Wadanka Lubnaan ee dhaca mandiqadda Shaam waxaa wali kasii socda kacdoonno shacbi ah oo ay dhigayaan qeybaha kala duwan ee Bulshada.
Waxaa guuldarraystay isku dayo ay madaxda xukuumadda Beyruut iyo siyaasiyiinta Lubnaan ku dajinayeen kacdoon wadayaasha, inkastoo R/wasaare Sacad Al Xariiri uu ballan qaaday isbedel lagu samaynayo heylkalka dhaqaalaha wadanka hadane wali iskusoo baxyada ayaa wadanka kasii socda.
Halkan ka degso Warbixin Muuqaal ah ama hoos ka daawo
Video+Warbixin: Maxaa Sababay Kacdoonka Shacbiga ah ee ka socda Wadanka Lubnaan?
Wadanka Lubnaan ee dhaca mandiqadda Shaam waxaa wali kasii socda kacdoonno shacbi ah oo ay dhigayaan qeybaha kala duwan ee Bulshada.