Share with your friends via email

Daawo: Xarakada Al Shabaab Maka Qeyb galaysaa Doorashada Madaxtinimada Soomaaliya Ee Soo socda? Su'aashaas Waxaa Ka Jawaabaya Sheekh Cali Dheere.

Shabakadda Dalsoor ee wararka ku faafisa Baraha Internet-ka ayaa Wareysi dhinacya badan taabanaya oo ay la yeelatay Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali dheere) Afhayeenka Xarakada Al Shabaab wuxuu uga hadlay arrimo xasaasi ah.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip