Wararka

Faylsal Waraabe "Wiilkeygu Yaraantiisi Wuxuu Ahaa Mid Jecel Barashada Diinta Islaamka" Dhageyso.

0 Tuesday August 05, 2014 - 21:06:12
Siyaasiga Faysal Cali Waraabe oo hoggaamiye u ah Xisbiga UCID ee maamulka Somaliland isku magacaabay ayaa xaqiijiyay in wiil uu dhalay uu ku biiray dowladda Islaamiga ah.

Read More »

Sawirro:Ciidanka IS Oo Magaalooyin Cusub Ka Qabsaday Maleeshiyada Kurdiyiinta Ciraaq.

0 Tuesday August 05, 2014 - 20:28:43
Maleeshiyaadka Kurdiyiinta Calmaaniyiinta ayaa si xun loogu jebiyay dagaallo culus oo maalmihii lasoo dhaafay ka dhacayay waqooyi galbeed wadanka Ciraaq.

Read More »

Rasaas Laga Maqlay Magaalada Garowe iyo Maleeshiyaad Qabsaday Xarun Muhiim ah.

0 Tuesday August 05, 2014 - 19:16:05
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya shaqaaqooyin maanta ka dhacay magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal islamarkaana uu gacanta ku hayo maamulka Puntland.

Read More »

Askar Lagu Dilay Qarax Ka Dhacay Suuqa Khudaarta Degmada Afgooye Shabeelaha Hoose.

0 Tuesday August 05, 2014 - 12:48:17
Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in qarax khasaara dhaliyay lala eegtay ciidamo Dowladda Federaalka katirsan.

Read More »

Daawo:Wiil Uu Dhalay Siyaasiga Faysal Cali Waraabe oo Mujaahidiinta Dalka Suuriya Ku Biiray.

0 Tuesday August 05, 2014 - 10:08:05
Dhalinyaro Soomaali ah ayaa kusii qulqulaya wadanka Suuriya si ay uga qeyb qaataan dagaalka Jihaadka ah ee ka socda Shaam iyo Ciraaq.

Read More »

Daawo:Cizudiin Qasaam oo Hub Cusub Farsamaysay iyo Xabad Joojin Looga Dhawaaqay Magaalada Qaza.

0 Tuesday August 05, 2014 - 09:25:28
Xukuumadda dabadhilifka Masar ayaa ku dhawaaqday in Xabad joojin ay kala dhax dhigtay maamulka Yahuudda iyo Xarakada Xamaas oo isbuucyadii lasoo dhaafay dagaallo culus dhaxmarayeen.

Read More »

Faah Faahin:Ku dhawaad 20 lagu Dilay Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Degmada Bardaale.

0 Tuesday August 05, 2014 - 08:49:15
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaallo culus oo shalay ka dhacay deegaan hoos yimaad degmada Bardaale ee gobolka Bay.

Read More »

Al Shabaab oo Sheegatay Mas'uuliyadda Weerarkii Saraakiisha Lagu Laayay Ee Boosaaso Ka Dhacay.

0 Monday August 04, 2014 - 19:04:26
Taliska ciidanka xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa sheegtay mas'uuliyadda weerar qorshaysan oo maanta gelinkii dambe ka dhacay magaalada Boosaaso.

Read More »

Taliyihii Booliska Gobolka Bari Ee Maamulka Puntland oo qarax lagu dilay.

0 Monday August 04, 2014 - 18:22:28
Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in qarax khasaara badan dhaliyay uu ka dhacay bartamaha magaaladaasi.

Read More »

Qarax Muqdisho Ka Dhacay iyo Qof Lagu Toogtay Agagaarka Villa Somalia.

0 Monday August 04, 2014 - 12:40:12
Dilalka iyo qaraxyada ayaa wali kasii socda magaalada Muqdisho xilli isbedel lagu sameeyay saraakiisha ammaanka dowladda Federaalka kadib markii ay fashilmeen kuwii hore.

Read More »

Ciidamada Mujaahidiin oo si Nabad gelya ah kula Wareegay Deegaan dhaca Gudaha Dalka Kenya.

0 Monday August 04, 2014 - 07:54:48
Wararka ka imaanaya gobolka NFD ee Kenya gumeysato ayaa sheegaya in ciidamada Kenya laga qabsaday deegaan gobolkaasi dhaca.

Read More »

Saraakiil Katirsan Dowladda Federaalka oo Ku Dhaawacmay Qarax Ka Dhacay Degmada Afgooye.

0 Sunday August 03, 2014 - 20:35:36
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax maanta gelinkii dambe ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka shabeelaha Hoose.

Read More »

Sedax Haween ah oo ku dhintay Qarax Muqdisho Ka Dhacay iyo DF-ka oo xukuno daldalaad ah ku ridday dhalinyaro.

0 Sunday August 03, 2014 - 15:16:42
Dowladda Xasan Sheekh ee shisheeyaha Soomaaliya kusoo duulay la shaqeysa ayaa markale xukunno ku fulisay dad lagusoo eedeeyay dambiyada waxa loogu yeero Argagaxisada.

Read More »

Sawirro:Xildhibaanno Deegaanada Puntland Kasoo Jeeda oo Magaalada Garowe Kusii Qulqulaya iyo Gaas oo u hanjabay DF-ka.

0 Sunday August 03, 2014 - 14:26:00
Xilli uu sii xoogeysanayo khilaafka u dhaxeeya hoggaanka Dowladda Federaalka iyo maamulka isku magacaabay Puntland ayay xildhibaanno baarlamaanka katirsan kusii qulqulayaan deegaannada Puntland.

Read More »

Sawir:Ciidamada Yahuudda oo Bilaabay in Ay Ka Baxaan Magaalada Qaza Ee Filasdiin.

0 Sunday August 03, 2014 - 13:44:46
Wararka ka imaanaya magaalada Qaza ayaa sheegaya in kumanaan katirsan ciidamada Yahuudda ay dib uga gurteen magaalada kadib markii iska caabin adag ay kala kulmeen Muslimiinta.

Read More »

Sawirro+Warbixin:Is Bar Bar Dhig Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Xorta Ah Iyo Kuwa La Heysto.

0 Sunday August 03, 2014 - 12:28:02
Ummada muslimka ah ee Soomaaliyeed ayaa sannadkan u ciiday si isku mid ah oo aan khilaaf lahayn, waxaana sannadkan kiisa u rajeeneynaa horumar iyo nabad galyo.

Read More »

Dhageyso:Brack Obama oo Qiray in Mareykanku Tacdiibiyo Maxaabiista Muslimiinta.

0 Sunday August 03, 2014 - 11:07:39
Hoggaamiyaha Mareykanka ayaa qiray in laamaha ammaanka wadankaasi ay tacdiibin fool xun iyo xadgudubyo ugeystaan maxaabiista muslimiinta.

Read More »

Ciidanka Jabhadda Al Nusrah oo Gudaha Ugalay Lubnaan iyo Dowladda Islaamiga ah Oo Kurdiyiinta Dhul ka qabsatay.

0 Sunday August 03, 2014 - 10:31:08
Wararka ka imaanaya wadanka Lubnaan ayaa sheegaya in xoogag hubeysan oo taabacsan Jabhadda Al Nusrah ay gudaha ugaleen gudaha wadanka Lubnaan halkaasi oo ay kula dagaalameen ciidanka Lubnaan.

Read More »

C.Raxman Xudeyfa"Dhuxusha Laga joojiyay Dekada Kismaayo ayaa sabab u ah dagaalada,Maantana wax dagaal ah Ma dhicin" Wareysi.

0 Saturday August 02, 2014 - 21:07:36
Xaalad Deganaansho ah ayaa ka jirta duleedka Kismaayo gaar ahaan deegaanka Kharsaa oo shalay ay ku dagaalameen Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin iyo kuwa Maamulka Axmed Madoobe ee Kismaayo.

Read More »

Faah Faahin:Dagaallo Khasaara Dhaliyay oo Ka Dhacay Agagaarka Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.

0 Saturday August 02, 2014 - 20:34:57
Jugta madaafiicda iyo rasaas xooggan ayaa laga maqlayaa xaafado katirsan magaalada Muqdisho oo ay ku xoogganyihiin hay'adaha shisheeye iyo ciidamada Afrikaanta AMISOM.

Read More »

Ilo Wareedyo:Wax dagaal ah Kama Dhicin Deegaanka Cabdalla Biroole Ee Jubbada Hoose

0 Saturday August 02, 2014 - 19:40:22
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaallo culus oo shalay duleedka magaalada Kismaayo ku dhaxmaray ciidamada mujaahidiinta wilaayada Islaamiga Jubbooyinka iyo maleeshiyaadka Axmed Madoobe.

Read More »

Dagaal Ooge Xiftar oo Qiray in Maleeshiyaadkiisa Laga Qabsaday Magaalada Banqaazi Liibiya.

0 Saturday August 02, 2014 - 11:02:29
Khaliifa Xiftar oo ah daaguud ka dagaalama wadanka Liibiya ayaa qiray in maleeshiyaadkiisa looga adkaaday magaalada Banqaazi ee bariga wadankaasi.

Read More »

Ciidamada AMISOM oo Xiray Wadada Makka Al-Mukaramaha Muqdisho.

0 Saturday August 02, 2014 - 10:53:05
Boqolaal katirsan ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda Federaalka ayaa saaka xiray wadada Makka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho.

Read More »

C/Wali Gaas "Puntland Cilaaqaadka Ayay Ujartay Dowladda Federaalka".

0 Saturday August 02, 2014 - 10:47:35
Khilaaf xooggan ayaa soo kala dhaxgalay maamulka Puntland isku magacaabay iyo dowladda Xasan Sheekh ee xarunteedu tahay magaalada Muqdisho.

Read More »

Daawo:Al-Kata'ib oo Filim Kasoo Saartay Howlgalkii Faransiiska Ee Fashilmay Buula Mareer.

0 Saturday August 02, 2014 - 05:51:58
Mu'asasada Al-Kata'ib oo ah garabka Warbaahineed ee xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa soo saartay isdaar maqal iyo muuqaal ah oo diiradda lagu saarayo howlgalkii fashilmay ee ciidanka Faransiisku sanad ka hor ka fuliyeen magaalada Buula Mareer.

Read More »

Dhageyso:Ciidanka Kenya oo Canug Yar Ku Kufsaday Gedo iyo Dagaal Ka Dhacay Garbahaarey.

0 Friday August 01, 2014 - 19:54:42
Ciidamada gumeysiga Kenya ee xoogga ku jooga Soomaaliya ayaa sare u qaaday gabood fallada ka dhanka ah shacabka muslimiinta soomaaliyeed.

Read More »

Nin Turjumaan u Ahaa Ciidamada AMISOM oo Degmada Huriwaa Lagu Dilay.

0 Friday August 01, 2014 - 19:24:15
Xilli ammaanka magaalada Muqdisho uu faraha kasii baxayo ayay dilalka qorshaysan iyo qaraxyada ay wali kasii socdaan magaalada.

Read More »

Dhageyso: Ciidamada Al Shabaab oo Lawareegay Deegaano Katirsan Gobolka Gedo.

0 Friday August 01, 2014 - 16:37:30
Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ee dhaca Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in ciidamada mujaahidiinta ay si buuxda ula wareegeen deegaanno ku dhaw Luuq.

Read More »

Sh.Abuu Muscab "Aadan Madeer Mujaahidiinta Ayaa Muqdisho Ku Dilay Xildhibaan Walba oo Sharci Dajin Sheegtana Bartilmaameed Ayuu noo yahay".

0 Friday August 01, 2014 - 14:40:24
War rasmi ah oo kasoo baxay xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa lagu sheegay in ciidanka gaarka ah ee xarakada ay khaarijiyeen Xildhibaan Madeer.

Read More »

Madaxii Guddiga Maaliyadda Baarlamaanka DF-ka oo Muqdisho Lagu Dilay.

0 Friday August 01, 2014 - 13:40:05
Xildhibaan Aadan Sheekh Madeer oo katirsanaa baarlamaanka dowladda Federaalka ayay kooxo hubeysan goordhaw ku dileen magaalada Muqdisho.

Read More »

Daaw Sawirro:Dibad baxyo Ka Dhan ah Shirkii Shirqoolka Muqdisho oo Cadaado Ka Dhacay.

0 Thursday July 31, 2014 - 16:56:55
Wararka ka imaanaya magaalada Cadaado ee gobolka Galguduud ayaa sheegaya in dibad baxyo ballaaran oo ka dhanka ah shirkii shirqoolka ee Muqdisho ay ka dhaceen.

Read More »

Xasan Nuur "Khaliif Ereg Fashil Dhanka Amniga ah Ayuu Shaqada Kusoo galay Shabaabkuna Xamar Waa ku xoogaysteen".

0 Thursday July 31, 2014 - 16:29:48
Inkastoo dowladda Xasan Gurguurte ay isbedel ku sameysay laamaha ammaanka hadane wali waxaa Muqdisho iyo gobollada dalka ka socda weerara ka dhan ah shisheeyaha iyo saraakiisha dowladda.

Read More »

Daawo:Boqolaal Shacab Muslimiin ah oo Markale Lagu Xasuuqay Magaalada Qaza.

0 Thursday July 31, 2014 - 15:38:21
Ciidamada Yahuuda Sahyuuniyadda ayaa wali sii wada gumaadka ka dhanka ah shacabka muslimiinta filasdiin ee ku dhaqan magaalada Qaza.

Read More »

Cabdi Dhaqane "Maxaabiista Ku Xiran Xabsiyada Muqdisho Suujinada Baabuurta ayaa Jirka looga shubaa si Macluumaad looga Helo".

0 Thursday July 31, 2014 - 15:19:19
Laamaha ammaanka dowlada Federaalka ee la shaqeysa shisheeyaha kusoo duulay Soomaaliya ayaa ku dhaqaaqaya gabood fallo fool xun oo ka dhan ah shacabka Muqdisho.

Read More »

Cismaan Dheere"Villa Somalia yey wax udhisi jartay,lama Arag waxay soo dhiseen oo Guuleystay" Wareysi.

0 Thursday July 31, 2014 - 14:51:15
Shalayto waxaa madaxtooyada Muqdisho heshiis ku saxiixay xubno ka socday maamulka Galmudug iyo qeybo kamid ah Suufiyada.

Read More »