Shiinaha oo qarka usaaran in uu Mareykanka kala wareego hoggaaminta Caalamka [Video+Warbixin].

Thursday September 19, 2019 - 08:04:54 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shiinaha oo qarka usaaran in uu Mareykanka kala wareego hoggaaminta Caalamka [Video+Warbixin].

    Warbixin oo uu soo saaray sirdoonka qaranka Mareykanka ayaa ka digaysa awoodda dowladda Shiinaha ee sanadadan dambe sii xoogeysanaysay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warbixin oo uu soo saaray sirdoonka qaranka Mareykanka ayaa ka digaysa awoodda dowladda Shiinaha ee sanadadan dambe sii xoogeysanaysay.


Dowladda Shiinaha ayaa la sheegay in ay isku diyaarinayso sidii ay mareykanka ugala wareegi laheyd awoodda dunida dhaqaale ahaan iyo melleteri ahaan intaba.

Hadaba warbixintan soo socota ayaad uga bogan kartaan dardarta dowladda Shiinaha iyo dib udhaca ku imaanaya awoodda dowladda Mareykanka.

halkan ka degso Warbixinta MP3 ama hoos ka Daawo
 


Related Items