Tirada Weerarada Al Shabaab ay Todobaadkii Hore fulisay Soomaaliya iyo khasaaraha ka dhashay oo la ogaaday.

Saturday October 05, 2019 - 07:42:12 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tirada Weerarada Al Shabaab ay Todobaadkii Hore fulisay Soomaaliya iyo khasaaraha ka dhashay oo la ogaaday.

    Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa sare uqaadday dagaalka ay kula jirto ciidamada shisheeye ee dalka kusoo duulay iyo maleeshiyaadka Soomaalida ah ee lashaqeeya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa sare uqaadday dagaalka ay kula jirto ciidamada shisheeye ee dalka kusoo duulay iyo maleeshiyaadka Soomaalida ah ee lashaqeeya.


Tirakoob lasoo saaray ayaa muujinaya xaddiga weerarada Al Shabaab ay ka fulisay gobollo dhaca Koonfurta iyo bartaha Soomaaliya, muddo 7 maalmood gudahood ah ayay ciidamada XSHM fuliyeen illa 20 weerar oo isugu jiray qaraxyo, dilal qorshaysan , weeraro toos ah iyo howlgallo naf hurnimo oo lala beegsaday ciidamo Jinsiyada kala duwan leh.

Warbixinta oo ku cad infographicayaa dhimashada ka dhalatay weerarada todobada maalmood dhacay ku sheegtay 218 dhimasho ah iyo dhaawaca 41 askari.

 

Related Items