Video+Warbixin: Maxay ka dhigantahay in dowlad Cusub laga yagleelo Suudaan iyo Masar dhaxdooda.

Wednesday September 11, 2019 - 11:14:05 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Video+Warbixin: Maxay ka dhigantahay in dowlad Cusub laga yagleelo Suudaan iyo Masar dhaxdooda.

    Horraantii Bishan ayaa wadanka Yukreen looga dhawaaqay Boqortooyo loogu magac daray Jabalul Asfar ama Kingdom of the Yellow Mountain.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Horraantii Bishan ayaa wadanka Yukreen looga dhawaaqay Boqortooyo loogu magac daray Jabalul Asfar ama Kingdom of the Yellow Mountain.


Waa boqortooyo dibad joog ah balse taageero caalami ah heysata hadaba dhulka dowladdan ay ka howlgelayso iyo waxa ay qabanayso waxaad uga bogan kartaan Video-gan ee daawasho wacan.

Halkan ka degso Video ama Hoos ka Daawo


Related Items