Share with your friends via email

5 Askari Jabuutiyaan ah oo ku dhintay qarax ka dhacay gobolka Hiiraan.

Khasaara dhimasho iyo dhaawac leh ayaa ciidamada Jabuuti kasoo gaaray qarax xooggan oo lagula beegsaday deegaan hoos yimaad degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan bartamaha dalka Soomaaliya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip