Taliban oo Askari American ah ku dishay Koonfurta Wadanka Afghanistan.

Monday November 04, 2019 - 09:25:32 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliban oo Askari American ah ku dishay Koonfurta Wadanka Afghanistan.

    Xarakada Jihaadiga Taliban ayaa sare uqaadday weerarada ay ku beegsanayso ciidamada shisheeyaha jinsiyadaha kala duwan leh ee duullaanka ku jooga wadanka Afghanistan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xarakada Jihaadiga Taliban ayaa sare uqaadday weerarada ay ku beegsanayso ciidamada shisheeyaha jinsiyadaha kala duwan leh ee duullaanka ku jooga wadanka Afghanistan.


Wararka ka imaanaya gobolka Urozgan ee dhaca Koonfurta Afghanistan ayaa sheegaya in weerar hubaysan lagu dilay mid kamida ciidamada Mareykanka ee xoogga ku jooga gobolkaas.

Afhayeen u hadlay Imaarada Islaamiga ah ayaa xaqiijiyay in ciidamadoodu ay toogasho ku dileen askari American ah "Mujaahidiinta ayaa toogasho ku dilay askari Mareykan ah xilli uu ku sugnaa magaalada Tirin Kut ee caasimadda gobolka Urozgan" ayaa lagu yiri warka kasoo baxay Taliban.

 

illaa iyo hadda wax war ah kamasoo bixin taliska Ururk NATO oo ku saabsan askariga Americanka ah ee lagu dilay gobolka Urozgan.


Related Items