Wararka

Daawo:Yahuudda oo isku Diyaarisay Duullaan Ka Dhan Ah Magaalada Qaza.

0 Saturday July 05, 2014 - 09:42:04
Kumanaan katirsan ciidamada Yahuudda oo ku qalabaysan gaadiidka gaashaaman ayaa kaabiga ku haya magaalada waxayna ku hanjabayaan in ay xoog ku gali doonaan magaalada.

Read More »

Daawo:Xaalad Nolol Xumo oo Lasoo Gudboonaatay Barakacayaasha Muqdisho.

0 Friday July 04, 2014 - 09:54:32
Kumanaan qoys oo ku nool xeryaha barakacayaasha magaalada Muqdisho ayaa ka sheeganaya nolol xumo baahsan waqti boqolaal hay'ado samafal sheegta ay caasimadda ku suganyihiin.

Read More »

Sawirro:Hay'adda Hormuud Telecom Foundation oo 1,000 Carruur Agoon Ah Lacago Uqeybisay.

0 Friday July 04, 2014 - 09:19:19
Madaxa Hay'addaha safamalka Hormuud Telecom Foundation ayaa dardar gelisay wax uqabadka shacabka tabaalaysan ee ku dhaqan magaalada Muqdisho.

Read More »

Dhageyso:Xildhibaan Coonka oo Sheegay in Xoogagii Dilay Xildhiban Xeyd isagana Dhaawacay Ay Dhiiranan dheeri ah qabeen!.

0 Friday July 04, 2014 - 08:25:24
Mid kamida xildhibaanadii ka badbaaday weerarkii shalay ka dhacay degmada Xamarweyne ee lagu dilay xubin katirsan guddiga difaaca baarlamaanka ahaana xildhibaan ayaa ka hadlay qaab weerarkaasi u dhacay.

Read More »

Faah Faahin:Weerar Khasaara Dhaliyay oo Lagu Qaaday Xarunta Gobolka Banaadir iyo iska hor'imaad Dayniile Ka Dhacay.

0
Dagaallo culus ayaa xalay xaafado katirsan magaalada Muqdisho ku dhaxmaray xoogag loo malaynayo in ay katirsanyihiin xarakada Shabaabul Mujaahidiin iyo maleeshiyaadka DF-ka.

Read More »

Dowladda Islaamiga oo Lawareegtay Gobolka Deyruzuur iyo Ceelka Shidaalka Ugu Weyn Suuriya.

0 Friday July 04, 2014 - 07:26:04
Isbedello dhanka maamulka ah ayaa lagasoo sheegayaa wadanka Suuriya oo sedaxdii sanadood ee lasoo dhaafay ay dagaallo culus ka socdaan.

Read More »

11 Askari oo Dhimasho iyo Dhaawac Ku Noqday Qaraxyo Xalay Gilgilay Muqdisho.

0 Friday July 04, 2014 - 07:11:04
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxyo xalay gilgilay xaafado katirsan magaalada Muqdisho xilli ammaanka magaaladaasi faraha kasii baxayo.

Read More »

Dhageyso:Sh.Abuu Muscab Oo Shir Jaraa'id Ku Faah Faahiyay Dilkii Xildhibaan Xeyd iyo Duqeyn Lagu lala Eegtay Saldhigga AMISOM.

0 Thursday July 03, 2014 - 20:26:48
Taliska ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa faah faahin ka bixiyay howlgallo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay Muqdisho iyo shabeelaha Hoose.

Read More »

Xasan Nuur "Dagaalka Dhanka Ammaanka Ah Ee Muqdisho AMISOM iyo DF-ka waa looga adkaaday".

0 Thursday July 03, 2014 - 19:10:48
Waxgaradka magaalada Muqdisho ayaa markale ka hadlay dhacdooyinka kasoo kordhay magaalada Muqdisho caasimadda dalka soomaaliya.

Read More »

Ciidamada Muslimiinta Oo Dagaal La'aan Lawareegay Sedax Deegaan oo Sh/Hoose Katirsan

0 Thursday July 03, 2014 - 18:00:25
Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha hoose ayaa sheegaya isbedello dhanka maamulka ah ay ka jiraan deegaanno gobolkaasi katirsan.

Read More »

Sacuudiga Oo Kumanaan Askari Udiray Xadka Uu Lawadaago Ciraaq Kadib Markii ay Ku Dhawaadeen Xoogag Islaami Ah.

0 Thursday July 03, 2014 - 18:00:25
Kumanaan katirsan ciidamada melleteriga xukuumadda Aala Sacuud ayaa lagu daadgureeyay xadbeenaadka ay wadaagaan Sacuudiga iyo Ciraaq.

Read More »

Al Shabaab oo sheegatay Mas'uuliyadda Xildhibaan Muqdisho Lagu Dilay Hanjabaad Culusna dirtay.

0 Thursday July 03, 2014 - 11:51:17
Weerar maanta barqadii ka dhacay degmada Xamar-weyne ee magaalada Muqdisho oo lagu dilay xildhibaan dowladda Federaalka katirsan.

Read More »

Xildhibaan Max'med Maxamuud Xeyd oo Muqdisho Lagu Dilay iyo Coonka oo Dhaawac Ah.

0 Thursday July 03, 2014 - 11:10:06
Xoogag Hubeysan ayaa magaalada Muqdisho ku weeraray xildhibaanno katirsan dowladda Federaalka xilli Al Shabaab ay xoojisay weerarada Muqdisho.

Read More »

Daawo:Maleeshiyaada Shiicada Oo Dhaxdooda Ku Dagaalamay Magaalada Karbalaa.

0 Thursday July 03, 2014 - 09:42:46
Maleeshiyaadka shiicada Rawaafidda Ciraaq ayaa bilaabay in dhaxdooda ay dagaalamayaan kadib markii ay ku jabeen dagaalka ka dhanka ah muslimiinta sunniga ah.

Read More »

Khilaafo Ku dhisan Manhajka Nabinimada.. WQ : Sheekh Xuseen Binu Maxamuud.

0 Wednesday July 02, 2014 - 17:59:19
Sheekh Xuseen Binu Maxamuud oo ka mid ah Culimada Muslimiinta ee wax ku qora Muntadayaatka Jihaadiga ayaa tacliiqiiyay ku dhawaaqistii dowladda islaamiga ah ee ku aadaneyd inay dhistay "khilaafo islaami ah" iyo baaqii ay u jeediyeen dhammaan dadka Muslimiinta ah inay beylco la galaan "khaliifka"…

Read More »

Dhageyso:Amiirka Dowladda Islaamiga Ah Oo Ciidankiisa Faray in Ay Udhimriyaan Muslimiinta Sunniga Ciraaq.

0 Wednesday July 02, 2014 - 10:18:38
Sheekh Ibraahin Cawad amiirka dowladda Islaamiga ah ayaa jeediyay kalimaddiisi ugu horreysay tan iyo markii ciidamada mujaahidiinta ay qabsadeen dhul ballaaran oo Ciraaq iyo Suuriya katirsan.

Read More »

Diyaarad Khaat usoo wadday Soomaaliya oo Nairobi Ku Burburtay.

0 Wednesday July 02, 2014 - 09:34:51
Wararka ka imaanaya magaalada Nairobi ee wadanka Kenya ayaa sheegaya in diyaarad xamuul ah ay ku burburtay meel ku dhaw garoonka diyaaradaha caalamiga Nairobi.

Read More »

Dhageyso:Taliska Ciidanka Al Shabaab oo Ka Hadlay Weerarada Muqdisho iyo Dagaal Qoryooley Ka Dhacay.

0 Tuesday July 01, 2014 - 20:20:56
Sheekh C/Caziiz Abuu Muscab afhayeenka ciidanka Shabaabul Mujaahidiin ayaa faah faahin dheeri ah ka bixiyay dagaallo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay Muqdisho iyo shabeelaha Hoose.

Read More »

Sedax Katirsan Askarta Dowladda Federaalka oo Degmada Yaaqshiid Lagu Dilay.

0 Tuesday July 01, 2014 - 15:33:20
Xoogag hubeysan ayaa maanta barqadii askar katirsan dowladda Federaalka ku khaarijiyay magaalada Muqdisho xilli ay sii xoogeysanayaan weerarada ka dhanka ah canaasirta kujira DF-ka.

Read More »

Sawirro:Dowladda Islaamiga Oo Dhoolatus Melleteri Kusoo Bandhigtay Sawaariikhda Riddada Fog SCOD.

0 Visits: 15346 | Tuesday July 01, 2014 - 09:03:49
Markii ugu horreysay mujaahidiinta dowladda Islaamiga ah ayaa dhoolatus melleteri kusoo bandhigay Sawaariikhda casriga ah ee dal kadal isaga kala gooshta.

Read More »

Ciidamada Mujaahidiinta Oo Dagaal Ku Galay Degmada Qoryooley Sh/Hoose.

0 Tuesday July 01, 2014 - 08:34:42
Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in dagaallo culus ay saacadihii lasoo dhaafay ka dhaceen degmada Qoryooley.

Read More »

Weeraro Hor leh oo Ciidanka DF-ka loogu geystay Magaalada Muqdisho.

0 Tuesday July 01, 2014 - 07:55:40
48-kii saacadood ee lasoo dhaafay ayay weeraro kala duwan ka dhaceen xaafado katirsan magaalada Muqdisho waxaana weeraradaasi lala eegtay askar iyo saraakiil Dowladda Federaalka katirsan.

Read More »

AMISOM Oo Gaari Looga Gubay Xaafadda Suuqa Xoolaha Muqdisho.

0 Monday June 30, 2014 - 23:27:50
Khasaara xooggan ayaa ka dhashay weerar maanta gelinkii dambe magaalada Muqdisho loogu geystay ciidamo katirsan shisheeyaha Afrikaanta soo duulayaasha ah.

Read More »

Mas'uul Katirsanaa DF-ka Oo degmada Shibis Lagu Dilay iyo Askari Lagu Khaarijiyay Suuqa Bakaaraha.

0 Monday June 30, 2014 - 13:30:12
Xilli ammaanka magaalada Muqdisho uu faraha kasii baxayay bilihii lasoo dhaafay ayay sii xoogeysteen weerarada ka dhanka ah shisheeyaha ku sugan magaalada iyo saraakiisha Dowladda Federaalka.

Read More »

Dhageyso:Mujaahidiinta Oo Dhulka Soo Dhigay Diyaarad Saad Usidday Ciidanka Itoobiya Ee Ceelbuur Ku Sugan.

0 Monday June 30, 2014 - 13:18:29
Sheekh C/Caziiz Abuu Muscab Afhayeenka ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ayaa u dhawaaqay in ciidanoodu dhulka soo dhigeen diyaarad Melleteri.

Read More »

Daraasad : Soonka wuxuu Tamar u badalaa Sunta Jirka Ku Keydsan.

0 Monday June 30, 2014 - 12:34:16
Darasaad ay sameeyeen koox baaralayaal ah oo ka tirsan Machadka Caafimaadka ee Jaamacadda Intermountain university ee ku taalla dalka Mareykanka ayaa waxay ku ogaadeen in Soonka uu qofka bini'aadamka ah soomo ay sunta jirkiisa ku jirta uu u badalo tamar xooggan.

Read More »

Sawirro:Horumar iyo Maamul Wanaag Kajira Wilaayada Xalab Ee Dalka Suuriya.

0 Monday June 30, 2014 - 12:04:30
Gobolka Xalab wuxuu kamid yahay gobollada ugu waaweyn uguna ballaaran ee wadanka Suuriya waana gobol leh kaabayaal dhaqaale oo muhiim ah.

Read More »

Qarax Khasaara Dhaliyay oo ka dhacay Degmada Kaaraan Ee Muqdisho..

0 Monday June 30, 2014 - 11:34:02
Maalintii labaad ayaa weeraro khasaara dhaliyay lala eegtay askar katirsan dowladda Federaalka ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Dhageyso : Maamulka Islaamig ah Ee Sh/hoose oo furay Xarun Lagu Xanaaneeyo Carruurta Dib Jirka ah.

0 Monday June 30, 2014 - 06:05:23
Maamulka Wilaayada islaamiga ah ee Shabeellaha hoose ayaa hirgeliyay Xarun lagu xanaaneeyo Carruurta dib jirka ah.

Read More »

Dhageyso:Sh.Abuu Muscab Oo Shir Jaraa'id Uga Hadlay Askar Lagu Dilay Muqdisho iyo Arrimo Kale.

0 Sunday June 29, 2014 - 21:29:19
Afhayeenka ciidamada Xarakada Al Shabaab Sheekh C/Caziiz Abuu Muscab ayaa qabtay shir Jaraa'id oo uu uga hadlay weeraradii ugu dambeeyay oo ay ciidanka mujaahidiinta qaadeen.

Read More »

Dhageyso:Al-Cadnaani oo Kalimad Jeediyay Kuna Dhawaaqay in Sh.Abuubakar Al –baqdaadi uu yahay Khaliifka Muslimiinta.

0 Visits: 7975 | Sunday June 29, 2014 - 18:08:04
Dowladda Islaamiga ayaa ku dhawaaqday in ay bedeshay magaceedii hore oo ahaa dowladda Islaamiga Ciraaq iyo Shaam iyadoona hadda kadib loogu yeeri doono Dowladda Islaamiga ah.

Read More »

Weerar Khasaara Badan Dhaliyay Oo Ka Dhacay Xarun Fisqi oo Nigeria Kutaal.

0 Sunday June 29, 2014 - 17:39:53
Wararka ka imaanaya wadanka Nigeria ayaa sheegaya in weerar khasaara badan dhaliyay lagu qaaday magaalo dhacd Waqooyiga wadankaasi.

Read More »

Weerar Askar Lagu Dilay oo Ka Dhacay Wadada Maka Al-Mukarama iyo Suuqa Xoolaha Magaalada Muqdisho.

0 Visits: 2258 | Sunday June 29, 2014 - 13:03:46
Xoogag hubeysan ayaa maanta duhurkii magaalada Muqdisho ku dilay askar katirsan dowlada Federaalka ee shisheeyaha la shaqeeysa.

Read More »

W/Warfaafinta oo sheegtay in Culimo uu ka Mid yahay Sheekh Bashiir Axmed Salaad Ay U adeegsan doonto dacaayadaha ka dhanka ah Al Shabaab.

0 Sunday June 29, 2014 - 12:23:20
Kadib kulan ka dhacay magaalada Muqdisho oo ay isugu yimideen wasiirka warfaafinta Dowladda Federaalka iyo culimo taageersan shisheeyaha dalka kusoo duulay ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah.

Read More »

Cabdi Cadde "Shacabka Muqdisho Nabad ayay Ku Afuri Jireen Cidda Nabad darradu heysato Waa AMISOM iyo Dowladda Xasan Sheekh".

0 Sunday June 29, 2014 - 11:34:50
Waxgaradka iyo siyaasiyiinta magaalada Muqdisho ayaa ka jawaabay dacaayad maalmihii lasoo dhaafay ay madaxda dowladda Federaalka ka faafinayeen warbaahinta.

Read More »