Sawirro: Al Qaacidada Jaziiradda oo Maxaabiis kasoo fakisay Xabsiyada Maleeshiyaadka Xuuthiyiinta.

Monday September 16, 2019 - 09:50:23 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Al Qaacidada Jaziiradda oo Maxaabiis kasoo fakisay Xabsiyada Maleeshiyaadka Xuuthiyiinta.

    Tandiimka Qaacidatul Jihaad faraciisa dhulka Jaziiradda Carabta gaar ahaan Yemen iyo Maleeshiyaadka Shiicada Xuuthiyiinta ayaa wada gaaray Heshiis maxaabiis isweydaarsi ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tandiimka Qaacidatul Jihaad faraciisa dhulka Jaziiradda Carabta gaar ahaan Yemen iyo Maleeshiyaadka Shiicada Xuuthiyiinta ayaa wada gaaray Heshiis maxaabiis isweydaarsi ah.


War rasmi ah oo kasoo baxay Al Qaacidda ayaa lagu sheegay in ay lasoo wareegeen tobaneeyo maxaabiis mujaahidiin ah oo gacanta Xuuthiyiinta ku jiray waxayna ku bedesheen maxaabiis ay ka hayeen wakiillada Iiraan ee dalka Yemen.

Munaasabad soo dhoweyn ayaa loo sameeyay maxaabiista muslimiinta ee lagasoo fakiyay xabsiyada cadowg, sawirro ay mu'asasada Al Malaaxim baahisay ayaa muujinayay saraakiil iyo ciidamo Al Qaacidda katirsan oo soo dhoweynaya walaalahooda maxaabiista ah ee gacanta Xuuthiyiinta lagasoo fakiyay.

 

Al Qaacidada dhulka Xikmadda iyo iimaanka ayaa horay sidaan oo kale boqolaal maxaabiis muslimiin sunniga ah ugasoo badbaadisay xabsiyada maleeshiyaadka Shiicada Xuuthiyiinta.







Related Items