2 katirsan Ciidamada AMISOM oo ku dhintay qarax ka dhacay deegaanka Kabtan Laas.

Sunday October 06, 2019 - 09:08:49 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    2 katirsan Ciidamada AMISOM oo ku dhintay qarax ka dhacay deegaanka Kabtan Laas.

    Waxaa faafaahin laga helayaa weerar qarax loo adeegsaday oo gelinkii dambe ee shalay gobolka Shabeellaha hoose lagula beegsaday ciidamo katirsan Shisheeyaha duulaanka ku jooga Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa faafaahin laga helayaa weerar qarax loo adeegsaday oo gelinkii dambe ee shalay gobolka Shabeellaha hoose lagula beegsaday ciidamo katirsan Shisheeyaha duulaanka ku jooga Soomaaliya.



Weerarka waxa uu ka dhacay inta u dhexeysa deegaannada Danow iyo Kabtan Laas waxaana lala eegtay ciidamo katirsan Shisheeyaha Uganda ee qeybta ka ah ciidamada Afrikaanta ee kusoo duulay wadanka.

Ugu yaraan 2 askari oo katirsan ciidamada Shisheeyaha ayaa ku dhintay qaraxa, halka ay 4 kalena ku dhaawacmeen.

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa sheegatay masuuliyadda weerarkan khasaaraha gaarsiiyay ciidamada Shisheeyaha sida ay baahisay Idaacadda Islaamiga Andalus.



 

Related Items