Video+ Warbixin: Dowladda Itoobiya oo Boqolaal dhalinyaro Soomaali ah ka tarxiishay magaalada Jigjiga.

Saturday October 05, 2019 - 07:25:25 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Video+ Warbixin: Dowladda Itoobiya oo Boqolaal dhalinyaro Soomaali ah ka tarxiishay magaalada Jigjiga.

    Maamulka dowladda Xabashida Itoobiya ugu magacaaban dhulka gummeysiga kujira ee Soomaaligalbeed ayaa howlgal raaf ah ku qab qabtay boqolaal dhalinyaro reer Jigjiga ah waxaana loo masaafuriyay deegaanno xuduud beenaadka dhaca.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka dowladda Xabashida Itoobiya ugu magacaaban dhulka gummeysiga kujira ee Soomaaligalbeed ayaa howlgal raaf ah ku qab qabtay boqolaal dhalinyaro reer Jigjiga ah waxaana loo masaafuriyay deegaanno xuduud beenaadka dhaca.

Dowladda gummeysiga Itoobiya ayaa dhalinyaradan ay ka qafaashay magaalada Jigjiga geynaysa magaalooyin dhaca xuduudda ay wadaagaan Soomaaligalbeed iyo Itoobiya, dhalinyaradan oo gaaraya 450 ruux ayaa laga dayrinayaan mustaqbalkooda.

Halkan ka degso Warbixin Muuqaal ah ama hoos ka Daawo

Related Items