Mu'asasada AlKataa'ib, garabka warbaahineed ee Xarakada Al-Shabaab ayaa soo saartay Muuqaal cajiib ah oo ah xalqadii 4aad ee silsilada loo yaqaano "Qudhuufu Shariica" taas oo aalaaba lagu soo bandhigo hormarada kajira wilaayaatka Islaamiga ee laga dhaxlay miraha shareecada.
Filimkan ayaa Juzkii 1aad ee xalqada Afaraad, waxaana lagu soo bandhigayaa hab sami u socodka howlaha Maktabka Zakawaatka ee Xarakada Al-Shabaab iyo mashaariic Zako qeybin ah oo loo sameynayo dadka Muslimiinta fuqarada ah ee ku nool wilaayaatka Islaamiga. Filimkan ayaa sidoo kale lagu sharaxayaa masaa'il ku saabsan Axkaamta Zakada, dadka laga soo uruurinayo, qadarka la qaadayo, dadka ehelka u ah in lagu celiyo.
Halkan ka Daawo ama degso
Toos ugu Daawo Facebook
Daawo Video: AlKataa'ib Oo soo Saartay Qeybtii 4aad ee muuqaallada la magac baxay Qudhuufu Shariicah.
Mu'asasada AlKataa'ib, garabka warbaahineed ee Xarakada Al-Shabaab ayaa soo saartay Muuqaal cajiib ah oo ah xalqadii 4aad ee silsilada loo yaqaano "Qudhuufu Shariica" taas oo aalaaba lagu soo bandhigo hormarada kajira wilaayaatka