Video: Qisada Ninkii Shahiiday kadibna dardaaran soo diray oo dardaarankiisi adduunka laga fuliyay!.
Asaxaabiga Jaliilka ah ee Thaabit Ibnu Qays Alle haka raalli noqdee wuxuu ahaa qofka kaliya ee adduunka markii ladilay dardaaran soo dira kadibna dardaarankiisa lafuliyay,

Thaabit oo Nabiga uu Jannada ugu bishaareeyay isagoo nool ayaa ku shahiiday dagaalkii taariikhda galay ee Xarbul Yamaamah kaas oo lagu dilay beenaalihii Nabinimada sheegtay ee ku caan baxay magaca Musaylamatul Kaddaab.
haddaba Qisadaan waxaa si waafi ah uga hadlay Sheekh Xasaan Xuseen Xafidahullaah