Wararka Caalamka

Daawo:Nidaamka Suuriya oo Magaalooyin Muhiim Ah Laga Qabsaday Al-Nusrah iyo Xoogaga Kacdoonka oo Cunaha Qabtay Calawiyiinta.

0 Monday April 27, 2015 - 08:29:36
Jab iyo halaag xooggan ayaa markale usoo galay nidaamka calawiga Bashaar Al-asad ee caanka ku gummaadka shacabka muslimiinta dhulka Shaam gaar ahaan Suuriya.

Read More »

Sarkaal ka Tirsan Ilaalada Madaxtooyada Oo Muqdisho Lagu Toogtay

0
War goor dhaw kusoo dhacay Warqabadka Shabakadda SomaliMeMo ayaa sheegaya in degmada Madiina lagu toogtay sarkaal sare oo ka tirsanaa Ilaalada madaxtooyada kooxda Xassan Sheekh.

Read More »

Mas'uul Ka tirsan Dowladda Kenya Oo Lagu Afduubtay Mandheera.

0
Wararka naga soo gaaraya deegaanada waqooyi bari ee dalka Kenya gaar ahaan inta u dhaxeysa Mandheera Iyo deegaan lagu magacaabo Al Carabiya waxaa ka dhacay weerar ay fuliyeen rag hubeysan oo jidka u galay gaari Bas ah oo ay saarnaayeen dad rakaab ah.

Read More »

Maxkamadda Maamulka degmada Ceel Cali Oo Xukun Xad ah ku fulisay Nin Fal Kufsi ah geystay.

0
Goob fagaare ah oo ku taalla degmada Ceel Cali ee ka tirsan Wilaayada Hiiraan ayaa waxaa galabta ka dhacay xukun xad ah Jaldi ah oo lagu fuliyay ninka lagu magacaabo Bashiir Ibraahim Cabdullaahi oo kufsaday haweeney Umul ahayd oo ka mid ah dadka deegaanka.

Read More »

Dagaallo Afmadoow Ka Dhacay Iyo Maleeshiyaad Qasaare Lagu Gaarsiiyay.

0 Tuesday April 21, 2015 - 09:59:10
Ciidanka Mujaahidiinta ee ribaadka kaga jira duleedka Afmadoow ayaa xalay dagaal culus ku qaaday fariisin maleeshiyaadka ay ku leeyihiin gudaha degmadaas gaar ahaan saldhigga Iyo meelo kale.

Read More »

Kamiin Ka Dhacay Jubooyinka Iyo Gaadiid Laga Gubay Kenyatiga

0
Wararka ka imaanaya Jubooyinka ayaa sheegaya in gabbal dhicii maanta weerar dhaba gal ah uu ka dhacay inta u dhaxeysa deegaanada Taabta Iyo Dhoobleey oo waqtigaas marayen ciidan ka tirsan kenya.

Read More »

Sh Cali Maxamuud Raage:QM Kuma Nabad Gali Doonto Somaliya ( Dhageyso Wareysiga Sh Cali Dheere)

0 Visits: 3910 | Monday April 20, 2015 - 21:10:43
Afhayeenka XMSh oo caawa wareysi siiyay idaacadda Islaamiga Al furqaan ayaa ka hadlay weerarkii maanta Mujahaidiinta ay ka fuliyeen magaalada Garoowe ee lagu laayay shaqaalaha QM.

Read More »

AKHRISO : Tarjamada Sawaaxiliga ee Bayaanka XSHM kasoo saartay Howl-galkii Gaarisa.

0 Monday April 20, 2015 - 20:59:19
Mu'assasada Warbaahinta Labeik ee Codka Shabakadda islaamiga ah ee Al-Qimmah ayaa faafisay Tarjamada Luqadda Sawaaxiliga ee Bayaankii Xarakada Shabaabul Mujaahidiin kasoo saartay Howl-galkii Jaamacadda Gaarisa.

Read More »

Amiirkii Mujaahidiinta Qowqaaz oo Shahiiday Iyo Bayaan Laga Soo Saaray

0 Monday April 20, 2015 - 19:58:11
Imaarada islaamiga ah ee Qooqaaz ayaa si rasmi ah u shaacisay inuu shahiiday Amiirkii guud ee Imaarada Sheekh Abii Muxamed Al-Daaghistaani, kaasi oo mas'uuliyadda Hoggaanka Imaarada loo dhiibay kadib Istish-haadkii Amiirkii hore ee Sheekh Doko Cumarov Abuu Cuthman.

Read More »

Qarax Ka Dhacay Garoowe Iyo XMSh Oo Sheegatay Masuuliyadda Weerarka.

0 Monday April 20, 2015 - 10:50:38
Qarax Xoog leh ayaa goordhaw ka dhacay afaafka hore ee xarunta Qm ee magaalada Garoowe kaasoo lala eegtay gaari ay saarnaayeen shaqaale ka tirsan UN-ka oo isugu jiray caddaan Iyo Madoow.

Read More »

Saldhigyo Maleeshiyaadka DF-ka ay ku leeyihiin Lafoole Oo Weerar Lagu Qaaday

0
Sida aan ku heleyno macluumada ciidan ka tirsan Mujaahidiinta ayaa fiidkii xalay dagaal ku qaaday degmada Lafoole gaar ahaan halka loo yaqaano Shanta tiir oo ay fariisin ciidanka Mooryaanta ay deganyihiin.

Read More »

Dagaal Lagu Qaaday Garoonka Kismaayo Iyo kenyatiga Oo Askar Laga Dilay.

0 Monday April 20, 2015 - 09:08:32
Ciidamo ka tirsan mujaahidiinta ayaa xalay weerar ku qaaday fariisin ciidanka Kenyatiga ay ku leeyihiin garoonka magaalada Kismaayo halkaasoo ah fariisinka ugu weyn ee ay ku leeyihiin jubooyinka.

Read More »

Ciidanka Kenya Oo Dilay Mid ka Mid ah Macallimiinta Mandheera Canshuurna Ka Qaatay meykiisa.

0 Sunday April 19, 2015 - 19:30:08
Sida aan ku heleyno wararka ka imaanaya magaalada mandheera ciidanka Kenya ayaa gudaha degmadaas ka afduubtay mid ka mid ahaa macallimiinta degmada muddo haatan laga joogo ku dhawaad 20 Maalin.

Read More »

Kamiin Ka Dhacay Duleedka Baydhabo Iyo Waxyeelo Gaartay Ciidanka Amxaarada Itoobiya.

0 Sunday April 19, 2015 - 18:55:30
Ciidamo ka tirsan Amxaarada Itoobiya oo kasoo baxay degmada Buurhakaba kuna sii jeeday degmada Baydhabo ayaa waxaa galabta jidka u galay ciidan ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab.

Read More »

XMSh ayaa Faah Faahin ka Bixisay Howl Galkii Lagu Gubay Gaadiidka Dagaalka Laguna Laayay Askarta Amisom.

0 Visits: 2806 | Sunday April 19, 2015 - 18:38:55
Afhayeenka ciidanka XMSh Sh cabdul Casiis Abuu Muscab oo wareysi siinayay idaacadda Islaamiga Andalus ayaa sheegay in howl galkii maanta ciidanka Mujaahidiinta ay u dhigeen kolonyo gaadiid ah oo kasoo baxay garoonka Balli doogle gurmadna u sida ciidan kale,dagaal culusna waxa uu ku qabsaday intii ay…

Read More »

Xildhibaan Ka Tirsanaa Maamulka Puntland Oo Muqdisho Lagu Dilay Iyo XMSh oo Sheegatay Masuuliyadda Weerarka.

0 Saturday April 18, 2015 - 16:23:00
Duhurnimadii maanta rag hubeysan oo ka tirsan Mujaahidiinta ayaa xaafadda Taleex degmada Hodon ee magaalada Muqdisho ku toogtay masuul ka tirsanaa maamulka la magac baxay Puntland waxaana sarkaalka uu qeyb ka ahaa golaha baarlamaan gaaleedka maamul goboleedkaas.

Read More »

Al-Kataa'ib oo Soo Saartay Qeybtii Labaad Filinka "Dhowrsanaan Ma Leh Amni Iyo Ammaan La'aan

0 Saturday April 18, 2015 - 09:54:49
Isdaarkan oo la daawan karo muddo 16 daqiiqo ah ayay mu'asasada Al Kataa'ib kusoo bandhigeysaa weerar Mujaahidiinta ay ku qaadeen deegaanka Gaamba ee ka tirsan dhulka Kenya ay gumeysato halkaasoo Mujaahidiinta ay kusoo furteen maxaabiis muslimiin ah.

Read More »

Qarax Xoogan Ayaa Ruxay Qunsuliyadda Mareykanka Ee Magaalada Arbiil

0 Friday April 17, 2015 - 21:23:07
Sida uu nagu soo gaarayo warka ka imaanaya dalka Ciraaq gaar ahaan magaalada Arbiil oo ah xarunta maamulka Kurdiyiinta qarax xoog leh ayaa ka dhacay qunsuliyadda kaasoo lasoo sheegayo inuu dhaliyay qasaare isugu jira dhimasho Iyo dhaawac iyo bur burka dhismaha la beegsaday.

Read More »

Tobaneeyo Katirsan Maleeshiyaadka Xuuthiyiinta oo Yemen Lagu Dilay iyo Ansaaru Shareecah oo Sheegatay.

0 Saturday April 11, 2015 - 07:00:21
Khasaara xooggan ayaa markale lagaarsiiyay maleeshiyaadka shiicada xuuthiyiinta ee qabsaday intabadan magaalooyinka waaweyn ee wadanka Yemen.

Read More »

Hoggaamiyihii Jamaacada Ajnaad Masar oo Ku Shahiiday Weerar Ka Dhacay Duleedka Magaalada Al Qaahira.

0 Thursday April 09, 2015 - 20:15:49
War rasmi ah oo kasoo baxay xafiiska warfaafinta jamaacada Jihaadiga Ajnaad Masar ayaa lagu xaqiijiyay istish-haadka Amiirkii Jamaacada.

Read More »

Khubarada Internetka Dowladda Islaamiga ah oo Weerartay Warbaahinta Faransiiska.

0 Thursday April 09, 2015 - 13:30:08
Ciidanka Electronic-ga Dowladda Islaamiga ah ayaa weeraro hor leh ku qaaday dowladaha reer galbeedka ee hoggaaminaya dagaalka ka dhanka ah waxa Argagaxisa loogu yeero

Read More »

Al Qaacidada Jaziiradda Carabta oo Lacago Abaal Marin ah uballan qaadday qofkii soo dila Cali Cabdalla Saalax iyo Cabdi Maliki Al-xuuthi.

0 Thursday April 09, 2015 - 11:23:37
Mujaahidiinta Al Qaacidada Jaziiradda Carabta ayaa ku dhawaaqay in lacago Malaayiin dollar ah ay hadiyad ahaan usiin doonaan ciddii disha ama qabata Cali Cabdalla Saalax hoggaamiyihii hore ee Yemen iyo Cabdi Malik Al-xuuthi hoggaamiyaha maleeshiyada shiicada Xuuthiyiinta.

Read More »

Urur Cunsuri islaam Naceyb-ka Caan Ku ahaa oo Burburay iyo Muslimiinta Jarmalka oo Dabaal degyo dhigay.

0 Thursday January 29, 2015 - 12:10:22
Wadanka Jarmalka waxaa si lama filaan ah uburburay urur gaaleed loogu magac daray "dhaq dhaqaaqa wadaniyiinta Yurub ee ka dhanka ah islaameynta galbeedka".

Read More »

Daawo: Xoogaga IS oo Dagaal Ku Qabsaday Marin Xuduudeedka ay Wadaagaan Ceynul Carab iyo Turkiya.

0 Monday December 01, 2014 - 08:23:33
Kadib Dagaallo xiriir ah oo maalin ka hor ka qarxay magaalada Ceynu Carab ayay mujaahidiinta usuurtagashay in ay si buuxda ula wareegaan gacan ku heynta macbarka murshid binaar oo ahaa meesha kaliya ee cadawga uga furan dhanka Turkiga.

Read More »

Daawo:Nin 65 Sanadood Ka Shaqeynayay Galaynta Kitaabada oo si lama filaan ah U Islaamay.

0 Thursday November 20, 2014 - 10:23:54
Nin udhashay dalka Mareykanka oo muddo kabadan 60 sanadood ka shaqeynayay gal uyeelidda buugaagta iyo kitaabada ama Jildiyaynta ayaa si lama filaan ah ugu qancay diinta islaamka.

Read More »

Halku dhiggii Xuuthiyiinta eE ahaa" Ha dhinto Mareykanka" iyo "Lacnad haku dhacdo Yuhuudda" oo Beenoobay Warbixin.

0 Thursday November 20, 2014 - 09:21:42
Wargeyska Al-Carabi Al-Jadiid oo soo xiganaya ilo wareedyo ku dhow dhow dowladaha Yemen iyo Mareykanka ayaa daabacay in madaxa Xafiiska siyaasadda ee kooxda Shiicada Xuuthiyiinta ninka lagu magacaabo Cali Al-Cammaad uu gaaray magaalada Washintong, isagoo ka amba baxay magaalada Sanca, siina maray dalka…

Read More »

Akhriso:Al Qaacidada Yemen Oo Ku Dhawaaqday in Laba Hoggaamiye Looga Dilay Duqeyn Ay Fuliyeen Diyuuradaha Mareykanka.

0 Thursday November 06, 2014 - 07:49:22
Duqeyn diyaaradaha dagaalka Mareykanka ee aan duuliyaha laheyn ka fuliyeen wadanka Yemen ayay ku dileen mas'uuliyiin katirsan Mujaahidiinta Al Qaacidda ee Jaziiradda Carabta.

Read More »

Sawir:Ciidanka Mareykanka oo isaga Cararay Gobolka Loger ee Wadanka Afghanistan.

0 Tuesday November 04, 2014 - 13:39:30
Wararka ka imaanaya wadanka Afghanistan ayaa sheegaya in ciidanka dowladda Nasaarada Mareykanka ay isaga baxeen dhammaan magaalooyinka gobolka Loojer ee ku dhaw magaalada caasimadda ah.

Read More »

Q.Midoobe "Xildhibaanada Baarlamaanka Lacag Ayay Qaadanayaan si ay Uridaan Xukuumadda Cabdi Wali Sheekh".

0 Tuesday November 04, 2014 - 12:01:24
Waxa loogu yeero beesha caalamka ayaa walaac ballaaran ka muujinaysa khilaafaadka qotada dheer ee udhaxeeya hoggaanka DF-ka ee gumeystaha la shaqeysa.

Read More »

Sawirro:Ciidanka Dowladda Islaamiga oo Qabsaday Shirkadda Shidaalka Suuriya Horumarna Ka sameeyay Baqdaad.

0 Thursday October 30, 2014 - 23:56:16
Ciidamada dowladda Islaamiga ah ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku heynta shirkadda Shidaalka Ximis ee wadanka Suuriya kadib dagaal ay lagaleen ciidanka Nidaamka Nuseyriga Bashaar Al-asad.

Read More »

PENTAGON: Maalin Waliba 8 Milyan Oo Dollar Ayaa Nooga Baxda Duqeymaha Ciraaq Iyo Suuriya WARBIXIN.

0 Wednesday October 29, 2014 - 10:24:44
Xilli jahwareer uu ka taagnaa fashilka muuqda ee gulufka xagga duqeymaha Cirka ee lagu qaaday Ciraaq iyo Shaam ayaa waxaa soo ifbaxay jahwareer kale oo la xiriira dhaqaalaha xad-dhaafka ah ee ku baxaya howlgalladan, iyadoona tani ay soo dadajineyso in xilliyada soo socda uu kala fur furmo Isbaheysiga…

Read More »

Booliska Urdun oo Xiray Sheekh Daaciga islaamiga Ah Abuu Max'med Al Maqdasi

0 Tuesday October 28, 2014 - 12:26:02
Wararka ka imaanaya wadanka Urdun ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka wadankaasi ay xabsiga dhigeen Sheekh Max'med Al Maqdasi oo katirsan culimaa'udiinka caalamka islaamka.

Read More »

Daawo:Wariye John Cantlie oo Warbixin Kasoo Diray Bartamaha Ceynul Carab Warbaahinta Reer Galbeedkana Fadeexadeeyay.

0 Tuesday October 28, 2014 - 09:56:57
Dowladda islaamiga ayaa markii ugu horreysay soo bandhigtay muuqaalka dhabta ah ee magaalada ceynul carab iyadoona ubixsay "Ceynul islaam",mu'asasada al-ictisaam ayaa soo saartay isdaar maqal iyo muuqaal ah oo banaanka soo dhigaya xaqiiqda dhabta ah ee magaalada kajirta taasi oo ka fog warar…

Read More »

Sawirro:Ciidanka Mareykanka iyo Ingiriiska oo Ku Dhawaaqay in ay soo gabagabeeyeen Dagaalka Afghanistan iyo Daalibaan oo isdiyaarinaysa.

0 Visits: 5980 | Sunday October 26, 2014 - 19:53:39
Kadib 13 sanadood oo duullaan gardarra ah ay ku joogeen wadanka Afghanistan ayay dowladaha ku bahoobay isbaheysiga NATO waxay ku dhawaaqeen in ay soo gaba gabeeyeen duullaankaasi.

Read More »

100 Katirsan Wakiillada Iiraan oo Lagu Dilay Dagaallo Ka Dhacay Bartamaha Yemen.

0 Sunday October 26, 2014 - 12:17:09
Dagaallo malxamad ah oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay wilaayada albeydaa ee bartamaha Yemen dhacda ayaa si xun loogu jebiyay maleeshiyaadka Xuuthiyiinta khuwanada ah,wararka Yemen lagasoo tebinayo ayaa xaqiijinaya in geesiyaasha towxiidka ay galeen camaliyaad taariikhda baal dahab ah ka geli doona.

Read More »