Warbixin cusub oo uu faafiyay Radio Andalus ayaa daaha ka faysa sidii ay wax uga dhaceen Hoteelka SYL ee magaalada Muqdisho.
Muuqaalka dhabta ah iyo xaqiiqda wixii dhacay waxaa soo tabiyay qaar kamid ah raggii weerarkaas fuliyay ee gudaha ugalay Hotelka SYL oo kaabiga ku haya xarunta madaxtooyada.
Dagaalyahan lagu magacaabo Saadaq oo ahaa ninkii hoggaaminayay raggii Hotelka weeraray ayaa sheegay in ay SYL ka galeen dhanka waqooyi gaar ahaan wadada ka timaad xarunta madaxtooyaa Villa Somalia.
Warbixintan soo socota ayaa iftiiminaysa waxbadan oo ku saabsan weerarkii Hotelka SYL balse warbaahinta dowladda iyo kuwa kale ay shacabka ka qariyeen.
Dagaalyahankii Hoggaaminayay Raggii Weeraray Hotelka SYL oo bixiyay xog muhiim ah oo ku saabsan sidii ay wax udhaceen [Dhageyso].
Warbixin cusub oo uu faafiyay Radio Andalus ayaa daaha ka faysa sidii ay wax uga dhaceen Hoteelka SYL ee magaalada Muqdisho.