Share with your friends via email

In Ka Badan 100 Askari Oo Lagu Dilay Weerarka Balidogle & Howlgalka Oo Weli Ka Socda Gudaha Xerada (FAAHFAAHIN).

War Cusub oo ka soo baxay Xarakada Al-Shabaab ayaa lagu sheegay in weli ciidankoodu ka dagaalamayaan gudaha xerada Balidogle, islamarkaana ay qabsadeen aagag dhowr ah oo katirsan saldhigga.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip