Xoogag jihaadi ah oo weeraray saldhig ciidanka Kenya ay ku leeyihiin Jubbada Hoose.

Saturday February 20, 2021 - 12:22:14 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xoogag jihaadi ah oo weeraray saldhig ciidanka Kenya ay ku leeyihiin Jubbada Hoose.

    Iska hor'imaadyo culus ayaa saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay saldhigyo ay ciidamada shisheeye iyo maleeshiyaadka dowladda ay ku leeyihiin gobolla dhaca Koonfurta Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Iska hor'imaadyo culus ayaa saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay saldhigyo ay ciidamada shisheeye iyo maleeshiyaadka dowladda ay ku leeyihiin gobolla dhaca Koonfurta Soomaaliya.


Wararka ka imaanaya Jubbada Hoose ayaa sheegaya in xalay saqdii dhexe weeraro culus lagu qaaday saldhig ay ciidamada gummeysiga Kenya ku leeyihiin deegaanka Cabdalla Biroole oo duleedka Kismaayo.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in ay maqlayeen daryanka madaafiic iyo rasaas culus oo labada dhinac ay is dhaafsanayeen.

Dhinaca kale ciidamada wilaayada Islaamiga Sh/hoose ayaa xalay fiidkii weerar ku qaaday saldhig ay ciidamada dowladda uga sugnaayeen degmada Afgooye.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items