Daawo Video: Sheekh Sacuudiyaan ah oo sheegidda Kalimad Xaq ah Xabsi ku mutaystay!

Tuesday September 17, 2019 - 11:44:45 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Video: Sheekh Sacuudiyaan ah oo sheegidda Kalimad Xaq ah Xabsi ku mutaystay!

    Sheekh Cumar Al Muqbil oo madax ka ahaa kuliyadda Shareecada islaamka ee Jaamacadda Al Qasiim dalka Sacuudiga ayaa laxiray kadib markii uu shacabka ku dhaqan dhulka Xarameynka uga digay Fuxshiga iyo Fasahaadka uu wado nidaamka Max'med Bin Salmaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekh Cumar Al Muqbil oo madax ka ahaa kuliyadda Shareecada islaamka ee Jaamacadda Al Qasiim dalka Sacuudiga ayaa laxiray kadib markii uu shacabka ku dhaqan dhulka Xarameynka uga digay Fuxshiga iyo Fasahaadka uu wado nidaamka Max'med Bin Salmaan.


Sheekha ayaa dhaleeceeyay hay'adda Tamashleynta loogu magac daray ee sanadadii dambe dhulka Xarameynka shaneemooyinka ku baahinaysay, ciidamada qaabilsan ladagaallanka waxa loogu yeero Argagaxisada ayaa sheekha xiray waxaana loo dhaadhiciyay xabsi ammaankiisa si aad ah loo ilaaliyo.

Sheegidda kalimadda xaqqa ayuu Sheekh Cumar ku noqday dambiile xagjir ah!, sidaas ayay dowladda Sacuudiga udullaysanaysaa Ahlu Towxiidkana una karaamaynaysaa fusuqada iyo kuwa Jowrka ku caanbaxay.


Halkan ka degso kalimadda sheekha ama hoos ka daawo Video

Related Items