Nin dilay Xaaskiisa oo lagu Qisaasay deegaan katirsan gobolka Shabeelaha Hoose.

Saturday September 14, 2019 - 06:36:52 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nin dilay Xaaskiisa oo lagu Qisaasay deegaan katirsan gobolka Shabeelaha Hoose.

    Tuulada Ugunji ee Hoostagta Magaalada Janaalle ee gobalka shabeelaha Hoose ayaa shalay Galinkii Danbe waxaa Lagu qisaasay Usaama Maxamuud Macaani oo horay udilay xaaskiisa isagoo qoorta ka jaray.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tuulada Ugunji ee Hoostagta Magaalada Janaalle ee gobalka shabeelaha Hoose ayaa shalay Galinkii Danbe waxaa Lagu qisaasay Usaama Maxamuud Macaani oo horay udilay xaaskiisa isagoo qoorta ka jaray.



Ehellada gabadha la dilay ayaa soo dacweystay Usaama waxayna uhellada go’aansadeen in loo qisaaso ninka sida xun udilay gabadhooda sida uu goobta ka sheegay mid kamid ah qudaada xarakada Al Shabaab ee riday xukunka.

Fagaaraha xukunku ka dhacay waxaa soo xaadiray dad badan oo isaga kala yimid goobaha ka ag dhaw tuulada Ugunji oo ah goobta xukunku ka dhacay.

Xarakada Al Shabaab oo ka talisa dhul baaxad leh oo dhaca Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya ayaa tadbiiqisay shareecada islaamka oo hiraglinteeda ay sabab unoqotay in ay ku kala badbaadeen qabaa’illada Soomaaliyeed islamarkaana ay ku nabad gashay Cirdiga iyo maalka qofka Muslimka ah ee Ku nool Wilaayaadka islaamiga ah.



Xigasho: Radio Alfurqaan

Related Items