Guddoomiyaha gobolka California ayaa ku dhawaaqay in dhammaan magaalooyinka iyo degmooyinka gobolkaas la geliyay xaalad degdeg ah si loola tacaamulo dabka sida xowlliga ah ku socda.
Halkan ka degso Warbixin ku saabsan dabka ka kacay California ama hoos ka daawo Video.
Video+Warbixin: Dab khasaara Badan dhaliyay oo ka kacay mid kamida gobollada dalka Mareykanka.
Khasaara Maaliyadeeda oo lagu qiyaasay boqolaal Bilyan oo dollar ayaa ka dhashay dab xooggan oo ka kacay degmooyin iyo deegaanno katirsan gobolka California ee dalka Mareykanka.