilifka Ciraaq ayaa ku dhawaaqday in uu geeriyooday Jalaal Talibani oo ahaa Ninkii ugu horreeyay ee madaxweyne ka noqda wadanka sanaddii 2005 markii ay ciidamada Mareykanka qabsadeen Ciraaq.

Read More »

Dadka Gobolka Catalana Ee Wadanka Spain Oo U Codeeyay in ay Noqdaan dal Ka Madax Banaan Spain.

0 Monday October 02, 2017 - 09:52:22
Boqolaal qof ayaa ku dhaawacmay rabashado hareeyay mid kamida gobollada ugu waaweyn wadanka Spain uguna dhaqaalaha badan.

Read More »

Maxkamadda Melleteriga Lubnaan Oo Xukun Dil Ah Ku Ridday Sheekh Axmed Al-asiir.

0 Sunday October 01, 2017 - 09:00:00
Maxkamad Melleteri oo kutaal Wadanka Lubnaan ayaa xukunno adag ku ridday rag salafiyiin ah oo caan ka ah mandiqadda Shaam arrinkaas oo caro ka dhax dhaliyay bulshada dhaxdeeda.

Read More »

Mas'uul Katirsanaa Ururka Ikhwaanul Muslimiin Oo Ku Dhintay Magaalada Al-Qaahira Ee Wadanka Masar.

0 Saturday September 23, 2017 - 09:09:01
Mas'uul sare oo katirsan Ururka ikhwaanul muslimiin ee wadanka Masar ayaa geeriyooday kadib tacdiibin uu kala kulmay laamaha ammaanka wadanka Masar.

Read More »

Melleteriga Turkiga Oo isku Diyaarinaya Duullaan Ka Dhan Ah Waqooyiga Wadanka Suuriya.

0 Thursday September 21, 2017 - 08:44:30
Dowladda Turkiga ayaa isku diyaarinaysa duullaan gardarra ah oo ay ku qaaddo waqooyiga wadanka Suuriya si ay qeyb uga noqoto dowladaha ku heshiiyay in ay kala qeybsadaan gobollo katirsan wadankaasi.

Read More »

Boqolaal Ku Dhimatay Dhul Gariir Ka Dhacay Wadanka Mexico.

0 Thursday September 21, 2017 - 07:38:52
Khasaara lixaad leh ayaa ka dhashay dhul gariir xooggan oo ka dhacay wadanka Mexico ee dhaca waqooyiga qaaradda America.

Read More »

Maamulka Aala-Sucuud oo Qorsheynaya inuu kal diro Hay'adda Culimada Xarameynka [Warbixin].

0 Wednesday September 20, 2017 - 07:09:17
Sida uu baahiyay qoraaga Caanka ah ee isticmaala baraha Bulshada Mujtihid, wuxuu nidaamka Aala-Sucuud qorsheynayaa in dhawaan uu gebi ahaanbo kala diro xubnaha hay'adda Culimada dhulka Xarameynka, kuwaas oo xusid mudan iney taageersanyihiin qoyska maamulka dhulkaas.

Read More »

Akhri: Dowladda Tuunis Oo Beenisay Qaar Kamid Ah Aayadaha Qur'aanka Kariimka.

0 Tuesday September 19, 2017 - 08:39:26
Markii ugu horraysay xukuumadda Dabadhilifka ah ee kajirta wadanka Tuunis ayaa ufasaxday Haweenka Muslimaadka wadankaas in ay guursan karaan Ragga Ajaanibta aan muslimiinta aheyn arrinkaas oo guux ka dhax abuuray Bulshada Muslimiinta ah.

Read More »

Warbixin: Maxay Ka Dhigantahay Kala Diridda Maamulkii Xamaas Ee Magaalada Ghazza?.

0 Monday September 18, 2017 - 10:24:12
Dhaq dhaqaaqa Xammaas ee ka jira dhulalka Filasdiin ayaa ku dhawaaqay in isbedel dhanka maamulka iyo siyaasadda ah uu ka dhaqan gelin doono marinka ghazza kadib 10 sanadood oo maamul xamaas taabacsan uu kajira ghazza iyo hareeraheeda.

Read More »

Ku Dhowaad Sedax Kun Muslimiin Ah oo Lagu Dilay Xasuuq Ay Geysteen Ciidamada Dowladda Baarma.

0 Wednesday August 30, 2017 - 06:50:42
Ciidamada Buundiyiinta wadanka Baarma ayaa Xasuuq wadareed naxdin leh ugeystay kumanaan shacab muslimiin ah oo ku dhaqan gobolka Aaraakaan ee wadankaasi.

Read More »

14 Askari Oo lagu Dilay Weerar Mas'uuliyaddiisa Ay Taliban Sheegatay Oo Ka Dhacay Wadanka Afghanistan.

0 Monday August 28, 2017 - 08:55:39
Khasaara lixaad leh ayaa ka dhashay weerar qarax oo lagu qaaday xarun dowladeed oo kutaal Koonfurta wadanka Afghanistan.

Read More »

Sawirro: Duufaanta Harvey Oo Cagta Marisay Magaalooyin Katirsan Gobolka Texas Ee Wadanka Mareykanka.

0 Sunday August 27, 2017 - 08:55:39
duufaan aad u xooggan ayaa ku dhufatay gobolka Texas ee dalka Mareykanka iyadoona dhimashadu ay gaartay 2 qof inta la ogyahay waxaana laga cabsi qabaa in duufaantan ay khasaara lixaad leh geysato.

Read More »

Taliban "Afghanistan Waxay Noqon doontaa Qabuuraha Mareykanka".

0 Thursday August 24, 2017 - 10:09:15
War rasmi ah oo kasoo baxay imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa loogu jawaabay go'aankii uu madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu ciidamo dheeri ah ugu diray wadanka Afghanistan islamarkaana uu bedelay istiraatiijiyaddiisi dagaalka ee wadankaasi.

Read More »

Video: Diyaaradaha isbaheysiga Carabeed Oo 41 Qof Shacab Ah Ku Xasuuqay Magaalada Sanca.

0 Thursday August 24, 2017 - 10:09:15
Khasaara xooggan ayaa dad shacab ah kasoo gaaray weerar xagga cirka ah oo isbahaysiga dowladaha Carbeed ay ka geysteen magaalada Sanca ee caasimadda wadanka Yemen.

Read More »

Warbixin : Mareykanka oo qeyb ahaan joojinaya taageeradii dhaqaale Ee ee uu siin jiray Masar [Video].

0 Thursday August 24, 2017 - 10:09:15
Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay inay qeyb ahaan joojineyso taageeradii dhaqaale ee sanad walba ay siin jirtay Nidaamka kaligii taliska ah ee dalka Masar ee uu hogaamiyo Korneyl Cabdul fataax Al-siisi.

Read More »

Markab Gujis Ah Oo Ku Burburay Xeebaha Dalka Singapore iyo 10 Askari Mareykan Ah oo Lala'yahay.

0 Monday August 21, 2017 - 08:15:40
Tobaneeyo Askar American ah ayaa loo badinayaa in ay dhinteen Kadib Shil Qabsaday Markab Gujis ah oo ay lahaayeen ciidanka Badda Mareykanka.

Read More »

1997 Qof Oo Cudurka Shubanka Ugu Dhintay Wadanka Yemen [Warbixin].

0 Sunday August 20, 2017 - 08:15:40
Wadanka Yemen xaalad Bani'aadanimo oo aad uliidata ayaa lagasoo sheegayaa xilli uu sii daba dheeraanayo dagaalka sokeeye ee wadankaasi ka socda.

Read More »

Dowladda Hindiya oo Dib u celineysa Qaxooti Muslimiin ah.

0 Thursday August 17, 2017 - 10:15:46
Dowladda Wadanka Hindiya ayaa sheegtay inay dooneyso inay dib u celiso ku dhawaad 40 kun oo ka tirsan Qaxootiga kasoo jeeda Muslimiinta Rohingiya oo ku nool dalkaasi.

Read More »

Sawirro: Boqolaal Qof Oo Ku Dhintay Wadanka Sierra Leone Kadib Roobab Daadad Wata Oo Ku Dhuftay Magaalada Freetown.

0 Tuesday August 15, 2017 - 08:30:47
Xaalad adag oo dhanka nolosha ah ayaa usoo gashay malaayiin qof oo kunool wadanka Sierra Leone ee dhaca galbeedka qaaradda Afrika kadib markii ay ku dhufteen roobab daad wata kuwaasi oo gallaaftay nolosha boqolala qof.

Read More »

Xoogag Jihaadi Ah Oo Weerar Khasaara Dhaliyay Ku Qaaday Xarun Q.Midoobe Ay Ku Leedahay Wadanka Maali.

0 Tuesday August 15, 2017 - 08:30:47
Khasaara xooggan ayaa ka dhashay weerar ballaaran oo lagu qaaday xarunta waxa loogu yeero Q.Midoobe ay ku leedahay magaalada 2-aad ee ugu weyn wadanka Maali ee dhaca galbeedka qaaradda Afrika.

Read More »

Melleteriga Turkiga Oo isku Diyaarinaya Howlgal Ka Dhan Ah Maleeshiyaadka Kurdiyiinta Suuriya.

0 Wednesday August 09, 2017 - 12:05:18
Dowladda Turkiga ayaa isku diyaarinaysa in howlgal melleteri oo aad uballaaran ay markale ku qaaddo waqooyiga wadanka Suuriya halkaas oo ay ku suganyihiin maleeshiyaad Kurdiyiin gooni ugoosad ah oo xiriir wanaagsan laleh dowladda Mareykanka.

Read More »

SAWIR: Kolonyo Ciidamo Mareykan Ah Oo Lagu Weeraray Koonfurta Wadanka Afghanistan.

0 Wednesday August 02, 2017 - 07:28:47
Wadanka Afghanistan weerar dhiig badan ku daatay ayaa lagasoo sheegayaa magaalo kutaal Koonfurta wadankaasi oo Taliban ay awood melleteri iyo mid siyaasadeed ku leedahay.

Read More »

Dowladda Sacuudiga oo Martiqaad Ufidisay Mid Kamida Hoggaamiyaasha Shiicada Wadanka Ciraaq.

0 Monday July 31, 2017 - 07:28:47
Xukuumadda Aala Sacuud ayaa wadankeeda ku martiqaadday Hoggaamiyaal shiico ah oo xasuuq daran ka geystay wadanka Ciraaq.

Read More »

Madaxii Warfaafinta Aqalka Cad Oo is Casilay Kadib 10 Maalmood oo Magacaabistiisii kasoo Wareegtay.

0 Sunday July 30, 2017 - 07:28:47
Tan iyo markii Donald Trump uu la wareegay madaxtinimada dalka Maraykanka, waxaa la dareemayay khilaafaad iyo iska daba hadal ay sameynayaan madaxda dowladda Maraykanka, iyadoo loo aaneynayo siyaasadda iyo qalafsanaanta madaxweynahan ay dad badi ku tilmaamaan inuu yahay mid waalan.

Read More »

Erdogaan Oo Qalab Qaatay Xallinta Khilaafka Ragaadiyay Dowladaha Gacan Carbeed.

0 Sunday July 23, 2017 - 13:35:43
Rajeb Dayib Erdogaan Madaxweynaha wadanka Turkiga ayaa ku dhawaaqay olole ballaaran oo xal loogu raadinayo khilaafka gaamuray ee ka dhax aloosan madaxda qaar katirsan dowladaha gacanka Carbeed.

Read More »

Sawir: Wiil Uu Dhalay Amiirka Xarakada Taliban Oo Weerar Naf-Hurnimo Ka Fuliyay Wadanka Afghanistan.

0 Saturday July 22, 2017 - 19:21:02
Warar soo baxay ayaa sheegaya in mid kamida wiilasha Amiirka Xarakada islaamiga Taliban uu kamid ahaa Rag naftood hurayaal ah oo shalay weerar xooggan ka Fuliyay Koonfurta Wadanka Afghanistan.

Read More »

Daawo : Askari Mareykan ah oo ku faanay inuu dilay Kumanaan Ciraaqiyiin ah!.

0 Saturday July 22, 2017 - 11:41:28
Mid ka mid ah Askarta Mareykanka ayaa waxa uu ku faanay inuu dilay kumanaan qofood oo Ciraaqiyiin ah intii uu ka tirsanaa Ciidamadii Mareykanka ee ku sugnaa Wadanka Ciraaq.

Read More »

Sean Spicer Afhayeenkii Aqalka Cad Mareykanka Oo is Casilay.

0 Saturday July 22, 2017 - 11:41:28
Wararka ka imaanaya wadanka Mareykanka ayaa sheegaya in uu si lama filaan ah isku casilay mid kamida mas'uuliyiinta sida aadka ah ugu dhow Donald Trum madaxweynaha Cunsuriga dalka Mareykanka.

Read More »

Hoggaamiyaha Qadar Oo Si Kulul Ula Hadlay Xulufada Sacuudiga iyo Imaaraatka Ee Wadankiisa Hareereeyay.

0 Saturday July 22, 2017 - 11:21:02
Markii ugu horraysay Hoggaamiyaha Wadanka Qadar ayaa ka hadlay go'doominta aan guuleysan ee wadankiisa ay kusoo rogeen xulufada Sacuudiga iyo imaaraatka oo khilaaf ba'an kala dhaxeeyo.

Read More »

Malaayiin Qof FilasdiiniyiinAh oo Ka Qeyb Galay "Jumcaha Carada" Ee Lagu Difaacayo Masjidka Al-Aqsaa.

0 Friday July 21, 2017 - 12:46:52
Malaayiin qof oo muslimiin reer Filasdiin ah ayaa isugusoo baxay magaalooyinka waaweyn ee dhulalka Barakeysan si ay uga qeyb qaataan Maalinta loogu magac daray "Jumcaha Carada", waana iskusoo baxyo lagu difaacayo Masjidka Al-aqsaa.

Read More »

Dowladda Sacuudiga Oo Qorshaynaysa in Ay Aqoonsato Maamulka Yahuudda.

0 Wednesday July 19, 2017 - 12:32:53
Xukuumadda Aala Sacuud iyo Xulufadeeda imaaraatka Carabta ayaa la ogaaday in ay dadaal ugu jiraan sidii ay Xiriir Wanaagsan ula yeelan lahaayeen Yahuudda xoogga ku heysata dhulalka muslimiinta Filasdiin.

Read More »

Daawo: Muslimiinta Filasdiin Oo Si Aadag Udifaacaya Masjidka Barakaysan Ee Al-Aqsaa.

0 Wednesday July 19, 2017 - 12:32:53
iska hor'imaadyo xooggan oo u dhaxeeya ciidamada Yahuudda Sahyuuniyadda iyo dhalinyaro muslimiin filasdiiniyiin ah aya dib ugasoo cusboonaaday gudaha iyo hareeraha masjidka barakaysan ee al-aqsaa kadib markii kooxo xagjirayaal yahuud ah oo taageera ka helaya ciidamada booliska ay isku dayeen in…

Read More »

Daawo: Trump oo Fadeexadeeyay Dowladda Sacuudiga "Lacago Ballaayiin Dollar ah ayay Nasiiyeen".

0 Sunday July 16, 2017 - 20:32:56
Markii ugu horraysay madaxweynaha dowladda Mareykanka Donald Trump ayaa shaaciyay in lacago balaayiin dollar ah uu ka qaatay qaar katirsan dowladaha Khaliijka kadib kulankii caan baxay ee Riyadh.

Read More »

[Warbixin] Sidee Udhacay Weerarkii Halyaynimo Ee Masjidka Al-Aqsaa iyo Jawaab Celinta laga Bixiyay.

0 Saturday July 15, 2017 - 22:03:50
Barxadda masjidka barakeysan ee Al-Aqsa wuxuu maanta martigeliyey malxamad adag oo dhexmartay Halyeeyo naftood hurayaal ah iyo Ciidamada Yahuudda taas oo galaafatey nolosha dhowr ka mid ah askarta Yahuudda, Halyeeyaduna ku gaareen wixii ay raadinayeen.

Read More »