Dhageyso: Beeralayda Gobolka Sh/Hoose oo doortay Guddi ka shaqeyn doona sare uqaadidda Waxsoo saarka beerahooda.

Monday September 09, 2019 - 11:07:32 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Beeralayda Gobolka Sh/Hoose oo doortay Guddi ka shaqeyn doona sare uqaadidda Waxsoo saarka beerahooda.

    Kadib kulan ballaaran oo beeralayda gobolka Sh/hoose ay ku yeesheen degmada Janaale ayay uga dhawaaqeen guddi ay ku midaysanyihiin beeralayda gobolka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kadib kulan ballaaran oo beeralayda gobolka Sh/hoose ay ku yeesheen degmada Janaale ayay uga dhawaaqeen guddi ay ku midaysanyihiin beeralayda gobolka.


Mas'uuliyiinta ugu sarraysa wilaayada islaamiga Shabeellaha hoose ayaa xaadiray madashii ay beeralaydu ku dhisanayeen guddigan oo shaqooyinka uu qaban doono ay kamid yihiin sidii laysaga kaashan lahaa sare uqaadidda tacabka beeraha iyo sidii suuq geyn loogu sameyn lahaa dalagyada beeraha kasoo baxa.

Sheekh Max'med Abuu Osama oo ah waaliga Sh/Hoose iyo mas'uuliyiinta guddiga cusub ayaa si isku mid ah uga shanqariyay baahida loo qabo in maamul loo sameeyo biyaha wabiga iyo sare uqaadidda waxsoo saarka beeraha.


 

Halkan ka degso Warbixinta ama hoos ka dhageyso


 

Related Items