Video: Askari Hal dollar Muqdisho ugu dilay wiil dhalinyaro danyar ah!

Monday June 08, 2020 - 12:04:28 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Video: Askari Hal dollar Muqdisho ugu dilay wiil dhalinyaro danyar ah!

    Dhacda xanuun badan ayaa saaka ka dhacay mid kamida xaafadaha degmada Hodon ee magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhacda xanuun badan ayaa saaka ka dhacay mid kamida xaafadaha degmada Hodon ee magaalada Muqdisho.

Dhabarka dambe ee isbitaalka Difgeer waxaa lagu dilay wiil dhalinyara ah oo ka shaqeysan jiray dhaqidda boota bajaajta islamarkaana maalin walba heli jiray dakhli aad uyar si uu noloshiisa ugu maareeyo, falkan naxdinta leh waxaa geystay askari katirsan ciidamada booliska.

Askariga ayaana wiilka weydiistay lacag 1$ baad ah oo ka qaado dhalinyarada goobtaas wax ku dhaqda sida uu Goobjoog News u sheegay mid kamid ah dadkii goobjooga u ahaa dhacdada lagu dilay wiilka dhalinyarada ah.




Isha muuqaalka: Goobjoog TV

Related Items