WARBIXINNO/QORALLO XUL AH

Xoogaga Al Shabaab oo dagaal kula wareegay Saldhigga Hiilweyne ee duleedka degmada Balcad.

0 Thursday December 12, 2019 - 21:31:22
Ciidamo aad u hubeysan oo katirsan Xarakada Al Shabaab ayaa weerar xooggan ku qaaday saldhigga ciidamada dowladda Federaalka ay ku leeyihiin deegaan kaabiga ku haya degmada Balcad ee Sh/dhexe.

Read More »

Daawo Video: AlKataa'ib Oo soo Saartay Qeybtii 4aad ee muuqaallada la magac baxay Qudhuufu Shariicah.

0 Thursday December 12, 2019 - 21:29:08
Mu'asasada AlKataa'ib, garabka warbaahineed ee Xarakada Al-Shabaab ayaa soo saartay Muuqaal cajiib ah oo ah xalqadii 4aad ee silsilada loo yaqaano "Qudhuufu Shariica" taas oo aalaaba lagu soo bandhigo hormarada kajira wilaayaatka Islaamiga ee laga dhaxlay miraha shareecada.

Read More »

Taliska Ciidamada Al Shabaab oo Warsaxaafadeed kasoo saaray Weerarkii Hotel SYL iyo ujeedadii laga lahaa.

0 Wednesday December 11, 2019 - 20:37:28
Bayaankan oo ku qornaa luuqada English-ka uuna ku saxiixnaa Afhayeenka ciidanka Al Shabaab Sheekh Cabdi Casiis Abuu Muscab ayaa lagu faah faahiyay weerarkii aadka u xooganaa ee dagaalyahanada Shabaabul Mujaahidiin ay ku qaadeen Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho, iyagoona sheegay in weerarku beegsaday…

Read More »

Dowladda Farmaajo oo Jawaab ka bixisay Hanjabaaddii uu jeediyay Shariif Sheekh Axmed.

0 Monday November 11, 2019 - 10:53:22
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa jawaab daciif ah ka bixiyay hanjabaaddii iyo eedayntii uu shalay jeediyay Shariif Sheekh Axmed oo horay usoo noqday madaxweynaha VIlla Somalia.

Read More »

Video: Fatahaadda Wabiga Shabelle oo saameyn xun ku reebtay Shacabka Magaalada Beled Weyne.

0 Tuesday October 29, 2019 - 08:39:44
Xaalad adag ayaa lasoo daristay tobanaan kun shacab ah oo ku dhaqan magaalada Beled Weyne iyo hareeraheeda kadib markii uu ku fatahay Wabiga Shabeelle.

Read More »

Al Shabaab Oo Sheegatay Mas'uuliyadda dil ka dhacay Magaalada Gaalkacyo.

0 Saturday October 19, 2019 - 08:25:53
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal lagu dilay mas'uul sare oo katirsanaa maamulka isku magacaabay Puntland ee kajira gobollada Waqooyi Bari Soomaaliya iyo gobolka Mudug.

Read More »

Weerar Askar lagu dilay gaarina lagu gubay oo ka dhacay gobolka Hiiraan.

0 Saturday October 19, 2019 - 08:25:53
Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ee dhaca bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in weeraro askar lagu dilay ay saacadihii lasoo dhaafay ka dhaceen deegaanno katirsan gobolkaas.

Read More »

Hoggaamiye Katirsan Al Qaacidda Oo Bogaadiyay Weerarkii Al Shabaab Ee Saldhigga Balidoogle [dhageyso].

0 Saturday October 19, 2019 - 08:01:34
Ururka Al Qaacidda Faraciisa dhulka Jaziiradda Carabta gaar ahaan dalka Yemen ayaa bogaadiyay weeraradii dhiigga badan ku daatay ee Xarakada Al Shabaab ay bishan gudaheeda ka fulisay koonfurta dalka Soomaaliya.

Read More »

Sedax katirsan Saraakiisha Sirdoonka Dowladda oo Waaberi lagu dilay hubkii ay wateenna laga furtay [Xog dhammeystiran].

0 Thursday October 17, 2019 - 07:20:17
Warar faah faahsan ayaa kasoo baxaya dilal xalay siyaaba kala duwan uga dhacay qaar kamid ah degmooyinka gobolka Banaadir.

Read More »

Video+Warbixin: Biya Xireenka Itoobiya oo la sheegay in uu Biya la'aan iyo Oon uhorseedayo Shacabka Masar.

0 Wednesday October 16, 2019 - 07:30:55
Madaxweynaha Masar Cabdi Fataax Alsiisi ayaa sheegay in biyaha badda ay ka dhigan doonaan biya nadiif ah oo cabidda iyo waraabka ku wanaagsan kadib markii Itoobiya ay wabiga Niil ka dhistay Biya xireen weyn oo saameyn doona dalalka Masar iyo Itoobiya.

Read More »

Hoggaanka Al Qaacidda oo bogaadiyay Weerarkii Al Shabaab ay ku qaadday saldhigga Ciidanka Mareykanka ee Balidoogle [Bayaan].

0 Wednesday October 16, 2019 - 07:25:20
Mu'asasada Assaxaab Media oo ah garabka warbaahineed ee Ururka Al Qaacidda ayaa faafisay bayaan muhiim ah oo hoggaanka Al Qaacidda uu ku bogaadiyay weerarkii Al Shabaab ay ku qaadday saldhigga ugu weyn ee ciidamada Mareykanka ay ku leeyihiin Soomaaliya.

Read More »

Jaasuus u shaqeynayay Sirdoonno Caalami ah oo lagu dilay magaalada Kismaayo.

0 Monday October 14, 2019 - 09:48:05
Xoogag hubeysan ayaa xarunta gobolka Jubbada Hoose ku dilay sarkaal sare oo katirsanaa maamulka isku magacaabay Jubbalan ee Axmed Madoobe madaxda ka yahay.

Read More »

Dagaalka Qarsoon Ee Trump uu ka wado Soomaaliya oo sababay in Awoodda Al Shabaab ay kororto 93% [Warbixin].

0 Tuesday October 08, 2019 - 23:00:38
Warbixin ay qortey haweeney ka faalloota arimaha Amaanka, xubinna ka ah machadka New America's International Security Program, ee sameeya diraasaadka ka hadla arimaha Amniga ayay ku sheegtay iney aad u kordheyso awooda Xarakada Al-Shabaab, xilli dalka Soomaaliya ay ka dhacayaan howlgallo militeri…

Read More »

Mid kamida Odayaashii Xildhibaanada soo xulay oo siyaab leh uga sheekeeye wixii ku dhacay [dhageyso].

0 Tuesday October 08, 2019 - 07:06:22
Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee wax kasoo xulay Xildhibaannada baarlamaanka dowladda Federaalka ayaa ka sheekeeyay cabsidii iyo walbahaarkii ay ku noolaayeen ka hor intii aan cafiska loo fidin.

Read More »

Korneel Soomaaliyeed Oo Muddo 28 Jeer Ah Ka Dagay Diyaarad Hawada Ku Jirta [Dhagayso Wareysi].

0 Sunday October 06, 2019 - 09:16:25
Shariif Shaacib Muxamad waa Kolaneyl kamid ahaa saraakiishii hore ee wadanka gaar ahaan wuxuu kamid ahaa ciidankii Kumaandooska.

Read More »

Video+ Warbixin: Dowladda Itoobiya oo Boqolaal dhalinyaro Soomaali ah ka tarxiishay magaalada Jigjiga.

0 Saturday October 05, 2019 - 07:25:25
Maamulka dowladda Xabashida Itoobiya ugu magacaaban dhulka gummeysiga kujira ee Soomaaligalbeed ayaa howlgal raaf ah ku qab qabtay boqolaal dhalinyaro reer Jigjiga ah waxaana loo masaafuriyay deegaanno xuduud beenaadka dhaca.

Read More »

Maraykanka oo qalqal ka qaaday weerarkii Ballidoogle iyo hadallo isburinaya oo kasoo yeeray [Warbixin].

0 Wednesday October 02, 2019 - 08:49:01
Taliska Ciidamada Maraykanka Afrika ee loo yaqaano AFRICOM waxaa saacadihii lasoo dhaafay kasoo baxayay warsaxaafadeedyo kala duwan kuwaas oo ku saabsan weerarkii xooganaa ee ciidamada Al-Shabaab ay ku qaadeen Saldhigga milatari ee Ballidoogle.

Read More »

Video+Warbixin: Maxay Awoodaha Adduunka ciidamadooda ugu daad guraynayaan badda Mediterranean-ka?

0 Saturday September 28, 2019 - 09:11:08
Loollanka ku saabsan gacan ku heynta marin biyoodyada ayaa caalamka kusii xoogeysanaya, dowladaha ugu tunka weyn caalamka ayaa xusul duub ugu jira sidii ay gacanta ugu dhigi lahaayeen halbowlayaasha ganacsiga adduunka.

Read More »

Alisiisi oo kulansiiyay Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta,Maxaa kulanka kasoo baxay?

0 Wednesday September 25, 2019 - 08:44:35
Wararka ka imaanaya magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa sheegaya in kulan sedax geesood ah uu halkaas ku dhaxmaray madaxda dowladaha Kenya,Soomaaliya iyo Masar kulankaas oo looga hadlayay arrimaha badda Soomaaliya.

Read More »

Sawirro: Ciidanka Mareykanka Oo dad Shacab ah ku Xasuuqay Koonfurta Wadanka Afghanistan.

0 Wednesday September 25, 2019 - 08:44:35
Ciidamada Mareykanka ee duullaanka ku jooga wadanka Afghanistan ayaa gummaad daran ugeystay dad shacab ah oo munaasabad aroos ku dhiganayay deegaan dhaca Koonfurta wadankaasi.

Read More »

Daawo Video: Shariif Sheekh Axmed oo digniin udiray Farmaajo iyo Kheyre.

0 Monday September 23, 2019 - 08:51:47
Ismariwaa dhanka siyaasadda ah ayaa dhax taagan dowladda Farmaajo iyo madaxweynayaashii hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya.

Read More »

Xasan Garguurte "Ammaanadii lagu qabay dowladda Farmaajo waa sii lumaysaa" VIDEO.

0 Monday September 23, 2019 - 08:38:13
Qoob gariir siyaasadeed ayaa ka jira madaxtooyada Villa Soomaaliya saacado kadib markii ay shirar jaraa'id qabteen hoggaamiyaashii soo maray dowladda Federaalka kuwaas oo si kulul uweeraray qaabka maamulka ee Farmaajo iyo Kheyre.

Read More »

7 qof Kenyaan ah oo ku dhintay guri kusoo dumay magaalada Nairobi.

0 Monday September 23, 2019 - 08:36:48
Khasaare dhimasho iyo dhaawac leh ayaa ka dhashay guri kusoo dumay magaalada ugu weyn wadanka Kenya ee dhaca bariga qaaradda Afrika.

Read More »

Faah Faahin: Ciidanka Al-Shabaab Oo Cagta Mariyay Saldhig ku yaalla Duleedka Marka, Hub iyo Rasaas Culusna Kasoo Furtay.

0 Sunday September 22, 2019 - 08:08:55
Ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa aroornimadii hore ee saaka weerar xoogan kula jarmaaday sadhigga maleeshiyaatka DFS ee deegaanka Ceel Saliini ee duleedka degmada Marka Sh/Hoose.

Read More »

Ku darso Channelka Cusub Ee Shabakadda SOMALIMEMO ku yeelatay Telegram.

0 Saturday September 21, 2019 - 07:44:55
Waxaan Akhristayaasha SomaliMeMo ugu bishaarayneynaa in Shabakaddu Channel cusub ay ku leedahay aaladda Telegram-ka, kaasi oo aan ku soo gudbin doono wararka iyo Warbixinada waliba si dhaqsi badan.

Read More »

Ciidamo katirsan Maamulka Puntland oo ku dhintay qarax ka dhacay deegaanka Galgala.

0 Thursday September 19, 2019 - 08:07:26
Wararka ka imaanaya gobolka Bari ayaa sheegaya in qarax khasaara dhimasho iyo dhaawac dhaliyay lala beegsaday ciidamo katirsan maamulka Puntland.

Read More »

Shiinaha oo qarka usaaran in uu Mareykanka kala wareego hoggaaminta Caalamka [Video+Warbixin].

0 Thursday September 19, 2019 - 08:04:54
Warbixin oo uu soo saaray sirdoonka qaranka Mareykanka ayaa ka digaysa awoodda dowladda Shiinaha ee sanadadan dambe sii xoogeysanaysay.

Read More »

40 Madfac oo lala helay Saldhigyada ciidamada huwanta ee deegaanka Bariire.

0 Thursday September 19, 2019 - 08:03:16
Sida ay wararku sheegayaan duqeyno xooggan ayaa maanta lagu qaaday saldhigyo melleteri oo ciidamada shisheeye iyo maleeshiyaadka dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku leeyihiin deegaan hoos yimaad degmada Afgooye.

Read More »

Xaaf oo ka hadlay Shirkii lagusoo gaba gabeeyay magaalada Dhuusamareeb.

0 Tuesday September 17, 2019 - 06:59:36
Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galguduud waxaa lagusoo gaba gabeeyay shir loogu magac daray dib uheshiisiinta Galmudug kaas oo ay soo qaban qaabisay dowladda Farmaajo.

Read More »

Dhageyso: Xubinta dhaq dhaqaaqa ganacsiga iyo Sicirka Suuqa.

0 Tuesday September 17, 2019 - 06:59:36
Waa xubin joogta noqon doonta insha'Allaah oo si maalin leh ah uga baxda idaacadda Alfurqaan, xubinta waxaa lagusoo koobayaa dhaq dhaqaaqa ganacsiga dalka Soomaaliya.

Read More »

Buundada degmada Baardheere oo duntay iyo walaac laga muujiyay.

0 Monday September 16, 2019 - 09:54:45
Xaalad adag ayaa ka taagan magaalada Baardheere ee gobolka Gedo kadib markii ay duntay buundada weyn ee magaaladaasi.

Read More »

Al Shabaab oo Muqdisho ku dishay Sarkaal katirsanaa ciidamada Bangaraafta.

0 Monday September 16, 2019 - 09:54:45
Weerar hor leh oo ka dhacay bartamaha magaalada Muqdisho ayaa sababay dhimashada sarkaal katirsanaa ciidamada dowladda Federaalka ee Mareykanku tababaray.

Read More »

Dhageyso: Ciidamada AMISOM oo dad shacab ah ka raafay deegaanka Gololeey.

0 Monday September 16, 2019 - 09:53:01
Ciidamada Burundi ayaa howlgal raaf ah oo dad badan lagu raafay ka fuliyay deegaanno hoos yimaad degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe.

Read More »

Al Shabaab Oo Sheegatay Mas'uuliyadda qarax lagu dilay Saraakiil katirsan maamulka Hirshabeelle.

0 Saturday September 14, 2019 - 06:36:52
Qarax aad u xooggan oo ay ku hoobteen mas'uuliyiin katirsan maamulka 'HiirShabelle' ayaa saaka ka dhacay wadada u dhaxaysa magaalooyinka Balcad iyo Jowhar ee sh/dhexe sida ay xaqiijisay warbaahinta ku hadasha Afka Xarakada Al-Shabaab.

Read More »

Sawirro+Codad: Al Shabaab oo Kumanaan kun oo dollar Zako ahaan ugu qeybisay qaar kamid ah masaakiinta magaalada Muqdisho.

0 Thursday September 12, 2019 - 07:10:23
Wilaayada Islaamiga ah ee Banaadir ayaa soo gabagabaysay mashruuca qaybinta Zakada iyadoo boqolaal qoys ay ka faa'iideysteen mashruucaasi.

Read More »