Sarkaal katirsan Melleteriga dowladda oo Wadajir lagu dilay.

Tuesday October 08, 2019 - 07:04:45 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sarkaal katirsan Melleteriga dowladda oo Wadajir lagu dilay.

    Warara dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weeraro hubeysan oo maanta ka dhacay qaar kamid ah degmooyinka gobolka Banaadir.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warara dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weeraro hubeysan oo maanta ka dhacay qaar kamid ah degmooyinka gobolka Banaadir.

Xoogag hubeysan ayaa maanta gudaha degmada Wadajir ku dilay sarkaal sare oo katirsanaa ciidamada Melleteriga dowladda Federaalka Soomaaliya.

Goob joogayaal ayaa sheegay in rag bastoolado ku hubeysan ay dileen sarkaal magaciisa lagusoo gaabiyay Axmed Max'med, wararka ayaa intaas ku daraya in raggii dilka geystay ay goobta si nabad gelya ah uga baxsadeen.

Dhinaca kale xoogag hubeysan ayaa askari katirsan ciidamada booliska dowladda Federaalka ku dhaawacay xaafadda Towfiiq ee degmada Yaaqshiid, Xarakada Al Shabaab ayaa sheegatay dhammaan mas'uuliyadda weeraradan ka dhacay Muqdisho.

 

Ku Biir Channel-ka SomaliMeMo ee Telgramka

https://t.me/joinchat/AAAAAFgiBbk1GvS9Hv55MA
Halkan ka degso Setup-ka Telgram Download

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items