Wararka

Dowladda Itoobiya Oo Xabsiga Kasii Daysay Hoggaamiyaha Mucaaradka Oromada.

0 Wednesday January 17, 2018 - 06:59:09
Dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqday in ay xirtay mid kamida xabsiyada ugu sumcadda xun caalamka kaasi oo lagu xiri jiray dadka mucaaradsan nidaamka kaligii taliska ah ee kajira magaalada Addis Ababa.

Read More »

Sarkaal Ka Tirsan Puntland Oo Gaalkacyo Lagu Dhaawacay iyo Qaraxyo Muqdisho Ka Dhacay.

0 Wednesday January 17, 2018 - 06:59:09
Sarkaal ka tirsan maamulka Puntland oo qaabilsanaa dhanka canshuuraha ayaa habeenkii xalay lagu dhaawacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Read More »

Taliska Ciidanka Mareykanka Oo Sheegay in Taliban Ay Hareeraysay Afghanistan, Qirasho Quus Ah Oo NATO Kasoo Yeertay.

0 Wednesday January 17, 2018 - 06:59:09
16 Sanadood oo Xulifada Mareykanku Hoggaaminayo ay awoodooda isugu geeyeen dalka Muslimka ah ee Afghanistan, hadane xamladoodii way guuldareysatay, gardarradoodii iyagey ku noqotay, kibirkoodiina waa jabay, garabkoodana ALLAH ayaa ka baxay.

Read More »

Dekreetada Trump Waxay Dileysaa Shacabka Aan waxba galabsan ee Somaaliyeed [Warbixin].

0 Wednesday January 17, 2018 - 06:38:20
Maamulka Trump waxa uu jecelyahay inuu saxiixo amarada fulineed. Sanadkiisii ugu horeeyay ee xafiiska, waxa uu saxiixay daraasin amaro ah oo muran badan ka abuuray mowduucyo aad u kala duwan laga so bilaabo amniga gudaha ilaa ganacsiga.

Read More »

Washington Oo Muwaadiniinteeda Uga Digtay in Ay Usafraan Soomaaliya Walaacna Ka Muujisay Weeraro.

0 Wednesday January 17, 2018 - 06:38:20
War rasmi ah oo kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Dowladda Mareykanka ayaa lagu sheegay in khatar dhanka ammaanka ah ay ka jirto Soomaaliya sidaas daraadeed muwaadiniinta American-ka ah looga digayo in ay usafraan Soomaaliya.

Read More »

Farmaajo iyo Hoggaamiyaasha Maamul Goboleedyada Oo Ku Sugan Dhuusamareeb.

0 Wednesday January 17, 2018 - 06:38:20
Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galguduud ee bartamaha dalka Soomaaliya waxaa gaaray inta badan hoggaamiyaasha maamullada kajira dalka ee la shaqeeya Xabashida Itoobiya.

Read More »

Hoggaamiyaha Maamulka 'Somaliland' Oo looga Yeeray Magaalada Addis Ababa Dalka Itoobiya.

0 Tuesday January 16, 2018 - 06:59:09
Muuse Biixi Cabdi oo ah hoggaamiyaha cusub ee maamulka Somaliland ayaa socdaalkiisi ugu horreeyay ku tagay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya tan iyo markii hoggaanka maamulkaasi loo doortay.

Read More »

Sedax Askari oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Duleedka Buurhakaba iyo Qarax AMISOM Lagula Beegsaday Baraawe.

0 Tuesday January 16, 2018 - 06:59:09
Wararka ka imaanaya gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in Markale weerar khasaara badan dhaliyay lala beegsaday ciidamo katirsan kuwa AMISOM.

Read More »

Qaraxyo Ciidamada AMISOM Lagula Beegsaday Degmooyinka Buula Burde iyo Buula Mareer.

0 Monday January 15, 2018 - 14:09:33
Khasaara xooggan ayaa ciidamada shisheeyaha AMISOM kasoo gaaray qarax xooggan oo lagula eegtay deegaan katirsan Sh/Hoose.

Read More »

Wax ka Baro Lacagta Qaaliga ah Ee Bitcoin oo Ah Musiibo Suuqa Ka Saari Doonta Dollar-ka Mareykanka W/ Q Hilaal Colaad.

0 Wednesday January 03, 2018 - 06:59:09
Ganacsiga Internetka ayaa si weyn ugu tiirsan waxa loogu yeero qeybta sadaxad oo ah Hay'ado iyo bangiyo ka shaqeeya kala wareejinta lacagaha dadka waxku kala iibsada internetka kuwaas oo ey lacagtu sii marto halkasna Qidmad ku goosta.

Read More »

Dagaal Lagu Dilay Wiil Uu Dhalay Abuu Mansuur Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Xudur.

0 Friday December 15, 2017 - 20:32:41
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaallo culus oo deegaan katirsan gobolka Bakool ku dhaxmaray ciidamo katirsan Xarakada Al Shabaab iyo Maleeshiyaad ay soo hubeysay dowladda Itoobiya.

Read More »

Faah Faahin: Dhimashada Qaraxii Xerada Iskoola Boliisiyo Oo 27 Gaartay Al Shabaab Oo Ka Hadashay.

0 Thursday December 14, 2017 - 09:48:56
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax aad u xooggan oo saaka aroortii hore lala eegtay saldhigga Ciidan oo kuyaal magaalada Muqdisho.

Read More »

Video+Sawirro: Alkata'ib Oo Filim Kasoo Saartay Dagaalkii Beled Xaawo Ee Khasaaraha Badan Dhaliyay.

0 Wednesday December 13, 2017 - 20:53:29
Mu'asasada Al-Kataa'ib, Garabka Warbaahineed ee Xarakada Al-Shabaab ayaa baahisay Filim weyn oo lagu soo bandhigay Howlgal weyn oo Mujaahidiinta Al-Shabaab ay ka fuliyeen degmada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo.

Read More »

Warbixin: Waan Ka Xunnahay iyo Waan Cambaareynaynaa Oo Ay Ka Badi Waayeen Hoggaamiyaashii Caalamka Islaamka Ee Ka Shiray Arrinta Qudus.

0 Wednesday December 13, 2017 - 20:52:29
Magaalada Istanbul ee wadanka Turkiga waxaa maanta gelinkii dambe lagusoo gaba gabeeyay kulan degdeg ahaa oo ay isugu yimideen hoggaamiyaasha dowladaha caalamka islaamka.

Read More »

Dhageyso: Ganacsade Abuukar Cumar Caddaani Oo Shacabka Muqdisho Ugu Baaqay Kacdoon Shareeca Doon Ah, Kana Hadlay Warkii Trump.

0 Monday December 11, 2017 - 09:31:20
Xaaji Abuukar Cumar Cadaan oo ka mid ah Ganacsatada Soomaaliyeed ayaa Wareysi uu siiyay Radio Dalsan waxa uu kaga hadlay arrimo ay ka mid yihiin Xaalada Siyaasadeed ee dalka, Amniga, Dhaqaalaha, Musuq maasuqa iyo Go'aankii Mareykanka ee Trump uu Magaalada Barakeysan ee Quddus ugu aqoonsaday Caasiimadda…

Read More »

Sawirro: Muslimiinta Caalamka Oo Maalintii 5-aad Dhigaya Dibax Baxyo Ay Ku Difaacayaan Magaalada Qudus.

0 Monday December 11, 2017 - 09:31:20
Malaayiin qof Muslimiin ah ayaa wali dhigaya iskusoo baxyo ballaaran oo ay ku taageerayaan qadiyadda masjidka Barakeysan ee Al-aqsaa.

Read More »

100 Sano Ka Dib Balanqaadkii Baafloor, Waxaa Yimid Balanqaadkii Trump [Dhageyso] Warbixin Ka Hadleysa Sida Yahuudda Lagu dajiyey Dhulka Barakeysan Ee Filastiin.

0 Monday December 11, 2017 - 09:31:20
100 Sano Ka Dib Ballanqaadkii Baafloor, Waxaa Yimid Balanqaadkii Trump - Dhageyso Warbixin Ka Hadleysa Sida Yahuudda Lagu dajiyey Dhulka Barakeysan Ee Filastiin.

Read More »

Askariyad lagu Dilay Degmada Hodon iyo iska Hor'imaad Ciidamo ku dhaxmaray Xaafadda Jamhuuriyo.

0 Monday December 11, 2017 - 09:31:20
Wararka ka imaanaya xaafadda Say Biyaano ee degmada Hodon magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in rag hubeysan ay toogasho ku dileen askariyad katirsan ciidamada dowladda Federaalka.

Read More »

Video: Wiil Filasdiini Ah Oo Ka Yaabiyay Ciidamo Yahuud Ah Xilli Ay Dibad Baxyo Ka Socdeen Magaalada Qudus.

0 Monday December 11, 2017 - 09:31:20
Kacdoonka ay shacabka muslimiinta filasdiin kala hortageen Go'aankii Mareykanku uu caasimadda Yahuudda ugu aqoonsaday magaalada Qudus ayaa meel sare gaaray.

Read More »

Weerar 5 Askari Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Deeganno Katirsan Gobollada Bay iyo Bakool.

0 Monday December 11, 2017 - 09:31:20
Iska hor'imaadyo sababay khasaara dhimasho iyo dhaawac ah ayaa lagasoo sheegayaa deegaanno katirsan gobollada Bay iyo Bakool ee dhaca Koonfur galbeed Soomaaliya.

Read More »

Faah Faahin: Al Shabaab Oo Gaadiid Sahay U Siday Ciidanka Liyuu Booliska Ku Gubtay Gobolka Hiiraan.

0 Monday December 11, 2017 - 09:31:20
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaallo culus oo shalay ka dhacay deegaan katirsan gobolka Hiiraan ee dhaca bartamaha dalka Soomaaliya.

Read More »

Sawirro: Barwaaqa Sooranka Beeraha Dalkeena [Qeybta 1-aad].

0 Sunday December 10, 2017 - 09:31:20
Dalka Soomaaliya waa wadan uu Allaah ku mannaystay barwaaqo aanan lasoo koobi karin taasoo ay ka arag la'yiin in badan oo bulshada kamid ah gaar ahaan jiilka soo koraya, sidaa darteed ayay mar walba warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan isku taxlujisaa iney soo bandhigto horumarrada dhanka wax…

Read More »

Sawirro+Video: Mudaaharaadyo Lagu Taageerayo Qudus Oo Gilgilay Caalamka islaamka.

0 Sunday December 10, 2017 - 09:31:20
Malaayiin qof muslimiin ah ayaa dhigaya mudaaharaadyo ay ugasoo horjeedaan go'aankii kasoo baxay dowladda Mareykanka ee magaalada Qudus loogu aqoonsaday caasimadda Yahuudda.

Read More »

Dowladda Shiicada Ciraaq Oo Sheegtay in Ay Soo Gaba Gabeysay Dagaalkii ay Kula Jirtay Kooxda IS.

0 Sunday December 10, 2017 - 09:31:20
Xukuumadda Shiicada Ciraaq ayaa ku dhawaaqday in ay soo gaba gabeysay dagaal sanado badan qaatay oo ay lagashay xoogag islaami sunniyiin ah.

Read More »

Akhri: Al Shabaab Oo Bayaan Kasoo Saartay Go'aankii Trump Ee Uu Magaalada Qudus Ugu Aqoonsaday Caasimadda Yahuudda.

0 Sunday December 10, 2017 - 09:31:20
Bayaankan oo uu ku saxiinaa hoggaanka sare ee Xarakada Al-Shabaab ayaa cinwaan looga dhigay "Kulanku waa Beytul Maqdas" wuxuuna gudbinayey mowqfika Xarakat Al-Shabaabul Mujaahidiin ee ku aadan go'aankii ka soo yeeray dowlada saliibiyada Mareykanka ay magaalada Al-Qudus ugu aqoonsatay caasimadda…

Read More »

Daawo Sawirrada: Dadkii Diyaaradaha Mareykanka Ay Ku laayeen Deegaanka Farsooley Ee Sh/Hoose.

0 Sunday December 10, 2017 - 09:31:20
Diyaaradaha Dowladda Mareykanka ayaa shacab Soomaliyeed ku laayay deegaanka iimeey oo ka tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose ee koonfurta dalka Soomaliya.

Read More »

Diyaaradaha Dagaalka Yahuudda Oo Duqeymo Khasaara Dhaliyay Ka Fuliyay Magaalada Ghaza.

0 Saturday December 09, 2017 - 09:31:20
Wararka ka imaanaya dhulalka Filasdiin ayaa sheegaya in boqolaal qof ay ku dhaawacmeen weeraro ay ciidamada Yahuuddu ugeysanayaan shacabka dibad baxyada wada.

Read More »

Wararka ka imaanaya dhulalka Filasdiin ayaa sheegaya in boqolaal qof ay ku dhaawacmeen weeraro ay ciidamada Yahuuddu ugeysanayaan shacabka dibad baxyada wada.

0 Saturday December 09, 2017 - 09:31:20
Dab xooggan oo khasaara maaliyadeed dhaliyay ayaa maanta ka kacay suuqa ganacsiga deegaanka Sanca ee dhaca halka ay iska galaan degmooyinka Kaaraan iyo Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Dhageyso: Barnaamij Gaar Ah Oo Ku Saabsan Warcelinada Muslimiintu Ka Bixiyeen Go'aankii Trump & Dibadbaxyada Jimcadii Carada Ee Gilgilay Dunida.

0 Saturday December 09, 2017 - 09:31:20
Idaacadda Islaamiga Andalus ee ku hadasha afka Xarakada Al-Shabaab ayaa maanta barnaamijka maalinlaha ah ee Caalamul-Yowm ku soo gudbisay barnaamij si gaar ah diiradda u saaraya jawaabcelinada ay Musimiintu ka bixiyeen go'aankii Trump uu ku iclaamiyey in Qudus ay tahay caasimadda Yahuudda.

Read More »

Juquraafiyadda Al-Qudus iyo Qaab dhismeedka Masjidka Al-Aqsaa [Warbixin].

0 Saturday December 09, 2017 - 09:31:20
Magaalada Al-Qudus waa magaalo ahmiyad gaar ah u leh muslimiinta, waa mid kamid ah magaalooyinka ugu weyn uguna ahmiyada badan dhulka Filastiin, waxay leedahay magacyo badan oo ay kamid tahay Al-Qudus Shariif, Beytul Maqdas, iyo Qibladii hore, Yahuuduna waxy ugu yeeraan Jurusalaam.

Read More »

AMISOM Oo Dumarka Soomaaliyeed u Aragta Qaniimo Dagaal! [Warbixin].

0 Tuesday December 05, 2017 - 06:35:53
Tan iyo markii ay Ciidamada AMISOM soo galeen Soomaaliya sanaddii 2007-dii waxey abuurayeen aragtiyo kala duwan oo laga qaadanayay, dad ayaa u arkay kuwa badbaadinaya dadka iyo dalka Soomaaliya, iyaguna waxey isugu yeereen Ciidamo Nabad ilaalin, dad kalena waxey u arkayeen cadow hor leh oo dhibaato…

Read More »

Kumuu Ahaa Cali Cabdalla Saalax? Muxuuse Dilkiisu Uga Dhiganyahay Dalka Yemen? [Warbixin Muhiim Ah].

0 Tuesday December 05, 2017 - 06:35:53
Cali Cabdalla Saalax wuxuu ahaa Siyaasi, General Ciidan iyo Dagaal-Ooge Qabiileed. Wuxuu dalka Yemen Maamulayey muddo 33 sano ah illaa ugu dambeyntii lagu riday kacdoonkii shaciga ahaa ee dalkaas ka bilowday sanadkii 2011-kii.

Read More »

Dalxiisayaal Reer Galbeed Ah Oo Lagu Weeraray Gudaha Dalka Itoobiy

0 Tuesday December 05, 2017 - 06:35:53
Wararka ka imaanaya wadanka Itoobiya ayaa sheegaya in weerar hubeysan lagu dilay muwaadin kasoo jeeda wadanka Jarmalka ee qaaradda Yurub.

Read More »

Qarax Gaari Lagu Gubay Oo Ka Dhacay Deegaanka Jiracle Ee Gobolka Hiiraan.

0 Tuesday December 05, 2017 - 06:35:53
Khasaara xooggan ayaa maleeshiyaad katirsan Maamulka 'HirShabelle' kasoo gaaray weerar hor leh oo lagula beegsaday deegaan katirsan gobolka Hiiraan.

Read More »

Dowladda iiraan Oo Bogaadisay Dilkii Cali Cabdalla Saalix iyo Duqeymo Culus Oo Ku Socda Magaalada Sanca.

0 Tuesday December 05, 2017 - 06:35:53
Boqolaal qof oo shacab ah ayaa la sheegay in ay ku dhinteen duqeymo bahalnimo oo ka socda xaafado katirsan magaalada Caasimadda ah ee Sanca wadanka Yemen.

Read More »