Video+Warbixin: Gummaadka lagu hayo Muslimiinta Baarma oo sii xoogaystay.

Sunday September 08, 2019 - 21:02:45 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Video+Warbixin: Gummaadka lagu hayo Muslimiinta Baarma oo sii xoogaystay.

    Boqolaal kun oo qof muslimiin Rohinga ah oo ku dhaqan wadanka Baarma ayaa wajahaya dhibaata aad udaran kadib markii ay kasoo barakaceen gummaadka uga imaanaya dowladda Myanmar.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Boqolaal kun oo qof muslimiin Rohinga ah oo ku dhaqan wadanka Baarma ayaa wajahaya dhibaata aad udaran kadib markii ay kasoo barakaceen gummaadka uga imaanaya dowladda Myanmar.
Dowladda Bangaladheesh ayaa iyana muslimiinta xuduudda ka xiratay iyadoo muujisay in ay taageersantahay tallaabada ay dowladda Baarma ku doonayso in barakacayaasha dib loogu celiyo dhulalkooda si loosii gummaado.

Halkan ka degso ama hoos ka Daawo

Related Items