Warar Caalami Ah

Weerar 200 oo Qof ay ku dhinteen oo ka dhacay Wadanka Sri Lanka.

0 Sunday April 21, 2019 - 11:26:48
Tobanaan qof ayaa ku dhimatay silsillado qaraxyo ah oo lagu beegsaday magaalooyin katirsan wadanka Sri Lanka ee dhaca Koonfur Bari qaaradda Asia.

Read More »

28 katirsan Ciidamada Booliska Faransiiska Oo isdaldalay [Warbixin].

0 Saturday April 20, 2019 - 09:29:05
Tobaneeyo kamid ah askarta iyo saraakiisha Booliska dowladda Faransiiska ayaa naftooda gooyay xilli khalalaasa siyaasadeed uu ka jiro magaalooyinka waaweyn ee wadankaasi.

Read More »

Al Bashiir oo loo dhaadhiciyay Xabsi kuyaal Magaalada Kharduum.

0 Wednesday April 17, 2019 - 17:20:41
Wararka ka imaanaya wadanka Suudaan ayaa sheegaya in xabsi loo taxaabay Cumar Xasan Al Bashiir oo ahaa madaxweynihii hore ee wadankaasi oo Inqilaabka Melleteriga talada looga tuuray.

Read More »

Talibaan oo soo Bandhigtay Sawirrada Naftood Hurayaal Fuliyay Weerar Halyaynimo [Sawirro].

0 Tuesday April 16, 2019 - 08:35:18
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal istish-haadi ah oo ciidamada imaarada Islaamiga Afghanistan ay ka fuliyeen mid kamida gobollada uu ka holcayo dagaalka jihaadka ah ee wadanka Afghanistan.

Read More »

Taliyaha Ciidanka Falcelinta degdegga ah Ee Suudaan oo Mucaaraday Golaha Melleteriga Ee Inqilaabka sameeyay.

0 Friday April 12, 2019 - 08:30:22
Kala qeybsanaan xooggan ayaa durbadiiba soo kala dhaxgashay ciidanka Melleteriga wadanka Suudaan maalin kadib markii ay xilka ka tuureen Cumar Xasan Al Bashiir.

Read More »

Melleteriga Suudaan Oo Inqilaab Ku Riday Madaxweyne Al Bashiir.

0 Thursday April 11, 2019 - 10:42:41
Wararka ka imaanaya wadanka Suudaan ayaa sheegaya in ciidamada Melleteriga wadankaas ay Inqilaab Melleteri jagada uga tuureen Cumar Xasan Al Bashiir oo ahaa madaxweynihii wadanka 30-kii sanadood ee lasoo dhaafay.

Read More »

Maxaad Ka Taqaan Cumar Xasan Al Bashiir iyo Nidaamkiisi Sodon Sana Jirka ahaa? [Warbixin].

0 Thursday April 11, 2019 - 08:30:22
Cumar Xasan Al Bashiir waa siyaasi Melleteri ah talada wadanka Suudaan ayuu Inqilaab Melleteri kula wareegay sanaddii 1989.

Read More »

Taliban Oo Diyaarad B52 ah Mareykanka Ugasoo Ridday Koonfurta Afghanistan.

0 Wednesday April 10, 2019 - 11:01:32
Imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa ku dhawaaqday in ay dhulka soo dhigay diyaarad dagaal oo uu leeyahay Melleteriga Mareykanka ee duullaanka gardarada ah ku jooga wadankaas muddo 18 sanadood ah.

Read More »

Dowladda Al Jazaa'ir oo yeelatay Madaxweyne Cusub oo KMG ah.

0 Tuesday April 09, 2019 - 08:58:22
Markii ugu horraysay labaatan sanadood kadib ayuu wadanka Aljazaa'ir yeeshay madaxweyne aan aheyn Cabdi caziiz Botafaliiqa oo wadanka soo maamulayay tan iyo sanaddii 1999-kii.

Read More »

Mareykanka Oo Xaqiijiyay in Sedax Askari looga dilay Weerar Ka Dhacay Duleedka Kaabuul.

0 Tuesday April 09, 2019 - 08:58:22
Wararka ka imaanaya wadanka Afghanistan ayaa sheegaya in ciidamo American ah lagu dilay weerar naf hurnimo oo xoogaga Xarakada Jihaadiga Taliban ay ka fuliyeen meel ku dhow magaalada Kaabuul ee caasimadda u ah wadankaasi.

Read More »

Pakistaan oo sheegtay in Hindiya ay qorshaysay weerar ka dhan ah dalkeeda.(Warbixin)

0 Monday April 08, 2019 - 08:58:22
Dowladda Bakistaan ayaa eedayn ujeedisay dalka dariska la ah ee Hindiya kaasi oo ay kala dhaxayso colaad muddo soo jirtay oo ku aadan lahaanshiyaha gobalka lagu muranyahay ee Kashmiir.

Read More »

Ciidamada Mareykanka oo ka baxay Liibiya iyo Xiftar oo foodda gelin la' Daraabulis.

0 Monday April 08, 2019 - 08:58:22
Wararka ka imaanaya wadanka Liibiya ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Mareykanka ay isaga baxeen saldhig ay ku lahaayeen magaalada Daraabulis ee caasimadda u ah wadankaasi.

Read More »

Ciidamada Khaliifa Xaftar oo lagu Jebiyay dagaal ka socda duleedka Caasimadda Liibiya.

0 Saturday April 06, 2019 - 09:40:57
Dagaallo culus ayaa dib uga qarxay wadanka Liibiya oo ay ku loolamayaan dawaaqiid dabadhilifya ah oo mid walba uu doonayo in uu la wareego maamulka wadanka.

Read More »

Kooxaha Mucaaradka Turkiga Oo Xisbiga Erdogaan Uga Guuleystay Maamulidda Sedaxda magaalo ee wadanka Ugu Weyn.

0 Tuesday April 02, 2019 - 09:40:57
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya doorashooyinkii degmooyinka ee ka dhacay wadanka Turkiga iyadoona kooxaha mucaaradka ay guulo muuqdo kasoo hooyeen.

Read More »

Madaxweyne Ku xigeenka Afghanistan oo si dirqi ah uga badbaaday Weerar dil ah.

0 Sunday March 31, 2019 - 09:30:41
Wararka ka imaanaya wadanka Afghanistan ayaa sheegaya in weerar isku day dil ah uu ka badbaaday mas'uulka labaad ee ugu sarreeya xukuumadda dabadhilifka ah ee fadhigeedu yahay magaalada Kaabuul.

Read More »

Muqaawamada Filasdiin Oo u diyaar garoowday dagaal ka dhan ah Yahuudda.

0 Friday March 29, 2019 - 17:27:29
Ilo wareedyo laga helay magaalada Ghaza ee dhulalka filasdiin ayaa sheegaya in xoogaga muqaawamada ay udiyaar garoobeen isla caabinta isku day walba oo weerar ka yimaada ciidamada Yahuudda sahyuuniyadda ee xoogga ku qabsaday dhulalkaFilasdiin.

Read More »

Taliyaha Ciidanka Al Jazaa'ir Oo Ku Baaqay in uu casilo Botafaliiqa.

0 Tuesday March 26, 2019 - 07:05:16
Kacdoonka shacbiga ah ee ka socda wadanka Al Jazaa'ir ee dhaca waqooyiga qaaradda Afrika ayaa dhaliyay is qabqabsi siyaasadeed oo u dhaxeeya madaxda ugu sarraysa maamulka wadankaasi.

Read More »

Madaxweynihii Kazakhstan oo 29 sanadood Kadib iscasilaad ku dhawaaqay.

0 Wednesday March 20, 2019 - 08:03:24
wuxuu ahaa go'aan mar la arag ah oo uu qaatay madaxweynaha kaligiis taliyaha ah ee wadanka Kazakhstan ee dhaca qaaradda Asia.

Read More »

Duufaanta Idai Oo 1000 Qof ku dishay Wadanka Mozambique.

0 Monday March 18, 2019 - 07:07:46
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duufaanno daadad wata oo ku dhuftay wadamada Simbabwe iyo Mozambique ee dhaca qaaradda Afrika.

Read More »

Weerar ay Sedax qof ku dhinteen oo ka dhacay magaalada Utrecht ee dalka Holland.

0 Monday March 18, 2019 - 07:07:46
Weerar khasaara dhimasho iyo dhaawac leh dhaliyay ayaa ka dhacay mid kamida magaalooyinka wadanka Holland ee dhaca qaaradda Yurub.

Read More »

Al Qaacidda Oo Weerar 20 Askari lagu dilay Ka Fulisay Bartamaha Wadanka Maali.

0 Monday March 18, 2019 - 07:07:46
Xoogag Jihaadi ah oo taabacsan Urur weynaha Al Qaacidda ayaa weerar askar badan lagu laayay ka fuliyay wadanka Maali ee dhaca galbeedka qaaradda Afrika.

Read More »

Baarlamaanka Ingiriiska Oo Markale ka Caraysiiyay Theresa May iyo Midowga Yurub.

0 Wednesday March 13, 2019 - 06:40:23
Dowladda Ingiriiska ayaa markale ku guul darraysatay in ay xal uhesho qorshaha ay uga baxayso Ururka Midowga Yurub.

Read More »

Taliban Oo Sheegtay in Wadahadallada ay kula Jirto Mareykanka ay heer gaba gaba ah marayaan.

0 Wednesday March 13, 2019 - 06:40:23
Imaarada islaamiga Afghanistan ayaa xaqiijisay in meel wanaagsan ay marayaan wadahadallada ay kula jirto dowladda Mareykanka ee ku aaddan qaabka ciidamada soo duulayaasha ah uga baxayaan wadankaasi.

Read More »

Booliska Britain Oo Sheegay in Garoon diyaaradeed ay ka heleen Walxaha qarxa.

0 Wednesday March 06, 2019 - 08:42:16
Wararka ka imaanaya wadanka Ingiriiska ayaa sheegay in muddo kooban albaabada loo laabay garoonka labaad ee dhanka diyaaradaha ugu weyn wadankaasi.

Read More »

Sawirro: Hoggaamiye Katirsan Al Qaacidda Oo soo muuqday Afar Bilood kadib markii dilkiisa ay u dabaal degtay Dowladda Faransiiska

0 Tuesday March 05, 2019 - 11:49:00
Warbaahinta ugu caansan adduunka ayaa wax lala yaabo ku tilmaamtay soo muuqashada Nin hoggaamiye Jihaadi ah oo bilo ka hor la shaaciyay in lagu dilay howlgal melleteri oo ka dhacay wadanka Maali!.

Read More »

Duufaan sababtay dhimashada 22 Qof American ah oo ka dhacday Gobolka Alabama.

0 Tuesday March 05, 2019 - 11:42:20
Khasaara lixaad leh ayaa ka dhashay duufaanno hor leh oo ku dhuftay wadanka Mareykanka ee dhaca waqooyiga qaaradda amerika.

Read More »

Dowladda Sacuudiga Oo Sheegtay in dhalashadii ay kala laabatay Xamza Sheekh Osama Bin Laden.

0 Sunday March 03, 2019 - 06:59:21
Dowladda Mareykanka ayaa soo saaray warbixin ay ku sheegayso in lacag ay duldhigayso Xamza Sheekh Osaama Bin laden oo kamid ah mas'uuliyiinta Urur weynaha Alqaacidda.

Read More »

Taliban oo 40 Askari American ah ku dishay Weerar Ka Dhacay Koonfurta Afghanistan.

0 Friday March 01, 2019 - 17:05:03
Ciidamada Imaarada islaamiga ee Afqaanistaan ayaa aroornimadii hore ee maanta waxay weerar culus ku qaadeen saldhig ciidan oo ku yaala wilaayada Helmand ee wadankaas, kaas oo ay ku sugnaayeen ciidamo Maraykan ah iyo kuwa xukuumadda taagta daran ee Kaabul.

Read More »

Melleteriga Pakistan oo dhulka soo dhigay diyaarado ay laheyd dowladda Hindiya.

0 Friday March 01, 2019 - 08:42:05
Wararka ka imaanaya wadanka Pakistan ayaa sheegaya in ay dhulka lasoo dhigay 2 kamida diyaaradaha dagaalka dowladda Hindiya oo duqeymo ka geysan lahaa gudaha wadankaasi.

Read More »

Wasiirkii Gaadiidka Masar oo iscasilay Kadib Dab 25 qof ku dhinteen Oo Qaahira ka dhacay.

0 Friday March 01, 2019 - 08:42:05
Khasaara dhimasho iyo dhaawac leh ayaa ka dhashay dab xooggan oo ka kacay mid kamida Bosteejooyinka Tareennada ee ugu waaweyn wadanka Masar.

Read More »

Max'med Bukhaari Oo Markale ku guuleystay Doorashooyinkii Madaxtinimada Nigeria.

0 Wednesday February 27, 2019 - 08:21:23
Guddiga doorashooyinka wadanka Nigeria ayaa ku dhawaaqay in latiriyay codadka dadku ka dhiibteen doorashadii madaxtinimo ee maalmo ka hor wadankaasi ka dhacday.

Read More »

Mulla Baraadaar Oo Ku Biiray Wafdiga Imaarada islaamiga ah Ee Wadahadallada Magaalada Dooxa.

0 Tuesday February 26, 2019 - 08:21:23
Magaalada Dooxa ee caasimadda wadanka Qadar waxaa shalay dib uga furmay wadahadalladii u dhaxeeyay dowladda Mareykanka iyo Imaarada Islaamiga Afghanistan.

Read More »

Dowladda Sacuudiga Oo Jaga Sare u magacaawday Qof Haween ah.

0 Monday February 25, 2019 - 06:36:22
Dowladda Sacuudiga ayaa markii ugu horraysay qof haween ah u magacaawday xil muhiim ah waqti dowladani ay usii ruclaynayso dhanka reergalbeed.

Read More »

Sawirro: Ciidamada Taliban oo dagaal Kula Wareegay Magaalo Katirsan Wadanka Afghanistan.

0 Visits: 66 | Monday February 25, 2019 - 06:35:57
Wararka ka imaanaya wadanka Afghanistan ayaa sheegaya in ciidamada Xarakada Jihaadiga Taliban ay si buuxda ula wareegeen gacan ku heynta degmo istiraatiiji ah oo katirsan gobolka Qandahaar ee dhaca Koonfurta wadankaasi.

Read More »

Jamaacaadka Jihaadiga Suuriya Oo Diiday in Ay Dhaqan Geliyaan Heshiiskii Ruushka iyo Turkiga Ee Gobolka Idlib [Warbixib].

0 Wednesday October 17, 2018 - 08:04:03
Wadanka Suuriya Kooxo jihaadi ah ayaa ku dhawaaqay in ay diideen u hoggaansamidda heshiiskii dhaxmaray Ruushka iyo Turkiga ee deegaan hubka ka caagan looga hirgelinayay waqooyiga wadankaas

Read More »